Documentary-ga ku saabsan Taariikhda iyo XirfadDa | Cabdinaasir Macalin Caydiid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 62

  • @alizakiofficial2353
    @alizakiofficial2353 3 года назад +29

    Aabo Cabdinasir Macalin Caydid❤️💯
    ilaahay Haku Siyaadiyo Cimriga Iyo Caafimaadkaba
    Wanaagaaga iyo Shakhsiyadaada Xariirta ah Boqol Buug Hadii lagaa Qoro Lamasoo Koobi Karo
    Hadii Wanaag iyo Dabeecad Wanaagsan cid Laga Baranayo Adigaa Cilmi Ugu Filan Umada Soomalida
    Love You Aabo Boqoroow❤️👑🙏

  • @sahrahersi3130
    @sahrahersi3130 3 года назад +9

    This is a beautiful documentary. I’m so glad to learn more about the wonderfully talented Cabdinasir Macalin life. Thank you Astaan for capturing this insightful documentary.

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад +2

    Cuudka ama kabanka ,darbugada, durbanka,dafta,fiyoliinta , iyo dhamaan qalabka muusigu, 🥁🪘🎺🪘🎻🎷🪕🎸🪗🎼🎤waa halbawlayaasha fanka, 🎤💯marka ay sida tahay midwaliba wuxuu leeyahay digtor,ku takhakhusa barashadiisa , barashada xirfadan 🎼waxa keena hibo iyo jacayl qofka ku abuuran, ❤️taas ayana ka dhigta haldoor inuu ku noqdo qofku .✅

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 3 года назад +2

    Waaa 62 jir cimriga iyo caafimad dheer iyo cibaado suuuban ayaan kuugu ducay naynaa adeer💓❤

  • @abadirahmanmohamedjamac1202
    @abadirahmanmohamedjamac1202 Год назад +1

    Ustad abdinaasir alle haku naxaristo

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 3 года назад +3

    Maash Allah wooòoow ❣❣❣🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻 keep gown your beautiful ❤💚❤💚❤

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Год назад

    Allah ha u naxariisto hadeer wuu naga hooseeyaye dambigiisana Allah ha dhaafo

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 3 года назад +3

    Cabdinaasir Macalin Caydiid Allah cimriga iyo caafimaadka Allah ha u barakeeyo

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 года назад +1

    Cabdinasir macalin caydid waa legend.sidokale waxaa isna legendhiyada legenkooda ahaa oo aad caajib uu aha (aun)cumar dhule.cumar dhule wuxuu ahaa fanaan taariikh wayn kule somalida dhexdooda.ilahay naxariisti jano hasiyo.

  • @serahmed5346
    @serahmed5346 3 года назад +2

    Cabdilaahi Liibaan iyo Jiim iyo maxamed ibraahim oo xamar jooga in aad barnaamijkan oo kasoo samaysaan baan idinka sugayaa Astaan team guulaysta.

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 года назад +3

    maansha alaaah maansha alaaah alle cimriga iyo cafimadkaba alle haw dhereye aamiin aamiin

  • @maxamedxasan5578
    @maxamedxasan5578 3 года назад +10

    Astaan tv waa hormuudka saxaafada iyo mediaha soomaaliyeed iyaga ka hor maamuus iyo milgo toona malaheyn fanka iyo suugaanta soomaaliyeed.
    Abdinasir macalin caydiid waa tiir fanka soomaaliyeed wax weyn taray wuuna mudnaa maamuuskan iyo mid ka weyn.
    Barmaamij qurux badan ayaad ka diyaariseen oo dhaxal reeb ah.

  • @muztafetafo3637
    @muztafetafo3637 3 года назад +3

    Cabdinasir macalin waa Fankii oo Qof ah 🎸

  • @updirahmanmuztafe9793
    @updirahmanmuztafe9793 3 года назад +2

    Al ustaad abdinaasir macaliN caYdiid fankii oo qof aH

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 3 года назад +2

    Al Ustaad Musician Buxa Weyaan Abwan Wuu Yahay Ee Rabi Cimriga Allaah Subxaanahu Watacaallaa Haku Dheereeyo Ustaad

  • @baariyoozofficial9128
    @baariyoozofficial9128 3 года назад +1

    Allah yacizak abdinazir macalin caydiid wa zhakhsi aan qalpiga ka jeclahay walow aanan lakulmin jecelahayna inaan la kulmo

  • @dgarb8353
    @dgarb8353 3 года назад +3

    Abdinasir macalin caydiid legend nin maanta noool o cuud tuma ninka Ka kaliye ka horeeya wa jiim

    • @suugaanyahan2704
      @suugaanyahan2704 3 года назад

      Abdinadir kaban aad uma yaqaan . Waqtiguu tumaya iyo gacantiisu isma laha . Geele oo hargaysa jooga ayaa ka xirfad badan kana Gacan macaan . Dad aan kaban waxba ka aqoon ayaa wad wada

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 3 года назад +1

    ilaahey caafimaad , cimri dheer iyo cibaado suuban ha ku arzaaqo.......

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 3 года назад +3

    Masha allah adeer cabdinaasir cimri dheer

  • @munagedi9838
    @munagedi9838 3 года назад +2

    Mn chlh ilhy cimriga hku brkeyo ader 😍😘

  • @Geeljire3
    @Geeljire3 3 года назад +2

    Mahadsanid adeer cabdinaasir’ow.🎻🎤❤️

  • @goal_1122
    @goal_1122 3 года назад +1

    Abdinasir Maalim Aydi is a person who is loved by the whole society. He is a person who can be chosen for the value and respect of art. He is an artist and someone who knows the value of art. I did not know much about his life. Thank you for the good work you are singing for us. I hope that one day you will sing a song for me. Insha allh

  • @aminsaed4696
    @aminsaed4696 Год назад

    Alle ha u naxariisto. 😢

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 2 года назад +1

    WACAN'TAAN JEC,LAA WAXA LAXANKA LAHAA CABDI MUXUMAD AHN

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 2 года назад +1

    Documentary yadaan ha la badiyo rag aad u badan baan tabayaa

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 8 месяцев назад

    Alle haw naxariisto Adeerkay

  • @mohamedismail-yv9xi
    @mohamedismail-yv9xi 3 года назад +1

    Legend Abdinaasir Macalin.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 года назад +4

    Cabdinaadir Macain ilaahoow cimrigiisa dheer. Waa mujaahid Somaliland ah oo dhalinta bary dhaqanka iyo suugaanteena hooyo.

  • @fansoormusichd9462
    @fansoormusichd9462 3 года назад +4

    Cabdinaasir - 10 meelood oo uu fanaaniinta kaga duwan yahay oo aan jeclaa in la xuso ayaan barnaamijka ka dhex waayay - Tolaay - waxaan kamid ahay dadka aqoonta u leh - Barnaamijkan inaan ka war hayn lahaa baan jeclaa- aaaaaax - Cabdinaasir haddii la i odhan lahaa - eray ku soo koob shaqsiyadiisa - kama badiyeen inaan idhaahdo ' Cabdinaasir Macalin waa " Shaqsiyadaha Naadir ka ku ah " Ibnu Aadamka "

  • @candaloforextreding7467
    @candaloforextreding7467 3 года назад

    M.a waad mahdsantiin astaan wax badan ayaan sugaayay barnaamid adeer cabdinaasir

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 2 месяца назад

    RIP LEGEND 🙏🏽

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 года назад

    Alle ha u naxariisto.

  • @adnandeeq2060
    @adnandeeq2060 3 года назад +2

    Ilaahay haku barakeeyo

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur 3 года назад +1

    Cabdinaasir macalin caydiid Waa
    Mucjiso fanka somaalida soo martay weeye

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 года назад +1

    Mashalaha

  • @lulahmed7495
    @lulahmed7495 3 года назад +2

    Masha allah

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 года назад +1

    Mulaxmiinta cabdikariin jiir iyo xasan garaydh raagaas barmaamijkanoo kale kasameeya

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 3 года назад +5

    Astaan TV mahadsanidiin lkn Mulaxan C/kariin faarax qaarey jiir barmaamijkaan oo kale kareeba

    • @SubaxPODCAST
      @SubaxPODCAST 3 года назад +2

      waxaa tirahda jiim sheikh muumin abaha kaban soomaaliyed waxa haray waa isaga iyo cabdinasir un hadii ay dadka kabaxaane dee waxa jira kabanba war uma oga.

    • @xabiibwadani5791
      @xabiibwadani5791 3 года назад

      @@SubaxPODCAST alaylehe asna waaa mudan yahay in documentary laga reebo lkn c/karin jiir asna waa tiir sii liicaaya

    • @SubaxPODCAST
      @SubaxPODCAST 3 года назад

      @@xabiibwadani5791 haa sxb labadaba inkasto c/kariin eray sameeye

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 3 года назад +1

    Axsan taariikh macalimuu abtigay alee cimriga hakuu lanlaabo .C.N.m.x.R.

  • @calizakiadam4096
    @calizakiadam4096 3 года назад +1

    Abdinaasir macalin Caydiid cuudkiisu wuu ka dhadhan macaanyey kuwa kale wllhi Alle cimriga Haw siyaadiyo 🥰

  • @inah4923
    @inah4923 3 года назад +1

    Mashallah

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +2

    Allaah caafiyo ustaad cabdinasir macalin caydiid - Cancer ka beerka ayaa laga helay Hargeysa ayuu ku xanuunsanayaa fadlan reer soomaaliland u kaca ustaadka oo xaaladiis caafimaad wax ka qabasho ayey leedahay siduu sheegay wallaalkii oo warbaahinta MM TV waraysaneysay
    anoo reer Mogadishu ah baa idin oranaayo hadalkaa allaah caafimaad taam ah ha siiyo
    #XIGASHO : Waxaan ka soo xigtay wallaalkii ka yaraa oo waraysi siinaayey warbaahinta MM-Tv .

  • @wllsaacid0461.
    @wllsaacid0461. 3 года назад +1

    🎸Legend keep Going 🎸

  • @aasiyacabdi
    @aasiyacabdi 24 дня назад

    Geeridiisa kadib ayan dawanaya A.U.N😢

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 2 месяца назад

    AUN CABDI NAASIR

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 года назад

    #astaantv wd mahadsantihiin

  • @mideyelyrics6705
    @mideyelyrics6705 3 года назад +1

    Themnelka bedela astaan tv

  • @deeqasaalah3992
    @deeqasaalah3992 2 года назад

    Allh ha caafio rer somaliland no ninkaa u kaca

  • @oraahsamelyrics9357
    @oraahsamelyrics9357 3 года назад +1

    Bahda funka umaleyn Maayo Nin Uga Qaalisan inuu jiro iyo dhamaan Soomali Weeynba Cimri Dheer Caafimad iyo Cibaado Suban Baan Urajeeynayaa Ustaadka

  • @bashiirdiinaari4684
    @bashiirdiinaari4684 3 года назад +1

    Alle Hano kaadayo waxad Tahay murada Fanke

  • @mahamedali6289
    @mahamedali6289 3 года назад +1

    Masha alla lakin adeero caga tawbada

  • @hamsehoopal8256
    @hamsehoopal8256 3 года назад

    Raganimoy ninkaagi nacasnimo maxaa badey

  • @ismailfarah1857
    @ismailfarah1857 3 года назад

    Khaatumada ayuu seegey

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      ismail farah kk khatuumana ma seeegine saco facukyoy

  • @mohamedismail-yv9xi
    @mohamedismail-yv9xi 3 года назад +1

    Legend Abdinaasir Macalin.

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 3 года назад +1

    Mansha Allah