Hababka aad ku geli karto Canada, USA iyo Australia adoo u maraayo UNHCR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • #Refugees#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#immigration#

Комментарии • 907

  • @aamina864
    @aamina864 3 года назад +215

    Aniga iyo inta ila midka ah oo somaliya jogan rajeynayan inee canada tagan alaha no fududeyo dhaman teen alaha noo kheer galiyo🤲

  • @gabadhiriyada450
    @gabadhiriyada450 3 года назад +106

    qof walbo niyadisa waxey jeceshahay allah ha usahlo adigan hore usoco wll

  • @umucaliyuusuf4537
    @umucaliyuusuf4537 3 года назад +12

    Maasha allah wallal waxaan kamid ahay qaxootiga jooga soomaaliya kana yimid yaman waana haystaa kaarka qaxootiga unchr ee sideen kuheli karaa inaan aado wadamadaas

  • @cismaancabdilaahi4360
    @cismaancabdilaahi4360 Год назад +1

    Shaaciye Jazakalaah wll arimo muhiim ah ayaad shacabkaaga uga fa idaysaa oo xaqiiqa ah Rabi haku xiftiyo wll haka daalin 👋

  • @muscabmohamed3115
    @muscabmohamed3115 3 года назад +8

    Qofki uga horeyay like

  • @FaysalCabdi-v3h
    @FaysalCabdi-v3h 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid wll anigu waxan kuguso biraya cawa insh allh barsho wacan wllo alle haku xifdiyo❤

  • @mohamedbanano1912
    @mohamedbanano1912 3 года назад +12

    M.a bro wlhi waa good id I don’t have choice way iga dadagtay bro 😎 thank you bro saxibayaal ha la ogado chanalka bufiska 20k intusan weekend dhaman wa inu gadha wuxu u qalmo siya please 🙏

  • @abdiladifhassan8599
    @abdiladifhassan8599 2 года назад +2

    Masha allah waan ka helay barnamijkada shaaciye iyo sida dagan oo dadka wax u fahamsiso thanks in badan

  • @xazankayze9706
    @xazankayze9706 3 года назад +5

    Waan kugu soo biiray wllo shaaciye one show legend 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @saidguhad7026
    @saidguhad7026 Год назад +1

    M.a allh walle qali aad iyo aad baad umahadsnthy walle shaciye❤❤❤

  • @muhaolad1279
    @muhaolad1279 3 года назад +7

    From qaxoontigii awbare ee ethopia

    • @apdizamednereri1973
      @apdizamednereri1973 3 года назад

      Malaha maha anpa ina awgan ahe hh

    • @ayaanlashaare4575
      @ayaanlashaare4575 3 года назад

      Reer awbre so dhawada

    • @lilyoe1280
      @lilyoe1280 3 года назад

      @@ayaanlashaare4575 zhp number maleedahy

    • @MOHAMEDABDI_01
      @MOHAMEDABDI_01 3 года назад

      @@apdizamednereri1973 wllo halkaan kaala soo xidhiidhaa

    • @sana_qli
      @sana_qli 3 года назад

      plz group ino sameya dadka qaxntiga xagan kujira ethpia awbare

  • @mahrizamohamed8422
    @mahrizamohamed8422 2 года назад +1

    Wll shaaciye wn ku salaamy hoya nagaxanusan kambala hadaa tagno malaga yaabaa card qaxooti inan helno oo nalaqaado xiligaan

  • @SaabirOmar
    @SaabirOmar 3 года назад +4

    Aad iyo aad baad wll Shaaciye umahadsantahay jazaa kalaa khayr 🙏🙏🙏

  • @mohiyadiinosmaan4410
    @mohiyadiinosmaan4410 3 года назад +3

    Shaaciye maanta waa iga qoslisay
    Nin aan taageero oo runlow ah

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 11 месяцев назад +1

    Mahadsanid shaciye

  • @nasraaxmed6991
    @nasraaxmed6991 3 года назад +7

    Mansha allaah waa talafiican talada wiilkeenan anigu wllky waxaan kujiraa qaxootiga Uganda waana kudurufaysa nahay

  • @nimcaanbashiir3372
    @nimcaanbashiir3372 3 года назад +1

    Shaaciye wllo qof kaligi socdo ma iska diwan galin karta sida uganda adigo jogo?

  • @anabelmi2342
    @anabelmi2342 3 года назад +3

    Masha allaah allaah haku barakeeyo saad wax noo fahansiisey

  • @mahdacawed994
    @mahdacawed994 Год назад +2

    Maan sha.allaah wll qli sifiican baanufahmay

  • @thabit21s58
    @thabit21s58 3 года назад +4

    Wll markaan kaarka dalbanayo hadaa dhaho i don't have choice oo hadhoow la iiqaado wadan aan rabin markaa wadaankaas la igeeyo ma,awoodaa inaa wadankale qaxooti ahaan usii aado pls jwb

  • @abdirizakmaaxcawad6725
    @abdirizakmaaxcawad6725 2 года назад

    Buufis iyo ciyaal macna maleh iska ilaahi ha migiisu waa like

  • @axmedqanciye8280
    @axmedqanciye8280 Год назад +4

    Inshalaha wllo qli waan rajaynaya iina tago Canada inshallah

  • @CalishiqeeyCalishiqeey-xs2qe
    @CalishiqeeyCalishiqeey-xs2qe Год назад

    Wll ila soo xariir adigoo mahadsan thanks
    Ariman video aad uga hadleeysid Ayaan kaaleeyahay

  • @omarmahamoud8992
    @omarmahamoud8992 3 года назад +2

    I like ur information that u give the people

  • @mohametaadamducale9015
    @mohametaadamducale9015 Год назад +2

    Saahip hadaan dhaho ninkasa ijooga UsA ma iso dhawayn cidi ima joogte

  • @farhanmohamed9955
    @farhanmohamed9955 3 года назад +7

    Shaaciyeone show wll waan kuxiranahay RUclips kaaga waadna kumahadsanathy wararka aad nosogodbiso

  • @ahmedbukari6289
    @ahmedbukari6289 2 года назад

    Thanks Mr shaaciye I joined

  • @TB_editz67
    @TB_editz67 3 года назад +3

    Waa kusober asxaabat thanks for your afarmation 🤲🤲🤲

  • @AmiiraCabdi-q8x
    @AmiiraCabdi-q8x Год назад +1

    Waa sax wll❤

  • @muhaolad1279
    @muhaolad1279 3 года назад +3

    Waaxan noogaa qaxoontiga ethopia gaar ahaan xerada qaxoontigii Waxman sugayaa imgaration illahy ha ii fududeeyo goormaa la bilaabayaa hawsha Immgaration maraykanka

  • @samsamdiiriye595
    @samsamdiiriye595 9 месяцев назад

    ilaahayo ano qayr qaba cnada igee waa haystaa kaarka qaxootiga waana kuraja waynahay in sha alaah wall adinkuna iigu duceeya fadlan

  • @saladyaquub8182
    @saladyaquub8182 3 года назад +12

    Mnsha Allah shaciya arin wangsan ayaa nala wadagtay xaqiiq aniga hada waxaan joga qoxootiga Ethiopia Refugee ku ahay rajo ayan ka leyahay insha Allah waxaad nala wadagtay arin in badan sugayay inaad ka hadasho

    • @hamdaapdullahi
      @hamdaapdullahi 3 года назад

      Wllo qaxootiga ethiopia ma doolow ethiopia misa waa addis ababa inaa aado rabaa sheeg wllo jawaab

    • @ayanmuse5817
      @ayanmuse5817 3 года назад

      Salad yaquub waxan raba sual ku waydiyo e

    • @salmaanmohamed4609
      @salmaanmohamed4609 3 года назад

      abayo qoxootiga xageeh ku yaala Ethiopia ka inteeh

    • @sana_qli
      @sana_qli 3 года назад +1

      alle ha ino sahlo dhmn wixiii rajo qababa

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 3 года назад

      @@hamdaapdullahi dolow ade Ethiopia wayay abayo

  • @shankaadde5426
    @shankaadde5426 3 года назад

    hadda aniga waxan wata bassabor yuanka anwata safaraa raba yurubta maxaan sameynka wax iga sheeg walaalinformeshan wax iga sheeg

  • @abdinajibibrahimkar2384
    @abdinajibibrahimkar2384 18 дней назад

    Sxp Qali Shaciye welcome corps kaso hadal .... Case keyga ilaa hada waxu Tagnyhy Referred to Us Gorvernment .almost 1month Maxa jiro tolow

  • @nastexoabduqadir311
    @nastexoabduqadir311 3 года назад +10

    6 years ayaa qoxotiga ku jiraa ilahey ha noo sahlo meel qeyr badan amiin insha alah

  • @anfalofficial1912
    @anfalofficial1912 Год назад

    Shaciyoow wll hada kahor kaar buufisa ku jiri jirey nagtii laheed anoo maqan bey dhimasho ii qortey weyna dhooftey canadey joogtaa marka mxaaa sameyaaa seeh ku heli karaa kaarkeygii hadan raadsado wax maku helayaaa

  • @AshrafXaaji-s5z
    @AshrafXaaji-s5z Год назад +7

    𝐖𝐥𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢

  • @maryanali1792
    @maryanali1792 Год назад

    Thanks you brother good 🙏

  • @andrewdek3632
    @andrewdek3632 3 года назад +5

    Congratulation bruh in 20k subscribers

  • @DayibCali-q9x
    @DayibCali-q9x 8 месяцев назад

    Tankis Saxb walhi wad idhiiri galisay waybo iga dhinana wad ibartay lachan shaciye

  • @abdirahimvlog8115
    @abdirahimvlog8115 3 года назад +3

    Qaxoontiga midka kaamka iyo midka magaalada lagu noolaadayo kee baaa fiican

  • @MaxamedAxmed-i1h
    @MaxamedAxmed-i1h 8 месяцев назад +1

    Asc shaciye hada kadib five group mala xarey San kara

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 года назад +5

    Congratulation Masha Allah TabarakAllah keep going my dear and succes InshaAllah kaa badan Allah kuu gadhsiyo Ameen Ameen🤲🤲🤲❤❤❤🙏 my dear br

  • @AbdirahmanAbdullahi1771
    @AbdirahmanAbdullahi1771 Год назад

    Marka hore asc Wall shaaciye waxan qabaa hal su'aal kawaran hadan rabo inan Canada lacagtayda kutago meeqaa igu baxaysa wadmahadsantahy

  • @mohamedbanano1912
    @mohamedbanano1912 3 года назад +3

    Thank you so much bro shaciye gulayso 2 darodba sida wngzn e aad mar walba nolaso wadagtid arimaha bufiska🙏❤️

  • @aweeysxaaji9303
    @aweeysxaaji9303 15 минут назад

    Asc wll shaaciye hada Ayaan kugusobiiri marka waxaan rabaa su aashaan inaad igajawaabto ani waxaan kad ahay qaxootiga cusub eelaasacaanot garuub5 rajokamalihi iyo waxlami ah marka rajo inteelaek ayaalahaankaraa

  • @theadalos2226
    @theadalos2226 3 года назад +8

    Bro adigo mahadsanid nolasha ma ahan kaliya qaxooti plz adigo mahadsan kaso hadal qaab kale oo shaqo laga raadsan karo dalalkaas canada ama USA ama aduunka oo dhan visa shaqo sida laga raadsan karo anaga yurub jogno waxbane kuma dhax jiran

  • @LibanalinoorAli
    @LibanalinoorAli 8 месяцев назад

    Tnx wllkey today I'm joined Y-Tub Kaga tnx wllkey

  • @ugaashassan3108
    @ugaashassan3108 3 года назад +3

    Sxb thankz, waxan ku waydiin rabay 2013 ayaan ku biiray qaxootiga Ethiopia qasatan Buur Amiinow, So kaarka qof baa noo hayo famlay baanu nahay koormeerkana waan tagnaa rajadeena waa Side? Mahadsanit dadka cusub ayan ahay oo kugu Soo biiray

    • @MOHAMEDABDI_01
      @MOHAMEDABDI_01 3 года назад

      Walaal UNCHR Qaxoontigeeda Family ahaan Maa la isku qaadaa

  • @cllahiabkow3590
    @cllahiabkow3590 2 года назад

    Magacaygu waa Abdullahi Abkoow sxp waan ku salamaa

  • @yaasiinmohamedmohamed9613
    @yaasiinmohamedmohamed9613 3 года назад +4

    Switzerland kawaran sidee lagu galikaraa nooga waran shaaaceyoow 🇨🇭

  • @abdimohudin8953
    @abdimohudin8953 2 года назад +1

    Thank you very much

  • @cimraancali1596
    @cimraancali1596 3 года назад +4

    Plz wll iso jwb sidee laygu dodayaa wll abahy ayaa ilmo ku dhalay halka America hdana wu ku nolyahay wll wan ku kena u idhahaye meqo sno igu qadane wll iso jwb shaciyow thanks 🙏🏿

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  3 года назад

      Wuu ku keeni karaa bro waxayna qaadataa 1 sano ilaa 3 sano hadba Waa si wayna Ka badan kartaa

    • @cimraancali1596
      @cimraancali1596 3 года назад

      @@shaaciyeoneshow lkn pro zaid waye be 1sano ila 3sano nasib miyey ku xirantahay pro mase

    • @shaaciyeoneshow
      @shaaciyeoneshow  3 года назад

      @@cimraancali1596 ha mararka qaar 1 sano mararka qaar 2 sano

    • @cimraancali1596
      @cimraancali1596 3 года назад

      @@shaaciyeoneshow mahadsanid wllkay shaciye 🙏🏿🥰🇸🇴

    • @mohahussein6568
      @mohahussein6568 3 года назад

      @@cimraancali1596 1,2,3 yrs iyo nasiibkaa

  • @ayshaaysja4962
    @ayshaaysja4962 3 года назад +2

    Masha allh 💕 💕 ♥️ waad ku mahadsantahay sida quruxda badan ee aad nogu faah faahiso ariinka

    • @RahmaMohamed-fx1bx
      @RahmaMohamed-fx1bx 5 месяцев назад +1

      Masha alla waad ku mahadsantahaysida qruxda badanee aad nogaufaah faahiso ariinka

  • @ahmedmuhumed1524
    @ahmedmuhumed1524 3 года назад +3

    Walaahi taaladaada Aad ayey u wanaagsantahay madaabo Aad dhahday aniga been kugulamatalinaayi Masha Allah.

  • @sucaadmuxumed3187
    @sucaadmuxumed3187 2 года назад

    Mansha Allah waad ku mahadsanthy wllo

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 3 года назад +6

    Qofka family gii uu la socday ka hadhay 16 sano ka hor da.da oo 21 ka wayn darteed looga reebay hadana reero iyo caruur leh kar qaxootina aan haysan maxaa u furan?

  • @UgasohusenmahamedYareey-wo3hm
    @UgasohusenmahamedYareey-wo3hm 7 месяцев назад

    Wll maxaad oga hadli ladahay qoxtiga sudan anigoo 9 nafar ka Koban joga oo America ilaa had ma baxin

  • @rowdomoha282
    @rowdomoha282 3 года назад +5

    Asc wll waxan jogaa nairobi waxan ka mid ahay qaxotiga westland ku jiro dad malaqadayaa

    • @rukhiahassan
      @rukhiahassan 3 года назад

      Aniga kula mid ah ee tirakoobki mabilowday

  • @ifraaxali1190
    @ifraaxali1190 3 года назад +4

    Line canada🇨🇦 ah 5G u baahanahy Inaa iibsado xgee ka helaa🤲🇨🇦❤👈

    • @mohamadahmed4155
      @mohamadahmed4155 3 года назад

      Abaayo anba waan u bahanaye xagee ka helnaa abaayo wllhay waaba raadin aniga wllhay

    • @abdulkarimnoor3843
      @abdulkarimnoor3843 3 года назад

      Waa laguu hayaa wllo waa 20kun dollars hadaad awoodid

    • @ifraaxali1190
      @ifraaxali1190 3 года назад

      @@abdulkarimnoor3843 Diayar wye wllo Waan heystaa Ee meel Aan kala soo Xariiro iisheG☝️

    • @ayaanlashaare4575
      @ayaanlashaare4575 3 года назад

      Maxa xero qaxooti so joogtay

    • @Anwar49129
      @Anwar49129 3 года назад

      Card qaxooti mahaysata

  • @BaxsanAgnutrition
    @BaxsanAgnutrition 9 месяцев назад

    Asc shaciye wllkey mahadasanid marka hore wll basabor miyaa larabaa

  • @abdiladhiifahmedraage2996
    @abdiladhiifahmedraage2996 3 года назад +3

    Urban refugee malaga baxa bro
    Adigo mahadsanid?

  • @xubi1890
    @xubi1890 Год назад

    Waad mahasanthy wllo ilahow qeer kusii

  • @maryanabdirizak3288
    @maryanabdirizak3288 3 года назад +3

    Waad mahadsantahay wlle waxaan kiwayfiinayaa qof aan qaxooti ku jirin rabana inuu layn kanado ah helo sidee ugu suurto galin kasoo hadal arintaa waad mahadsantahay

  • @abdirisakahmedobokoryare9274
    @abdirisakahmedobokoryare9274 2 года назад

    Thanks shaaciye sxb

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 3 года назад +3

    Tolow sidee qoxotiga qabribaxay iskaga diwaan galiin karaa wll

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 3 года назад +1

      Sxp intee jogtaa Instagram keyga iga soo qabo arin baan kuu hayaa @ moh_amiin_88

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 3 года назад +1

      @@moh_dream574 zhp dhagax buur baan jooga

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 3 года назад +1

      @@moh_dream574 Instagram bana lahayn ee xagee kala soo xirira

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan8756 3 года назад +1

    Masha Allah wll shuqran

  • @mohatimaweyne903
    @mohatimaweyne903 Год назад +3

    Shaaciye video waa before 1 years zxb lakiin caawa daawaday saxiib 2009 ayaan kenya kaqaatay kaar qaxoonti xerada qoxoontiga dhagaxlay saxiib waan katagay mudo dhowr sano ah markaan Africa wareegayey waxaan kulaabtay somalia wlll kawran hadaan kulaabto xeradii qaxoontiga UNHCR malaga yaabaa inaan kahelo kaarkii xiligaa waliba ma xasuusto numberkii kaarka balse waxaan xasuustaa magacii aan kuqaatay kaarka iyo sanadkii faro ayaa la igaqaaday iyo sawirka inadhaha please intaa iga jawaab zxp

    • @garyaqaanreerwaamo9845
      @garyaqaanreerwaamo9845 Год назад

      Taasi way fududahay inaad kaarkagii heshid nambarkiisa un UN usheeg wad heleysaa

  • @iqraabdiwali108
    @iqraabdiwali108 2 года назад +1

    Aniga reer Australia ayaan ahay yaa ila mid ah waan tagi doona in.shaalah

    • @manhamanha5151
      @manhamanha5151 2 года назад +1

      Xage tageeysaa marka oustarelia hadaa jogtid ma qaxooti kale AA kuu dhiman abayo

  • @welldoneofficial8707
    @welldoneofficial8707 3 года назад +10

    Shaciye Wllo Number kada luuqa igu so qor 🥰❤

  • @suleimansaeedadam4810
    @suleimansaeedadam4810 3 года назад

    IAM new member barasha wanaagsan

  • @xamseabdirahman4826
    @xamseabdirahman4826 3 года назад +3

    Ciyaartoy cusub ahay hala isoo dhaweeyo✌️

  • @cosobmukhtaar-ln2ki
    @cosobmukhtaar-ln2ki Год назад

    Wll waxaan rabaa inaad lanarkaag ii sheegto oo aad ii sharaxado habkaad u gashay qoxoontiga

  • @ex.droogo831
    @ex.droogo831 3 года назад +3

    Wll Shaciye link Canada aawey

  • @mahadcali3910
    @mahadcali3910 Год назад

    Shaaciye waankuugu soo biiray mareyknka shaqada ugu fiican mxaa wye

  • @nalkanuuriyaofficial4198
    @nalkanuuriyaofficial4198 3 года назад +6

    Waan kugu sobiray caw🇨🇦

  • @kiincismaan4556
    @kiincismaan4556 Год назад

    Ok masha allah khasa kumilaa

  • @isbaal6414
    @isbaal6414 3 года назад +3

    Wll hidii aan ahay qof shicib ah matayikaraa Canada wll adigoo rali ah iga soo jiwaab

  • @ShankaroonUmiyey
    @ShankaroonUmiyey 2 месяца назад

    Masha allah

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 3 года назад +6

    war soomaalidan bixitaan iyo dhoof jeclaa war dalkiina dhista oo kalsooni ku qaba dalkiina, ha usii ordina dal aad adinka leheen oo uu nin faciina ah dhistee.

  • @mulkimohamed1330
    @mulkimohamed1330 2 года назад +2

    Asc Amiga waxan jooga masar 8sanadood waxan ka faa iidna malaha

  • @fardowsa7
    @fardowsa7 3 года назад +4

    Allah no sahlo😔

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 3 года назад +1

      Aamiin wll intee jogta ! Qaxooti maa tahay ?

  • @moabdullahi3302
    @moabdullahi3302 3 года назад +1

    Sxb wlh wax badan kaa faiday masha.allah sxb thanks

  • @ibrahimawil1560
    @ibrahimawil1560 3 года назад +3

    Bro kawaran group5

  • @AbdisameyAbdisamey
    @AbdisameyAbdisamey 10 месяцев назад

    Asc walal aniga hada ayaan kugu so biiray su,aishayda waxa waaye qotiga unhcr ma wax xilikasta furanbaa o hada ma reading karaa

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Год назад +2

    Isoduceya Muradba leyahay Inu ilahay ifududeya plz idinka ilahay ifududeya inshallah

    • @AsioosmanAbdi
      @AsioosmanAbdi Год назад

      Inshalaha wllo qali waan rajaynaya iina tago canada inshallah wallal mcn💔💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @OmarOmar-sf7ju
    @OmarOmar-sf7ju 5 месяцев назад

    Hada ayan kuugu soo biiray. Like na waan kuu saaray

  • @abdimohudin8953
    @abdimohudin8953 2 года назад +1

    Maashaa allaah waa kuugu soo biiray waana mahadsan tahay aqii filaah

  • @axmednajax744
    @axmednajax744 2 года назад

    Mr shaaciye waan kugu soo biiray caawa

  • @DamesaNuradin
    @DamesaNuradin 9 месяцев назад

    Yemen sanaa'a nuradin Mahamad Alii mamuhdi

  • @abdiaziizmohasaalah2627
    @abdiaziizmohasaalah2627 Год назад

    Zhp wadamada wadamadee ugu fiican la aadi karaa

  • @guuleedmohamed1061
    @guuleedmohamed1061 Год назад

    Yes Iam refugee camp in ethiopia

  • @issackido-io6nu
    @issackido-io6nu Год назад +1

    Asc wll waxaan ahay nin qoxoti Ethiopia 🇪🇹 soo galey oo kaarweji iyo IDCARD kaheysta lkn hada somaliyo joogo ee
    Wll make faaideysankaraa barneemijkan jwbtu waa ii mihiim

  • @abdiazizosmanomar8745
    @abdiazizosmanomar8745 3 года назад +1

    Asc waxajiga turkiga kanada sidenkuimaka waqtiba ayan jooga sxb iigasojawab

  • @ariifahmad9009
    @ariifahmad9009 2 года назад

    Waan ku faraxsan hay waana ku biirey
    Shaaciyeone show horey usoco

  • @canabwarsame
    @canabwarsame 9 месяцев назад

    M.a iahay hanoo fududeeyo aniga iyo in ilamid ah❤

  • @ZahraZahra-eb4rq
    @ZahraZahra-eb4rq Год назад

    Wll qaaxotige kabaxday kesaa fiican ooleska qoira wll

  • @AbdikafarZubier
    @AbdikafarZubier 9 месяцев назад +1

    waan kugu soo biire walal

  • @abdinasirahmedhassenhassen2896
    @abdinasirahmedhassenhassen2896 Год назад +1

    Asc shaciye wll aado mahadsan canada miyay ogolatay passport somalia in shaqale ahan logu adi karo pls iso fafahi mahadsanid

  • @AbubakarAbdi-ih4xm
    @AbubakarAbdi-ih4xm Год назад

    Ilahy in Aan u.calaa caloh baa fiicn inta Aan bin Aadn u calaa calilahaa oo Aan been sheegi lahaa