Cabdi Tahliil Heestii | Jacayladan Waalida ah | Lyrics - Mudug Boy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 15

  • @Ibrahim-kf3jl
    @Ibrahim-kf3jl 10 месяцев назад +12

    Alayaraxma fananka qaranka, Abdi tahlil. Kabanka iyo codka are all another level

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 9 дней назад +1

    Nin iyo Waagii
    Dorraad ruuxii wacnaa
    Lixaad waafiya lahaa
    Waayeelnimada cuneysa
    Quruxda u wanaagsanaa
    Wajigu wuu duumaywa
    Xubnuhu way wiiqmayaan
    Xoog waa laga waayayaa

  • @faysalmohmed1519
    @faysalmohmed1519 27 дней назад +1

    Allaah yarxamu raaximiin c.tahliil warsame

  • @GEEDIMALABLENUURKA
    @GEEDIMALABLENUURKA 22 дня назад

    Allah yarxamak mudane c/dahaliil warsame ❤❤❤❤❤❤

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 10 месяцев назад +9

    Waayuhu wxu kenaya
    Dunida farax iyo walaac
    Cod waa dhaaafay kan
    Allah haunaxariiisto
    Rajo badan in Baidoa
    8th Jan 2024

  • @abdirahimmohamedabdulahi8038
    @abdirahimmohamedabdulahi8038 3 месяца назад +1

    fiid aad iigu qurux badan 12/8/2024 ayaa ku dhageysanayaa dalka Sweden heest iyo bar Abdi tahlil Allaha janeeyo

  • @XaqeeyTagi94
    @XaqeeyTagi94 3 месяца назад +1

    Illahoow kuunaxariiso amiin.

  • @yuusufabdiomar608
    @yuusufabdiomar608 7 месяцев назад

    Waaaw yaa salam ax ya hees ❤❤❤ alaha ku naxaristo

  • @kamela775
    @kamela775 3 месяца назад

    26/7/2024 alle ha naxariisto fanan qaaliya hees xikmadle

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 9 месяцев назад +1

    Raxmaanku hakuu naxariisto

  • @RamlaCabdullahi
    @RamlaCabdullahi 2 месяца назад

    1/9/2024 saacaduna tahay /12:24 ban dhgaysanaya

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 9 месяцев назад +2

    Waxaan Dhageeysanayaa 8/2/2024
    Saacaduna Waa 1.18 am Xiliga Geeska Africa
    Waxaan Ku Dhageeysanooyaa Xariirteeyda Kor Keeda
    Wiilkii Gabadhii Israbana Taariiqdoodaa Wataa
    Jaceyladan Waalidaa Yee Jaceylkoodaa Kaweyn😂😂😂😂

    • @ishakmohamed96
      @ishakmohamed96 4 месяца назад +2

      Waxaan dhagaysanayaa 15/6/2024 sacaadu wa 12:52pm victoria British columbia canada 🇨🇦 oo kamida melaha ugu danbeya dunida ee qoraxdu udhacdo ✅heestaan waxan ku dhagaysan jiray xabsiyada tunisia 🇹🇳 libiya oo kamida 21 wadan oo an dunida kuso noladay heesaha xasuusta badana waxay i xasuusiyaan ragii meel ixun ilamary kuwa dhintay iyo kuwa noolba
      Da’daydu wa 29 kubarta 🧑‍✈️ pilot Vancouver college salama sxb

  • @AhmedKhadar-q4s
    @AhmedKhadar-q4s 3 месяца назад

    Aun

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 10 месяцев назад

    Ilaahay.hawnaxariisto.c.tahliil.heestan.xigmadbaa.kuduugan.waano.ah