Magacyada Raggii Kufsaday Mama Saafi | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Magacyada Raggii Kufsaday Mama Saafi | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Комментарии • 601

  • @abdulkarimadam9398
    @abdulkarimadam9398 2 месяца назад +34

    waxaan ahay Garyaqaan somaliyed waxaanan diyaar u ahay in aan ka qayb qaato kiiska saafi aniga oo ilaahay ugu dhawaanaya

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 2 месяца назад +1

      Maxa ka qaban karta

    • @suubanjabane219
      @suubanjabane219 2 месяца назад

      Jazakallahu khayran , ficilkana kudar oo kagayso gacan waxa aad ka qaban karo.

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 месяца назад

      Alaha kuu fududeeyo

    • @foziaelmi9120
      @foziaelmi9120 2 месяца назад

      Ilahow kaa ajar sii walaalo ❤

    • @yahyaabdi7664
      @yahyaabdi7664 2 месяца назад

      Lacag maad rabtaa maxkamadaha dalka ka jiro shaqadooda wa naqanaa tuugo tihiin dhageystayaal ka noqda 😂😂😂😂😂

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 месяца назад +142

    Magacyada Kufsadayaasha
    1- Kufsade C/lahi Goof Joog
    2- Kufsade Yaxye Foolow
    3- Kufsade Ahmednur Juge
    4- Kufsade ILko Boqol If iyo Aakhiro Allaha Ku Cadaabo 4taan Xaaraami

    • @HaboonMohamud-mm4ti
      @HaboonMohamud-mm4ti 2 месяца назад +5

      ALLAHUMA AMIIN😢

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 2 месяца назад +8

      Allaah haydinla kulmiyo waxaad gabdhaa ku samayseen gadhaa in allaah nolosha ay ku arkaan Allaahu ma Amiin 😢

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 месяца назад

      Ilkaboqlku waaqabiilkee?

    • @KhaderMiyir-nb4nj
      @KhaderMiyir-nb4nj 2 месяца назад

      Xaaraamiyiin budhcad ah waa in layska takooro;
      Juge: marreexaan
      Foolow: majeerteen
      Ilka Boqol????
      Goof????
      Labadan kale waa qoloma?

    • @ijama3578
      @ijama3578 2 месяца назад +1

      Aamin

  • @gulled208
    @gulled208 2 месяца назад +15

    I salute Dahir calasow, your such an amazing brother. We have hope because of men like Dahir.

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 месяца назад +11

    Allaahu akbar illahow dahir calasow ku nbd yel addun iyo aaqiraba illhey haku abaalmariyo awowe wxathy cadow jebiye guleso awowe dahir alaso iyo maxkamadiisuba illahey haguley hanacafiyo intii ugrgartey dulmanayasha iyo dadka baahan ee 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yeed adbad ugarabgashaan illhey idin cafi aamiin

  • @sucdimuse3584
    @sucdimuse3584 2 месяца назад +18

    Dahir inti halkaa ka hadleysey maantey somaali weyn baa kugu faraxsan horey usoco saafi garab u noqo ilahey ha kugu guuleeyo

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад

      Marku qabilkisa difacana wad cayneysan kkkkkkk daciif

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 месяца назад +32

    Foolaw magaciisa oo sadexan iga suga aniga waxaan aqaan nin ay saaxibo ahaayeen xilgaas

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 месяца назад +1

      mj ma ahaa? fooloow waxaa lagu sheegay inuu mj ahaa raadiya yaasha halaaba samayn jiray haduu yahay soo qabo xooga iyo xiniinyaha ha beelo wuu na ceebeeyey

    • @HamdiSiyaad-ug3jn
      @HamdiSiyaad-ug3jn 2 месяца назад +2

      Soo kheer allaha ku siiyo

  • @lulnur1150
    @lulnur1150 2 месяца назад +20

    I wish inaan soo jeedo markaa live ka soo gashiin you tube baan ka dawadaa 😢😢😢😢 masksintan xaqeeda allaha soo saaro iyo gabdho badan oo Somaliyeed 😢😢😢

  • @khadroisse7440
    @khadroisse7440 2 месяца назад +2

    Yaa rabbi Muma safi xaqeeda soo dahiri Allaha kuu boga dhayo wey kaa muqataa qof daacada oo illahey taladeda saratay inaa tahay qofkii rabbi Subxanallah taladiisa u dhiibto ma hungoobo Allaha ku garab galo waxaad tusale iyo garab u noqotay gabdho badan oo dhaqanka soomaliyeed ka hiilshay. Waxaan halkan oga mahad celinayaa Daahir Abdulle Calasoow Abowe Ajar iyo Xasanad Allaha kaa siiyo Reerkada iyo dhamaan qooyska Allaha Kuu xafido❤❤

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 2 месяца назад +8

    Wallahi inay Safi qof fiican tahay tahay qof kastaa ujeeda Safi❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 2 месяца назад +9

    Daahir calasow you are the hero brother guuleeyso huno qaali we need a Justen for Saadi qurux ❤❤

  • @SahlanKeinan
    @SahlanKeinan 2 месяца назад +8

    Children and women are Vulnerable and they need protection.may God bless you🎉

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 месяца назад +2

    Masha Allah Daahir dayax allaha kuxafido waan ku necbaa markaagii hore blse hooyo saafi iyo hooyoyinka kale sidaad u saacidid ka helay allaha kuxafido Askadaa siyaasasaha qabyalada qurunkaa Allaha no dambi dhaafo dhamanten

  • @janma2010
    @janma2010 2 месяца назад +19

    Cuqubo allah niigu rido oo indhaha allah niiga rido aduun iyo aqiro allah niigu ciqabo

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 2 месяца назад +12

    Ala dahirow walaltinimo haday jirto bahaladas maxkamada soo sar wadan walba ay joogan nacalda walahi ciil la ooyey iyada maxaydaremosa haha masiibo alaha ku rido please inta jilicsan san u kalme ala ka abal marinayo jahilnta warkooda ha dhegeysan ❤❤

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 месяца назад +14

    Daahir waa in taalo logadhisaa waxan lahadlaya dumarka somaliyed

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 месяца назад

    Alegen.hakuxafido.dahir.ali.sow❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 2 месяца назад +2

    Soomaaliyeey Daahir maxaynu ka dhiganaa arimta S Saafi absolutely ❤gacantaad ka geysatey ayaan kugu hambalyaynaya nin raga geesinimo Soomaalinimo Islaamnimo odaynimo ayaad muujisay waaad mahadsantahay mr Daahir

  • @waanbecalicusmaan6226
    @waanbecalicusmaan6226 Месяц назад

    Kawiin sooysooy waankusalaami❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 2 месяца назад +32

    Abdulaahi. Goofoow. Wuxuu. Joogaa. Canada Toronto. Maa. Lagu. Dacweeyo. Police ka. Anigoo. Ah. Korneel Hussein awdheegle. Canada Ottawa

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 2 месяца назад +2

      Oohin ayaa kala joojin waayey ee gabadhaan haloo soo qabto xayawaanadaan 😢😢😢😢

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 2 месяца назад +1

      Wll mamada ukaca rer canada

    • @hajiabdirahmanindhacaad
      @hajiabdirahmanindhacaad 2 месяца назад

      Klllllĺĺĺĺĺ4
      Oo278😢😢ÑPlllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll
      ​@@barnialisalah5647

  • @OmarAhmed-dz1mf
    @OmarAhmed-dz1mf 2 месяца назад +15

    MAAMA SAAFI WAAN KA XUMAHAY FALKAAN FOOSHA XUN WAANA KULA GUBTAY ALALHA KUU BOOGA DHAYO WAAN KUU SOO DUCEYNAA DAMBIILASHAASH DHIIG & CABYADAAS ALLAHA SOO QABTO

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 2 месяца назад +1

      Aamen yaarabi wlhi wadanka somaliya waxa uu dawlada uu u heliwayey waa cuqubo ilahay dawlad idinma siiyo cakuu inta dulmiga jecel iyo inta garabsiisah

    • @waliiidjiboutiensofficiell13
      @waliiidjiboutiensofficiell13 2 месяца назад

      Wayaa laaa dhahaaa violent crime ...dalkenaa Djibouti waaxaa laguu xukumaa 15 sanoo xadhig aaah iyo lacag ganax ..intey dontaa haa kasoonwaregtooo....ilaaa leyslaa xaliyoo...qofkaa waxaan oo kaleh gaysataa waa danbilaa Wana lasoo xidhayaa

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 2 месяца назад +13

    Waa dhacdo xanuun badan saafi ilaahay qalbiga haw xasiliyo iyagana ilaahay haku ciqaabo danbiga ay galeen

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 2 месяца назад +5

    ❤INTAAN DAAHIR FIISADEY SHAQADII IGU FIICNEY AYAD HADA HAYSA.. QABIIL KAHAR USHAQEY SOOMALINIMO IYO DULMANE KASTANA CAAWI PLS. ADIGANA DANBADHAAF IYO SHARAF AYAAD KUHELEYSA INSHA ALLAAH.

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 2 месяца назад +5

    Saafi libaaxad waaye geesiyad xaq u dirir ah waaye ilaahoow u guuleey

  • @nimconfg
    @nimconfg 2 месяца назад +1

    Ax wallaahi waa arin xanuun badan waqtigaan waxeey caadeen utahay inuukufsiga uu illaa hada socdo hooyadaanna marhorre ayeeydhimatay teedaan galine maata waa aduun waxaa ragaas ufiican ineey hadda cadis weeydiistaan ceeb maahan cafiska hooyo saafi qalbigaaga Allah hakaaga masaxo uurkutaallada aamiin yaarabi 😢❤. ❤.

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 2 месяца назад +10

    Wallaahi waan ilmeeyay abaayo illaahey haku booga dhayo

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад +2

    #Justice4Saafi. God with you. No worry. You r the hero 🦸‍♀️ your dignity is our dignity ❤

  • @Baahilo-y6p
    @Baahilo-y6p 2 месяца назад +8

    Gabdhi guulaysatay oo gesiyadahayd ee somaliyed oo soo arurisay dambilayashii kuqashay maasha. Allaah daahir calasow waa lajan lajan dhalay

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 2 месяца назад +5

    Masha Allah
    BUUGA_UUR_KJTAALO EE SOMALIGA AH, KAN ENGIRISKA HADEEY WADAA, AYAAN U_BAAHANA, DAAHIR CALASOOW HOOYADA DHIBKEEDA ILLAAHEEY, HA FUDEEYO HA GUULEEYO, ADUUNKA IYO AAKHIRO
    HA IGU SHARAFTA BUUGA UURKUTAALADA.
    EE SOOMAALIDA..HA IGU SHARAFTA WAXAAN JOOGAA #UGANDA_KANPALA

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 2 месяца назад +10

    In ay edeb daranyihiin magac yadooda ka fahmee fool xumadoodada 😂😂😂😂

  • @CudbiQaybdiid
    @CudbiQaybdiid 2 месяца назад +4

    Cimrigaaga alle hadheereeyo daahir camalkaagana alle ha suubiyo maamo safiya xaqeeda alle hasoo daahiriyo aduunkana haku ciqaabo intaan aakhiro la gaadhin

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 2 месяца назад

    Ayeyo macaan Dahirow waxaan ku weydiinaye Ilka Boqol xaguu jooga waxaan kale Ayeyo macaan wlhy anigaa adiga iyo Dahir waxaan idiin keenaya bilad dahaba wlhy Dahir u are Here 🦸🥰🥰🥰🥰🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼👋👋👋👋👋👋👋👍👍👍👍👍👍

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 месяца назад +1

    Duniyo waa Gabaad gabdhaha usoo xero geliso mujrimiinta kufsadayaasha ah, Duniyo Alle ha ku cadaabo insha Allah

  • @abdirisaqomar7980
    @abdirisaqomar7980 2 месяца назад +6

    Alle ka cabsi hadu jiro ragas mom Safi ku saday wa in la keeno maxkamad islami ah Wana in la layo tas unban ku qanci karnaa hadan nahay raga somaliyed inshaAllah

    • @nimcokuukaayofficial563
      @nimcokuukaayofficial563 2 месяца назад

      Alle hakusharfo kuwaas maamada xanuunjiyay alle waxaan ugabaryayaa in aduun iyo aaqiro cadaabaa

  • @lulali8651
    @lulali8651 2 месяца назад +1

    Ilaahii ku badbaadiiyey u maxad naq bahaladaas shayaadiinta ahaa .so gabar lama dhalan oo hooyo ma dhaliin safii allaha ku boogo dhayoo

  • @sudimalin2652
    @sudimalin2652 2 месяца назад +14

    Nasab waxaa ah ninkii damiir damqado leh, 4 ta nin ee lagu sheegay dadka shafka dharbaaxo ee udamqan waayay gabadh miskiin ah oo cabaadka ka baxay udamqan ayaa nasab baanahay ku leh😢😢😢😢

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 2 месяца назад +1

      Nasabkuba wa Midhaanka Ama Gobooyo Cizi sharaf kunoolada dheh Balayada leh laandheera nahay umadii Eber kadhigay allaha naga qabto Anigo Gabdh hawiya kuleh
      Xasbiyalaah wa nimca wakiil wlhi waxaan dhahay Maanta ragaa yaa oga qalbi xanuun badan oga ceeb badan Caruur Ayee dhalan alle idin cadaabo dheh alxm in wiil ila dhashay U san Gabdh kale soomaliyed dhib u gaysan😥

    • @sudimalin2652
      @sudimalin2652 2 месяца назад +2

      Nasab waxaa ah ninkii laga amaan helo abaayo.

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 2 месяца назад +3

    Asc Asaxaabta qaaliga daahir calasow waa inaan taalo ku dhisa inaan guri gato baan rabayi lakiin taalo daahir calasow ayaan dhisa ee intee jacashahayi inadeer inaannkaga dhiso ❤❤❤

  • @HawaAbdulle-n6r
    @HawaAbdulle-n6r 2 месяца назад

    Cadaab aduun iyo mid aaqiro alaah ha idiin kusoo dadajiyo abayo xanuunka waankula qabnaa ilaahay hakuu boogo dhayo❤❤❤ macaantooy.

  • @mirayaabdulla7122
    @mirayaabdulla7122 2 месяца назад +1

    Walalkey Dahirow !!
    Hala aburo 2 labada amuusane iyo Dumarka Urur u dooda in Somalia. Because Diintu ma difaceyso oo Nimanku Diinta wey katageen.
    Ha guuleysto Dahir Calasow🙏🙏🙏

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 месяца назад +4

    Inshaa'Allaah maamo Saafi ilaahay kuma oofsado adoon xaqqaga helin oo nimankaas xabsi daa'in laguugu xukumin ama laguu toogan. Ilaahay ciilka, murugada, xusniga iyo tiiraanyada gaamurtay mudada dheer aad la nooleed kaa masaxo. Ubadkaaga iyo sowjkaagana Allaha kuu daysto way ku garab istaageen.

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 2 месяца назад +1

      Xaqeeda xitaa aduunka kuhelin hday way nafissyysa ciyaalkeda iyo iyadaba kuma qaldamyn dadka wyka granyan ilahy xaqeed hasoo dilaaciyo

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu 2 месяца назад +1

    Abaayo Saafi, Allaah Raxmaanka, kaaga tuugayaa, dhibkaas Xanuunka badan EE ku gaaray, ha ku Caawiyo Aaqirana Jano ha kuugu bedelo,

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 2 месяца назад

    Saafi duniyo u tag tagi jirtay cabdulahi goof joog duniyo saxiib la ahay duniya saafi Ka ma seertay saas u shir qooshay wena ogeed duniyo cabduli goof joog duniya rabay saas Ani ma kufsan duniya waxe u soo ariisaneen cabdulahi goof joog dhaliyaada kale Ka baqe in la dhaho duniya ka dabeeyse😢

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 месяца назад

    Mamo.saf.waduleysan.insha.allah

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад +2

    Ppl of justice stand for mummy saafi ❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +2

    CABDULLAHI GOOF WA KABAHA KIRIMINALADA BABURKA ASA GABADHA SHIRQOOLEY

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 месяца назад +2

    asc marka aan saafi kiiskeeda dhagaysto waan cadhoodaa

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 2 месяца назад +3

    لا اله إلا الله
    لا اله إلا الله
    لا اله إلا الله

  • @فائز-ل6ذ
    @فائز-ل6ذ 2 месяца назад

    ماما صافي انتي رمز وتاج الأمهات
    ربنا يوفقك ويغسل قلبك من كل شي

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 2 месяца назад +3

    Ilaaheey ha Ku xafido maamo Saafi Waa Geesi

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад

    Rahmada alle lagamaquusta Maama Saafi arinkaas ayaa sidhab ah u aaminsantahay sababna u ah inaad guyleesato maalinwalbe Qof baa kugu soobiiriyo love you Saafi❤

  • @saeedmohammed9933
    @saeedmohammed9933 2 месяца назад

    جزاك الله خير الجزاء daahir calasow

  • @DegmoGuled
    @DegmoGuled 2 месяца назад

    Inkaar Allah Haku rido, ciqaab addunyo iyo mid aakhira Allah Haku hoorsho, Safina Allah xaqeeda ha siiyo, Dahir you are a hero walahi, waad nala damqataa walal

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 2 месяца назад +1

    Well done daahir calasow. Cadaaladu hashaqeeso

  • @ruqiyocali2986
    @ruqiyocali2986 2 месяца назад

    Hooyo somaliyeed aa tahy ALLAH hakaga jaaaiyo ❤😢xaqagana ALLAHA kaga so dahiriyo aduun io aaqiro ALLAHA ku ceebeyo dahir calasowna siyasada o kahadlo wax ka fcn hoyada io dhalnka inuu cawiyo jasadeedana ALLAHA ku Siyo 😊

  • @Anodsks
    @Anodsks 2 месяца назад

    Saafi. Niyadey kadileen. Wada reemaa. ❤😢

  • @halimaabdullahi7432
    @halimaabdullahi7432 2 месяца назад

    Ahmed nur ibrahim ow mahamud juge

  • @waanbecalicusmaan6226
    @waanbecalicusmaan6226 Месяц назад

    in naalilaah waa inaa iaaheey raajacuun

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 месяца назад

    Saafi wallaahey waa Qof fiican oo samar badan subxaana allaah.

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 месяца назад

    Amiinamiin

  • @HiboFaarax-jo4km
    @HiboFaarax-jo4km 2 месяца назад

    Iaaa ilaha ilalah muxadarasulalaah ay alaah xaqeeda soo ifi ilaahayow daahir calasow garab sii guulow ugargaar

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 2 месяца назад +3

    Abaayo Saafi allaha ku dhowro iyagana allaha soo qabto

  • @mhassan9288
    @mhassan9288 2 месяца назад

    Abwaan Maxamed Yaxye waa Nin Muxtarim ah..Siigaale Original

  • @aminaalass4395
    @aminaalass4395 2 месяца назад

    Gabadha ruga ay ka dhalatay ayaa ka jiiftay, ee Dahir Calasow qeyr Allaha ku siiyo.

  • @farhiyamohamed-jh1gh
    @farhiyamohamed-jh1gh 2 месяца назад +1

    Daahir geesi farriid ALLE haku barakeeyo

    • @umunishaad5959
      @umunishaad5959 2 месяца назад

      Mamada wuu cebetey ilaa xadkan waxa leysma weydiiyo waxa uu urebtey malhn wuu su aal xunyhy wlhi wan ka xumhy😢

  • @ubaxxubi9368
    @ubaxxubi9368 2 месяца назад

    Mashalah hadiba magacyadi la heley iyaga o mol an sugeyna mama safi guleyso weliga mama qalbigada allaha ku qabojiyo geesiyad ba tahey love u mama❤

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 месяца назад +1

    Maamadan Hal mid ha lo sheego ragaaas xaqaa Ay Ku leedahay haka qaadato Midwalba Diyaadeda sharaf dhecee kusameeyan Oo Mag dhaw leh haka qaadato yeysan Asxaan U samayn Allaha kuceebeeyo Aduunka

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +1

    MARKEY DUMARKA KUFSAN JIREEN SIYAAD BARE AYA JOGEY YA IS LAYEY

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 месяца назад

    Ilaahay baa idin barine ifka iyo aakhiraba alle ha idinku cadabo miskinta adunka ayay ku cadaben 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @waliiidjiboutiensofficiell13
    @waliiidjiboutiensofficiell13 2 месяца назад +1

    Video uuu horeyey eee dahir ooo youtube kaa search gareyoo....wlh 3h40 ayan bilabey ilaa imikaa 50 midhid ayan dawadey...inchallah waan dhameysanayaa dahiir aarin fican ayuuu bulshadaa uuu hayaa wlh

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 2 месяца назад +2

    😢😢😢😢😢 Mama Saafi Somaliyeed Hala Garab istaago Si ay xaqeeda u Hesho Ragas Sidaas u Dhibaateeyay Sharciga si Loo Horkeeno 😢😢 Very Sad 😢😢

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 месяца назад

    Daahir walaal maalinta waa aduun iyada ayaa ka yareed saafi illaahey qalbigaaga illaahey ha uu xafido.

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 месяца назад

    Dahir calisow ❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +1

    NIMAN GABDHAHA QAFASHA O SHIRQOLA O KUFSADA O XATA DILEY DUMAR BADAN WAN MAQLEY 1987 1988 1989

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 2 месяца назад +1

    Please uduceeya daahir calasow wax sanado lageliyo oo waqtigaas gaaban kusoo saare ilhy abaalkaaga janatul fardowsa haku geeyo daahir calasow dambigaaga hore iyo midki dambo alha kudhaafo wlhi waa kufrxy sidaa umada uqancinysid shkrn cimriga iyo cfmd kaaga iyo caqligaaga alha kuxfdo

  • @ibrahimdiriewaays8172
    @ibrahimdiriewaays8172 2 месяца назад

    mar.inaad i soo wacdo
    adoon laif ku.jirin
    arrin khaas.ah.ayaan
    kaa rabaa mahadsanid.wlky

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 2 месяца назад +1

    Mamada waxaan kula talinaa in ay inkaartami in ay caaytamin si ay howsha u fududaato cay wax ma keento nabadna way kaa fugaysaa

  • @zeinabomar-mc5jf
    @zeinabomar-mc5jf 2 месяца назад

    Viva daahir siduu ugu hiiliyey gabadhas 🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @Haffyy
    @Haffyy 2 месяца назад +9

    Hooyo safi maskin ya rabi xaqeda sahal 😢

  • @amalaare6840
    @amalaare6840 2 месяца назад +6

    Waa in kiiskaaa dhexda loo xidhaa oo caalamka laga soo ururiyaa dhamaantood waa in maxkamad mutaystaan naagtana waa in laga daraa waa c

  • @ahmedjama716
    @ahmedjama716 2 месяца назад

    Million somalia girl happy in Mogadishu.

  • @FartuunMuuse-ny2lc
    @FartuunMuuse-ny2lc 2 месяца назад +2

    Xaqa illaahy ha soo saaro daahirow illaahy ha kugu guuleyo xqa laga galay saafi

  • @HakimaAhmed-d3f
    @HakimaAhmed-d3f 2 месяца назад +2

    Dahir xusnul qatumo wanaagsan ALLAHA ku siyo sida ugu dadaalaysid umada soomaaliyed

  • @NimcoFarah-ww8mw
    @NimcoFarah-ww8mw 2 месяца назад +2

    Akhiro Alle haku cadaabo kuwaas adunkane Alle haku ciqaabo calaamo deg dega Alle haka ifiyo cuduro Alle haku salido cirka halogaso dhaco masiibo Alle haku salido mucjiso haku habsato kuwaas cirka halogaso dhaco far iyo suul halagu halagu qaado fanto hadisho furuq haku dhaco sabcasanawaati haloqaado dhulka halagu kala jaro ala kuwaas yaa itusa ciil badanaa😢

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu 2 месяца назад +1

    Wixii Gabar kufsada Allaah Swt, ha ciqaabo Aaqirana Jahaba hageliyo, hadeysan gabadha Cafin,

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 месяца назад +1

    AABE DAHIR JIR O JOG WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HaawohassanHaawo24
    @HaawohassanHaawo24 2 месяца назад +1

    Allahu akbar illaahaw uhiili mama saafi

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 2 месяца назад +1

    Waa run Walaalo Saafi say alxmdulillah ❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 месяца назад

    #Justice4Saafi
    I dream of Maama saafi oo loodaldaley duniyo iyo inta joogto dalki iyo inta dibada hoogte oo xabsi lageeyey insta Allah

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 месяца назад +1

    asc daahir calasow hadaanu nahay somali oo dhan waa taageyraynaa saafi

  • @DeeqoAli-s7e
    @DeeqoAli-s7e 2 месяца назад +1

    Aduunka ilahay haku ciqaabo kuwaas

  • @HiboFaarax-jo4km
    @HiboFaarax-jo4km 2 месяца назад +1

    Subxaaana laah casaawajala

  • @XamdiNabadiid
    @XamdiNabadiid 2 месяца назад

    Asc soldaan kusoco Tani janada Ayaan kugan qof ooyaya hadana qoslaysa ayaaykaatagtaa madaxa iisarantahay jir oojoog asc

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 2 месяца назад +1

    Inaad weeydiisid sidii loo kufsadey ma xeey macnaa oo leedahay xanuunkaas ha soo xusuusin fadlan 😭😭😭😭😭😭

  • @abdullahimahamudjumale3612
    @abdullahimahamudjumale3612 2 месяца назад +1

    Daahir calasow kufsadayaasha sikastaba wey sameynayaan iyagoo rabba iney gaaran malabkeda marka waxba haku mashquulin seystemka wax u dhaceen ee dadka yaa ka nool ayaan rabnaa iyo meesha ay joogaan bis

  • @hawamohamed8925
    @hawamohamed8925 2 месяца назад +1

    Mam safi qalbig allahkuu qaboojiyo

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 2 месяца назад +2

    This this heartbreaking wlhi 😢

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 2 месяца назад

    Walahi waan ooyay calooshaa i hurtay waayba dileen imaanka ala haka qadee

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 2 месяца назад +2

    Inaalilaah wa inaa ilaahey raajicuun😢

  • @marwa1000
    @marwa1000 2 месяца назад

    Saafi abgaal miyey eheed war aaway abgaalki ay ka dhalatay waaa calool xumo ilaahoow ragaan soo kashif balaayada wajiyada xun

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 2 месяца назад +1

    Maxkamadda
    Ka dhig qoraal ka sax.