Zeynab Cige - Qabrigii jacaylka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • www.barbaarta.com/

Комментарии • 721

  • @asiisaabdirahman5245
    @asiisaabdirahman5245 3 года назад +325

    😭😭😭Heestan ilmo ayey iga keentaa sowjkaygii ayaan u qaadaa alle iga jeclaaday allahayoow qiyaaamaha inta nabigu qorayee rabbi qaato kaayeel soraan ismaciil sugule😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲

    • @shaakirmohammed3902
      @shaakirmohammed3902 3 года назад +21

      Sooran AUN soomali o dhan ayu ka baxay wll adne samir iyo iiman alle haka siiyo qalbigane alle haku qabojiyo mar walbo aan so xasusto qalbigan uga duceya alle yaa raxma 😢😢

    • @qabulafrax4785
      @qabulafrax4785 2 года назад +5

      😭😭😭😭 sorry wll

    • @strongboyki
      @strongboyki 2 года назад +14

      Allah yaraxma wll hees haku xasuusan ee quraaraan iyo wng kuxasuuso uduce

    • @engsuudi1265
      @engsuudi1265 2 года назад +7

      From Ahmeth kadiye🙆🏻‍♂️

    • @dahraanjimcaale5848
      @dahraanjimcaale5848 2 года назад +3

      @@engsuudi1265 anaa kula mida from axmed kediye😂

  • @MAbdi14
    @MAbdi14 3 года назад +83

    Cawa heestaan waxa dib ii xasuusiyay geeeridii naxdinta leheed ee kutimi abwaan sangub😭😭 Allaha u naxariiso, ameen

  • @barwaaqoahmed8522
    @barwaaqoahmed8522 6 лет назад +63

    Sigaara ayaay iitabata heestan alle cimriga ku dhere umo
    Inta igu racsan inay hooyada fanka tahay like hayla dhaafina

  • @zuhuurmustaf6285
    @zuhuurmustaf6285 4 года назад +138

    😥😥 wlhi heestaan waan jeclhy Anoo yar hoyadey ayaa dhageysnjirtey 😥Aaabe Allaha kuu naxariisto😥😥 xasuus gooni ah wlhi😥😥🙏

    • @mowliidcabdulle9081
      @mowliidcabdulle9081 3 года назад +7

      Wlll mcn alaha u naxariisto abaha kitaab kiisa alaha gacan u galsho

    • @SimraanQurux-mq5mz
      @SimraanQurux-mq5mz 3 месяца назад

      hoyada ninkale may guursatau mise wali😢

  • @asmacali9958
    @asmacali9958 3 года назад +17

    Waalidkay waxay marwalba isheegi jireen in seynab cige igardaadisay anigoo yar 1994 kii magac suleekhana ay iibixisay lakin layga badalay oo hamda lay bixiyay marwalba oon eego waan sii jeclaada alle haku dhereyo caafimadka

    • @cigaalyare8114
      @cigaalyare8114 7 месяцев назад

      Cajiiba..marna mala kulantay saynab cige marka?

  • @iammohmoudi9891
    @iammohmoudi9891 3 года назад +23

    Ereyadii Aun Sangub. Hadaad 2021 commentgan aragtid uducee abwaaanka.
    - allahyow qiyaamaha
    - intu nabigu qoraaye
    - rabbi qaatay kaa yeel.

    • @eesy8947
      @eesy8947 8 месяцев назад

      2024 hadii ila maqashay, ku Sali nibi muxamad Salalaahu caleyhi wasalim اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @randamuuse780
    @randamuuse780 3 года назад +42

    😪😥😥 walhi heestan waa hees saamyn igu leh anigo yar ban hoyaday ka maqli jiray wakhtigii uu aabhy dhintay 😭😭😭

  • @mahadhasansaney9179
    @mahadhasansaney9179 5 лет назад +28

    Saynab cige codkeeda inta si gaara u jecel farta taag 2019

  • @saidamahamud6626
    @saidamahamud6626 5 лет назад +31

    Wlhi hestan markan maqlo abahey igu so dhaco qabtii ibliis iyo laga qari cadaabtoo qiimo badan fardow siiyo janadii qurquriyoo abe mcn ilahay naxariis jano ha ii kasiiyo😰😰

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 2 года назад +34

    Allayahow qiiyamaha.
    Intuu nabigu qoray
    Rabbi qaati kaayeel
    Aamn
    Cawada waa habeen isniin ah oo ay talado soo galeyso sacadda Africa waa
    12:14 hbenimo
    Sanadkuse waa 8/30/2022
    Waxan dhagysnaya heesta waxay dib i xasuusisay zhpty an dunida ujecla farhio oo bilo ka hor dhimashededa aad ixanujisay wa addun iyo xaalki
    Allow godku ku iffaa
    Allow guri weyn
    Janada gacal kuyeelata😔🤲🤲

  • @safiaabdiaziz4031
    @safiaabdiaziz4031 4 года назад +13

    Heestaan waa heesta kaliya aan aadka ujeclahay heesaha aay qaato Maamo Zeynab Cige Alle haku dhowro Hooyo macaan 😭❤❤❤💕💕💕💕💕🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mustafecumar9641
    @mustafecumar9641 3 года назад +62

    Legendarily! So talented Lyrically it’s unbelievable I am fluent in English and Somali yet if you asked me to translate this I wouldn’t be able to just because the Somali language is just so linguistically poetic !! Somali language is so beautiful I hope as the youth and next generation we embrace and protect this language

  • @nuuraadan9891
    @nuuraadan9891 Год назад +3

    Heestan markaan dhagaystay waan Qiirooday waxaan xasuustay Alle ha u Naxariistee wllky Khadar Aadan ciise
    Rabi qiyaamaha Haka yeelo kuwuu qaato😢😢

  • @libanabdule548
    @libanabdule548 4 месяца назад +2

    2004 xili aan school Al-Fajri dhigan jiray waxaan ka dhageysan jiray canjal iyo Radio yar oo walaalkeey lahaay qiiro iyo jaceyl fara badan ayaan dareemi jiray illa hada xasuusta heestaan igama harin markale 10/10/2024

    • @Mohamed2000-q5
      @Mohamed2000-q5 3 месяца назад +1

      20sano kahor wax dhiganaysay cimriga majogo prother😂😂😂😂

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +4

    Allahayow qiyaamaha intuu Nabigu Scw qorayee rabbi qaato kayeel😢Ameen❤️ Hees xanuunkeda wadata weeye runtii Allow kuxafid Saynab cige

  • @Ilqeyte
    @Ilqeyte 3 года назад +76

    2021 Inta Daawaneyso Like Ha Isaarto
    Qabrigii Jaceylkoo 😭😍

  • @abdisiyad_10
    @abdisiyad_10 10 месяцев назад +6

    Waxan dhageysanooyaa 2024 maalinti 1aad ee ciidul fitriga, music, laxan iyo ereyo miisaan leh markey is helaan heesta waligeed ma duugoowdo

    • @TAJIRKibray
      @TAJIRKibray 2 месяца назад

      Sxb manoshahy😢

    • @SuleqoOmar-p3w
      @SuleqoOmar-p3w Месяц назад

      Wan kasi dambeya 20204 12 24 😢

    • @EYe827
      @EYe827 Месяц назад

      24/12/2024 still iga ilimeysa aabahey

    • @qamarqaali5833
      @qamarqaali5833 Месяц назад

      31/12/2024​@@EYe827

  • @acmsalaan5448
    @acmsalaan5448 5 лет назад +6

    Heestan barigii la yaryaraa waxaan odhan jirnay allahayow qiyaamaha markuu qaadku soo dhaco kuwii qaata naga yeel.
    Seyneb cige alle haku daayo mamo waa hees dareen wadata wlhi.

  • @qanijama784
    @qanijama784 2 года назад +12

    Yaaa.Rabbi nagaa madoobe heesaha
    Danbigoodanaa nagaa dhaaf
    Aaammiin 🤲🤲Aaammiiin

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 2 месяца назад +1

    Heestan waxaan u diray gabar Reer burco ah waqtiga nakala geeyey nasiib wacan u rajeeyna salmo ❤ from muqdisho ❤❤

  • @AsluubAadan-r5d
    @AsluubAadan-r5d 4 месяца назад +2

    Abwaankii erayada lahaa uun baan soo xasuustay ALLE ha u naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Singub

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle Год назад +2

    Heestay hooyaday ayan ku xasuusta iyadoo iga sheekaynaysa qisadeeda hadda waxay ku nooshay Boorama allow idaa hooyaday mcn❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaabdiaziz4031
    @safiaabdiaziz4031 4 года назад +11

    Rabi qaade kaa yeel ayeey tiri Maamo Zeynab Cige.
    Waa subax Axad oo taariiqdu tahay.
    13 September 2020.
    Saacadune waa 09:10am.
    Waa subax ani ahaan ii ah farxad iyo murug Allow Amuuraha Sahal Adduunkaan dhib mayaree 😓🥰🥰😭😭😭😭😭😓😓😓👏🙏🙏💕❤❤❤

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 5 лет назад +33

    Maaama Saynab Allow Kaa dhowr Cadaabta Jirkaagana Naarta ka fogee Aamenn🤲🤲💖💚💛

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 4 года назад +29

    Heestan wlhy markaan maqlo dareen gooni ayaa igalo keliya waxa dareemi karo Qofkii jcyl dhaba soo marey😭😭
    Qoralkan 2sano ka hor mrkan soo qorayy wuu noola Sahal💔😭lkn Maanta wuu iga Hooseeya allahaYow qiyaamaha intu nabiga qorey Rabbi qaato Kaa yeel💔😭🤲🏿Aamin Yaa
    Rabbi Edit ✍🏿baan dhahy

  • @Fatyynura
    @Fatyynura 7 месяцев назад +2

    Allahayow Qiyamaha intu nabiga qorey Rabbi qaato kaa yeel😭💔ilahey ha ku naxriisto😢🤲🏽

  • @mahamedmahamudiidow4282
    @mahamedmahamudiidow4282 6 лет назад +237

    Intii jacel wax kataqaano like ha igala daasho 😂😂😂😂😂

    • @mohamedabdisalam3935
      @mohamedabdisalam3935 5 лет назад

      Comedy official wn yapee 59 lee ma Jaceyl wax ka taqan 😂? Sanad Wanagsan oo Farxad leh🎆🎊

    • @axmedcabdi1374
      @axmedcabdi1374 5 лет назад

      Maxamad Moore liibaan

    • @farhiyamohammedhaji1644
      @farhiyamohammedhaji1644 5 лет назад +1

      Alla duqnimo yaa dila quruxdi waa ey isbadashay

    • @farhiyamohammedhaji1644
      @farhiyamohammedhaji1644 5 лет назад

      Anaga waa qaxeyne ma jacaylbaan aragnay hal hal cunug marki ladhalo waa la sii kala rooriye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Muna39660
      @Muna39660 3 года назад

      Kolley aniga wax kama aqan like kuma saarin.

  • @ummuxayat3306
    @ummuxayat3306 5 лет назад +88

    2020 intii daawaneyso like wash😂

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 5 лет назад +8

    Wlh dadkii hore ahaan lahaa zaynab cige waa guursan lahaa codkeeda dareen leh mcn waaye mashalah

  • @BUNEYYYYYYY
    @BUNEYYYYYYY 4 месяца назад +3

    Qeybtii ibleys iyo laga qari cadaabtoo
    Qimo badan fardowsiyo jannadi qurquriyoo❤🤲

  • @natureenvironment6699
    @natureenvironment6699 7 лет назад +163

    2018 Hadii aad wali dhageysaneyso like 😘😘😘👂👂👂

  • @hamseahmed5285
    @hamseahmed5285 Год назад +1

    Qabrigii jacaylkoow quraankaan ku mariyee haka qabanin ooftee u qormee dhexdooda❤❤❤❤

  • @raaxoaxmed9611
    @raaxoaxmed9611 2 месяца назад

    12/12/2024. Malin qamis eh eraydi Maxamuud abdullhi sangub. Iyo laxankii Maxamuud abdullhi sangub Xasustii seynab cige mahamed. Keydki radio mogadisho 6/7/1973. Fan wa kii 😊hore😢

  • @Shekeye-u2c
    @Shekeye-u2c День назад

    Allahayow qiyamah
    Inta nabiga scw qoraye
    Rabii qate ka yeel
    Rabi qate ka yeel
    Qeybti ibleys ba
    Laga qari cadabto qimo bdn
    Fardowsiyo janadi qudh qudhiyo
    Manta so boqde malin axad 5:29 galabnimo 9.2.2025 i.a
    wn so laban dona hda nolahay☝️😥

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 11 месяцев назад +3

    Erayadii abwaan singub AHN 😭

  • @qanciyeabdullaahi7816
    @qanciyeabdullaahi7816 2 года назад +5

    Heestan markan maqalo ilmo iga imanaysa 😭 maaamo zaynab cige allow ku dhowr Runtii sawtkeeeda ayaaaaba Darren ku galinaya

  • @drabdinasirahmed4336
    @drabdinasirahmed4336 4 года назад +6

    Qeybtii ibleyskiyo
    Lagaa qari cadaabtoo
    Qiimabadan firdowsiyo
    Janadii qudhqudhiyoo
    Allahayoow qiyaamaha
    Inta nabi kuqorenyee.
    Still i love this song 2021 is coming.

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 3 года назад +6

    😭😭😭😭💔 qofa jcshahy adunka ka tagay xuma aabo alle ha ku naxaristo 😭

  • @itsjojo7523
    @itsjojo7523 4 месяца назад +34

    2024 who’s listening 😢

  • @suhenaagabarboqortooyosuhr1851
    @suhenaagabarboqortooyosuhr1851 7 лет назад +46

    hesta marka dhagaysta xanuun ba la darsa dhanka qalbiga qof dhintay iso xasusisay inkasto qalbikeygaba ka baxin wali xasusta😰😰

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 Год назад

    Alahayoow kuu naxariisto zeynab cige, caawa waa habeen talaada taariikhda ku beegan tahay 3 juun 2023 xaqiiiqdii codka zeynab markaan maqli jiray ma dhaween anoo yar 2015 dhageysan jiray school leey ahaay. Gabdh isku fasal eheen oo cid ladan kasoo jeeday telephone keeda ka dhageysan jiray ,aniga niicle heestay
    Rabi janaatul ferdowza hooy ha uga dhigo❤

  • @xafsoxubi2114
    @xafsoxubi2114 5 лет назад +2

    inta dhimadi alle ha u naxariisto oo Muslim ah 😢😢😢Amiin yarabi

  • @sabirinmoha4456
    @sabirinmoha4456 2 года назад +2

    Allahayow qiyamaha intuu nabigu qorayee rabi qaatay kaa yeel aabe mcne 😢

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 7 лет назад +7

    wow! zeinab, ha eegina qalfoofkeeda gaboobey ee qalbigeygu wali waa dhalinyaro markey heestan qaadaysana waxa ku dheer xasuus aan soo noqon karin!!!!!! appreciated

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 3 года назад

      Murugta ka muuqata qlbiga ololaya mamadan jcylkedi ninkedi aha by tabi 😭💔

  • @nimsa1809
    @nimsa1809 Год назад +2

    Alllhayow qiyaamaha intuu nabigu qoraye rabi khaato kaa yeeel waxaa aduunka igu cidleyay jecelkeygi kowaada io keygi ugu danbeyay sidaan ujecela Gadashi uma maleynayo inaan qof u jecelanyo wlhi waxaan laheen rajoyin badan waxaan jecela inuu ilamheyga abahood noqodo lkn tiii ilahy ayaa meel taalo ilaahow janadaada ugu bishaarey qiimo badan fardowsiyo janadii qurquri ilaahow janada nagu kulmi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @JuweriaHassan-oh1nu
      @JuweriaHassan-oh1nu 11 месяцев назад

      2019 dhageysan jiray markaa waayey jcylkaygii kowwaad ee ibara sheekada jcylka💔😭 alle haku naxriisto dabadaa Waxaan noqday qof la dhawaaco kuwa jannada ku kulma alle haynga dhigo🤲

  • @abdinajibalimohamoud2955
    @abdinajibalimohamoud2955 3 года назад +8

    Emotional song may Allah grant highest rank of janah aswan singub

  • @buuxocali4820
    @buuxocali4820 3 года назад +1

    I'm listening still in August 2021🥲💔🙏🏿
    Allahayow qiyaamaha
    Intuu Nabigu qorayee
    Rabbi qaato kaa yeel!🙏🏿

  • @mariaabdallah6298
    @mariaabdallah6298 2 года назад +1

    Ilaahow hanaga qaadin intaanu jecelnahy intii hore u dhimaty u naxariiso

  • @asqarpoi8351
    @asqarpoi8351 4 года назад +40

    Zaynab cige hooyaday ayey isku egyihin walhi ayadan u maleeya markaan fiirsanyo heestan malinti 10 mar waa ku ceshtaa ilhow hooyoyinken u naxariiso😥

  • @asedahmed6770
    @asedahmed6770 3 года назад +3

    Alahayoow intuu nabigu qoreye rabiqatey kaaayel yaa ila jecel ❤

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 лет назад +130

    Allow heesaha Naga madobee oo dambigeena dhaaf
    Heestaan anoo kenya jogo ayan aad udhagaysan jiray

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 года назад +1

    saynab cige legend waaberi allahay
    qiyaamaha kuwa anigu qaate raabi qaata
    kaa yeel hees qiimo badan eraydii
    maxamed cali kaariye

  • @AmaalMaxamed-dz3mz
    @AmaalMaxamed-dz3mz 5 месяцев назад +1

    heestani maanta waxay dib ii xasuusisey geeeridii ayeeydey mcn😢😢alle hakuu naxariisto ayeeyo😢😢 waxaan dhegeysanya
    16.8.2024.

  • @XafsaBashiir-qg8yn
    @XafsaBashiir-qg8yn Год назад +1

    Qofba nolosha dhinac buu kala dabaalanayaa alle waxaan u hanqal tagayno hanasiiyo insha Allah 😢🤲

  • @Ysoorre
    @Ysoorre 3 года назад +6

    Ooh, so Emotional wlhi
    Alle Haku Cafiyo Sainab Egi.
    Hees Qaaliya❤️
    Never be forgotten

  • @zmiishmohmed1555
    @zmiishmohmed1555 3 года назад +3

    Allahyow qyamha intu nbiga qory qadir kaa yeel 🤲😭

  • @nasroalimohamed7671
    @nasroalimohamed7671 2 года назад +3

    Heestan iLin Bay iga kentay wlhi ilahayow hayga qaadin ninkayga🥺

  • @rahmaruun5483
    @rahmaruun5483 Год назад +7

    I come to love this song this year wen I lost my lovely dad 😢😢😢😢. Am so emotional 😭

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 5 лет назад +7

    ❤️💋 Allahayoow Qiyaamaha intu Nabigu scw Qorayeee Rabiqaato inagayeeel🤲🏻

  • @yoolahsoftwereborama808
    @yoolahsoftwereborama808 6 лет назад +3

    Intii nabi ku qoraayay iyo meelaha lamidka ah waa dambi shirki ah oo qatar ween ah allow u soo hanuuni ayada iyo cida kadaba qaada

  • @AbdirixmanCamanji
    @AbdirixmanCamanji Год назад +3

    Zeynab Cige qalbi you badn weey dareen siisay halka kusoo bdan eey ka ilmeeysiisey
    Qiima bdan Fardowsiyo jinadii qurquriyoo
    Emotional song🎵

    • @HaajiGuutaalle
      @HaajiGuutaalle 6 месяцев назад

      Waa marKale io aNigii oo Afgooye idInkA soo SalamAya Aduunow XaalKa ba this song is very very heart touching wlhi😢

  • @nehaalabdi1396
    @nehaalabdi1396 4 года назад +18

    Jacelkeygii sa kugu ilaaawo ma ogi😢😢😢😢😢 ilaahow ku wi ku dilay cadabta gey😢😢😢😢😢2020 never for gotten😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 3 года назад

      Aamiin wllo samir

    • @zeinabaliomar3964
      @zeinabaliomar3964 3 года назад

      Noloshu waa imtixan abayo waxa lasii imtixama qofku alle jecel yahay illahay ha u naxaristo asna

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 3 года назад +1

      Samir iyo iiman sadiqa eebe haka siyo wll waa subax jimce ahe
      isagana eebe ayaa la xisabtami doona kuwa diley ee adiguna cadalada eebe ku samir wll

    • @samiraalihapep5131
      @samiraalihapep5131 3 года назад +1

      Samir iyo imaan allah ka siiyo byo asna qabrigii allah u wasaciyo 😢🤲

    • @TAJIRKibray
      @TAJIRKibray 3 месяца назад

      Manoshahy😢

  • @deeqamaaida5949
    @deeqamaaida5949 2 года назад +4

    10years ago waa waqti aaan dhoweyn baa la qaaday walee aniguna 30agos 2022,baa.fiirsanayaa cajiiib inta ka dambeyn doonto oo fiirsan doonto waan idin salaamay👍💋

    • @kafiyakiin3163
      @kafiyakiin3163 2 года назад +1

      Wll hestan kudhawad 30sano ka hor la qaday lkn markan diib ayey u qaday barnamij ayu aha

  • @qaraamitube8996
    @qaraamitube8996 3 года назад +5

    Emotional song may Allah grant highest rank of janah abwaan sangub

  • @naima1972
    @naima1972 2 месяца назад +4

    Who is listening 🎧 2025😊

  • @CabdulaahiAskae
    @CabdulaahiAskae 4 месяца назад

    12 sano wakhti yar .mahan lon commed aan arkayay baa 2017 sooqoray waa sanadkii uu aabahy dhintay rabi qaadir kaa yeer😊

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Год назад +1

    offcoursEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEoffcoursEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE tantan xaan istaahilaaba dumar waan uwataayE nolow jiroojoog, noolaaba intiitaqaano qaatimoqEyr jano, ya rabi towbaE. yarabitowba intanaa ugu muhiimsane

  • @iidlehujale1237
    @iidlehujale1237 3 года назад +1

    Waa Hbn sabti ah 29 May 2021 amintu 3:00 mogdisho Ayan joga wxaan daremya qalbi jab murug xasuus qurux bdan
    Inta isjecel allha isku daayo

  • @FaadumoYuusuf-b8r
    @FaadumoYuusuf-b8r Месяц назад

    Qabrigii jacaylkoow ilaalahy janadii hawku geeyo

  • @AhmeTt___136
    @AhmeTt___136 Год назад

    2019 Alle naxariistii janno hakaa waraabiyo adaa iga tagay anoo nool 😭😭💔🤲🏾

  • @abdishakurmohamed7265
    @abdishakurmohamed7265 5 лет назад +5

    WA heesti igu horsay ee an maqlo 2002 ciyaal ban ahyaa qabri iyo jacaba magarnayn🔥🔥

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 2 года назад +1

      Isku mid naha runti canug yar aha mar raadiye kamaqlay wlalkay dhegeysanaye hoyo inoled sanad kadib way iga dhimatye allow qabriga kunuri mcn bdan

  • @susuaxmed5894
    @susuaxmed5894 5 лет назад +24

    Heestii xasuus igu thy😔 yaa dhageysanaya 2019😂😁

  • @Qabiilkeenu.Somali
    @Qabiilkeenu.Somali 2 года назад +2

    Qeybtii ibliis iyo laga qari cadaabta oo Rabbi raali ka noqoy, qiima badan fardowso iyo Jannada lagu geey

  • @samhoussein9766
    @samhoussein9766 5 лет назад +11

    I remember this song when i was a young. Love it

  • @shaamdk4593
    @shaamdk4593 5 лет назад +12

    Who is there in 2020

  • @Armaanpro-s7w
    @Armaanpro-s7w 3 месяца назад +1

    heestan waxaan ku xasuustaa 2014 kii ayaa iyado isla sanadkaad abahay dhintay ayaa waxaa ii yimi habeen walalakay oo dhegeysanaya heestan iyadoo gaadhigiisa ka baxasaa aad waxan u xasuustay abahay waxaan ku iri “ walalow heestan ma haddaa la qaaday?”
    maya walal maxaa aragtay buu igu yiri ?
    waxba wlal baan ku iri ! habeenkii oo dhan niyada waxaa igaga soo dhacayey erayo waxaan sameeyey maanso magaceeda aan u bixyey “ana kaa danbeyn maayo”
    ilhaya ha unaxariisto abahaygii naxariista badnaa😢

  • @arawewlo3457
    @arawewlo3457 2 года назад +3

    Sayanab cagi hooyo macn allow ku xafid🥺❤❤❤❤

  • @degganabdilahi4788
    @degganabdilahi4788 2 года назад

    Allahayow qiyaamaha inta nabigu qoraye
    Rabbi qaato naga yeel.

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 6 месяцев назад

    Alle ha unaxariisto qofkaygii oo aan waayay 2024 😢😭

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 8 месяцев назад

    Alahayow qiyaamaha, intuu nabigu qoray ee Rabbi qaato kaa yeel Hooyo mcn❤🤲
    Saynab cige quruxi hadey qiimo leedahay ayadey ka bilaabatay kuna dhamaatay Sowtu rahma💋
    Caku Talo aduunyoy maxaan isku jiil u ahaan weynay🙇‍♂️ seynab cige, kinsi Xaji, aamina Abdullahi, Hiba nura, magool, maryan mursal, marwo gaasira,😢 baxsan, khadra daahir, maan deeq, Nakruuma, xaliimo muse milano, saado cali, sahra Ahmed, sahra siyaad, xareedo isma,il duniyo, khadijo Hiiraan, dadkaas❤💞
    At 18-5-2024

  • @mariakalgacal7398
    @mariakalgacal7398 4 года назад +4

    inta dhagaysanysa 2020ka Jun 20kedi weliba qado ku karinysa heestan like dhac kusii saynab cige✔🙏❤

  • @Upthisalan43
    @Upthisalan43 3 года назад +9

    2022
    Hees dareen xambaarsan😢😢Allow unaxariiso umadaada

  • @sofiashariif8810
    @sofiashariif8810 5 лет назад +7

    Manta maalin aan ilaapyo ma ahan wlhi 😭😭😭😭😭
    2019/11/26

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim3246 2 года назад +1

    ALLAHAYOOW QIYAAMAHA,
    INTUU NABBIGU (SCW) QORAYEE,
    RABBI QAATO NAGA YEEL.
    AMIM...AMIN...AMIN

  • @xamdiabdulqadir4042
    @xamdiabdulqadir4042 2 года назад +1

    Heesta kliya ku oyo alla wllky alle inyu nabigu qoray ka dhig

  • @maryanmaxamed-ej2cl
    @maryanmaxamed-ej2cl Год назад +1

    Waxan wayey garbkygi midig nolshey indhahygi qof waxkstaa i aha oo idhowraan jiray ooo nacbaa waxyr iney igu dhacaan oo farxadeydaa katalin jiray oo mustaqbaal qurxbdaan rabbey inan sameysano anuu lahdlayaaa oo idhahyo wan ku jecalhy ayuu geryadey illhy jandii haaa ka warbiyo marna kuma ilwayo hda wan somanhy waxn illhy kaga baryay inuu jandi kugu irsaqo malin khamis aah oo jimce sogalyo ayan ku wayey 23/2/2023 oo sacdo tahy 1:11 habeenimo waligy maa ila wayo hbeenkw😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waa malin inta nola igu xumeyd wan ku wayey harun illhy janda haaa ina ku kulmiyo wax walbaa i ahyd lkn illhy iga ka jecladey 😭😭😭😢

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 3 года назад +3

    Hees emotional ah 😥😥😥😥
    Xasuuso tagay balse an so laban donin
    Mana ogin wxa Soo socdo

  • @xiisxaaji6336
    @xiisxaaji6336 3 года назад +1

    Alaa waaa igu xusiis ana jecleyseyn in maanta laigu celsho 20/15 iyadoo ii shidan igu dhacde ax aloow ada iga keenay taas alx😢😢

  • @mranitoinafarax8610
    @mranitoinafarax8610 5 лет назад +7

    2019 hadad dawneyso likta igu boba😂😂😂😂dandan dararara😂😁😁

  • @abdirahmanfarah6794
    @abdirahmanfarah6794 5 лет назад +14

    2019 hadii atdageysaneyso like saar❤❤

  • @caalimyare5439
    @caalimyare5439 5 лет назад +37

    Still i love her song in 2020

  • @museilkacase5050
    @museilkacase5050 7 лет назад +13

    2018 Alle Dembigaaga Ha Dhaafo Saynab Cige

  • @mohamedbashirahmed-r6d
    @mohamedbashirahmed-r6d 4 месяца назад

    Waa erayadii abwankii waynaa maxamud cabdillahi ciise singub AUN 😢

  • @Kundhaan570
    @Kundhaan570 4 года назад +1

    December 2020/1
    Xasuuus
    Ano kusugan o safara 😢😢
    Lagaaa qari cadabtiyo🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 2 года назад +4

    Saaxiibkayo janada inoo balama 😭😭

  • @cabdiwelishoopinle6837
    @cabdiwelishoopinle6837 5 месяцев назад +1

    Rabi qaato kaa yeel ❤

  • @azooz7455
    @azooz7455 Год назад +1

    2024 who still listening ❤

  • @caishahassan2387
    @caishahassan2387 3 года назад +3

    Qofkan jecla aso nol ayan wayay🥺❤ilahey haku amansado mel kasto aad jogto wnku jeclhy🥺❤

  • @JuweriaHassan-oh1nu
    @JuweriaHassan-oh1nu 5 месяцев назад

    2019💔😭 massage dhiilada lahaa

  • @Najmaxarago
    @Najmaxarago Год назад +46

    2023 who is listening 🎶 😢