Daahirow waa mahadsantahay sida wanaagsan ee aad dadkeena dhibaateysan u caawiso Allah wax ku dhibo Allah kuma tuso. Lkn qoftaan Somalinimo ugu qorantahay ee cunsurida ah meesha inaad ka sarto aya wanaagsaneyd sida ay gabadha dhibaateysan ula dhaqmeeyso runtii waa wax laga xumaado.
Naagtaan waa naag istustus u timid markay leedahay lacag baa loo hayaa maa la siiyo wexeedu waa rakaato ma aha in ay ku jeesjeesto saqiir qofna lama dhalan
Asc ALLAAH khayr haydin siiyo meel fiican ayaad uga soo baxdeen dhibanayaasha soomaaliyeed aamiin aamiin aamiin
😢😢😢 gabadhaan nagta dhahee haleyso raciyo wa xasidad wayo 😢😢 dahir waxuu yiri ma damaged qadeee😢 masuliyadeeda mya ayey tiri sidey haleyso raciyo u ledahay xasbiyalaah😢😢😢 dahir gabadhas cawi o dawo iyo daryel ayey u bahantahay iney xanunsantahay hadalkeda laga dareemaaa 😢😢😢 an cawino markey reysato mel ganacsiya dahiroow ku ogoow gabadhas adigaa gabdhihi somaliyeed😢😢 magan ku wada yihiin ilinta 😢😢😢 ayad ka wada tirtay daahir😢😢😢😢 ilahey cadawaha haka qabto😢😢😢😢 dahir
illahay caafimaad dhiiga iyo dhimirka gala illahay hakusiiyo aamiin aamiin
Amiin amiin amiin
ALLAAH khar ha ku siiyo daahir
Illahayow u maciin gabadhas masakinta ah, yarabbi 🤲
ma'shaa'allah dahir ane ayeeyda ayaan ahay
Masha Allah daaahir ilhyba karabay wixi qabyaladii
Wax lagu farxa imada uhaysaaa ajar allh kasiyo
Maashallaah juzaakalaahu khayr
Masha Allah qeyr sllaha idindiiyo
❤❤❤❤❤❤❤mashaalaah
Daahirow waa mahadsantahay sida wanaagsan ee aad dadkeena dhibaateysan u caawiso Allah wax ku dhibo Allah kuma tuso. Lkn qoftaan Somalinimo ugu qorantahay ee cunsurida ah meesha inaad ka sarto aya wanaagsaneyd sida ay gabadha dhibaateysan ula dhaqmeeyso runtii waa wax laga xumaado.
Dahir wasax guuleyso adun iyoakhiro
😢😢😢😢😢😢😢 amiin amiin amiin yaa allaah
Daahir guuleyso
Ilahay waxan uga baryaya caafimad io nolol qurux bdn
Gabadhan hala daaweyo
Aamiin
Maasha Allaah
Msha alaah
MashaAllah Tabarakalah barakalafikum!!!❤❤❤😅😅😅😊😊😊🎉🎉🎉
Gabadhaas caawiye
Gabadhan ka leexo umadeeda caawineysaa waa ka yiei war maaha
Dahir alasow iga walee duco kale Uma baahnid halkaa ka haaay Gudoomiyaha Gudiga Xalinta khilaafaadka ✊
Saleebaanoow siil kana madaysaan ubadkana waxma siisaan
Abgaal agoonyar ifka iyo aakho agoon aa ahaanaysaan wakaa ilmihii idinkoo nool agoona
Cayroow inaan idin caayo ma rabo ee caruurta waxsiiya
Intaso dhan ma qabiil baka kenay 😂
Naag taas Somaalinimo wadata waa mucjisso iyo masiibo nec biyaa dadka ku degta masakiinta😢da
dahir waxatahy halyeey dhaba noloow
Walhi gabdhan hirabey u hiilisey nijastii ay aroostey oo ay ilamo udhashey
War yaa illaahy yaqaana naagtu dhibadanaa
Asc dahir wan ku salamaya walal wan ku raba iso wac arin ya jirto walal iso wac
Naa su all layne ka leexo
Gabadhan mey caawiso hadey rabtay iney waxsiiso, waatan wasii baxay lehe mey xitaa bani adenimo u caawiso ileen qof wax heystaa meeshan ma imaade war soomalinimo haloo caawiyo
Waa imisa lanbarkeedu
Somalinimo gabadha wax hala siiyee dhaaf
Daahir naagaha aamusi
Gabadhaan soomaalinimo igu qoran daahirow iska ilaali hadii wax looqaban lahaa ma aysan imaadeyn sory
Abgaal iyo cayr iyo salesman 😅😅
Naagtaan waa naag istustus u timid markay leedahay lacag baa loo hayaa maa la siiyo wexeedu waa rakaato ma aha in ay ku jeesjeesto saqiir qofna lama dhalan
Gabadha soomaalinimo maxaa ka xun
War waa bilaa gar yaqaan ee ka leexo gabadha
Warba illaahy baan idinku dhaarshe qoftan maxa gabadha qoorya u geliyey 1 Sano bey tiktok joogtey markay daahir u timi maxa loo caursan subxaanalaah
Waxay hayaan ma jiraan
Tolku haday wax isu qabanayaan may mar hore uqabtan maxay udhahan Hana ceebayn markad dadka wx wYdiisato 😢
Gabadhaan sow tii daahir calasow i caawi ku heyni jirte sow maahan marna ayado niikini ayaad arki