NIN WALBO EY GUURSAATO WAXAY KA SAMEEYSA MARAQ🍲O DERISKA AYEY KU CASUUNTA🍲🫢

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 205

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +45

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Год назад +3

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @saynabsaciid7449
      @saynabsaciid7449 Год назад +2

      Scw scw scw❤

    • @nasracumar195
      @nasracumar195 Год назад +2

      Salallaahu caleyhi wasalam

    • @farhiomoalimmohamuud
      @farhiomoalimmohamuud Год назад +2

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 Год назад +2

      Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 Год назад +20

    Xijabka waku khurux badantahaye hodaneye ilheye dartis uxiro inshalha ❤🎉✅😍🌺🌷💝

  • @nimcohassan8287
    @nimcohassan8287 Год назад +21

    Masha allah walal hodaney waxad ku qurxwon tahay xijabka🎉❤

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Год назад +3

      Xijabku gabadha muslimada waku wajib wax qurux lo qato ma a ha Alle hablahena ha garansiyo wll يا ايها نبي قل ازواجك وبناتك ونساء المومنين يدنين عليهن من جلابيبهن

    • @Abdifatahmangeshukri
      @Abdifatahmangeshukri 5 месяцев назад

      Hodan ninkagu waa qoloma

  • @siradm
    @siradm Год назад +16

    Xijjaabka quruxdiisa leenba inta u soo galay, videoga dib ban ka dhamaysan doonaa insha Allah, hadda waa jiifanayaa inshaAllah,Ilaahayow daris khayr leh yaa?

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m Год назад +14

    ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah 😢

  • @hamdacafaaf3265
    @hamdacafaaf3265 Год назад +18

    Hodan qurx❤😊

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 Год назад +9

    Xijaabka waad ku qurux badan thy abaayo 🎉

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli Год назад +5

    Hodaneey xijaabka uun xiro wllhi saa ugu qurxantahay lee masha allaah anaaba kaa helay❤❤❤

  • @haniaday5669
    @haniaday5669 Год назад +2

    Ala hodaney ku jecliya marka video cusub arko ku farax qaali thnks alot

  • @safiaabdirasak6709
    @safiaabdirasak6709 Год назад +2

    Waw masha allah aniga ugu horeya manta masha alalh abyo u look good with xijaab qisadi kahoreysana wa shidna xijabki cada

  • @KeifNour
    @KeifNour Год назад +4

    Maaasha,allh qurxoonida maanta hodaney mcnto abid hijabkas desing kas ah qaado abayo because pretty ku noqoty qurux miiran

  • @qamarabdullahi3298
    @qamarabdullahi3298 Год назад +4

    ManshaAllha hodany xijabka waad ku quruxbadnthay 💖💖💖💖💖

  • @samojecel8841
    @samojecel8841 Год назад +2

    Masha allah tabarakalah sa ugu sobaxayso inder qali waa marki ugu horaysay ee adu xijaab xidhanku arku woow 😘🥰

  • @XamdaMuse-zx5jt
    @XamdaMuse-zx5jt Год назад +3

    Mashllh hodan qurux aalle haku dayo noloshu kuma xumayso ❤️❤️❤️❤️

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Год назад +2

    Mshllh xijaabka kuruqxoonidaaa❤

  • @MarwoAbdi-qg5ft
    @MarwoAbdi-qg5ft Год назад +6

    Ala hodanay san uu sugayey mc aan kuu siyey abayo xijabka so beautiful ha iska sarin please 🙏💗💗💗💗💗

  • @nemohs4409
    @nemohs4409 Год назад +1

    Mashalaah mashalaah hodan online hooray u soco

  • @cadar12
    @cadar12 Год назад +1

    Marsha Allah Hodaney Ina ader xijabka qurux kutahay

  • @maryamoisse685
    @maryamoisse685 Год назад +3

    Alla hodoneey markaan maqanahy maxaa wax usoo dhigtaa intaana waa kaftan hormar wacan abaayo 😊😊😊

  • @fatimaabdi5849
    @fatimaabdi5849 Год назад +1

    Msha allah

  • @hawamohamedmohamed5695
    @hawamohamedmohamed5695 Год назад +1

    Thanks 😊😊

  • @estahilehussein1062
    @estahilehussein1062 Год назад +1

    Mansha Allah walasha6 hodan thanks❤❤❤

  • @reemali6728
    @reemali6728 Год назад +10

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @hakimahassan2940
    @hakimahassan2940 Год назад +1

    Haa wa sameystaa waa maccaan. 👌

  • @user-hafsa820
    @user-hafsa820 Год назад +1

    hodoney xbti hajibka aad bad ugu qurxonthy haba dhigin ❤❤

  • @maryano699
    @maryano699 Год назад +1

    Masha Allah waad ku dhux badan tahay

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 Год назад +1

    Masha Allah qurux bakutahay❤❤❤

  • @xudeifathotiano6328
    @xudeifathotiano6328 Год назад +1

    Good job sister we love you ❤️

  • @Alita.qurux10
    @Alita.qurux10 Месяц назад +1

    M.a xijaabka waku qurxanthy xpptiee saan lee uxiro ❤😍💋

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Год назад +4

    Masha Allah sister ❤

  • @Ruun123
    @Ruun123 Год назад +2

    Hodan wlhi waan ku taageraa abayo🤩
    Allah ku xafido 🤲🤲🤲

  • @xafsaaxmed949
    @xafsaaxmed949 Год назад +1

    Masha allah😊

  • @BushraMohamed-k6p
    @BushraMohamed-k6p Год назад +1

    Amiin

  • @muniitaaxmed7533
    @muniitaaxmed7533 Год назад +2

    Adunka sab Aya jeclhy dariska Markey no Kenan qofka ugu horeyo Ani waye Lakin biis waye hada kadin hodaney 😮😅😅😅😂

  • @kamalali79
    @kamalali79 Год назад

    Asc walaasheey hodan online waan ku salaamay Mahad sanid sheekooyinka iyo qisooyinka quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad alle haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa Mahad sanid markale walaasheey hodan online

  • @ilwadabdi8578
    @ilwadabdi8578 Год назад +2

    Masha Allah hodaney abaayo waad kusoo baxaysaa xijaabka ❤❤❤

  • @fatimazahraomar7793
    @fatimazahraomar7793 Год назад +1

    Masha allh xijabka qurux aa ku thy hodaney

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Год назад +1

    Wcs my abaayo hodaneey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @garyaqaanfaiza7781
    @garyaqaanfaiza7781 Год назад +2

    Maraq waydadu qalbi adagaa😢

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 Год назад +1

    ❤❤❤mnsha allh qurux badan walhi hodaneey hijaabka sidad kutahay markasta noguso duub❤❤

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 Год назад +2

    MashAlh hodan qurux badaney ❤

  • @mulkisiciidmaxamuud-yv9nm
    @mulkisiciidmaxamuud-yv9nm Год назад +2

    Intan ku dilo ayan maraqa ka cabaa ayn maqli jirya 😂😂😂😂

  • @SacdaAadan-ow9kd
    @SacdaAadan-ow9kd Год назад +1

    Hodan wllo wan ku taageraa abay allah ku xadido ❤❤❤❤

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Год назад +1

    Mash Allah my sister hijab❤❤❤❤

  • @LuckyMohamed-nc4mu
    @LuckyMohamed-nc4mu Год назад +2

    Wan kusalamay hodantyda cashaqa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hhurmo4559
    @hhurmo4559 Год назад +2

    Araweelada cusub ✋😅

  • @AbucammaarAden
    @AbucammaarAden 10 месяцев назад +1

    Hodaneey maxaa kugu dhacay abaayo

  • @Dhamaystiran__dumarland
    @Dhamaystiran__dumarland Год назад

    Wllshy la soo dhakhso qaybta kale hal mar uun aan wada daawanee😢😢😢

  • @sahramohamed1692
    @sahramohamed1692 Год назад +1

    Masha Allah habo you look great Masha Allah ❤

  • @SaamiyaMaxamed-i9e
    @SaamiyaMaxamed-i9e 11 месяцев назад

    Nabiga ku saliya wll scw❤

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Год назад +2

    Subxbalh😂ani wax ku ficanhyba wa wizwiz badanahy xafad an wax isku nahay xata waxba km cuno wabase daris

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 Год назад +1

    masha allah hodan quruxey❤❤

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 Год назад +1

    Asc hodonay walaahi matag ayaa iqabtay derisba waaba hadaan hilib ka qaato xasbuna llaah wanicmal wakiil

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 Год назад +1

    Subxaanalaah yaa cadiim salaamaad yaa rabi yasir allaah magan allaah yaa rabi

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 Год назад +2

    Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

  • @fadxaaadan109
    @fadxaaadan109 Год назад +1

    Maasha Allah wllshy hore usoco

  • @HalimaMohamud-z4q
    @HalimaMohamud-z4q Год назад +1

    U look beautiful hodaney

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  Год назад +2

      Thank you 😊

    • @quenziman79
      @quenziman79 Год назад

      ​@@Hodanonline hbo i love u ❤mdaxa ii sarnthy keep going❤

  • @Samiradahir-p8d
    @Samiradahir-p8d 9 месяцев назад

    Mancha allah 💋🫂 hodan qurux❤️🙏

  • @ikraanmahdi4808
    @ikraanmahdi4808 Год назад +1

    hodaneey foseey igu salaan waa uxisee❤

  • @xamdasheekhnurami-oi9lo
    @xamdasheekhnurami-oi9lo Год назад +1

    Masha Allha huno hodan ❤

  • @KhalidClqani-mz2jb
    @KhalidClqani-mz2jb 6 месяцев назад

    Wan ku xisay aabayo hodan ❤😢

  • @farxiyocabdinaasir7247
    @farxiyocabdinaasir7247 Год назад +1

    Sababtas ban ajaaniibta uga baqaa 😂😂😂 in maraq la iga sameyo diyar uma ahi hello farax luga basto idinka jira 😂

  • @Shamsuuni987
    @Shamsuuni987 Год назад +2

    Aduunka sab u jeclahy manta ka dib cid waxey keenty ma cuni dooni😭😭😂

    • @IqraAhmed-r3q
      @IqraAhmed-r3q Год назад

      Naaa ku dhimee dib haw cunin anigu ta banaqn ka ayaanan cuni mise waaba mid xaafa ded😂

  • @selmasacid7720
    @selmasacid7720 Год назад

    Hodaney kimch wa kaabash (cabbage) oo duqus iyo xawaashyo kale lamariyey.

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Год назад +2

    Aniga waxa guriga lagu kariyo waxan ka jeclahay bananka waxa lagu karixo 😂😂

  • @IgaranMahda-ux1mk
    @IgaranMahda-ux1mk Год назад +1

    Hodaney America Wan uxiisay😢❤

  • @anzalupdirizaq4656
    @anzalupdirizaq4656 2 месяца назад

    Hodoney yourube mxa kaga dhacay please so nqo 😢

  • @almoabdullahi1994
    @almoabdullahi1994 Год назад

    Adunka sab u jclhy mana dhaafi kare Ilahey wax xun afka noma galsho 😂😂

  • @omaimaabdalla6336
    @omaimaabdalla6336 Год назад +1

    Hodaney qabki ugu fudud maraq logadhigo noso sheeg 😂😂😂😂

  • @TXT-lover60
    @TXT-lover60 10 месяцев назад

    Kimchi waa jclaa Ha I nacsiin😅

  • @IskufilanDirrie
    @IskufilanDirrie Год назад

    Hodaney part2 laso dhaqso plz

  • @quenziman79
    @quenziman79 Год назад

    hodaney hbo ncnto waa qalad urna waa mid dabiici ah midna waa midan lo dul qadan krin ind aamusto waa qalad dacwee naf kle owxba galabsan ind bad bad badiso dhici krto

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 Год назад

    Waa naag fariid ah faarax lugo baasto maraq ka dhigto ay ahayd.

    • @yasirawaad
      @yasirawaad Год назад

      Ma in dadka lakariyo baa wax fiican ah xasbunallah😢😮😕

  • @suususharaf7353
    @suususharaf7353 Год назад

    Hodan wallo hagala daahin qaybta 2 baad biliis❤❤❤

  • @hamdacafaaf3265
    @hamdacafaaf3265 Год назад

    Abayo طيبة العلي qisadaas no sosame gbdha abaheed dilay ciraaqiyda ah

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 Год назад

    You are beautiful with the hijab Masha Allah

  • @IkraamMahamed
    @IkraamMahamed Год назад

    M.a hodon online pin igu qabo tageero number one

  • @fatimaabdi4011
    @fatimaabdi4011 Год назад

    Ayamahan sheekoyinka hodan interesting BN Ku ahay ❤😍😍😍

  • @idilmohameth8075
    @idilmohameth8075 Год назад

    Plz part two hore uso gali

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Год назад

    Hodaneey aniga ramadanka dadka maraq iyo cunto isku geyna iga daa ciyaarta walashey waaba cansaday hayeey

  • @afrah5198
    @afrah5198 Год назад

    Thank you hbbti love you❤

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464 Год назад

    Mansha Allah hijaabku waa quruxda hablaha

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 Год назад

    Ku jecliya hadaney qalbih❤

  • @farhiomoalimmohamuud
    @farhiomoalimmohamuud Год назад

    Hodan cod dahabey aby mcn wan ku salamy❤❤❤❤

  • @ZaynebCismaan-uk6le
    @ZaynebCismaan-uk6le Год назад

    Anaa uhureyo❤❤❤ manta yeeeeeeeees I love you mcny

  • @fardowso28
    @fardowso28 Год назад

    Lasoo dhaqso prt2 wllshy sheekadada howshan ku qabsadaaye❤

  • @qisaskadunida
    @qisaskadunida Год назад +2

    Good job sister sister ❤

  • @najmocabdulahi8743
    @najmocabdulahi8743 Год назад

    Hodan prt two pleas😂

  • @quenziman79
    @quenziman79 Год назад

    hodaney hbo xijaablee wx nogu soo duub qurux qrx dhfty❤❤

  • @hayanabdalla7624
    @hayanabdalla7624 Год назад +2

    Manta Ana ugu horeyo hodan u are favorite person😊 😍

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 Год назад

    Caanaan cabayay xaalkaygaa ilaahay uunbaa kasheekayn kara sidaan noqday 😂😂😢

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 11 месяцев назад

    Foosto weeye

  • @Bshramxmed
    @Bshramxmed Год назад

    Hodaneey aaway routinekii

  • @shukrishacni7796
    @shukrishacni7796 Год назад

    Juundanley wa ye

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Год назад

    Hodoneey deriska bangaledish ah baan leeyahoo, weligay waxay ii keeneen ma cunin .

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo Год назад +1

    😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 Год назад +1

    Habarwalan wadhe

    • @yasirawaad
      @yasirawaad Год назад

      Yaan lagaa dareemin😂🙄😏

  • @shaimaahmed2919
    @shaimaahmed2919 Год назад

    Ala hodaneey maantaan maraq sameysanayee 😂😂waa iska daayey page keygi iga xumaadey keygii hore soo furtey 😂

  • @daggankitchen7355
    @daggankitchen7355 Год назад

    Kimchi waaye waa chinese salad spices lagu daray oo lakhamiiriyay

  • @quenziman79
    @quenziman79 Год назад

    qof ajaaniib iga ah waaba ka cabsadaaa zbbta ma ogi wa fulaynimo uma leena😅😅😅