Deg Deg Itoobiya Oo Xoog Kula Wareegayso Badda Somalia, RW Xamse Oo Bahdilay Muuse Biixi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 54

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 месяца назад +3

    Somalia 🇸🇴 Alaaha unaxaristo .wax badbadina malahan Alaaha naga qabto

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 месяца назад +4

    Hadii Xeylasalase Itoobiya La Dardarmay Soomaliyana Madaxwynahodi Aadan Cabdule Ayaa La Dardarmay Oo Yiri Itoobiya Welligin Iska Celiya

  • @AbdikhalifHaji
    @AbdikhalifHaji 3 месяца назад +7

    Muuse Biixi wuxuu Ethiopia ka hub iyo ciidan uu ku qabsado Laascaanood. Sababtaas ayuu u bixinayaa badda.

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 3 месяца назад

      Somalia oo dhan ayaanu Qabsan karnaa

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 3 месяца назад

    Wel come

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 3 месяца назад +2

    1964 raggii ethiopia u diiday iney berbero qabsadaan.12.000 oo uu watay general Aman and andon saraakiishii celisay oo jebiyey 1G.le Salaad gabayare 2 g.le Abuukar gacal muudeey iyo g.le doonyaale 1964 ayey derejedaas wadeen raggaas ala ha u naxariistee taariikhda la qariyey weeye

  • @Rocco-v7h
    @Rocco-v7h 3 месяца назад +1

    Jabka ugu weyn somalia waa inaa is-necebnahay

  • @HassanAbdilahi-qi5qi
    @HassanAbdilahi-qi5qi 3 месяца назад

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 месяца назад

    Hadii uu xoog kula wareegayo ha soo socda hadii u biyo ka cabayo

  • @FaadumoMaxamed-mt2ks
    @FaadumoMaxamed-mt2ks 3 месяца назад

    Wlhy waxaas liska yeeli maayo dhiig lee ku daadayo itobiya canuuftaada dib u cesho ee ahen xabat lee ku sheekeyseena mida kale madaxda 99 iska aamusan waala dhimaa lkn wadankaaga udhimo goobanino ama geeri

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 3 месяца назад

    Ethiopia weligeed waxa laga ilaalinaayay bada Somalia maantana si dhib yar ayaa larabaa in lagusoogeliyo 20km ayaa laga kireeyay baalagusoogelinayaa lkn Ethiopia uma aragto kiro fursad bey u aragtaa

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 3 месяца назад

    Somali nuqsaantan kudhacdey badii ithopiya Kenya imaaraadja kala qaaray

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 месяца назад

    Haddii ay rabto Ethiopia inay qabsato Somalia.
    Somalia maxaay dalkooda ay haysato dhulka ay na haysato ee Ogadeenya.

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 3 месяца назад

    Inaguna haddii aynu nahay Somali, waxaan ICTIRAAFAYNAA JABHADAHA ORAMADA.

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 3 месяца назад

    Haduu boqol goor u saxioxo moose dameer itoobiyo bada somaliya maqaadankarta badse ma u noqonkarta muuse dameer waa in tilaabo dawladda somaliya iyo waxii lamid ah ama figradisa shabaabna waa loo baneeya dariiq ay ugu gudbaan itoobiya

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 3 месяца назад

    Warunta.xanunka.nahhesto.itoba.xasidka.nolowo.warkaga.heladaleh.❤❤❤

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 3 месяца назад

    Beenbadana away Etopi bada la wareeray

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 3 месяца назад

    Itoobiya hadhacdo biyaha somaliya wayo madaxda manta dalka ka arimiso ayaa ka mas,uul ah oo uu agu horeyo xasan bilaash

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 3 месяца назад

    😂😂 wlhi cuntadii ayuu idin diiday waa yaab

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 3 месяца назад

    Mashsdkd sans fil bluetooth 🎉😊😂

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 месяца назад

    VIVA somaliland guul allow dhawr amiin Viva ETHIOPIA down Somalia dhimatey

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 месяца назад

    Garaadlaawow.haye

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 3 месяца назад

    Anaga nagu fasaxa somali nl alshabaab itobiya

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 3 месяца назад

    Muuse biixi arinkiisa ETHOPIA waa kii somali oo dhan halmid qura ku noqon lahey ha keeno ETHOPIA sidii xurnimadii Engiris ayaa u dagalami doona

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 месяца назад

    Maxa been la isku sheegaya ethiopie

  • @Cabdilahixuseen22
    @Cabdilahixuseen22 3 месяца назад

    Anaga wasna

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 3 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @Safia-lx4dx
    @Safia-lx4dx 3 месяца назад

    adan
    wadanka soomaaliyaaleh muusa muusa malihin wadanka soomaaliya xitaa guriga aabihii ayaanu masuulka ahey l know him dog that said wwwhhh safiya

  • @liinaun
    @liinaun 3 месяца назад

    Itoobiya dowlada ka waweyn baan hilibkoda suuqa ku gadnay ayaganah ilaah baa Ila og dhuuxoda an karsanena

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul shacabka reer soomalilnd 💚🤍❤️ aqoonsigenu wakan doqonti hadashaba Ha Iska Hadashe

  • @mohaaSalahofficialmedia
    @mohaaSalahofficialmedia 3 месяца назад

    Kaalay adiga soo raac amxaar ayaad eheed marka hore hal malin ayaa soo dhigey boqol war fake ah

  • @sahramohamed-9516
    @sahramohamed-9516 3 месяца назад

    In your words we can understand that you are uneducated person because the first Somali 🇸🇴 flag appears in Somalia on 14/October 1954 in central of Mogadishu so Somali National day is 14 October non on 26/06/1960 or non 02/07/1960 so please before you give information read what are you talking about Somali flag 🇸🇴 was already known in the united Nations because you can’t put flag on your country before united nation approved so on26/06/1960 can’t come the flag by magic so please learn Somali history before you make wrong comment even the aim of Somaliland coming to Somali it wasn’t to unite with us but it was only to teach them how to be a government because we learnt from Italian 🇮🇹 but the idea of unity came from Somaliland because they wasn’t prepared nothing to be government when they came we have parliament prime minister president and ministries so you said The Somali 🇸🇴 flag first appeared on 26/06/1960 I hope now you learn something about Somali history and you will be next time more carefully what you say peace and love ❤️❤️🇸🇴♥️♥️

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 3 месяца назад

    adeer ha wareerina ma jiro wax waqooyi la yidhaahdo oo wax ka dhexeeyaan sida aanay u jirin koonfur wax ka dhexeeyaan, runta iy xaqaa'iqa ha lays dul taago... puntland, waa dowlad , jupaland la mid,, kooniur galbeed la mid,, ssc,,khaatumo na la mid... xamar hadda dowladi kamaba jirto waa beel sida lawada ogyahay.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 месяца назад

    Xasan gurguurte waa isaga cida dalka iyo bada soomaali iibshey waxba yuu qiiqa isku qarin welina wuxu kujiraa sidii uu itoobiya ugu wareejin lahaa bada soomaaliya

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 3 месяца назад

    Xamse isagaba irobiyana

  • @mohmednuur237
    @mohmednuur237 3 месяца назад

    Futada ayuu ka hadlay ninka xamar jooga

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 3 месяца назад

    Badee ma ta muqdisho illayn bad kalle ma lihide misi kismaayo oo kenyan leeyahay ayaad ku Qabso ku qadimayside tidhahdaa

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 3 месяца назад

    ETHOPIA ma qaadan doonto AWOODNA UMA LAHA ilaa Addis ayaa noo balan ah

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 3 месяца назад

    Beenbadana away Etopi bada la waregtay

  • @queency7943
    @queency7943 3 месяца назад

    Alla ilehe isaga iyo xasan xabaale qado ayaa la bahdilay bada Somaliland baa iska leh kaalay wax ka badala md muusaa sababay😂😂😂😂

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 месяца назад

    Is not waken die agarimintis hi is feegis darimis oromo and saag hi net givis somalia jaboti eritaraye ithopiya and africa givis veris covs 19

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 3 месяца назад

    Nagteyda wa hargeysa o jecel somali wlc so ana wa jeclahay

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 3 месяца назад

    Hargaysa waa cadaado wa wil iyo aabo iyo hooyo

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 месяца назад

    Wan abiya and musi down istop kramis taroris hi gadis islaalis egelis dis 2 kiriminal hi mais istop what hi is dowin im kingis amhara and africa

  • @abdikhaliq5542
    @abdikhaliq5542 3 месяца назад

    Riwaayad. Ma Soomaali baa Dunida ka dhamaatay? Cid kasta oo Dalkeena Soomaaliya haweeysata Burbur iyo Halaag baakasoo horreya oo kala kulmi doonaan doonaan iyo jab Insha ALLaah. Shukran.

  • @Adeshchanal1223
    @Adeshchanal1223 3 месяца назад

    Waa sheko bilaa awaala weyaan Ethiopia waxaan aay ku hadlayaan

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 месяца назад +2

    Guul umadda cadowga allaha jebiyo dalboobka iyo dsbalifyadiisa❤😊

  • @AhmedSonte
    @AhmedSonte 2 месяца назад

    𝐖𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐢𝐥 𝐢𝐧𝐨𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐫𝐞𝐞𝐫 𝐪𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨 𝐢𝐬𝐭𝐞𝐞𝐝

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 месяца назад +2

    Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans somalia

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад

    waxan wariye Ku sheega soomalilnd nacebku Madax Maray cuqdad u dhimo