*Waar ninkan yaan la siideynin.ninkani waa madmadaw badan hadalkiisa ayaa is burinaaya. Hadii uu rabo naagta 7 ilmo uhaysa hal mar ayuu ka dhamaan lahaa gabadhcadado*
AR KAN M DAUD OO ILMAHIISA FARFAR XUMEEYEY OO CEEB KU DHACDAY NIN USA 🇺🇸 JOOGO OO GURI IJAAR LAGA BIXIIYO HADLAAYO WALAAHI ADUUN SHARAF DHIMATAY😅😮😢😂 M DAUD QOF QANIS AA YAHAY EE AMUUS XIISHOO ALE U NOQO😅😮😢😂
Waar walhi ninkani hebelow ali waa doqon doqon dhalay hadu ninyahy mar hore ayu wax kla xalin laha. Isago Europe joga aya 5k lo haysta Teda kle laba naagod bu kala xalin la'yahay. Waar nio cadi iska dhig o iska bixi 5k nacsyow
War naagtu qayla badanaa sidee ninku u qabi jiray, walaahi ninkani waa dulqaad badan yahay. Meher ku wuxuu egyahay arin lagu dabsaarayo ninka. Waxaa jira gabdha badan oo niman ka xaasla yaasha ah sidaas uga shaqaysta.
Walaaahi ninkan 3gb hg ayuu kala qariyey gabar cadaado ku noqotey halyey gabdhihi kale ee qarsana ee muska kujirey gabdha 7 kids gabdha sacad aad bay u qaldan tahay
Subxaana laah ninkii hore teey ku dhigtey ma iloowdeen
Gabar Cadaado Waa Qof Gob Ah Wallaahi...I Love You Maxamed
Intey isla haayeen gabar cadaado ceebeysta ayay ceeboobeen iyaga😅😅😅😅
Gabar cadaado waa gob gob dhashay ❤❤❤❤❤❤
Maxamed Meherka Gabadha Sheeg Oo,Aad isku,ogeydeen Marqaatigii,iyo Shiikhiina Waa Joogaan.
Alla nagta sacad doqonsanaa tolbelaye maxaye ugasoo horayesaa asagaa waxaan walaqaye maxaa kagallaye maye dhahdo sheeg meherka siina si aye uga dhamato gabar cadaado guul
Haa siiyo lacagteeda war meheer ha bixiyo
Gabar Cadaado waa naag nool oo cadkeeda gosaneeyso. Walee ninkaan 17 sano ayoo banooni ciyaraaye 2024 laacib ayaa heshay.
*7 cunug ayadoo dhashey ayay ninkeedii run kasoo saari laadahay. Iyadoo joogta ayuu ka dhamaan laayahay gabadha kale*
Shjha
*Wuu shaqaystaa hadana 5k ma awoodo. Qooqna ma fadhiisanaayo*
Sheet keen
Dahir adaa khalad
*Waar ninkan yaan la siideynin.ninkani waa madmadaw badan hadalkiisa ayaa is burinaaya. Hadii uu rabo naagta 7 ilmo uhaysa hal mar ayuu ka dhamaan lahaa gabadhcadado*
Gabar cadaado qaylo badanaa
Maxamadow Gabar 7 Carruura Kuu Dhashey Oo Kuu Daacad Ah inaad Furto Maba,Aheyne.inaad Madaxa Ka Dhunkato,Ayey Aheyd Wallaahi
Daahir ninka 2gabadh wuu jacalyhy iskugucaliya arinkana halasoo gagabeeyo
Alla wuu rabaa gabdha
Dahir ninkaa waa dayuus.
Haddii Kale Gabadhan Ha,iska Furo
Ma fiican
Daahiroow Ninku Go,Aan Ha Yeesho.Oo Xal Rageed Ha Keeno Yuusan Gabdhaha,isku Goyne.
Ninkaan waa tuug waana beenaale waa in gabadha meel laga saaraa
Isku filn ayaa qaldan
Sln sare daahir wlks& asxbt
Ma lava Kun iyo Shanboqolbaa,?
Asc ninkaan waa daalin wuu soo dacwooday kadib waa laga gar leeyahay waxaan oo kalaa gabdhaha isku diraya
Haa wlhi waa munaafaq
@@AmazedBywacan Haa waa sidaa
Gabdh cadaado xishoodo rag single raadso ceeb weena waa aduunyo gadoon
Waaqabyaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
I think $2500.00....Or..$3000.00
Gabar cadaado ayaa saxan
Gabar cadaado shameless woman go after someone husband with 7 kids 🤔🤔
He is the problem and his wife is insecure
Shame on him he left his wife 😅😅😅
100%300😅😮😢😂
Nin naagtiis sharafteeda iyo qalbigeeda dhowraayo oo 7 ilmo u dhashay maa saas u hadlo oo $5000 ma ahan $50 000 ka labaclabaceeyo. Naagtaan maymun ah waaba doqon ninka woo arkay sidoo rabo ayoo kayelaa kadib bulshada ayoow show ugu dhigaa
Haa waa sidaa naagtaas ayuu ka il helay way aragtaa in lug u laaban tahay asagayna difaacaysaa wuuna qiyaamayaa
Waa mid maran oo nin khaain ah hor carareysa
Gabdha Cadaado inta u codeesey waa gob walaahi xitta gabadha sacad bay uhiilineysa balse walaahi Naagta sacad waa doqon sababta 7 wixii ee kudhashay waa doqonimo leedahay
Isku filan waye cebowdaye war aan bisleen bayekeentaye qofna mabuusin midasacad maninbaa la hor cararaa waryaa kagarbax adigaa nokenaye maye dhahdo
Ee la Hadeland gabarta sacad
That man is a con man.
Naag kale cadaynteeduu keeneyaa haben
AR KAN M DAUD OO ILMAHIISA FARFAR XUMEEYEY OO CEEB KU DHACDAY NIN USA 🇺🇸 JOOGO OO GURI IJAAR LAGA BIXIIYO HADLAAYO WALAAHI ADUUN SHARAF DHIMATAY😅😮😢😂
M DAUD QOF QANIS AA YAHAY EE AMUUS XIISHOO ALE U NOQO😅😮😢😂
Waar walhi ninkani hebelow ali waa doqon doqon dhalay hadu ninyahy mar hore ayu wax kla xalin laha.
Isago Europe joga aya 5k lo haysta Teda kle laba naagod bu kala xalin la'yahay.
Waar nio cadi iska dhig o iska bixi 5k nacsyow
Subaxanlah
Waahi qosal an qosina qoslay maxkamada cadi maha😂
Subxanallaah madax adkaa
Ilaahoow uhiili
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War naagtu qayla badanaa sidee ninku u qabi jiray, walaahi ninkani waa dulqaad badan yahay.
Meher ku wuxuu egyahay arin lagu dabsaarayo ninka.
Waxaa jira gabdha badan oo niman ka xaasla yaasha ah sidaas uga shaqaysta.
Gabadha uhiili daahiroow daahiroow oogaqaad xaqeeda
Gabar nool iga. Dheh
Meter waa maguran
Gabadha wuu waalay
Subanallah the guy is lying…
Asagaa benaalaa waa laheysaa dabaalka gabadha meherkoda bixi
WALEE DAHIR WAA GARYAQAN
Doofaar calasow Diddy calasow uu isku badalay Diddy naadoweyne wey fashilmatay SIXIROOOLE
Kkkkkk
Shiikha maa gabadha mehesataday
Waa meel ragii ku Africanyahay meeshaa😢
SUBAXALAAHAY NAAGAHAAN MANINEEY IS KU DAGALAYAAN😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Walaaahi ninkan 3gb hg ayuu kala qariyey gabar cadaado ku noqotey halyey gabdhihi kale ee qarsana ee muska kujirey gabdha 7 kids gabdha sacad aad bay u qaldan tahay
Maxkamada cadaalad ma aha
Nacas waye ninkan aqas war meherka bixi labo naag u kala xalin la'yahay
Yaab
Labadan naag waba doqomo ninkan ku bashalin na meeesha odey kuma heesti iska buri adigan wuu ku raba taan kale wuu raba
Waa runteed
Waan furay buu yidhi
Kan wa mid isaga la qabo uf labada nag isagaa isku kenay mu raganimo uso dhameeyo
Ninkaan gabadha waalay
Ee gabadha kale meher tired hasiiyo
Kkk Raga dhib baa haysta. Minyarada hala dhaqaaleeyo, hadii aad kala tagtaaan
Ninka luga ulaaban
Asc
clw daahir qabiilkiisa waa banaanka.waxa is weydiyey tolow wa qoloma ninka
Drama Queen love. That!!!!
Shekadan cml ina sameyo aya i heso talo keena
Wuu waalay
Waa naag kale meherkeeda wuxuu haben danbe
*Waar ninku booskii naagaha ayuu galay. Sidii uu iskaga dabo wareegayey*
Waa wadaad iyo cadayn naag kele
In u shego ma raba maherka inta u aha oy isku mahersaden 😂😂 walahaya cawo ninkan waa labo wajile gabar cadadona wu raba naagtisana wu ka baqaya
Ala hawiye dhaqan malaha balo
Malaha adinkaa shaqan leh
Naa hawiyo ka dhamoo
Naa kir hawiyeh afkaaga xaarka ka leexi waa ragaas somalia xukumo taajiriinta ah moqdisho qurux badan leh
Sax
Ar gabadhaan maxaa kaqaldan may iska aamusaan
😂😂😂😂😂
Taqsiga bubub badan iyo kulul Ayuu kudhacaaa 😂
Waligeey maher kuma qabsan hadaaba rabo ninka meher ayaa kuqabsanna lkn ninka saa ugu tagtay ha ahaato asiga ayaa qiyaamo laga rabaa😢😢 abaayo ninkaa kadhamow
😢😂
Shiikh miyaa gabadha gaqaba mise asaga beenaale
Ar yaa tanokale arkay gabara lagursana walajarayhaa naagta uu qabo ayadana walan
Kkkkk
Qolkaan naagaha jooga waa fitno
😂
Asc
Wcswrwb
😂😂😂😂