Isku mid ban nahay hodaneey aniba best freind malihi gurigayga ninkayga wax barashadayda uun ban udhexeeya Qisadana waa na cajabisay cid walpa aminaadeedu Ma fiicna salaama my sister🥰
Wax fudud ay ku dishey😭Dadka qaar meel fog kama fekeraan.Dadka qaar sabar maleh.Dadka qaar naxariista ku yar.Dadka qaar damiir male.Sidaas darteed is ilaaliya alle na barya ka magan gala sharta umadiisa waalan.
Hooyadi diidaneyd in ay owlaad kale u dhasho Ninki daacada u ahaa gabadheena lasoo koriyay hada sow gablan maahan Ilaah ayaa ku imtixaanay didmadi ubadka
Hodaney iney diiini tahay ma hubo laakiin Soomaaliya marka ilmaha dugsi Qur'anka la geynayo waa inuu dhegtiisa soo qabtaa marka hore si loo ogaado inuu gaaray wax barasho marka Itoobiya kaliya maaha.
Imika sidaan Qisooyinkaga udawado ma aaminsani wax Best friend inu jiro😢 intii ila mida Like sara 👍
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😥
Salalaahu caleyhi wasalam ❤ scw ❤scw❤scw ❤scw ❤scw❤scw❤
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Salalaahu caleeyhi wasalam..❤❤❤❤❤
Scw❤
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
Isku mid ban nahay hodaneey aniba best freind malihi gurigayga ninkayga wax barashadayda uun ban udhexeeya
Qisadana waa na cajabisay cid walpa aminaadeedu Ma fiicna salaama my sister🥰
Haa apaayo naag zxp maleh gurigaaga ka adkow 😢❤😊
badanaa gabadh aad ka nolol wanaagsantahay markaad saxiib ka dhigato wey adagtahay ineey daacad Kuu noqoto😢
Taas ayaa dhab ah, qaasatan waqtiga hada la joogo oo umadii iimaan la' dahay.
Alhamullah aniga saxibaday waa walashay macan wlhi saxib kale malihi alle ha ii xafido aamiin Aamiin yaarabi 🤲🏾
Yada qalpigeda kama war aheysid😅
Wax fudud ay ku dishey😭Dadka qaar meel fog kama fekeraan.Dadka qaar sabar maleh.Dadka qaar naxariista ku yar.Dadka qaar damiir male.Sidaas darteed is ilaaliya alle na barya ka magan gala sharta umadiisa waalan.
Yaa la Amina watase😢😢
Subxanalah bini adam ka hada jira wlhi qalbi gii adkaaday inalilah😭😭😭
Hodaneey anaa kula mida dadka huraan ka aaminaa ilaahay ha ku xifdiyo qof waangsan ayaad tahay ❤❤❤
Maskinada ayada xita wey shakisaneyd lkn wadkeda ba wady 😢
Saaxiib majiro aniga saaxiib meesheeda ay ku salaamatahay
Subxanllah calosha ayaa i xanuuntey 😢😢
Adiga sidan ku jclhy qiyas ma leh waa iga farxisay guriga qofka igu wehliya thy ❤❤ thanks hodantyda
Asc walaasheey hodan online Mahad sanid sheekooyinka iyo qisooyinka aad Nala malwalba qeebsato alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad alle haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa keep going my sister hodan online you doing great work mahad sanid walaasheey hodan online
Hodan qurux waa gabada kilix ee qisowyin keda an idhafin ...love you habibti ❤❤❤
3 days😢😳😳zupxanallah 💔
Ale Yarxamak 🤲
Mahadsanid qalbiyey❤ maskaxdena waxbad ka korisaa hbti qisasku wa cibro qadasho
Ba hoodan waan ku jacalayi B 😅❤
WAAXAN AHAY ARDY DUGSI SARE WAXAN JECLAN LAHA INA I NOQOTID MACALI MAD PHYSICS ❤❤❤
qof adka nolol ficantahay waliga hala saxiibin inu dacad ku noqda wax fudud maha illahay nama tuso waxaso kale
Qisada dilka aasiyo iyo cali oo America 🇺🇸 plz noo soo duub
Waa mahadsantahay
Horey uu soco wll
Hodeneey byo Mahadasanid 😊
Ha hodoney bar bn u naqan aniga wxn ku leyahay wajiga
Masallah 🎉
❤❤❤❤❤ 20:00
Maanta waad dadaashay❤❤❤❤❤
Saaaxiib❌
Siriq✅🥲
Illhy ha u naxaristo. Tankale qofku haduu naxaris ku soo kurin waxba uma naxaristo. 😂😂
Asxaabey walaasheena like usaara waadatiine usaara wlasheena plz😢😢❤❤😊
Gabartaan hooyadeedna deyn bey xabsi ugu jirta ayadina deyn baa lagu dilay 😢
Wa bar
naag zhq ah ha u tusina😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢
Hodaney masaridu shaw waa horror caadiyaaa bisinka
Sida zhp daacada lgu helaa wey adag thy wkhtigan Naftaadu zhp hakuugu filnaato hblo
Masha allh hodaney
Thanks ❤ my Queen 👸 💖
Hooyadi diidaneyd in ay owlaad kale u dhasho Ninki daacada u ahaa gabadheena lasoo koriyay hada sow gablan maahan
Ilaah ayaa ku imtixaanay didmadi ubadka
Walaaley hodaney ani waa yaabanahay channelkaan 375k maa dhaafo miyaa maalin kasta waa fiiriyaa
Wcs my Queen abaayo hodaneey aadbaan kuu salaamay inbadan
Ana ugu horeyà
Habaryar wan kusalaamey❤
Salam ma jolie ❤
I missed qisoyinkaga abayo
Asc wll hodaney horey usoco
Sababta saxip u laheyn 😢
Hodaney ku jclhy xbbti❤❤❤
Asc mamo❤
Saxibada qaar shartooda allah na mootiyo ani malinba midbaan love ku ahay aaqirka way i dhameen donan😅😅
Abaayo naag zxp maleh inteey God kugu Ridin ammaan sii😢❤❤❤
@@Cabdi-e2k Isha allah wa is kaga haraa
Anaa waxaan dhamay tirsaty 7:39 subaxnimo cajiib😅
Haa bar lee unaqana
Masar waa magalo lagu baay 😂
Wadan lagu ba,ay
Asc wrx wbr sethay abyo hodan online family aad Baan kuu xeranahy aaway qisada dilka jamaal qashuqi
Ugu dampen prt2 san usugaye le hodaney adi io carurtadapa alle haidin wada xfido❤😊
5:5 baari ma ahaa waa baaaar ani waa qawa waliba wax badan
Acuudu bilaa waa dad xunxun alle inaguma keeno
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I like it how to says (akhas)😅😅😅😅😅😅😅😅
❤❤❤
Hodaney abaayo ilove you ❤❤❤
Wad nagasogarbaxdaay hodaney
Mazar dadka ku nool dad cun waaye 😂
Bar ayaan dhahnaa anaga
Same si fudud dadka ku aamina kaga darankee waa asxaab badnhy
No Best friend
First one ☝️ ❤
Hodaneey saaxiibadeey aa ugu faanaa please reply iisoo gal macaaneey ❤❤😢
Saxiibtinamada ma wada xuma wlhi anigaba close friend waan leeyahay habeen ceeb iskama sheegin habeen ismanan xumayn waligen gadaashen iskama xaman she’s like my sister saxiibada qaar waa nimco qaarna wa jahanaba😢
Laga yaba inay dacadnimadu kali kgu tahay ana mid zxip an ahayn oon ku kalsona tii iga racday alle og
Hodaneey aniba 16 first year of university bilabey
Waligay gabar lama xasibin wlhy kaliya family gayga
How come ayaad u aminta dadka adoo waxaas oqisa soo arkay anago ku dawano kaliya wax badan ka barane oon cidnaba aminin
Mashallah hodaaney u are the best RUclipsr and u are beautiful abaayo ❤❤❤
Oo maxad noga qarsanay miyan cuunayna
Dadka lama aamino been mahan lkn
Ani sxb aan ka waynahy
wallshy oo kale ah baan leeyahy 9sana sxbo alle dartiisana ku walalownay ❤ alle ha iidayo
Thank you❤😊
Wlaaley ba daas maxay ka dhigan thy barigii hore kuguma aqoone
Hada 100 dolor waa 3700 ganey
Anaga hata tuktuk aan daxna hadan rer Gariss
Bar Cadna weyjirta
Hada boqol doollar xitaa ma dhamo
0 glass hhhhhhhhhh anaga waxaan u naqaana uulo from somaliland 😂😂😂😂
Qof la amine karo majirto sheydaan ayaa karaayay
Yaab wax walba aniga sidan wajigaga iskaga qariya hadaba
Adi yaa kuyiri daawo edeb daranidaa runta wax kuusheega weydey waana caadi iney gabar gar kale kamasayrto🖕🤮😏😅
Baar ayan uu aqama
Hodan bbbb ku jirta😅😅😅😅😅
Mida foosha xun miya ayah ah baalayo kugu dhacday dheh
Hodaney iney diiini tahay ma hubo laakiin Soomaaliya marka ilmaha dugsi Qur'anka la geynayo waa inuu dhegtiisa soo qabtaa marka hore si loo ogaado inuu gaaray wax barasho marka Itoobiya kaliya maaha.
😂😂😂
😂🎉
Aad aye umurogo badan tahay
Aniga waxe ilatahay cuqubada habarta iyo gabadheda ku dhacdey waxe kaso raacday ninkii wanagsanaa oo 10 sano cumrigisa lumisay oo use gareesay una diiday in ilmihisa qado asina cunugta la koriyo,sababtana ey tahay cunugta.
Hada ayadii jeel, gabadhina meel xun ku dhimato
Adunkan nabsi laiska galaya
❤❤❤❤❤