HOOYO LABO LABA II HEEYSO💔😭1 KILO O MILIX AYE SIISEY😭CARBAHA IYO ANIBA WALA OOYNEY QISADAN😭😭😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 134

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +46

    Qisooyinka carabaha ayaa ka Xamaasad badan kuwa USA & Yurub😊waliba Masar ban aad ujeclahay❤

    • @HibomaxamedAzmed1212-jz3vy
      @HibomaxamedAzmed1212-jz3vy Год назад +5

      Reer galbeedka shidn wlhi😂😂😢❤

    • @NaimaMohamedAli
      @NaimaMohamedAli Год назад +2

      Reer galbeedka qibrad baa laga faaidaya lkn kuwa carabta ka dhaca waa wx soo laalabta badanaa eedo cunug dishay io wx la mida

    • @saedmohamed8230
      @saedmohamed8230 Год назад

      ku wa si waa maxar😂

    • @qisaskadunida
      @qisaskadunida Год назад

      ​@@HibomaxamedAzmed1212-jz3vychanelkyga kaso dawo qiso wiil yar uk ka dhacday

  • @najmonajmo9217
    @najmonajmo9217 Год назад +4

    NAGA TASHATY TAG TAY TILAB SATAY HODAN ONLINE ❤❤

  • @zahidaxubbi1147
    @zahidaxubbi1147 Год назад +3

    17:02 hodanay ان كيدكن عظيم waaye aayada quraanka❤

  • @bmk111
    @bmk111 Год назад +5

    Hodan part two maa kuu bixiyaa sheekada Hal qeeyb nooga dhig 😂

  • @AyanYuusuf
    @AyanYuusuf Год назад +8

    Asxaapta iso duceya plz aabeheyga xabsi iga jiro asigana hooyo iyo aabe I ahay😭🤲

    • @maryammohmod
      @maryammohmod Год назад

      Abayo ilahy ka kaso saro xabsiga hana idinka dhigo kuwo isku wari isla faraxsan

    • @xayaadmalpohmalpoh635
      @xayaadmalpohmalpoh635 Год назад

      Alah haka soo saaro wllo insha alah khayir ku dhaamaan ❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 Год назад +3

    Asc walaasheey hodan online waan mahadsanid walaasheey video yaasha iyo qisooyinka sheekooyinka fiican aad marwalba naka qeebsado alle hakaa siiyo ajir iyo xasnaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey hodan keep going my sister hodan you doing great work thank you again mahadsanid markale walaasheey guulayso waligaa walaasheey hodan

  • @najmonajmo9217
    @najmonajmo9217 Год назад +2

    SHAQSIGA KALIYA E UKAL XIRAN TAHY UK 🇬🇧 ❤❤

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli Год назад +4

    Gaal io muslimba ninka hadu naagta furo mxu ilmaha naagtu qabo ama asiga gabadha la dhalatay ugu geyaan meey hooyadood u dhafaan caruurta😢 wllhi wx jira hooyooyin bahdil io nalol xanuun ugu nool ilmaheeda dartood ayadoo ka cabsaneeysa ninkeey la nooshahay hadeey iska furto ineey ilmeheeda rafaaadaan oo maskaxda laga dilo😢

    • @hoodokali5725
      @hoodokali5725 Год назад +2

      Wlhi waa runta ragu intey is leeyihiin naagta furtey ku xumee ayey caruurtoda meelxun dhigaan 😢😢

    • @NaimaMohamedAli
      @NaimaMohamedAli Год назад

      @@hoodokali5725 haa
      Allaha soo hadeeyo

    • @muunaali9672
      @muunaali9672 Год назад

      Wey jiran hooyoyin nolol aad u xun ku jiraa awlaadoda dartod alle how gargaro lkn waa yaab hooyo ilmedada dayacaysa dhibkasta ku korso udhabar adagay haban ha qadan haben ha cunan waxad qabto hakula qaban yaaney naag qayarkayi ilamahag gumaysan kan dhibatayn

  • @ubahyusufshirdon1009
    @ubahyusufshirdon1009 Год назад +2

    Asc walaalay waan kudaawadaa hadans codkaaga waa gaaban yahay mida kalena sheekada aad wadid haka bixin si aan laguugu caajisin hore u soco quruxeey😊😊😊

  • @ZiiyabintuShabele
    @ZiiyabintuShabele Год назад +1

    Hodan an karsino 1m 🎉asxbtaa wa u qalnta

  • @AishaAxmed-c8e
    @AishaAxmed-c8e Год назад +3

    Hodaney cdyey plz abyo hal vido aakasuga oo mar hore sheegte waa nagihii liveka lagu furaye plz soo dubu😂😢

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 Год назад +2

    Ilaahay ha noo kaa xifdiyo amiin yaa rabi

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 Год назад +2

    Hodaney USA rabnaaa😢😂😂 plz macnto next time qiso USA

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Год назад +4

    Wallahi aduunkan waa cajiib dadka qarkood ilmo la'an ayay yihin meel walbana u maraan sidi ay hal ilmo uun u dhali lahayeen
    Qarna wa turaayaan 😢

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Год назад +1

    Haye way nagu socota qisada quruxey ❤❤❤❤

  • @ZaareNuurseed
    @ZaareNuurseed Год назад +1

    Rol modelkaygaadtahy xupi❤Hodanay

  • @Queenlkram
    @Queenlkram Год назад

    Wan kaa sugeey sis thnkz walhi qisadaad tiktok ayey qabstey aad ayaa ugu xumhy wiilkaaz wixii ku dhacey alle hau naxriisto 😔😭💔

  • @riyaanmohamed3392
    @riyaanmohamed3392 Год назад

    😭😭😭😭😭 I’m sorry walaahi ilmo saqiiir ah. Khaladka ugu weeeen hoyada dhashaa iskaleh

  • @bilanali741
    @bilanali741 Год назад +1

    Asxabey ruweyda style so dawada qisoyin macan ayey so daysa

  • @SundussaciidSundussaciid-pk8vd
    @SundussaciidSundussaciid-pk8vd Год назад +2

    Hodaney Aano casho karinaya kudawanaya qalbiyey 🫀❤

  • @khadraguleed7645
    @khadraguleed7645 Год назад

    Oo waayo hodaney maxaa lagaag xidhayaa markaa.

  • @rayanmed2655
    @rayanmed2655 Год назад

    Hodan quruxey wanku salamey yene kongo

  • @FarxiyonuurDhuubo
    @FarxiyonuurDhuubo Год назад

    Qisadan aydo Hal vedio waxa so dhigay faris canshur

  • @CaraysMaxamed
    @CaraysMaxamed Год назад

    Alla hodaney qeybta kle soo dadaji wyo xalqadan markaa daawAdo tell ka la iga qaadan midkalana xoogow kadib mark HELO AYAAN KAADAAWAN BERI DHAN MASUGI KAREE

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 Год назад

    sheekadan waan dawaday ilma maay didin waxay tiri waxkasta waan kaa tanasilya ilma isii ninka u diiday

  • @aaminojaamac8233
    @aaminojaamac8233 Год назад +1

    Naa hodaneyy waan kula socdaa ❤❤

  • @caaliyaapdirahman
    @caaliyaapdirahman Год назад

    Abyo qisooyinka Pakistan 🇵🇰 ka dhaca nooso gudbi❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Год назад +1

    Hal kilo cusbo aa سبحان الله😢😢

  • @izaha7702
    @izaha7702 Год назад +9

    TikTok ku arkey wlhi I cried for little boy why will someone be like that to innocent kid😢

  • @saidnasfarah
    @saidnasfarah Год назад +1

    Wara Online Part Two Noso Doqso

  • @maxamedyasir178
    @maxamedyasir178 Год назад +1

    Love ❤

  • @najmonajmo9217
    @najmonajmo9217 Год назад +1

    EDO MARKASTA WARABE DADO MAXAY U THY 😢

  • @umuazimmohaaa1095
    @umuazimmohaaa1095 Год назад

    Qalbi adkaa hoyadi musa dashay ee katagti caku nagaha qar😢

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 Год назад

    Wali waxaa sugaynaa qaybtii labaad Saad nagu kala goysay meeshii ugu adkayd hodan ciyaarta naga daa oo dhamaystid sheekada

  • @DrHaniHussein
    @DrHaniHussein Год назад +1

    Hodaney plz reply ii soo gal

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Год назад

    Hey hodoney indr salan ka timi djib 🙌

  • @reemali6728
    @reemali6728 Год назад

    أسلام عليكم ورحمة الله وبركاته اختي خاليه hodan abaayo iiwaran seetahay baryahaan waan maqnaa shaqo ayaan u aaday riyad ee hadaan soo galay maxaa iga danbeeyay iga daba gee

  • @jimaabdi533
    @jimaabdi533 Год назад

    Huuno hodaney prt 2lasoo dhakhso plss😂masugi karne

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Год назад

    Wcs walaashey mcn hodan sharafeey aadbaan kuu salaamay

  • @HibomaxamedAzmed1212-jz3vy
    @HibomaxamedAzmed1212-jz3vy Год назад +1

    Hodaney wlhi waa kujeclhay❤❤😢😊

  • @dahiyomohamud8200
    @dahiyomohamud8200 Год назад

    Masha allaah alle ha ku xafido abaayo mcn❤❤❤

  • @iqraibraahim3195
    @iqraibraahim3195 Год назад +1

    Hodaneey alaab dhaqooya kwrn😂😂❤mhdsnid mcney

    • @Abdishakurshugri
      @Abdishakurshugri Год назад +2

      Alaabta Ha Hilmaamin zxpeY 😂😂

    • @iqraibraahim3195
      @iqraibraahim3195 Год назад

      @@Abdishakurshugri hhh hye wlhi wa jeclehe gabdhan hoosha ku qabsada sxbow

  • @faadumomahamedmahamud4813
    @faadumomahamedmahamud4813 Год назад

    Waasax waa 5 antsanoi hore waxaa badan xanuunkooda laakiin
    Markaa Shanda I sano gaaraan xanuunka wuu yaraadaa ✅🌹

  • @amiishaahmed4755
    @amiishaahmed4755 Год назад

    My role model hodaney online ❤❤❤

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 Год назад +1

    Alx aniga curad keyga 18 ban kaweynhy gabar iga yar 20 kaweynhy ilahow heyga fageyn wx walba o dhaca gabdho ilmahina hal tako yeysan inka tagin nin hadu u ina furo dhexda xiro una xamalo ilahba kula garab galaya

  • @nadali4537
    @nadali4537 Год назад

    Hodaney ilmaha markay soo koraan ayay dhib badan yihiin,
    kuwaga weli waa yar yar yihiin shib iska dheh ilahay haku daayee,
    mrkay 10 jir ka weynadan aa lagu warsanaa

  • @daramafilms7491
    @daramafilms7491 Год назад +1

    👋🏻hi🎉

  • @saedmohamed8230
    @saedmohamed8230 Год назад

    qof kii u gu hureeyay 👍sara

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 Год назад

    Naagaha qaarkood inaan la guursan ayaa fiican jacayl maaha waxaasi ee waa hunguri

  • @iqraibraahim3195
    @iqraibraahim3195 Год назад

    Maqayadan wn jeclhy wlhi ❤😂Allah ku xafido

  • @sisibella6436
    @sisibella6436 Год назад

    Part 2 please hodan quruxey ❤❤❤

  • @neimaalimed-zn9xr
    @neimaalimed-zn9xr Год назад

    Hodan qurux inaaga badal mesha fadhiidi❤❤

  • @kdramalover849
    @kdramalover849 Год назад

    Hodaney abaayo noo so gali qisada حمز مون بيبي

  • @hamdaibrahim5018
    @hamdaibrahim5018 Год назад

    Hodan omar salaan qiimo badan kugu salamay wllshey

  • @ZamzamZamzam-o4d
    @ZamzamZamzam-o4d Год назад

    Asc abayo allaha idin xafido

  • @cudoon311
    @cudoon311 Год назад

    Hodaney mcnto allaha Nika daayo xbbti

  • @achwakhachim4230
    @achwakhachim4230 Год назад

    Am feeling so bad for those inoccent kids no one want them so sad😢

  • @malqeebabaaa4881
    @malqeebabaaa4881 Год назад

    Mcney wankujeclehe qaliye m.a ❤

  • @haboonmohamed6801
    @haboonmohamed6801 Год назад

    Part two meee waan daalaye saan usugyee😢

  • @maxamedyasir178
    @maxamedyasir178 Год назад

    Hi

  • @MuniraJamaal-jx2ye
    @MuniraJamaal-jx2ye Год назад

    Prt 2 la sooo dhaqso please 🥺

  • @naduupark292
    @naduupark292 Год назад

    Hodeney part 2 laso dhakhso❤

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 Год назад

    Masha Allah ❤❤

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 Год назад

    Covid youtube ka dhan waa ku jiraaye maxa lagaga xirin sister

  • @user-bl3js2dc4o
    @user-bl3js2dc4o Год назад

    Mashaa allaH macanto.. Laakiin qisooyinka Bagistaniyiinta iyo Carabta noo soo baddi macanto
    AllaH haku sharfo hana ku xifdiyo adi iyo Awladaada macanto ❤
    Qisooyinka shiinaha soo badi ee qansiirkii 😂😂😂😂😂

  • @user-pz9to9si6e
    @user-pz9to9si6e Год назад

    Kuso dhakhso Hodaneey❤

  • @aliahussein9044
    @aliahussein9044 Год назад

    Part2 lasoo dhaqso abyo

  • @asmamohomed5752
    @asmamohomed5752 11 месяцев назад

    ax soory😢❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    Hodaneey ilmaha qurbaha walee dhibkoodu wuxuu bilaawmaa teenage markey gaaraan intaat gacanta kaheyso dhibmaleh al

  • @aaminojaamac8233
    @aaminojaamac8233 Год назад

    Part 2 please

  • @maymuunhusain3343
    @maymuunhusain3343 Год назад

    Hodane ninka gabadha ku kalifey iney dhiibto markey tidhi ifuur ayoo dhahey ku mu fuurayo hadanad ilmaha isiin😢

  • @CabdiraxmaanSaleeban-k3j
    @CabdiraxmaanSaleeban-k3j Год назад

    Mash allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj

    Mashallah😍🌹🌹🌷🌷

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Год назад

    Eedo isoo korisay Nolol wacan kusoo koray

  • @HooyoMacan-bb8fc
    @HooyoMacan-bb8fc Год назад

    Adu under age ka miyad aminsanatahy mise sidu rasulku inoshegay scw scw inay gabadhu ku qan gadho 13.14.15. Sadexdaba

    • @zuuzbaari7908
      @zuuzbaari7908 Год назад

      15 maxay reer ka ogtahay haday guursato xitaa

    • @HooyoMacan-bb8fc
      @HooyoMacan-bb8fc Год назад

      @@zuuzbaari7908 hadba xiliga ay cadadu ubilabato ama sanadka ay isku aragato ayy qan gadhay mlaha sand cayiman wl

  • @sadiaamir5503
    @sadiaamir5503 Год назад

    Sxby hodaney qisada hanagu kala jarin

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Год назад

    Asc mamo🎉🎉🎉❤❤❤

  • @affio6916
    @affio6916 Год назад

    😢😢😢😢😢

  • @hamdaabdillahi1819
    @hamdaabdillahi1819 Год назад

    Yane hodan indenash

  • @affio6916
    @affio6916 Год назад

    Sometimes people like that exist in society 😢

  • @haneenalhatimkatib7827
    @haneenalhatimkatib7827 Год назад

    Hodane abaayo part two aawe

  • @DrHaniHussein
    @DrHaniHussein Год назад

    Frist person hodan cdy❤

  • @LakiSiciid-yl6yx
    @LakiSiciid-yl6yx 8 месяцев назад +1

    🥹😭😭ax sory

  • @naciimahusseincadaani1697
    @naciimahusseincadaani1697 Год назад

    Hodan kuso dhakhso takale wll

  • @anzalahmed3867
    @anzalahmed3867 Год назад

    1

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    Abaayo cidiyahaan hooyaatehee malaga fiicnoo diiniyan masoo baartay madama xadiistu noo sheegen cidayaha dheer iney fiicneyn sorry don't take a personl

  • @bilanabdi5123
    @bilanabdi5123 Год назад

    Abyo blz codkga no dherey

  • @hodanabdullahiodow5038
    @hodanabdullahiodow5038 Год назад

    Boqorada UK 🇬🇧

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Год назад

    Hodan quruxy waad cayishay 😁

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 Год назад

    Bisinka acuudu bilaa

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 Год назад +1

    ala hodanay qusulaa igu dishe kab iyo caarkeeda ma ahan qore iyo qaaciisa waaye maah maahda 😂

  • @najmomahamed4035
    @najmomahamed4035 Год назад

    Maqrib ku sugoya qisada 😂❤

  • @umucabdullahi6024
    @umucabdullahi6024 Год назад

    Hodanay qisiyinkoo hire iska fiirsadaa😂

  • @qatraqween
    @qatraqween Год назад

    M.a❤

  • @saladoahmedomar8549
    @saladoahmedomar8549 Год назад

    ❤❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Год назад

    Barti 2

  • @ayaanhussin
    @ayaanhussin Год назад

    Waad uu malesa

  • @nasron2715
    @nasron2715 Год назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👑👑

  • @hapoonjama2763
    @hapoonjama2763 Год назад

    😭😪😓😥😢😥

  • @rajwa00000
    @rajwa00000 Год назад

    Codka kor u qaaad