Dowladda Urdun Maxaa Waalay?! | Bariga Dhexe | Dagaalka Iiraan & Israa'iil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 апр 2024
  • Dowladda Urdun Maxaa Waalay?! | Bariga Dhexe | Dagaalka Iiraan & Israa'iil

Комментарии • 45

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 месяца назад +5

    Ali narta haku fagiyo bogrka urdun iyo madxdisa dabo dhilfkah amiin amiin

  • @JuweriyahHassan
    @JuweriyahHassan 2 месяца назад +3

    Dar ilahay ban ku jeclaatey walal asxaabta iyo taabiciyinta ino wad qisaskoodi ama suwarkoodi 😢❤
    Misaanka xasanaad ilahay hkugu darrrree

  • @JaabirMohamed-zx5oj
    @JaabirMohamed-zx5oj 2 месяца назад +1

    Jordan 🇯🇴 eeey eey dhashay weeye

  • @AmiinyareAli-qx3dh
    @AmiinyareAli-qx3dh 2 месяца назад +1

    Mahad sanid malin kasta muuqal soo gali wll ado mahad san sii aad hore ugu socoto❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 месяца назад +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @amincaraalechannel
      @amincaraalechannel 2 месяца назад

      Waa kuu saaray guulayso Aabo somaiyed ana iisaar Subscribed ka Mahad sanid ❤🎉

  • @DakaneAbdi-jr4tz
    @DakaneAbdi-jr4tz 2 месяца назад +2

    Urdun oo ah dhul barakaysan iyo dhulkii anmbiyada sidee ruux muslim sheeganayo uga difaaci karaa dahana cadawga ILAAHAY oo ah kuwa saqiirada ku leynaya BAYTUL MAQDIS iyo hareerihiisa.

  • @warsamejirde2213
    @warsamejirde2213 2 месяца назад +2

    Wadrcy😊

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re 2 месяца назад +3

    Urdun ilaahay nacladiisa kuyaal inshalah

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 2 месяца назад +1

    Isoo duceya😢

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 2 месяца назад

    ❤our channel

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 2 месяца назад +2

    Urdun Navas aqli liita yahuu

  • @MohamedJimcaale-jh4mp
    @MohamedJimcaale-jh4mp 2 месяца назад +2

    Dowladaha carbeyd amar kudhacay wllhi

  • @Nuurmaanka
    @Nuurmaanka 2 месяца назад +2

    Mudane iiran Waa beenta bariga dhaxee

  • @hassanwaberie2131
    @hassanwaberie2131 2 месяца назад +1

    Jordan waa qaldaan tahay 100

  • @AymedOmer
    @AymedOmer 2 месяца назад +2

    Urdun wa dabadhilifka israiill

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i 2 месяца назад +2

    😊

  • @farduusmohamed2125
    @farduusmohamed2125 2 месяца назад +2

    First one pin🎉❤

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 2 месяца назад +1

    Slamka waxa ay ubahan yihin hoogamiye horkaca oo dacada

  • @MasiLifa-gx7du
    @MasiLifa-gx7du 2 месяца назад +1

    SomLi wa dad walan..carabti ayaga isku dhagan anagu maxa naga galay flastin😊

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад +3

    Urdun waxay cadeysatay in aysan aheen Dowlad Islaam

  • @armeyz
    @armeyz 2 месяца назад +2

    Israel 🇮🇱 jordan 🇯🇴 UAE 🇦🇪 waa sadex safaaradood oo reegalbeedku bariga dhexe dhigteen

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 2 месяца назад +2

    Hotan urdun ma gaal.yuhuudi ah ayaa xukuma

  • @Mubaarigmooge
    @Mubaarigmooge 2 месяца назад +2

    Urdun waa daba dhilif ayuunbay odhan karnaa kuwaas oo laga taageerayo Israa’iil

  • @SamatarmahamuudSamatar
    @SamatarmahamuudSamatar 2 месяца назад +2

    Siyasadu wa been run lo badaly Aragtidaydu argta waxbakmajiran

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 2 месяца назад +3

    Dagaalka 3aad ee dunida isku diyaariya😂

    • @axmedmaxamef675
      @axmedmaxamef675 2 месяца назад +2

      Si dagdaga waliba waa in laiskugu diyaariyaa dagaalka 3aad ee aduunka liibaanaw mach of the mach cayaartu weeye hadda laakin fiinaalka waynu sugaynaaa

    • @liibaanfagadhe
      @liibaanfagadhe 2 месяца назад +1

      @@axmedmaxamef675 haa😅👍

  • @Samuraistream-p
    @Samuraistream-p 2 месяца назад +1

    Urdun plan b wye wxba ku dhici doona😂😂

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 2 месяца назад +2

    Iiraan waxay samaysay aar gudasho

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 месяца назад +1

    Daba dhilifnimo ayaa waashay urdun balse jawaab ayey heli doontaaa

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 месяца назад +2

    Urdun Nacalad Korkeeda Ha Ahaato

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 2 месяца назад +2

    Urdun waxay tageero u tahay sababto waxay qabatay gantaalihii ku socday Israel
    Waa fikirkayga

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 2 месяца назад +1

    Urdun maxay rabtaa?illaa hadda cid og malaha laakiinse waxay u badan tahay in cabsi u geysey

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 2 месяца назад

    Hada waxa la inaga dhadhicinayaa urdun
    Wxy dufacaysaa yuhuuda
    Lkn rer falastiin xitaa biyo iny siyaan wy owodi wayen ?
    Wataa carabi maha urdun kaliya ????

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад +2

    Cid Alle ciddii isreal lasafan oo iirana ka soo horjeeda islaam ma ahan waa munaafiqiin

  • @abdiramanyusuf9545
    @abdiramanyusuf9545 2 месяца назад +1

    Waa wado gaalo ha dhagaysan reer galbeed urdum waa damiir laawayaal. Utdum waa awlaadii israel

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 2 месяца назад +3

    Urdun xaq bey uleedahy inee hawadeeda difaacato labada dhinac blse hadey israil so fasaxan halisku darao qalaas😂😢

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 2 месяца назад +2

    Urdun waxy tiri anaga israil iyo iran midna ma ogolin iny hawayda isticmaalan

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed563 2 месяца назад +3

    Waligodba yuhudi ma sheegto khasaraha soo gadha sababto ah xamas oo ciidamadi yuhuda oo ay dhameyen xamas waxaay sheegan laba naga dhawacan ayey yidhahan oo ciidanka kala yacii hqday sheegan yuhudi