War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN...

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 13

  • @hargeysanews9066
    @hargeysanews9066  16 дней назад +5

    Video gan Dhamayso Oo Fogeeya Share Gareeya Mahadsanid

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 12 дней назад

    Akhas habar awal istusiin. War walaal reality check. Mac sonkor dee.

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 15 дней назад +1

    Walaalayaal Rabbi ka baqa belaayo yeynaan u yeedhan Somaliland oo nabada oo la ictiraafay baynu sugaynaa inshaa Allaah. Ma jiro reer keliya oo dawlad nowonayaa. Aynu iska celino reer Xamar shacabku haka kaco oo hala xisaabtamo dawlada cusub.

  • @alihufane7390
    @alihufane7390 16 дней назад +1

    Waar Ilaahay ka yaabo ka saara qabyaad Somaliland
    Somali-South waxay ku fanaan Somali wayn maxaa inagan I noo diiday in aan ku faanno Somaliland from Law-Yacado to Laascaanoodw waar marlaad naga dhaafa Habra Habra bilaa caleeg.
    Ha noolaato Somaliland.
    ❤❤❤❤

  • @AdenLiban-w8p
    @AdenLiban-w8p 10 дней назад

    Xalimo British la haha gabadha siisay lacaqta

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 16 дней назад +2

    Ciidanka qaranka ciroiyo teamkiisu waxay ugu talagaleen incidanku xanaaqo fromahana baneeyaan cirigabona maanta weydhacdey si huwantu cirigabo usoo gasho soxukun militarily waa in ay ku afgambiyaaan si wadanku ubadbaado.

  • @ahmedosman4825
    @ahmedosman4825 15 дней назад +2

    dadka wixii ugu liitay ayaa media ka hadla si aqooni ku jirto uma hadlaan reer meel gooni ulihina ma jirto

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 16 дней назад +1

    Baroor ta xisbigii kulmiye ee heego

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 16 дней назад

      Futada isku xeji ha ooyine 😂

    • @Sara-dr8mx
      @Sara-dr8mx 15 дней назад +1

      Ooyin iyo firxad adeey kuugu danbeeyne, adkeyso sidaadii haa cabaadin

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 15 дней назад +1

      @@Sara-dr8mx naa hoogto firxad iyo qax adaa lagugu yaqaan , marka dambena calan cad iyo baryo !!!!

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 15 дней назад

    GORAYO GOORMAA KACDEEN SACAD MUUSOOW 😂🤣🤣🤣🤣