AHN Cabdinaasir Macalin Caydiid oo magaalada Hargaysa aas qaran loogu sameeyey.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 27

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Год назад +4

    inalilahi waa ina ilahi rajucun allah naxariisti jano haka warabiyo reer somalilan allah haka siiyo samir iyo iiman saadiqa allah haka siiyo dariiqasba qof walba sugayse

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Год назад

    Ilaahay ha u naxariisto Cabdinasir aamin

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +1

    Cabdi naasir ilahay ha u naxariisto janada farduwsa ka waraabiyo insha

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 Год назад +1

    Inalilahi wa Ina ilahi raajicuuun alle naxariistii janatul fardowsa haka waraabiyo

  • @asmadagan69
    @asmadagan69 Год назад +1

    Alle how naxariisto alle qabrigiisa rabi how wasiciyo alle marti lajecel yahay haka dhigo alle kitaabkisa midigta haka siiyo alle samir iyo iiman sadiqa haynaga wada siiyo 😭😭🤲🤲

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Год назад +1

    Inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun aamiin

  • @cabdisamad9699
    @cabdisamad9699 Год назад +1

    Allah janada ha geeyo A
    Aamiin

  • @inajadeermedia8922
    @inajadeermedia8922 Год назад

    naxariistii jano alle ha ka waraabiyo c/naasir&umada islaamka ahba aaaamiiiiiiin

  • @abdilahifatah3802
    @abdilahifatah3802 Год назад +1

    Ilahay hawu naxariisto . amiin amiin amiin

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 Год назад +1

    الله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضه من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين

  • @faraxcabdiraxmaan7786
    @faraxcabdiraxmaan7786 Год назад

    Alle ha uu naxariisto naasir macalin caydiid

  • @ShabbacOfficial
    @ShabbacOfficial Год назад +1

    Allah haw naxariisto aameen

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 Год назад

    Rabi naxariistii Jano haka waraabiyo qabrigana ha unuuro

  • @madarcali122
    @madarcali122 Год назад

    Alle naxaristi jaano haka warabiyo

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 Год назад

    Allah ya raxma

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Год назад

    Ilaahay hau naxariistoo

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Год назад

    Illaahay how naxariisto ninkaa dhintay intii kale ee dhimatay ee muslimiinaba

  • @sulatansultan524
    @sulatansultan524 Год назад

    ilahay ha u naxariisto

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 Год назад

    Aleha unaxariisto

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 Год назад

    ALe Hawnaxariisto

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Год назад

    Muusishankii ugu weynaa Soomaalida oo lagu qaaday gaadhiga dhagaxaanta qaada innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun.

    • @fay5183
      @fay5183 Год назад

      Somalidu qofka markay naftu ka baxdo ayay duuduub ku aasaan oo ay ilaabaan qofkuu ahaa ilahay ha u naxariisto

    • @cabdicasiisxuseen2745
      @cabdicasiisxuseen2745 Год назад

      anaga joognay ambulance ba lgu qaaday wll

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Год назад

    Aaaaaaaaamiin

  • @samiyaabdilahi3760
    @samiyaabdilahi3760 Год назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @noahD1636
    @noahD1636 Год назад

    Cadan baan ku aqaanay yaraantii nin dhowrsan oo edeb leh, xaraggo badan buu ahaa. ILAAHAY ha NAXARIISTO, EHELKIISA, ASXAABTII IYO BULSHADA SOOMAALIYEED SAMIR IYO IIMAAN.

  • @yasminahmet6223
    @yasminahmet6223 Год назад

    Weqs