Taariikhda Fannaan | C/laahi Yarow | Dhaqan iyo Dhigaal | Astaan HD 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 апр 2020
  • Muuqaalkan Wuxuu Gaar u Yahay Astaan Tv HD 2020

Комментарии • 41

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 3 года назад +12

    Allaha u raxmado Macallim Maysar (Mashuushe Maysar) in uu dhintay caawa ooy taariikhda tahay November 21, 2020 ayaan maqalay. Guryahii aan ku dhalanay oo aan ku soo barbaarnay Boondheere weey isku dheganaayeen oo nus mitir bes ayaa u dhexeeyey, haddana aabahiis ow maysar wax loo dhaafsiiyo ma aqoon. Indhaha markaan kala qaaday Macallim Maysar deris ayaan ahayn ilaa burburkii waddanka. Magaciisa runta ah waxaa la dhihi jirey Mashuushe Maysar, Dugsiga guranka markuu dhammeeyey ayaa magaca Macallim loo bixiyey harqaan tolidana bilaabay, isaga oo harqaank tola ayey waxey is barteen Cumar Shooli oo kula taliyey inuu mustikada barto, kadib meeshaas ayuu ka bilowdey taariikhdiisa faneed.

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 года назад +2

    Top ayuu ahaa Musikiiste/Fanaan/ Cllaahi yaroooow....Jir oo Joog.. Maantaa iigu Horeysa Laakiin waa Libaax Jira .....

  • @nasirabdiosman3647
    @nasirabdiosman3647 2 месяца назад

    Masha Allah cabdulahi yarow

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 года назад

    Masha allah Talabixin fiican ayaad siisay dawlada iney Kobciyaan Aqoonta Musicada

  • @AliDarwiish
    @AliDarwiish 2 месяца назад

    Kani fanaan wllhi maaha

  • @nuurdheere
    @nuurdheere 5 месяцев назад +1

    Hadii qof Wanaag iyo gobanimo sharafeed lagu sheego waa Abdilaahi yarrooow

  • @abdimajidabdullahi5878
    @abdimajidabdullahi5878 4 года назад +1

    Barasho wacan ustd Abdullahi

  • @looyaan8719
    @looyaan8719 4 года назад +7

    Cumarow mudane qaybtii 1aad ee waraysigaan ustad cabdullahi yarow meeday waan waayaye? Mahadsanid.

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 года назад +1

    Yasalaam Ustaad noolow

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 года назад +1

    Macalin maysar ilahay hawnaxariisto

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 года назад

    Cabdulaahi yariisow waa ustaad qaaliya ❤

  • @mohamettahmettjama4278
    @mohamettahmettjama4278 3 года назад +1

    Msha allh candilaahi yarow

  • @kingsaadshine5942
    @kingsaadshine5942 4 года назад +5

    Cumar serbiya Aad bad ugu mahadsntahay sxp wrysiyada qimaha leh eed samayso
    Waxan kaa Cod sanlahaa sxp
    Fanaankii wayna Allaha unxriste Axmed yasiin Digfeer Taariikhdiisa sxp kolay way noolyihiin dad ka Ag dhawaaye plz
    Haday suurtagal tahay sxp

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 4 года назад +1

    Anaa first one ah

  • @zakariyesnuur7290
    @zakariyesnuur7290 2 года назад

    Jiime sh.muuumin Rezept

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 3 года назад +1

    Ninkan xaguu kunoolyhay

  • @haashimmohamed66
    @haashimmohamed66 2 года назад

    Ustaad cbdilahi yaroow ustaaad qiimo Bdn

  • @mohamedjamma3279
    @mohamedjamma3279 4 года назад +4

    Cumar seerbiya waad ku mahdsanty barnaaminkaaga dhaqan iyo dhigaal lkn mid baan kugu darsanaya qofkaad waraysanyso maxaad u weydiisa qof kale oo weliba barnaamijka qofkaad ka qabanayso masuuliyada sii ka yaree inaad shaqsi kale oo ay partner ahyeen waqtigiisa uga qaado mahdsanid sxp

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 года назад +2

      Mohamed waa runtaa, waxaanse is leeyahay maadaama dad badan ay ninteen oo ehelka fanka ah, oo taariikhdoodii la heli karin, buu malaha ka raadinayaa hadba qofka uu helo ee wareysto, wuxuuse ka dhigi lahaa barnaamij gaar ah, cumar waa dedaalayaa

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 3 года назад

      @@mhassan0163 waan kugu raacsanahay. Aad ayey u yartahay qof ka hadla maysar oo kale.

  • @mohamettahmettjama4278
    @mohamettahmettjama4278 3 года назад +1

    AABAA YAABAY

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 3 года назад +5

    Musigu waa xaaraan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +3

    Ustaad yariisow waa kaba niste aad u fiican waxa uu daganaa dagmada Hilwaa
    Xafada suuqa xolaha

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 года назад

      War saaxib maadama aad qaaciga iyo qaraamka saa'id u xiisaysid siba gacantii Jiim Sheikh Muumin Aun, adiga kaban ma baratay?

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 года назад

      @@Ehel_Caashaq1 barashada laba kala ah aniga waxan u baray Aragti kaliya uma baran baratiko waayo fanka marbaaa xiisensid ma ahan in aad wax waliba barataa kaliya sida riishada looku
      Oo kuukala socnadaan jiim 2 salax qasin 3 xudeydi 4 goobe 5 daud 6 xasan gareet
      Heskata la shido ama kaban latumaayo waa in aad fahantaa cida kabanka tumayo maskadadana ka sheqesid marka tumista in aad barato waqti kama qadaneeso zhp

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 года назад

      @@abdirahmanhaydar9481 Si fiican igumaadan jawaabin saaxib balse waan fahmay hayeh. Jawabta waan kaaga mahad celinayaa!

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 4 месяца назад

      ​@@Ehel_Caashaq1sxb waxoo ku dhahay kabanka ma baran sida loo tumo ee aragti ahaan u bartay clshn qofka tumaayo gacantiisa waan soo saari karaa cml

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 месяца назад

      @@abshircarab18 Kulamid sxb.

  • @abdinasirnaale272
    @abdinasirnaale272 4 года назад +1

    Barnaamijkan qaybtiisa 1aad yaa meel ku sheega? Saan u raadinayay waa daalay.

  • @mahadmaxamedcumar8573
    @mahadmaxamedcumar8573 Год назад

    Qaybtii 1aad meeday

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 4 года назад +2

    qaybti kowaad mewday

  • @suhaybaxmed3350
    @suhaybaxmed3350 4 года назад +3

    Hala soo booqdo chenelkayga
    Lake zara

    • @Bakaro_Online
      @Bakaro_Online 4 года назад

      Waa Ku saaray isoo boooqo

    • @Suldaan-Maakhiri
      @Suldaan-Maakhiri 4 года назад

      anna kaalmada igu darada subsribetaisaara labadiinu intan cid kalebala gaadhin kk

    • @Bakaro_Online
      @Bakaro_Online 4 года назад +1

      @@Suldaan-Maakhiri hhh waa Ku saaray soodhawaaw

    • @Bakaro_Online
      @Bakaro_Online 4 года назад

      @@Suldaan-Maakhiri hhh waa Ku saaray soodhawaaw

    • @Suldaan-Maakhiri
      @Suldaan-Maakhiri 4 года назад +1

      mahadsanid zxb

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 года назад

    Ustaad Cabdulaahi Yariisow Waa Fankii Oo Qof ah, Misana Qani ka ah Laxanka.
    Aad ayaan u jeclahay laxanadiisa

  • @mohamettahmettjama4278
    @mohamettahmettjama4278 3 года назад +1

    AABAA YAABAY