Wiilkaa yar sadex qof baa diley doqontii dhashay ee tuurtat xawayaankii Aabaha u ahaa oo aan u naxayn warna ka hayn iyo mujrimadii silcisay markii danbena nafta ka jartay 😭
Masha Allah sas ahay hoyadey malinke dhimatay abti yal nasiiyay kadibna aba nimo kaman helin😢mantana wan siya waxan awodo hadana maqanac sano xita hada wacdo ka mahelo aba nimo lacag ken ilma jiran iga bilaba wuna igu dhamena 😢ilahey dartis is kaga dayay alxmd
@@shamisali4599 saas waye ilmaha kale ukuleyahay wax uken adi may ka fcnyhn wlhi wan is waydiya marwalba lkn wax lahuba waye mar walbo ilmaha ay walidka dayacan ayaga Lee so mutan O wax karadshan abayo qof walbo kitabkisa ufuran xisabna wa sugesa kaga kudadal xaqa kuleheden ilahba kala xisabtami doono
Abo laan ayaan kuso koray hooyaday ayaa heerka i keentay waligay ma dareemin in qayrkay wax i dheeryihiin alx bishan ayaan qalinjabinaya waanan shaqeeya love you mom😢❤
@@Awhaybe yez wa runtaa xataa ilmahaga markaad hooyadod u daysid kama wel welesid wayo iyadaa jecel oo dhashey lkin markaad naag aan dhalin u geysid mar walba waad Weli weli xataa hurdo ficn helimeysid waxa ka fican adigo hooyadod u daaya wixii aad siin kartid siiya
Ilaahayow wiilkeyga 3 jir waye mudo waxan ku fakirayay in geeyo walashay ama ayeeydi abihis dhashay u geeyo aniga hooyaday way dhimatay ilaahay ha u naxariisto sii aan u taharibo lkn bas waye an isla qadano ama isla wada nolano ina ilmehayga cid aan aniga ahayn kuma amiino ilaahay hano amansado
Aabehu ilmaha Hooyadood ka tagtey ama dhimatey Ma jecla Wuxuu ka jecelyahey kuwa Hooyadood joogta Xitaa hduu koriya Ama Waxbarasho ka bixiyo ama wax oo siiyo Niyad ahaan ayuu u dilaa Oo mental ahaan ayuu ka dhigaa kuwa aan wax qabsan karin ama Doqoma ah AMA fashil ah Oo nolosha ku fashilmey Wxaa dareemi kara qof kusoo korey nololosha hooyo la.aanta ah Ilahow wax ninkeygu dhaley iyo ilmo dantu i badey aanan xumeynin inaa xumeeyo iska daaye booskii hooyonimo ayaan u buuxin lahaa Sidaa u rabay Markan so koreyey in leyla dhaqmo ayan ula dhaqmi lahaa😭🥳
Wllhi waan ka naxay saqiirkaa jirkadhn jariiracyooday hal beebi iijoogo alle iga ma tuso ilxun kufiiriyo taaa hooyo lama dhi hikaro kaana aabe maaha taa saqiiraka saa uga shana alle aduun ka hakuxadaabo
Allaha kui saqiro walaal hamigaaga waad gaari inshalaah hadaa dumar tahay iska guurso hadaa wiil tahey na inshlh isku day inaad xamaalato ood waxbarato sorry magacaaga aan ku wareeray ee Marka hadaaba wax qori karto oo internet isticmaaleyso qaan gaar aa tahay inshlh wax qabso
@@maskiintiialleinaahmed733 I.a abyo gabara ahay lkn marapo xalka dhibkeyga inu noqdo guur marapo cadab kabax mid kle gal lkn I.a wxn rajeynaya ona wadadeda haya Ina isku filnado ilhey tala saranaya🙏
Qalbiga adga bisinke subxanallah 😢Ibini adama qaar shayadina jira ilahay adunka ha uga jaro saqirka dhibkey marisay allah mariyo kan dhalyna nagta ma dhamo wllhi wiilkiza yar nagta uga qiimo badnatay 😢😢
Asc..hodne qisdan in bdna sugye mhadsanid...xpptii...allh una naxriisto musa..😢😢😢sid kle wa aniGa hoydeyda okle anigo piloyin jiro ayey iturte ..walipa wllkey calosha ku jirne way iska so turte...😰adunya wa iska sidan😢😢😰
Wllhi hodonoy wiil iyo gabar dhaly hda wxa ii qorshaysneed inan ka tago meeshi la doono ha lageeye ama rer haloo geeyo ama darbiyada hala seexiyo is lahaa lkn hda hdalkaaga goaankygii ku badaly😟😞😔😓😭😭😭
Wlh plh hodany aniga ku dremi kro sabbto ah hoydey mcn ilhey adun io aqiraba wax yro ciriya xita haiga drensin aniga io wlshey iga yar labadena hablod buu abahen hoyo furay ilmahgna mdonayo bu yiri anh mrkas 2 sano ayan jiry wlshyna markas bey 40ka kujirty hoyaden mcn pa intas nlso ekysisy ani io wlshy pa oo mnta jamcdi wn dhamyny wan shqyna alx noll midi ugu qurxda pdnedna hyden wey nogu jirta inn usi siyadino mahne pal imagine grey xlda muqdisho ka jirto hoyo ann qof u maqnen ee laba gabdhod klged so korsy aydo hablha koritankodana ad ogtihin wlh her markan yaryreyn wxn joogney ey naga maseran cidaha lacgta leh sidan i qurx pdnhy mantanah warkena day pa il io wax dran pey nala dapa tagn yhin abahen na wlgen hoyden xuman nogma shegin hdn ku irahdo pal kwrn sandkan an aniga 23 sano kusi socdo pan parany asiga dhan alx ilhey hoyaden hoygedi jantul firdows ha uga dhigo dunidan hoyo xun io mid fcn pa wa lga arka mrka alx❤
Wiilkaa yar sadex qof baa diley doqontii dhashay ee tuurtat xawayaankii Aabaha u ahaa oo aan u naxayn warna ka hayn iyo mujrimadii silcisay markii danbena nafta ka jartay 😭
Sidaasaa runta saxda aha aamino shegty 😅
Beenta mahan samii😢
Alhamdulillah hooyaa iso korisay bilyan karoon ah Aabehey wadiday inu nabiilo xata manta intuu iyamadu iga suga wax walbo ana xaq ban iska ilalsha mahane naxariis ima gasho waligey inta yara ban dhar ciid waydistay adiga iso dirbu iyiri hooyada way shaqesatahe malinkas baa igu horesay iguna dambesay inta yaraa hooyadey macan abaalkeda jano allaha kadhigo ❤
Hoyo wa lama huran alla ha ino xafido hoyoyinkeyn aad ayan uu jeclahay hoyo macan
😢😢😢😢
Masha Allah sas ahay hoyadey malinke dhimatay abti yal nasiiyay kadibna aba nimo kaman helin😢mantana wan siya waxan awodo hadana maqanac sano xita hada wacdo ka mahelo aba nimo lacag ken ilma jiran iga bilaba wuna igu dhamena 😢ilahey dartis is kaga dayay alxmd
😢
@@shamisali4599 saas waye ilmaha kale ukuleyahay wax uken adi may ka fcnyhn wlhi wan is waydiya marwalba lkn wax lahuba waye mar walbo ilmaha ay walidka dayacan ayaga Lee so mutan O wax karadshan abayo qof walbo kitabkisa ufuran xisabna wa sugesa kaga kudadal xaqa kuleheden ilahba kala xisabtami doono
Hodon mrka qeybaha somenesid party 1 meshi u danbesay ka bilow party 2 😊 Cabaar dhan kuso celisaaa ❤❤❤
Soma ahan
Xasid nimo waye subxanallah 😢😢 walai anabo oyee ina lilahi wa ina ilahi rajicun 😢
Wlhi hodany abayo ani rajo nimo ku so koray alle waxan ka barya kuweyga inay rajo iga noqon 😢
Aamiiin ❤
Allahayo dhamaanteen hanaga dilin oowlaadeyna
Aaàaamiin yarebi xbbti
Abo laan ayaan kuso koray hooyaday ayaa heerka i keentay waligay ma dareemin in qayrkay wax i dheeryihiin alx bishan ayaan qalinjabinaya waanan shaqeeya love you mom😢❤
Rabbiyow hdaad caruur isiineyso Hayga hor qaadin ilaa ay iga maarmaan ama cidna gumeysan karin😭😭😭
Inta naftu igu jirto ilmahayga cid kuma aaminen aan ka ahayn hooyadey mcn nin muxuu tarayaa ilmahayga ka qaalisan😢😢
Exactly aniga wxan aminsanhy caruurta hooyadod wax udhamo malahn ragana wxan Kula talin laha dumarka hadad furtan caruurta udaaya gabdhaha cid kale oo udhamta malahn
@@Awhaybe yez wa runtaa xataa ilmahaga markaad hooyadod u daysid kama wel welesid wayo iyadaa jecel oo dhashey lkin markaad naag aan dhalin u geysid mar walba waad Weli weli xataa hurdo ficn helimeysid waxa ka fican adigo hooyadod u daaya wixii aad siin kartid siiya
@@Awhaybegabadha qisadani iyadaa iknaheeda diiday oo tuurtay😢somalidana kuwo noocaasa jira oo diida ilmaha laakiin waa dhif iyo naadir in hooyo somaliyed ilmaheeda diido waa qaar aad uyar badanka hooyooyinka somaliyeed khasab baa ilmaha looga qaataa😢
Ayada nacday walaaalo
Hooyooyinka qaarna ma fiicno
Ax Curadkayga Ayuu Leeka Ilmahaasi Illahayow Caruurtayda Rajaynimo Habadin Waa Nolol Adag Hooyo La'aantu Aniga Kuso Koray 😭😭
Ninka iyo naagtuba mantel ahaan bay u xanuun sanayeen subxaan allaaah😢😢😢😢😢
Isaga wax dhintay ah wlhi 😢😢😢
Asc walaasheey hodan online waan mahadsanid walaasheey video yaasha iyo qisooyinka sheekooyinka fiican aad marwalba naka qeebsado alle hakaa siiyo ajir iyo xasnaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey hodan keep going my sister hodan you doing great work thank you again mahadsanid markale walaasheey guulayso waligaa walaasheey hodan
Subxanallah, inalilahi waa inaa ilayhii rajucun, taas waa shaydamad biniadam lagaso dhigay subxanallah 😢
Wllhi Aduunyada qoftan oo majoogan illahay qoftan oo kale naguma so adiyo meeshan kuyawaan fadhiya 😢 illahay naxariista nagama qaado
Hodanay eedo ama aayo mawada xuma iniga eedo aabo ayaa ikorisay Allaah ha u naxariisto janadiisana ha ku casuumo AAmiin
Inad qof dishoo waan ognahay denbigeed waxase kasi daran ilmo an iskaa ka celin karin inad dishoo 😢 wayanada wuxuushta ah markay dharagsan yihin waxba ma dilan ilaa iyaago gajoon moyane
Sadex daran ayu alle dheex dhigay ilmaahasi labadi dhalay iyo waxshiyaaf kaleh balse allah waa waydin doona bi'ay denbi qutilaat malinta qimee 😢 caloosha i xanuntay wlhi😢
Hodan Caqliyeey cadawgaaga allaah kuuma jabiyo❤❤habo
Ilaahayow wiilkeyga 3 jir waye mudo waxan ku fakirayay in geeyo walashay ama ayeeydi abihis dhashay u geeyo aniga hooyaday way dhimatay ilaahay ha u naxariisto sii aan u taharibo lkn bas waye an isla qadano ama isla wada nolano ina ilmehayga cid aan aniga ahayn kuma amiino ilaahay hano amansado
Wallaaly haka tagin pls xataa darbi kuwada qada😢
subxanallah acudubillah tasi adunka mey jogtay balayo xasidnimo badan mee dhahdo ilmahaga marabey iga wado asxan maxey sas ugu galeysa cunugani yar saqirka aha yarabi 😭😭😭😭ninka dhalay ayaba xoolo ahaa oo damir lahen kasi aabe uma qalmin balayo helaha tasi nafta ha ladhafiyo saqirka adunka ayee ku cadabtay qumayada xun.
dumarow ilahey kugu cabsada ilmaha yar hada dhashay iyo hadaba dhalin rabi ugu xishoda ilmahani saqirada ah
war ninyahow ilmahaga hoos u firsha rabi ka baqa ilmihina naag aan dhalin ha ku aminin plz hooyadi dhashay udaya mise adinka hesta ilmihina
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Edo xun adunka wey buxan Yaa rabi awlada no xifdi
Aabehu ilmaha Hooyadood ka tagtey ama dhimatey Ma jecla Wuxuu ka jecelyahey kuwa Hooyadood joogta Xitaa hduu koriya Ama Waxbarasho ka bixiyo ama wax oo siiyo Niyad ahaan ayuu u dilaa Oo mental ahaan ayuu ka dhigaa kuwa aan wax qabsan karin ama Doqoma ah AMA fashil ah Oo nolosha ku fashilmey Wxaa dareemi kara qof kusoo korey nololosha hooyo la.aanta ah Ilahow wax ninkeygu dhaley iyo ilmo dantu i badey aanan xumeynin inaa xumeeyo iska daaye booskii hooyonimo ayaan u buuxin lahaa Sidaa u rabay Markan so koreyey in leyla dhaqmo ayan ula dhaqmi lahaa😭🥳
Wllhi waan ka naxay saqiirkaa jirkadhn jariiracyooday hal beebi iijoogo alle iga ma tuso ilxun kufiiriyo taaa hooyo lama dhi hikaro kaana aabe maaha taa saqiiraka saa uga shana alle aduun ka hakuxadaabo
Mahadsanid hodanay waa qiso xanuun badan😢 dumarow ubadkiina haysta wax kasta ood qabtan
Wlhi waa run ilmo hooyadod waxa udhama majiran waa sababta aan xata awladayda cid ugu aamin ayay dhibka aan lasomaray ee ilaa hada kukorinaayo hadana waa ku faraxsaney inan usamro allene tacabkayga igama qasariyo alle haybarkeyo awldadyda mamo alle hydin xafido
Wlhi Ana ku so koray dhibkas wlina wu iheysta waliba ayago nool oo xay ah😢😢ilhey ha ifududeyo wa aduun tane😢
Allaha kui saqiro walaal hamigaaga waad gaari inshalaah hadaa dumar tahay iska guurso hadaa wiil tahey na inshlh isku day inaad xamaalato ood waxbarato sorry magacaaga aan ku wareeray ee
Marka hadaaba wax qori karto oo internet isticmaaleyso qaan gaar aa tahay inshlh wax qabso
@@maskiintiialleinaahmed733 I.a abyo gabara ahay lkn marapo xalka dhibkeyga inu noqdo guur marapo cadab kabax mid kle gal lkn I.a wxn rajeynaya ona wadadeda haya Ina isku filnado ilhey tala saranaya🙏
Sidan u sugayey waaban daalay part3 ugu danbayn wad is keentay mahadsanid ❤
War waa maxay cidiyahayan kuwa sheydaanka aad umaleysid wll isk gur wlhy thank you
Wlh hodaney waa ooye waa qiso emotional ah naagta ilahayna ha ugu jaaseeyo aduunka waxee dhib ininkaa ugeysatay aqirana sidoo kale indha Allan 😢
Qalbiga adga bisinke subxanallah 😢Ibini adama qaar shayadina jira ilahay adunka ha uga jaro saqirka dhibkey marisay allah mariyo kan dhalyna nagta ma dhamo wllhi wiilkiza yar nagta uga qiimo badnatay 😢😢
Alx hooyo mcn isoo korisy aabahyna wuu jooga weligiis kab dacas xitta iima gadin hooyo mcn heer ilaa jamacad ila tiigsaty Allah igama qaado🤲
Subhanallah Rabbi cadabkiiisa kaga aarsay dheh illahankuu baryaye
Alla hodan tnx mcnto wn Sugi la aa wlhi love you qaali dumarey ❤️
Wllhi wan ilmeeyay Qisdan kaliga lama adan murgon hodoney anga dhana ka damqanay dabcan qofkasta oo damiir leh na uu damqanyaa🥹🥹🥹
Masiiiibo alle hakugu rido aan soo raagin axx😢😢😢
Aamiin ilahay qalbi qalayil inagama dhigo
Wlhi lawo qeeb ayan fiirsadi saan mu ku dhamadi ayan isdhahayi shukrna uma cabdiraxman❤LOVE YOU ❤❤
Wllhi waan oyey alxm hooyo day way sokorisay kuway abahay dhalay waligay waxay nage horaysiisaa kuwe abaheen dhalay alxm hooyo sharf iyo gubo nimo leh nadhashay alxm hooyo mcn waan ku jecalahy ilahay igemakaa horwado😢❤
Subxanalah ilahow ilmahena gacan islaamed ha badin 😭😭
Ilaahey xaqa canuga yar haka soo saaro ilaahey ku ciqaab xaasidsanaa subxanalaah
Wlhy hooyaday ayaa sidaa nagu soo korisay aabo la aan iyadoo aabahayo noolyahay alle hanoo daayo hooyo macaan rabi aakhiro iyo aduunba dhib kuma tuso
Hodaney walaal cidiyaha iska bixi. Bisinka. Cambuurka salaada iyo cidiyaha isku meel ma galaan. Ilaahey qeyr haku siiyo
Waa ka xumahay waxa ay ku sameysay saqiirkaas. Naagtaas cadaabta allaha ku fogeeyo
Aabo hooyo edo iyo ehel kuwaasi ma aheen ayeeydoodna illaahay baa ka jeclaadey ee naagta iyo ninka iyagana 2kilo cusba ha la siiyo
Aabahaas waa la weydiin maalinka yowmul qiyaamaha masuuliyada ilmahaas yar yar ee qofkaas arxanka daran qoorta u galeen😢
Aniga kursanaya wali Ilaha mahadisa kadib a ay soo muy estén markay shaqada bila wen Ilaha mahadisa❤
😭😭😭😭😭 ilahayow hooya la aan hana dhigin hablo please caruurtiina ha dayacina😢
Asc..hodne qisdan in bdna sugye mhadsanid...xpptii...allh una naxriisto musa..😢😢😢sid kle wa aniGa hoydeyda okle anigo piloyin jiro ayey iturte ..walipa wllkey calosha ku jirne way iska so turte...😰adunya wa iska sidan😢😢😰
ilaahayow Awlaadeena ha badin qof aan dhalin
Wllhi hodonoy wiil iyo gabar dhaly hda wxa ii qorshaysneed inan ka tago meeshi la doono ha lageeye ama rer haloo geeyo ama darbiyada hala seexiyo is lahaa lkn hda hdalkaaga goaankygii ku badaly😟😞😔😓😭😭😭
Abyo haga tagin ilmahaga baahi kasto u shaqey waxkasto oo aad aragto inshallah waxaan ku rajeynaa nolol qurux guul ❤❤❤💪
Iskahayso wllo wixidono hakusogadhe ada gushaku danbayn insha allah qaali ilaahay bari ilahay hakasaro dhibta daremaysid❤
@@ifraahcige5750 hye abaayo shaqo kher qabta in ilahy i siiyo iigu zoo duceeya
abayo ilhy hakula koriyo ilamahada xata darbiyada lajifo hadad wax kale waydo
Weliga haku fakarin ina tuurto ilmahaga waa hadiyad Alle kusiiyey dadkuna mawada haystaane dhexda uxidho udhabar adeeg gaajo iyo afxumo intaba ugu samir gabdhoow ragu gacal mahee gacal aya laga helaa oo ilmaha ah ee adkeysta anigu waxan haysta Hal cunug o xanusan o baraleys iga ah Alle haiicafiyee mar walba waxan kuducayata inan Rabi iga hormarin o usaan nakala qaadin illahow isukaya daa oo samir io xoog anku korsado isii yarabi 🤲🤲🤲🤲
Qisadan camal xanokenin wasexan wayey hooya ahay😭😭😭😭😭😭😭
Alla naagtasi xumydaa inkaar alle ku rid maxay ilmaha yar sas ugu gashay 😭😭😭
Ax ilahayow ilmo ha i tusin meel lagu dhibaayo 😭😭😭😭😭😭
Waligeey comment kuuma soo qorin cos of this story 😥 Ereyga kelia ka'ilmeeyaay hooyo ereyga hooyo 😭
Hodaney nabarada ha na damqin wlhi xaalkaas waan soo arkey😢😢
Hooyaday dhahda hooya yaanu ku ilaysan sii u qabo waa abaaha wan naxaa markaa xasuusto sidaa igu korisay alhamdulillah 😭😭😭
Inuu awlaad salaxa ilahay isiiyo igu duceeya muslimo
Hodan Ani RUclips kaga malinka10k maresay ilaa hada waankula soday abyo plz waxa nagadeeysa qisada shekoyinka Soo dhexgalinesid warka kuso dhex saxusanesid toos qisada uabaar mowduuc kale hagalin ABA wlh qisadan madaxa igu xanunay saa igu kala jaresay
Abaayo taladaa aad iyo aa ugu faraxsanahy allaha haku sharafo oo ladana hanala koriyo
Asc hodon naagtaas dowlada diil maku xakuntaay soo sheeg walaal iyo ninka waxuu sameeyay oo ficil ah
Wlh plh hodany aniga ku dremi kro sabbto ah hoydey mcn ilhey adun io aqiraba wax yro ciriya xita haiga drensin aniga io wlshey iga yar labadena hablod buu abahen hoyo furay ilmahgna mdonayo bu yiri anh mrkas 2 sano ayan jiry wlshyna markas bey 40ka kujirty hoyaden mcn pa intas nlso ekysisy ani io wlshy pa oo mnta jamcdi wn dhamyny wan shqyna alx noll midi ugu qurxda pdnedna hyden wey nogu jirta inn usi siyadino mahne pal imagine grey xlda muqdisho ka jirto hoyo ann qof u maqnen ee laba gabdhod klged so korsy aydo hablha koritankodana ad ogtihin wlh her markan yaryreyn wxn joogney ey naga maseran cidaha lacgta leh sidan i qurx pdnhy mantanah warkena day pa il io wax dran pey nala dapa tagn yhin abahen na wlgen hoyden xuman nogma shegin hdn ku irahdo pal kwrn sandkan an aniga 23 sano kusi socdo pan parany asiga dhan alx ilhey hoyaden hoygedi jantul firdows ha uga dhigo dunidan hoyo xun io mid fcn pa wa lga arka mrka alx❤
Subxanallah eedo bilaa naxariis
Qisadan maalintaydii bay iga xumaysay hodaneey😭😭😭😭😭😭😭
Every child Deserves a parent but
Not Every Parent Deserves a child😢
Naagta dishay canuga wxaq kasi xun Kan aabaha u ah wa duli qeyra masuul ah😢
والله بعد الناس ما عنده احساس يارب ثبت قلوبنا 😭 wlhi wn ooyay hodaney
Wlhi waa ilmeeuay 😢hooyo waa lalaboonaya😢😭😭😭💪💔💔
Wlhi cunugas quruxda bdn o maskin ka ah waxa sbbta u aha hooyadi dhashay me iska hysato carurteda sacan kama dhimn lahy 😢
What kind of mother is she? Subhanallah 😢
Abaayo qisooyinka hadee macquul tahay hal video nooga dhig aad beey noogu dheer dheer yihiin. Mahadsanid
Wlhi ilmo kulul Aaya iga timaday 😢😭😭😭😭😭
Allaha ha u naxariisto Aamiin yaaaaa Allaha I am so sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Part 4 😢noso sheeg halkey ku danbeso
Ilamahygq inaan dayceen hooyo abo kasta uma qalmaan wlhi in hooyo la dhaho ilamhaas akhiro wax lgu odhan danbigu lgu dileY🥺🥺😥
Hodaneyy cadnan saydid Qisadisi xagay ku danbaysayy nala sowadag plz
Wlhi wa ilmeyay 😭😭ilmaha aabaha dhayalsaday 😭😭😭💔
Imisajer ban egay inasogalisay mahadsanid hodaney qaali ❤❤
Walahey hodan xagay kudanbeysey hooyadi dhashey cunuga?
Maasha allaah my abaayo hodaneey aadbaan kuu salaamay inbadan
Warunteed Aabahiis ma daneyneyn sas darteed waye
Marka Aabihiba dilay😢😢😢
Wlhi wan ilmeyy wiil kayga oo aan lega ku hayo ayaan eegay wlhi ax ax alle igama horaysiiyo wlhi calosha ihurtay hodaneey cawa
Jazakallahu khyra wanada ad uso gudbisay hawenkena
Subxnlh xasidsana nagtu rabiyow ilmahayga rajonimo habidin😭😭
Dibka wa abaha subxnllah 😭😭😭
My queen
Lamayabayi iley waa iska sidaas hadii ilahey naxarista kaqado wasidaas fircownba rabinimu sheektay tanuna waa fircownad qof normal ma ahan qoftaan adunkanan waxa lajoga malmayar kadibna illaha lahor istakaa
Thanks hodan diamond
Tasa musiimo iyo calaamo dag dag ah allaha ku rido I.a🤲🥺🥺🥺
Maskiin xanuun badanaa 💔💔😢 😭😭😭
Eedo Araxan laay waaye allah ku cadaab
Hodoney wàa oye wlh caloshaa I xanuntay 😢😢😢😢
Masha allah allaha ku xifdiyo qali dumar ❤
One day she will face Allah swt😢😢😢
alle arxan daranaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 alle aduunka ku cadaab taas
Alxm hooyaday dhaxday noo xidhatay aabo intuu iska guursaday anago yaryar oo 7 ilmoda maantana waa wada guursanay hooyana waay noo raxaysanaysa aabo maantana wlhi isaga noo baahan anaga still waa gacan qabana waxkasto tahay waa abo
Illaahow taasookale umada kaqabo yaarabi
Subhaanallaaaah allow ubadkena cimri an ku korsano nasiiii nin naxaris male Subhaanallaaaah so sad 😭
Subxana Allah 😢😢😢😢😢 ilahow unaxariso saqirka...inta diwateysan ugargar
Arxan dara qoftu bisinkeee wuxu miyaan islam ahyn ax ax😢😭😭😭😭😭😭😭
Asc walshay hodaney wisoyinka sida u xanunka badan wllshey iska da wayo wlhi waxano kale xanun aya laga qada 😭
Rabiyoow la dilaa naagta arxan laaydaa aabahane hala dacweyo waa nacasee nala soo wadaag meshey ku dambeysy qisadan xanunka leh Hodoney cunaga waxba ma galabsan lakn aabahii baa doqon cml eh sababay dhimashada cunuga yar.yaahuu dheh jaceylne kaa lama dhahee waa nacasnimo waan kula ooyey hodoney ax ninku nacasanaa sumxaanallaah
wlhi waa run hodaney nin legu daray oo waalidka isiyen baasaa igaly walac baakunacay ifurnan kudhahy markasu idhahay ani madhalin canugaha alx hada waa 3sano jir markasu dhahaa itus an arko mana aqaano wxm ugu jawaabo
Ax subxanallah xasidsana😢😢😢