@@Sahuuramed123 heesta erayada marka abwaanku sameeyo sida loo qaadayo qof kale ayaa sameeya ama fanaanka samaysta qofka sameeya waxa la dhaha laxamiiste
Walaahi yaab, waar heesaha waan wada dhagaysanaa xaraan iyo xalaa waxay yihiinbe bal u fiirsada dadka laangabka aqliga ka ah sheekhyads iska dhigayee like ku raadsanaya.
u got it wrong 😑 mursal’s level is impossible to even match, i mean liked this girl’s songs, but she almost faded in comparison to mursal in this song 😬
@@mohamedsahal4062 Hits songs??? He never gave us hits songs after ‘’Ha i Raadsan’’ All his songs were so boring to me. But the guy has an amazing voice.
Balayo qabiiliste oo wexey yihiin yaa ku weydiyey fankina qabyalad miyu naqday Ani wiilka iyo gabdha heesayo midba qawiilkisa ma aqaan ina ogadana ma rabi saa qabiil waa ka somali halkaan dhigay
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الله ❤💙💙
Ma garanayo qofka akhrin dona farintan Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙 Adigo mahdsn isoo booqo wll
@@shukri6014 Dhallinyarada heesta Mursal baan ugu jecelahay, hadda na waxaan qirayaa in uu bilaa dedaal iyo bilaa wax soo saar yahay. Faras ka waxa usha loogu dhuftaa si uu orod ka u sii badiyo. 🙏
GUDABIIRSI WAA REER KELIYA YIDHAHDA WAX BAAN BARANAY HADANA ADUUNKA KALE WAXBA KA AHAYN XITAA SOMALIA 😅😅😅😅HEES BUU KULEYHAY IM PROUD TO BE SAMAROON WAR ISKU XISHOO!! Dad xitaa firfircoon oo dagaal at iyo adin xitaa wax Iska CELIYA ma ahan!!! 😳😳😳😳🫣🫣🫣🫣🫣
@@malmo4235 marka in wax la iska celiyo miyaa wX lagu faano ah dadkaan waa xadaariyeen reer magaal ah dad dagaal maaha meesha gobolasa dhexe lama joogo
Wow Laxanka ( hodan cabdi raxman dhere ) hestaba Ree Awdal Baa Iskugu tagay ❤ Jigjigan Idinka Salamaya 🙋♂️
Kkkk wan slmy reer Awdal dadka gobad tihin aqoontii qomiyada Somalida 🖐
Erayaduna Waa Burco cali Haybe
@@hassandweeu4096 mahadsaniid wll
@@xaqudirir9789 haaaa
Jigjiga kawaran 😍
Samaroon is heshay waa fankii oo socda ♡ salan sare from burco ✌
Is heshay🚫 maha is helay dhe
@@aaminasahra5013 jiidid iyo qadid waa isla guryo gayn uun sisterey😅
Wn ka qadan burco
@@xamdahaldhaa no qalidayday maha waayo she and he isku mid mahaa marka sidasi somaligu silamida afsomaliguna lab ito dhidig ayuu leeyahay. Sida tidhi ,yidhi, heshay, helay,baxay, baxday , markaa qli afka inoo ilaali ❤ respect 🙏
@@aaminasahra5013 haa lkn waxan sheegayaa samaroon oo kle dhadig maahanoo saas lee ka waday qlli waa is fahmi waynay ♡
Hees kastoo macaan waxaa ka macaan tafsiirka QuranKa Sheikh CUMAR FARUUQ 😢❤
Absolutely 💯. AHN sheikha
Laà❤❤
Wsaa🎉❤😊
@@omarjama8244oo
Mashallah
I am Kenyan Kikuyu but this slaps.
Acha nitafute translation
So sweet
Tafuta😅
Get lost mkikuyu aterere natiye mureme
Kikuyu best people in Kenya ❤
Hees kasto macan waxa ka macan quranka alle ♥️♥️♥️♥️♥️
Adinkaaba music so dhigeee see cml mise like ta ayaad ku radineysaan
Jaahil wax maqayan ah
💙💚
Hhhhhh adoo magacan hawraar iska masaxa ku dhaantay ninyow
Heestan wa fadhida bulshoda
Samaroon ku wa fananinta ugu codka mcan wlh😍
Horey u socda ilmaderyL❤❤
HESAHA WAXA KAMACAAN QURANKA YA IGU RAACSAN🥺🥰❣
in aad is garab dhigto ba maha wll
Iskuma dhawo ilahay hanaga madobeyo qulubtena quranka ilahayow umacane
Oroodo dhageyso haddey run ka tahay
SUBSCRIBE ISARA WLLAYAL🥰
Qur'aanka iyo hees sidee kaaga suurtowda inaa is agdhigtid ilaahay aan u laabano wll
Samaroon ❤❤❤. Fanka looga hadhay.
Unbeatable awdal empire
Just 1🇸🇴❤ 🦁 off Africa Mali’s
Heesaha waxaa ka macaan badan quraanka really Brother illaahey haku sharafo
Oo yaaku yiri heesaha macaan like melxunbay kula gashay
@@AbdulRahman-dq8ig ĺĺ
Alaha naga dhaliyey somali baa mahadle I love my people 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Alx soomaalilaan iga dhaliyay💪
Laxan maxa laga wada isheeg mar kasta waa maqla
@@Sahuuramed123 waxa laga heesta sida loo qaadayo
@@Sahuuramed123 heesta erayada marka abwaanku sameeyo sida loo qaadayo qof kale ayaa sameeya ama fanaanka samaysta qofka sameeya waxa la dhaha laxamiiste
@@AbdiAwdal1984 haa sax walal waa fahmay
Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ﷺ 📿💝💖💯
Scw scw❤❤🥰🥰
Scw scw scw scw
Scw scw scw
Scw
Scw
Waxan la YaabaY dadka quraanka iY0 Nabiga ﷺ like ku raadsanaya meel ay heesi ka socoto ☹️
Mailayabte athiga fb iyo tiktok lee kuogaa hlkan weyimaden
Walaahi yaab, waar heesaha waan wada dhagaysanaa xaraan iyo xalaa waxay yihiinbe bal u fiirsada dadka laangabka aqliga ka ah sheekhyads iska dhigayee like ku raadsanaya.
Aniga xiita wn ka yaapy lkn wa Daaplo wllhy
@@maryanahmed8987e
Waan idin salaamay dadka quruxda badan ee hesta dawanya
@@Yamakader3287 thank you ❤💋
ReeRkaa SAMAROON waa reer degan oo aan qabyalada aqoon oo waliba dad jecel waxan dhexjogay 4sano, anuu waxa idhahada inad kadhalato ayey ahayd lkn waa iskacadi oo ilahay aya qoray,qabaiilada kale waa dad faan badan oo markasta kuwaydinaya qolodada intan Awdal jogay wali man arag waxaso kale, aad ban idin jecelahay walhi noolada, from cadaado, Samaroon siicd ❤❤ liketa halaidhafina
Sharfanid huuno
@@halimasacdiya9880 😍😍😍😍😍
Walaal macaan dadku isku mid maahaa labo walaala oo hadana kala dabeecadaa jira. Weey jiraan qaar xun laakiin weey nagu yar yihiin alxamdu lilaah adiguna waxaad tahay qof wanaagsan sababtoo ah waxaad sheegtay bulshada badankooda waxaad kala kulantay maanaadan xaqirin waxaad tahay gob gobi dhashay waa ku salaamayaa huuno waxaan kaa soo salaamayaa gobolka salal degnada SEYLAC from samaroon sicidiid ilaaheey ha ku sharfo aamiin
Ilaahy haku sharfo hno
Ooo ina ader ana cadado carfon kaso salamayo sidokale cidan rer borama waa dad wanagsan intan kabarte inan kagursado wan jeclaheyw❤❤ from hg❤❤
Mursal Muse legend aan inaba caadi aheyn 😍💝
Music waa waxkale🥰💝
From melbourne Australia🇦🇺
Ish inaa qamarka la qaado ahayd wllhi kan wuu kaaga ciyaaray heesta
😂😂😂😂😂 1@@xasanxarago483
😂😂😂
Laxanka Hodan Abdirahman is another level ❤❤ Haboon iyo mursal wax kale
waa hees huuunaysan hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
🎉🎉🎉😊🎉😊🎉🎉😅😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅
@@ruushmadar7535 hhuhjj
Hees booramaysan
Imagine lol
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
الله ❤💙💙
💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤
❤❤❤
❤️❤️❤️
❤
❤❤❤
Heestu waa danbiye maxaa diidey inaad ku salido xabibkeena muhamed scw scw scw scw scw scw ❤❤💯💯
maxaad kasoo doontay dambiga markaa adigu
@@sacadhapip8643 dadkaan xasuusinaayey iney yihiin danbi heesuhu
Scw scw scw scw scw scw😘😘🤩🤩
Scw alfa marah
صلي الله عليه وسلم عليه افضل الصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤
Waa ni salamay samaroon eMpire from g36 🥰🥰
Quraanka ayaa ka fadhli badan
Allaahu akbar
taas waalaog yahay yaroow qof kagaan jeegada xiiran miyaa quraan garanaya waayaab😮😮😮😮😮😮😮
The best person ever the most knowledgeable and the most shy all has Allah is created is prophet muhammed SCW ❤️🙏
Jah❤🙈
@@rumancabdi8795 thank you my sister
Howsham waxb ka jira waa waxi khadra laga qadey mursal hoodan ku qadadty ee hodaney iska ilali habon nura
2
Q
Heesaha quranka ayaa ka macan
Fanka somaliyed ba waa samaroon 👊🏾from burco 👊🏾🤴🏿
Thanks wll
Samaroon qabiil ladhaho miyaa jiro bro?
@@taryansarchives6446 qabiil ladhaho mahine qabil layidhahdo dhe haa laan dheerayasha hadanad aqoon qabiil maba taqanid wll haa iska baro waa dadkaa aad ujeedo
@@taryansarchives6446 waa su aale samaroon hadanad aqoon adigu taloow maxaad tahay ?
@@taryansarchives6446 somali ba ma tihid malaha sideed u garan wayday ma daxdii Soomaalida sharaf iyo karaamo samaroon Siciid (DIR)
Samaroon waa dadka ugu gobsan soomaalida waa dad aan aqoon qabyaalad iyo kala faquuq Ilaahay ha idin ciseeyo Fifa Samaroon
My God she has an amazing voice she even brought mursal out on this song. She’s something else haboon nuura M’A
Who brought the other...Mursal muse has been giving us hits after hits for the last decades put some respect on his name
u got it wrong 😑 mursal’s level is impossible to even match, i mean liked this girl’s songs, but she almost faded in comparison to mursal in this song 😬
@@mohamedsahal4062 Hits songs??? He never gave us hits songs after ‘’Ha i Raadsan’’ All his songs were so boring to me. But the guy has an amazing voice.
Wax kasta oo macaan kalaamka rabi baa kamacaan 🙏🤲
Azimoyo lamajaa one Somalian 🇸🇴
HEESAHA WAXAA KA MACAAN QUR.AANKA ALEH YAA IGU RAACSAN 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Sheydanka ugu weyn waa adiga miya niyow
Codka
Mursal muse ( Samaron)
Haboon Nura ( Samaron)
Ereyada CaLi (Qabiilkiisa garan mayo)
Laxanka
hodan Abdirahman( Samaron)
Editing + Duubid
Mounim (Samaron)
Heestaba Samaron iskugu tagey
Super song 🔥🔥🔥
Balayo qabiiliste oo wexey yihiin yaa ku weydiyey fankina qabyalad miyu naqday Ani wiilka iyo gabdha heesayo midba qawiilkisa ma aqaan ina ogadana ma rabi saa qabiil waa ka somali halkaan dhigay
Ereyada From Burco
Awdal dheh Qabilku muhiim maaha
Hhhh monium samaroon maha ninka erayada sameyayna waa ree shekh isaxaaq labada nine ka dupanayaana waa isaaq
Samroor qabil miya baayo
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
الله ❤💙💙
Ameen
Maansha Allah boqorka codka geed Labka fanaaniinta marna suldaanka fanka mursal muuse iyo boqorada quruxda iyo codka waan idin wataa gar iyo gar iyo gardaraba noolaada my faaniintayda qaaliga dhankayga ubaxbaan idin saaray 🥀🥀🥀🥀🥀🥀💯🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
Adigo mahdsn isoo booqo wll
Mahad sanid walal
Aamiin Wllshay mcn❤
Yes qalbi furan
Hello
Amin
The best person ever the most able and the most shine all careated prophet mohamed scw ❤️❤️❤️❤️🕋🕋🕋🕋🕋🌅🕌🕌🕌🕋
ﷺ ﷺ ﷺ
csw csw csw csw
Ck ku Maya haayi
really I am want future minister song
CK adiga hees lee reaction ka bixiya se cml tankale adiga ayaa heesa quraan adoo aqrinaa maba la arage
Hees aan caadi ahayn GOBTI REER AWDAL ayaa iskugu tagay heesta salaan sare❤️ 🙏
Fankii Somali Samaron Ba La Wareegay Yaa Salaaam ♥️💭💚
Kolka horeba fanka samaron ba iska laha 😂
Mursal Muuse, Fannaan talent leh laakiin bilaa dedaal ah. Haboon Nura, fannaanad da'yar, talent leh oo dedaalaysa.
This song is lit 🔥 👌 🙌 💯 😍 👏
Best fanaan weeye Top 1 ka weeye fanaankan mana aha fanaan siyaasad u iyo qabyaaladeed maxaad kale odhanlayd
@@shukri6014 Dhallinyarada heesta Mursal baan ugu jecelahay, hadda na waxaan qirayaa in uu bilaa dedaal iyo bilaa wax soo saar yahay.
Faras ka waxa usha loogu dhuftaa si uu orod ka u sii badiyo. 🙏
Haboon nuura waanku haystaa runtii waa mucjisada fanka hada cod iyo quruxba Rabi baa udhameeyay ❤️
Haye fanaka
Fanka somali Wa SamaroN ❤️💯
Beenta dhaaf somali marki la dhoho funka iidor aya No1 ah bowe
Aad iyo aad
Samaroor qabil miya bowe
@@ismaip1 rerkaygu wa rer layqaano bowe lkn maxan kasidaaya maba maqalbe samarore
@@ismaip1 cuqdadba qabta iyo cidadtahay bn ahay wxan dhan maxa ku galay bowe ani samroor mamaqalban ku dhahay ada cuqdadaysan labadeena melkald isku qadee wah
Samaroon empire love I saara from LasAnod🤍🐎💙
💥
Qabyalada Qurunka nala dhaaf😎
@@idontcare6649 adaa Qudhaceee Adapa Sheegaya Hooyadaadii Dhilada Ahayd Wase 😂
I love reer laascaanood
Darwiish
One Love Samaroon ❤✅ ..
Aqoon+fan Borma Mar wlba waa best one
Borama my Home 🏡 mss ❤️🥺
Samaroonkii reerehii fanka iska lahaa ee reer hargaysay ayay ugu tageen waa waxay kala helaan viva xarunta fanka soomaliyeed ee Hargaysa ...
Music 🎶
Laxanka..anather level 💯
Midhaha.... waaba nuclear
Codka ...borama oo Lugo le
Wow heesta wa leysku arkey laxanka hodan cabdi raxman dhere codadka mursa iyo haboon🥰🌷🤩
Laxan iyo codka mxa udaxeya plz ifahamsi
ahmed laxagu waa sida ay heestu iskugu dabaa dhacayso codkuna waa luuqda
Fanaaninteydiii MurzaL iyo Haboon ❤️😇 waxkle tihiin Huuno 🥰
Le plus meilleurs chonson que je vue depuis cette mois waouh avec une super musique keep going mursal and habon ❤️❤️❤️❤️❤️ j'ai tellement aimé ✌️
I have fallen in love with this song.I don't even understand🙆♀️🙆♀️🙆♀️🙆♀️❤️❤️
thnks it is love song
Song is called Midigta Keen which means Give me your right hand
Gabadha fanka shidatay 2022
Cod halaasiya inta wadata gabadhan ismuujiye🥰🥰🥰✌
Hees kasToo mcn waxa ka mcn Quraaanka ale♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Fankiba wa samroon 🤟form jigiga
I agree 👍
Allaylehe
😊 0:37 0:37 0:38
Proud to be Samaroon 🥰🤩
badow Wax mesha ha la imaan Caaqyahow fanaan soomaaliyeed weeye
GUDABIIRSI WAA REER KELIYA YIDHAHDA WAX BAAN BARANAY HADANA ADUUNKA KALE WAXBA KA AHAYN XITAA SOMALIA 😅😅😅😅HEES BUU KULEYHAY IM PROUD TO BE SAMAROON WAR ISKU XISHOO!! Dad xitaa firfircoon oo dagaal at iyo adin xitaa wax Iska CELIYA ma ahan!!! 😳😳😳😳🫣🫣🫣🫣🫣
@@malmo4235 lol sis don’t be mad 😂😂😂😂😂 waxn isku nahay anaga isku ah mrka keep your opinion 😊
@@malmo4235 Dhal Abaarso Dhedig bd taHee Raga Reply Ha ugalin😂😂
@@malmo4235 marka in wax la iska celiyo miyaa wX lagu faano ah dadkaan waa xadaariyeen reer magaal ah dad dagaal maaha meesha gobolasa dhexe lama joogo
DJ ADAM CAADI MAHA! GREETINGS FROM HOLLAND 💥👑
Music caadi maaha🔥🔥🔥 Dj Adam!🙏🏽
heestanni waxay ka duwantahay muuqalada heesaha somalidu sameyaan gabi ahaan ❤❤ wooow
Aad oo weyn
Waa hees shidan mursal iyo haboon Keep going
Mursal muuse his voice is always epic and Haboon 's voice is astounding what a compatible pair. Wonderful talent.
Am oromo I love my brother kush somali people music 🎶
Love you oromo from somaliya
Galatoomi brother Love❤Oromo
Lafta nagaaa😂
we al also love you wllo❤
Dj Adam, your music is sooooo unique. I can tell its u, b4 the song starts..... amazing !!!!!
Wow another LEVEL dadkii fanka somalidu kaso unkamay baa ishelay 🎙👌🔥🔥
Haboon Codkeda waa Another level ❤️
Mursal muuse waxan tageeri jiray ilaa markuu sobaxay mursal hore usco my fanan 🩸🩸🩸🩸🩸🙌🙌🙌 heesta wax kale waye
Tani hees maahin ee waa heeso🔥🔥🔥
Looma kala hadhin
Mursal muuse and haboon nuura two legends in the best song of the year
Another level 💯 👌 👏 samaroon gobtii wan salmaya
Waan ka qaadya
Hadii aad magaca Allah u jeedo love saar
الله❤️❣️❣️
If we obey Allah's orders we will get Allah's mercy
My dhiigu biyo mha another level mursal or habon nura samroon samaron dhaly kep going my dadkaygiiih 🥰🍂🙎♂️🥰💓
Dj Adam On The Beat🔥💯
what a laxan hodan ta💯al samaroniya💯💯💯
Gobtii samaroon from daarood
Rip british🤣🤣🤣🤣
Nin wax fahmaya
Mursal and Haboon Wax kale💯❤
Hawraar socotay📸💯
Ma huraanka noloshiyo
Murug tiraay
Majaraha dareenkaad maamushoo
Haye haye
Maya maya
gayaan kle maba arkee
Aan mataano noqonee
Midigta keen
Miyir qaaday ruuxdoo
Wad mulkiday
Sida malab
Sida malab codkaaguna
Ii macaan alla ii macaaan
Maya maya
gayaan kle maba arkee
Aan mataano noqonee
Midigta keen ❤🎉
T
Waxbaad ka booday muhiim ah waliba intii fududeed yaadna soo qortay. 😆😂😂
Amazing 🤩
INABA CAADI MAAHA SAMAROON 🎧🇸🇴🎧🇸🇴🥰🥰FANKA WAA LAYDIIN KA HADHAY KEEPS GOING
THIS IS THE BEST MUSIC VIDEO FOR A SOMALI SONG AS LONG AS I REMEMBER
true
Labo fanaan aan jeclahay
Mursal muuse ❤
Haboon nuura❤
Amazing song with two legend mursal and habon 🔥🔥🔥🔥
Hees iyo bar igadheh mursal iyo habuun labafanaan oo codmacaan mash Allah 👸🤴❤❤🥰🔥
I love they wearing the Somali traditional clothing too❤❤
Ereyada laxanka iyo codkaba waa wax kle goobtuna waa goob jaceyl❤🤚
احبكم الشعب الصومالي الجميل واحب اغانيكم .سوداني مر من هنا
*The best person ever The most knowledge able and The most shine all created is Prophet Mohamed*
Bro here is a musical place
Hawraar Studio iyo inta iskuso dubariday abwanka mursal matankayga h. N wer hört immer noch ❤
I'M FROM ETHIOPIA 🇪🇹 BUT I love you All Somali music big respect Cush family ❤❤❤❤❤❤
Allahuma salla wa sallim calaa nabiyana maxamed ❤
I don't understand af somali but i listen everyday from Ambo 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
Ye feker zefn nw
Somali music love song ❤ sirbaa jalala Somali
@@mustafamuse-hz1jb 😍
Plz badena noso celsha aabihina wasee thanks man❤
😂😂😂😂@@abdiaziz8624
Fankii samaron ayaa la waregay ❤😅
Curudka xidigaha geska mursal waa fanan aqlaq leh oo afgaban lagend ❤❤❤
Quruxmeel istaatoo moronlaa kufuray markhaatiga kulahaa❤❤❤
Xidigta baryahaan kacsan Haboon Nurra and Mursal Muuse
Qofki hooyo mcn u nooshahay like🤕🖐🏼
i am from malaysia and i interest somali song ❤️love from malaysia 🙏❣️
Beenaale
@@shukriali6715 Haa Wlhie 🤣🤣
4 million markay gaadhay like
Heestan waxa ka maqlay qof igu weyn anigane kama daalo kraliçe thanks dear 🥰🥰🥰
Majaraha dareenkaad maamusho an matano noqonene midigta keen
Gobtii Samaroon Siciid❤️❤️
Dhashiii Samroon dadkii fanka laha wakuwan borama
ᴀɴᴏᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ ʀᴇʀ ʙᴏʀᴀᴍᴇ 💥💔♥️
Haa pro
2024 yaa iga Danbeeya😂❤
Aniga kaa dambeeya 😁🥰
Wewe war bal wixii iga danbeeya like isara 😮🎉❤24 October ❤😮😊
Hees shidan waaw 💙💙💙💙💙
Inta haboon inayada ka lecel sidayda farta taag..,,,,💞
Allow ada somali naga dhigay🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯
Who else is missing the old mursal's music
It’s a beautiful song I love it I hear the date 20 times ❤️🎵🎵❤️❤️❤️