Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Kaban aan rabaa inaan soogato ee kaban midka ugu fiican iisheega
Koorso Kabanka ah ayaan bilownay macalinka ayaa dhigaya
Nagasoo Wac +256795269390
@@MubarakTMC walal halkeed joogtaan
@@MubarakTMC koorsoyinkasi online maleeyihin wll
Abdinasir wlaahi waa macalin ku wanaagsan dhibaca sharaxaada noogu wad macalin waa ku haysanaa illaahay khayr hakaasiiyee mahadsanid
Share friends and subscribe
Koorso Kabanka ayaan bilownay Macalinka ayaa dhigaya ee whatsapp naga soo Wac +256795269390
Macalin waan kula soconeynaaa horay usoco, hadaan joogo waan imaan lahaa Lkn waan ka maqnahay dalka ❤️🙏🎻
Cabdì naasir macalin caydiid Allah cilmiga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo 😘🙏
Aamiin
Saaxiib waa xaaraan e, ka joog fatwada iyo culimo wax ka sheegga.Denbiga denbi ha ku sii darsan e.
Fariid al adrash, baliiq xamdi, mohamed alnqasabji mohamed abdelwahaab dhamaan waa aabayasha cuudka ama kabanka. Waana reer masar muusigooda waan dhagaysta
hazim shaheen kwarn sxb ninka wan layaaba sidu u canaanto bahlka. qaranigan calamka carabta ninka ugu kaban tumista wanaagsan ba layidha isaga laftisu waa ree masar
Magacaygu waa cabdi asiis camu dadkan fankii dilay see fankii hore iyo aqoontii loo heli karaa
Cabdinaasir waa nin gacan macaan...heesta sahra axmed ee ladhoho:hadii nugulku doogsado isagaa tumay..
Masha allh macalinka Waan salamaya
Eebe hawnaxariisto Cabdinaasir Macalin Caydiid
Macalin Qaaliya Legend Abdinasir Macalin Caydiid Thank You 🙏🙏
Waxaasi waa sheeko caruureed
Macalin cabdi nasair waa kula socdaa Kaban iiba xageen ka helaa
Allah yarxamu, fanaan qaaliya ayuu ahaa.
Mahadsanid
Ustaadku waa ruux qalbi wanaagsan. Mahadi haka gaadho Ustaadkeen Aabaheen Awoowgeen Ustaad Cabdinaasir Macalin Saciid.
Halkee lagu iibiyaa horta cuudkan
AscMacalin casharkii labaad mee maad joojisee ee barashada kabanka
War intee ka halneee cashirada dhiman ayagoo online au pls
Xagee lagu dhigaya .C.naasir macalin alle ha dhowree
Hargeysa waxaad nagala soo xidhiidha +256795269390
@@MubarakTMC Numberkan waa Uganda
Haaruun Waa Looga Horreeyey Macalinkeyga.Fariid Al Atrasha Ma Taqaanid Miyaa?
Ninkaaan wuu dhintay wll ma noola, adi inteee jogtaa meel lagaala soo xiriiro ii sheeg
Runtii cabdinasir macalin caydiid waa tarikh yahan aad uxeelad dheer ani ahaan aaad iyo aad bu iga qiiraysiyay sababto ah dadkan danbe waxay uga faidaysan layihiin fankii wuu burburay jahiliin ba fankii qabsaday adeer cabdinasir dadbuunan hayn wax ka barta
Wow ustaad cnaasir mclin ceydiid
Koorso Kabanka iyo suuganta ah ayaanu bilownay macalinka ayaa dhigaya
@@MubarakTMC saxib ad ayan u jeclahay inan barto kabanka bal ka waran xage laga hela ustadka walahi cabdinasir macalin caydiid iyo ninka nuuradin cali amaanba inan ka barto ayan aad u daneya balse mel aan kala xidhidho ayan wayey
Alle ha unxriisto.
Parti 2kiisa mee sxb
Sorry Wllo part 2gii wuu noo suurto gali Waayay oo wuu naga lumay
Barnaamijka qaybihiisa kale soo post gareeya waan ku haysannaaye
Macalinka Wuxuu bilowbay koorso uu kugu barayo Kabanka ee hadaad u baahantahy +256795269390 whatsapp
Aad iyo,Aad Waan Ku Garnayee Saaxiib.Ee Bal Wax Naga Bar Markake.inkastoo,Aan Kaaga Horreeyey Garaacista,Kabanka 1977kii,Ayaan Bartey
Thankz bro
War Dalka,Suuriya,iyo Egypt Ama Cirqaaq Ka Dalbo.Reer Jumeyl
thanks
Macalin alaa yacisag
Ilaahay ha u naxariisto
Aamiin Meecaad Yare
@@MubarakTMC qayb labaad ma lahaa inaadeer barnaamij kani
Sxb haa uu lahaa lakiin aad baan uga xumay way Naga luntay qeybtaasi oo hada gacmaha yaga kuma jirto
Sorry Sxb Meecaad Yare lakiin inshallah dhowaan ayaan muuqaalo xiiso badan soo wadnaa Ee hamoogaanina inshallah
# معلم العود
WAR WAA XAARAAN IYO NUS OO WALAAHI AH EE KASHEEKEEEE SHIIKHOOOW
Macalin Cabdinaasir Macalin Caydiid
Ma,Alifna
Meeshad casharkad kubixiso soo sheek plz iyo numberka telephonka
macallin kaban gaar ah miyaa ubaahanay mise akustic giitaar waa ku baran karaa ?
Lovev lee la Saaraa, wax soo jawaabaayo ma leh
Kan wax duubaya xariif maaha muuqa qabadsii kaamirada casharkiiba looma jeedo
Sxb aaway part 2
Waxaad been Ka sheegtay arooskii aabahaa iyo hooyadaa waxaad tidhi CUMAR DHUULE AYAA AROOSKII AABAHAY KA TUMAAYAY
Kabanka barashada part 2
Qaybtii kale aaway
intakale nosodaya
Been badanaa
Been badan ayaad sheegtay
Kaban aan rabaa inaan soogato ee kaban midka ugu fiican iisheega
Koorso Kabanka ah ayaan bilownay macalinka ayaa dhigaya
Nagasoo Wac +256795269390
@@MubarakTMC walal halkeed joogtaan
@@MubarakTMC koorsoyinkasi online maleeyihin wll
Abdinasir wlaahi waa macalin ku wanaagsan dhibaca sharaxaada noogu wad macalin waa ku haysanaa illaahay khayr hakaasiiyee mahadsanid
Share friends and subscribe
Koorso Kabanka ayaan bilownay Macalinka ayaa dhigaya ee whatsapp naga soo Wac +256795269390
Macalin waan kula soconeynaaa horay usoco, hadaan joogo waan imaan lahaa Lkn waan ka maqnahay dalka ❤️🙏🎻
Cabdì naasir macalin caydiid Allah cilmiga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo 😘🙏
Aamiin
Saaxiib waa xaaraan e, ka joog fatwada iyo culimo wax ka sheegga.
Denbiga denbi ha ku sii darsan e.
Fariid al adrash, baliiq xamdi, mohamed alnqasabji mohamed abdelwahaab dhamaan waa aabayasha cuudka ama kabanka. Waana reer masar muusigooda waan dhagaysta
hazim shaheen kwarn sxb ninka wan layaaba sidu u canaanto bahlka. qaranigan calamka carabta ninka ugu kaban tumista wanaagsan ba layidha isaga laftisu waa ree masar
Magacaygu waa cabdi asiis camu dadkan fankii dilay see fankii hore iyo aqoontii loo heli karaa
Cabdinaasir waa nin gacan macaan...heesta sahra axmed ee ladhoho:hadii nugulku doogsado isagaa tumay..
Masha allh macalinka
Waan salamaya
Eebe hawnaxariisto Cabdinaasir Macalin Caydiid
Macalin Qaaliya Legend Abdinasir Macalin Caydiid Thank You 🙏🙏
Waxaasi waa sheeko caruureed
Macalin cabdi nasair waa kula socdaa
Kaban iiba xageen ka helaa
Allah yarxamu, fanaan qaaliya ayuu ahaa.
Mahadsanid
Ustaadku waa ruux qalbi wanaagsan. Mahadi haka gaadho Ustaadkeen Aabaheen Awoowgeen Ustaad Cabdinaasir Macalin Saciid.
Halkee lagu iibiyaa horta cuudkan
Asc
Macalin casharkii labaad mee maad joojisee ee barashada kabanka
War intee ka halneee cashirada dhiman ayagoo online au pls
Xagee lagu dhigaya .
C.naasir macalin alle ha dhowree