Ibrahim Caydiid oo si adag uga hadlay miisaaniyada 2025, sidoo kalena ka digey khadaro badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Ibrahim Caydiid oo si adag uga hadlay miisaaniyada 2025, sidoo kalena ka digey khadaro badan

Комментарии • 82

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 12 дней назад +5

    Geesi Qaran ibrahim caydid jir oo joog cafimaad ku noolow 🎉❤

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 11 дней назад +2

    Allah kuma aamusiiyo Ibrahim Caydid. Geesi Qaran hore usoco.

  • @jimcaalefowzi3396
    @jimcaalefowzi3396 12 дней назад +5

    Mashallh gudoomiye ibrahim caydiid ilaahay haku xafido aamiin

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 12 дней назад +5

    Mudane mujaahid ibraahin caydiid ilaahaybaa garabkaaga ah cafi iyo caafimaad iyo cimri barakale khatumo suuban alle haku siiyo aamiin aamiin aamiin ❤❤❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉

  • @ashaosman3000
    @ashaosman3000 12 дней назад +6

    Ibrahim waa geesi qaran dednama cayo laakiin runbuu sheegaa guulayso insha Allah.💚🤍❤️

  • @nimcoceelabe8873
    @nimcoceelabe8873 12 дней назад +5

    Masha Allah inadeer nolow

  • @faysalyare8752
    @faysalyare8752 12 дней назад +4

    Guul ayaan rajaynay ibraahin caydiid guul somaliland inshaa allaaha

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 11 дней назад +1

    Guulayso Ibrahim Caydiid walaal geesi qaran❤. Guul Somaliland❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 12 дней назад +3

    Imrahim caydiid ilahay habadiyo Adoo kale ilahay uun baa ku Amusiin kara noolow in badan guuleyso guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ 🎉🎉🎉👍👍👏👏❤❤❤❤❤💚💚💚❤💚

  • @ismailov63gls28
    @ismailov63gls28 12 дней назад +3

    Ad Iyo Ad Baad Ugu Mahadsan Tiihin MudaneYal Waraysiiga Qiimaha Badan Mudane Wariye Sare Saeed Eesa Eeleye Red Sea News Network Iyo Mudane Mujaahid Wariiye Sare Guddomiye Suti-Gaashan Legend Ibrahim Aydid Guulayso Weliiga Insha-Allah Amiin Horaloo-Socoonaya AL-XAQIIQA RUNTA UGU IMOO,,,, ILAAHAY SWT HAA GUULEEYO JAMURIIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND AMIIN,,,, ILAAHAY SWT HAA JABIIYO CADAWGA JAMURIIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND AMIIN..

  • @mohamedaliaman9243
    @mohamedaliaman9243 11 дней назад +2

    Somaliland Somaliland Somaliland Viva Viva Viva Dhaman Barri iyo Galbed iyo Nord &Sud Viva Somaliland Somaliland Hargeysa+ Burco+Beerbera +Boorama + Caynaba+ Gabiley+ Ceerigabo ++++Somaliland Somaliland Somaliland Viva ha Noolaato 🤲🤲🤲🤲👍👍👍🦁🦁🦁👏👏✊✊

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 12 дней назад +4

    Alloow adaa xaqa qaada Alloow uhiili SLND Alloow guuuul SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow adaanoohiilinka aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️💯🙏❣️❣️❣️❣️💯🙏🙏🙏

  • @starxMm2
    @starxMm2 12 дней назад +3

    Ibrahim wa Geesi Qaraan ilahay ha Xafiido

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 11 дней назад

    Mashaallah Allaha Xafido Ibrahim iyo inta Dalka ka Naxaysa ee Ilaalinaya,Ilaahayba baa Ka shifaya wax Allah wixii dibin-daabyeyna Wadanka inshallah Kuwa dhuwo iyo kuwo Dheerba

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 11 дней назад

    Ilahay haku xafido mujahid Ibrahim Caydiid ❤❤❤. kuwa kitaabka beenta ah inoogu dhaarty Ilahay degdeg hawsoo qabto

  • @mohamedaliaman9243
    @mohamedaliaman9243 11 дней назад +1

    Red Read News Net iyo Ibrahim Caydiid Noolaada Viva Somaliland 👍👍👍👍💯💯💯🦁🦁🦁🤲🤲🤲 Somaliland Somaliland Somaliland Viva iyo Gabiley 🤲🤲👍👍👏💪💪✊✊💪💪👍💯

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 10 дней назад

    Waxa kale oo aad ugu faraxsanahay in madax weyne Cabdi raxman ciro uu u boqooley casumada uu ka heley dawlada emaradka ilahayna is afgarad fiican beednilah,
    Madaxweyne cabdiraxman si fiican buu yeeley mashaalah

  • @MohamoudAbdi-fw5kd
    @MohamoudAbdi-fw5kd 12 дней назад +3

    Baarlamaankii ugu xumaa ee soo mara dalka . Reckless people

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 11 дней назад +1

    G/Wakiilada intoda badani waa Huwanta gudaha ee Allah haynaga qabto. Aamiin Aamiin insha Allah.

  • @XusenXasan-x5e
    @XusenXasan-x5e 11 дней назад

    Waa salaamayaaibraahin cayadiid warunsheeg waan kuhabajayeey

  • @hibaqtarabiogle184
    @hibaqtarabiogle184 11 дней назад +1

    Guuulayso Ibrahim caydidaw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 10 дней назад

    Ibrahim caydiid waa madaxweynaha mustaqbalka inshaAllah maskaxda iyo cimrigaba ha u siyadiyo beednilah noolada somaliland guul guul alow guul❤❤❤❤

  • @Xasmas
    @Xasmas 12 дней назад +4

    🔥🔥🔥SPSA🔥🔥🔥

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 11 дней назад

    Gudomye Alxaqiiqa Ibrahim Aydid iyo Suxfi Saciid cise hore usocoda 🎉🎉🎉🎉

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 11 дней назад

    Xayaakallaah Daljire ibraahiim iyo soo saare illeeye

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 12 дней назад +2

    Ibraahimoo alaha ku ilaaliyo wadankeenii faqash buu ugacangalay aaway saxiibadii itoobiya imaaraadkii aaway ganacsatadii ictisaam ugacan galay

  • @BarberousseSatileh-df5gm
    @BarberousseSatileh-df5gm 12 дней назад +2

    Geesi ayad tahay. Somaliland way xorobi doonta insha Allah

  • @cumarxussen2114
    @cumarxussen2114 11 дней назад

    IIbrahim daljir hore usoco,
    Dalkeena waan difaacaynaa inagaaleh

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 12 дней назад +3

    Waa. Runtaa oo. Waxad. Dhaaratey. Reer😊

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir9852 11 дней назад

    Beentii iyo ceydii lacagta lagu qaadan jirey wey dhammaatey.
    Shaqo kale Ilaahay weydiiso.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 12 дней назад +1

    INAGA MIYAY INA AAMUSIIN KARAAN IBRAHIN CAYDIID GUUL GUUL ADIGU MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKA AYAAD TAHAY ISHAA ALLAAH

  • @SalmaaanCabdiqadir
    @SalmaaanCabdiqadir 12 дней назад

    Wllahi baarlamaan maynaan dooran ee ciyaaal jiri shaqa taga ayaan dooraney ka cadi idin qabey

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 12 дней назад +1

    Dalka umay dhaaran ee ina xaashi iyo xirsi iyo qabyaalad ayay u dhaarteen ciyaala dhbjirka la haystayaal

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 12 дней назад +1

    Iaahay ayaa arkaya ninka khiyaamo kula kaca dalkooda iyo dadkiisa wayo ilahay baa ka xoog wayan oo ilaashanaya calankaa uu ku qoran yahay tawxiidka ilahay waxanan leenahay ilaahayoow ka qabo umadan cidkasta oo hagar daamaynaysa

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 10 дней назад

    Waan idin salamaya siciid eleye iyo ibrahim caydiid

  • @yaasiinalliazker2504
    @yaasiinalliazker2504 12 дней назад +2

    dawlad kasta strategic,policy iyo horumarka kaaba has dhaqaale waxay laguna fuliya dakhliga "revenue " lasso ururin dono ayaa iyo kharashka baxay lookup jangooya. waa shaqada ministry of finance maaha shaqada utaala "madaxwaynaha cirro"".

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 12 дней назад +2

    Wariye siicid ciise illeye aad iyo aad baad uu mahasantihiin adiga iyo mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha iidin xafiido labadiinaba guulasta

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 11 дней назад

    Mijaahid Ibrahim Caydiiid geesi qaran wax kaste oo sheegtay its true karbaash Xukuumad jilicsan ee fashiil ah

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 12 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 12 дней назад

    Xilmadhibaanada dibjirka iimaanlawayaasha ah ee Kitaabkii alle beenta kumarayoow kitaabka alle idinqabay aamiin aamiin aamiin yaa allah

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 12 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaliimoCabdi-ig3fd
    @XaliimoCabdi-ig3fd 11 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Farax_mm
    @Farax_mm 12 дней назад

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 12 дней назад +1

    Ciidamadaa la baabiinayaa intii daacada ahayd

  • @samsammohamed5111
    @samsammohamed5111 11 дней назад

    Waaa runta 😮😮

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 12 дней назад +1

    Somaliland way 😂😂😂

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 11 дней назад

    Afkaaga caano lagu qabay waa runtaa waa dhaqanka gudida waa nidaamkii afweyne iyo kooxda argagixisada ee XAAR- TISAAM allaah sahlo

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 11 дней назад

    Mansha Allah geesiyaasha usoo jeeda dalka jamhuuriyada barkaysan ee somaliland geesiyaashaw dalki maanta difaacbu ubaahan yahay ee dadka wacyi geliya

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 12 дней назад +1

    Waar waliba ragaa ad manta arkayseen aya muddo kordhin 2 sanno ah loo sameenay 😡🤬
    Somalilander inshaalah khir!!!

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 11 дней назад

    Ibarahim caydiid xogxogaal sfcn ayu nasteexa Somaliland Iyo cadawga Somaliland

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 12 дней назад

    DAWLADNIMADA IYO XUKUMADU WAA KALA GAAR DAWLADI WAA AWOODO KAKOOBAN
    1 SHACABKA
    2 CIIDAMADA KALA DUWAN
    3 SHAQAALE HOOSAADKA
    4 HAAYADA GARSOORKA
    5 HAYADA BAARLAMANADA
    INTAAS AYAA AH DAWLAD BALSE XUKUMADU WAA XISBIYADA SIYAASADA
    .HADABA WAXA ISBEDELAA WAA XISBIYADA SIYAASADA

  • @AhmedAbdilahi-s4j
    @AhmedAbdilahi-s4j 11 дней назад

    geesiga qaranka noolaw taariikhda ayaa ku xusi doonta waananu ku garab joogna

  • @yaasiinalliazker2504
    @yaasiinalliazker2504 12 дней назад +1

    waa burburinta ciidanka iyo isku horkeen maamulka lawado.

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 10 дней назад

    Siciid ileye ibrahim waa mujahid wadankisa Dusha ka ilalya ee ka daa sualaha aanu u qalmin adba wadanka waad ilalisa aleh ha idin dhawro

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 12 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😂😂

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 12 дней назад

    Farmaajo 5 sano ee u horeeyey xukunkiisa wuxuu wada iibsaday qabiil walba odayadoodii ururo diimeedyuu samaystay ciidankii baarlamaankii waziiradii ganacsatadii intaba wuu iibsaday 5tii u dambayseyna somaliland buu isku duba ritey cid ka hor tegi lahaydna lama hayo

  • @mohamedhersi6251
    @mohamedhersi6251 12 дней назад

    DABSHID

  • @ZaynabMuxumud
    @ZaynabMuxumud 11 дней назад

    Kkkkkkkk kawsaha geela gudida caanaha iyo ta cadaha guida duruucda shiidka ah gudida nadaafada guryaha.......................ha socoto dawlada faashilka ah gudideeda fidgiqa miiska ah

  • @AbdikarimOsman-z2c
    @AbdikarimOsman-z2c 11 дней назад

    Kkkkkkkkk

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 12 дней назад

    😂

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 12 дней назад

    Car maalin qudha wax macano leh ha ku sheego

  • @cabdicisman9023
    @cabdicisman9023 12 дней назад

    sac magaalo cccaac cccaac sac magaalo

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 12 дней назад

    Qaran qaran bay ku khafiiftay cadwaga adiga ka waynu mee Ibrahinow

  • @khaalidxaqdoon8653
    @khaalidxaqdoon8653 12 дней назад

    Sakhraankuna ma mujaahid baa

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 12 дней назад

    Imaradku argagixisada ayuu abura nin an argagixiso ahan oo muslim ah majecla waxa cad inad kujeceshahay oo ad kamid tahay argagixisada adiga iyo tokaba iyo jamhada hargeysa lakin imarad iyo darawista ssc khatumo way is arkidonan imarad haduu argagixiso kuhankaro ceerigabo iyo burco iyo madh ama imarad ayaa qadan ama ssc khatumo ayaa sifan oo gacanta kudhigi donta

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 12 дней назад

    Adeer yaaa kuu baahan kkkkk
    Dadka xanuunsan ee lafaha sita looma baahna.

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 12 дней назад +1

    Waar gebi.ahaanba shar ito khayr shar.ayaad ubadatay waxaan dhaliil ahayni kaa.imanmayso markaaby by ina caydiidow

    • @aishamuuse3003
      @aishamuuse3003 12 дней назад +1

      waa runta wuxuu ibrahim caydiid ka hadlayo ilaa hadda haddaad eegto dawladdu siday u socota madmadaw baa ku jira

    • @sahalhassan8121
      @sahalhassan8121 12 дней назад +1

      War Ibarhinow isu camiir waxad jeceshahay adigu lkn haku naar gelin waxad akhriyaysid oo isku dir uun ah

  • @hallad598
    @hallad598 12 дней назад

    Kan Ibraahin ay dhahaan qolyo caammo ah ayuu intuu meel ku xidhay ayuu wuxuu doono oo been ah ku akhriyaa.

  • @keysaismail9696
    @keysaismail9696 12 дней назад

    Ibrahin ma khabiir dhaqaaleyahan ah baa kkkk sowkii daydayga ahaa ee c/raxman tuur iyo ina buubaa raacay ee xamar tegay kkkk baa baa weeye hadalkiisu

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 12 дней назад

    War beentaa iska daaa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 12 дней назад

    Markay diidaan way qaldanaayeen.Markay ansixiyeenka way qaldanyihiin kkkk
    Horta jaaahilkani ma yaqanaa miisanaya?
    Dawladani ma samaynin wax miisaaniyad ah.
    Tii taalay ee hore uunbay ansuxiyeen.

  • @cabdixuseen2686
    @cabdixuseen2686 12 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 11 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤