Malaaygu waa King Fisch 🐟 somalidna waxey u taqanaa jeydar wlhi gabdhan manta igu horeyso Video yadeda dhana waan dawaday naag nucaan ah allow i sahaln alla cuna karinta ma school beey uga so baxdy
Abayo ninmaahe gawar ahay cilaanki saad uqaseesay wan kahelay masha allah wan qastay masha allah iku sobaxay midakale abayo cuntada ilmaha sogali wil lawo sano jiro cunto cuneen wax lasiiyo iso shek qer allaha kusiiiyo
Asc ma tahay qof jooga wadamada annlaga helin madarista quranka mana ubahanty inad barato ama xafido kitabka alle waliba hadad gabadh tahay macalimad aya ku bari doonta haday tahy jawabtu haa fdlannnala so xirir comenti no reb Mhdsanid
omg. iskufilan. what. kind. of. food. is. this. I. judge. it on. the. pic. I. know. you. know. how. to. cook. I. wish. I. hard. qadho. from. your. am. hungry. know. even. thow. I. don't. like. fish.
١. عملت سمك حطت عليه بهارات وبعد كم قليته ٢. قطعت بطاطا حمراء وحطته ع الطنجرة وسبت فوقه ماء هالبكيت ماعرفته ورشة ملح وها اللبن وزبدة ٣. بروكلي حطت مرق البطاطا في طنجرة و.... البروكلي فيه عفوا أخي ما أعرف العربي جيد بس حبيت أساعدك
Mashacala
Nice mashallh
Hmmmm. Yummy
Malaaygu waa King Fisch 🐟 somalidna waxey u taqanaa jeydar wlhi gabdhan manta igu horeyso Video yadeda dhana waan dawaday naag nucaan ah allow i sahaln alla cuna karinta ma school beey uga so baxdy
Mash'Allah 😍👌👌😋😋😋😋
Masha Allah qaali cfmd kucun asxabta please so boqda channel kayka adinkoo mahadsan 👉👉👉Hafsa natural beauty
Masha Allah abayo qaali alle haku barakeyo gacantada abayo qaali PLZ share AUT isamey PLZ
masha allah tabarakallah caafimad ku cuna caaddi mah qurux iyo nus😍😍😍😍😍😍
Masha Allah tabarakalah so yummy dinner sis you make me hungry
Wow! Masha Allah abaayo ilàahey gacanta hakuu barakeeyo inaba caadi maaha it is my favorite food
Asc abayo wxn rabaa in an kuweydiyo dukankaga haguu kuyalaa islii
Maasha allaah abayo shukran.
Asc thanks sis, I like healthy food, blessed.
Kiman elmi wcs walalo so dhawow
Mashallah xbbti ilhy haku xafido qali 😍😍
Mash-allah abayo tabarekalah
Mashallah mashallah love u hani
ManshaAllah 😋😋
Mashallh wllo
Masha alaah Abaayo
abaayo xagee joogtaa
masha allaah
Maashaallah xbbti ❤️ wa macaan
masha allh abaayo qaaliya isku filan
Asxaabey so booqda channel keega fadlan
Asc iskufilan xbt spices kaaga UK London malaga helaa
Asc wr Wb Masha Allah Jisakalaahu Qayran 💖
Masha Allah caadi ma aha😍😍😍😍
Masha Allaah 🙏❤️😋
Chicken Broth ka xalaal miyaa marka sidaa yahay ?
Kun gabdhood Karoon haa
Jazakillah khayr wllo waan kaga mahad celin sidad igu faa,iidasay misaanka xasanaadka Allah hakuu daro
MASHA ALLAH
Abaayo ilahay haku barakeeyo cafimaad ku cuna wan ku xiisnay sharafeey lagama shekeeynkaro
Halima Hussein ameen mcnto sodhawaada dhamaan
Masha allah inaba cadi ma aho
Manshaalaa xbt lambarkaga fadlan ireb
Masha Allah
Asc iskufilan wan kusalamay qofki uku horeyay ahay leka isaara
Abdkhani Mahamed wcs waan kaa qaday 😘😘
Caadi waaye adi lee cuneesid
Maxaa golofid kaxireee
Abdkhani Mahamed sax laakiin akhlaaq ahaan ayay ku fiicantahay madama dad kudawanayo
Abayo ninmaahe gawar ahay cilaanki saad uqaseesay wan kahelay masha allah wan qastay masha allah iku sobaxay midakale abayo cuntada ilmaha sogali wil lawo sano jiro cunto cuneen wax lasiiyo iso shek qer allaha kusiiiyo
Wan dhownahay Gaajo anaheyso cml Mansha Allah mahadsanid hormar wacan
Abdillahi ismacil Mahadsanid walal hawada igala cuna Insha Allah waan idiin niyoon cml
@@iskufilancooks2370
Mansha Allah mahadsanid markale waxa tahay Qof wanagsan
Msha alh baradho gadudana majirta
Maashaallah iskufilan anon daawan aan horey like kasaaray
😍😍😍😋😋❤️
masha allllh walh baryahan an kuwaynay abayo soo badi
farxiyo bilew Haye walal
farxiyo bilew Haye mcnto Mahadsanid
abaayo labatka telkaga kusoo qor sharafeey
Maasha allaah
Jaakalaahulkhyr xbbti😍
Asc wlalahey soomaliyed ku xeran chanalka isku filan wlalahey plz subscribe isaara adinkoo raali ah mahdsanidn
anaa soo dhacay caawa
Basra Sayid anaa kugu xiga hhh
IskufilanCooks hhhhh💕😂
wllo sibscribe isaar fadlan
@@iskufilancooks2370 abyo qali dukan ka intuu ku yaa waxan rawaa cream
@@iskufilancooks2370 hadan islii soo a doo yaaye blz jwb qali
Asc ma tahay qof jooga wadamada annlaga helin madarista quranka mana ubahanty inad barato ama xafido kitabka alle waliba hadad gabadh tahay macalimad aya ku bari doonta haday tahy jawabtu haa fdlannnala so xirir comenti no reb
Mhdsanid
Bataati miyaa mise baradha waaye
fatumasahra mohamed tufax ayuba u egyahay
Masha alaah xabiibtii jklq yum yum bracka laah fick qaaliyeey.
Xawaash kawaad ku badisay ind
Ar soomalidan subscribe kuwaalanaa iyo like meelwalbo aad gasho waxad arkee liketa iisaara horta walaashiin fiirsada maasha allh
Asc abayo America ayan kula joogaa digsiyada aad waxa ku garineysid waan ka helay ee xagee ka soo gadsay adiga oo raali ah
fatuma ali abaayo macy baa kaheli kartaa
fatuma ali meeshaan kaso gaaro gaar ahaan marshal home goods
first one
Apyo nbi inte kajogtaa
ممكن كتابة الطريقة على الفيديو بالعربي لمتابعيك العرب وشكرا
Waanku rapee tukaankaga ii tilmaam plz fariinteyda fiiri
Macaanto waxuu kuyaal sharja mall kaso horjeed ka alxaq waxuu dhinaca ku hayaa honkog
Thanks xbbti
ASC ASAXAABTA REER ISKU FILAN WALALEHEEY WAXAAN INKA CODSANAYAA INAAD SUBSCRIBE II SAARATAAN CHANNEL KA FADLAN WALALEHEEY SOMALIYEED MAHADSANIDIN
Asxbta plz subscribe iisaara
Baradha gadudan waligey ma arag
sxbe isoo boqda cannalkeyga plz ruclips.net/video/doBOQ7WsvEc/видео.html
omg. iskufilan. what. kind. of. food. is. this. I. judge. it on. the. pic. I. know. you. know. how. to. cook. I. wish. I. hard. qadho. from. your. am. hungry. know. even. thow. I. don't. like. fish.
Isku filan America ma timid
Fahmo Ali haa abayo
Fahmo Ali haa mcnto
Mashaa allaah
Maashaa Allaah
ممكن كتابة الطريقة على الفيديو بالعربي لمتابعيك العرب وشكرا
١. عملت سمك حطت عليه بهارات وبعد كم قليته
٢. قطعت بطاطا حمراء وحطته ع الطنجرة وسبت فوقه ماء هالبكيت ماعرفته ورشة ملح وها اللبن وزبدة
٣. بروكلي حطت مرق البطاطا في طنجرة و.... البروكلي فيه
عفوا أخي ما أعرف العربي جيد بس حبيت أساعدك
ممكن كتابة الطريقة على الفيديو بالعربي لمتابعيك العرب وشكرا