DEGDEG ADNA AADAN CAAWA INGIRIISKA LAGU QABTAY BAARLAMAANKA INGIRIISKA SI XUN U BAHDILAY YAAB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • DEGEG ADNA AADAN CAAWA INGIRIISKA LAGU QABTAY BAARLAMAANKA INGIRIISKA SI XUN U BAHDILAY YAAB

Комментарии • 134

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 17 часов назад +14

    Habartaa Allow soo hadee Hadii kale caallaamka ka Qabo yaaraball caallamiin Aamiin 🤲🤲🤲🌴Subxaanallaah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 часа назад +2

    Daraawiish Iyo SSC Khaatumo ❤❤❤ Allaha Barakeeyo Guul

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 13 часов назад +11

    IIdoor waxa uu Somalia ka deggan yahay laba gobol, haddii ayan Soomaalia rabin ha u guureen Xabashida illayn dalka Soomaaliya ayaa leh.

    • @DigDus-e5j
      @DigDus-e5j 13 часов назад +5

      SAX WALLAAHI SI FIICAN HA U GUURAAN XABISHADA DHULKA SOOMAALI AYEE LEH

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 16 часов назад +9

    Allah soo hanuuniyo Adna xisaab aakhir ayey taal Adnaay aakhiro soomaaliland ku raacimayso kaliga ayaa qabriga yar ku sugay ee shicibka soomaaliyeed ee waqooyi dagan ha u hor seedin aakhiro seeg ee toob keen inta aad nooshahay waa iga talo ogow gaal cad iyo mid Madow inayna kala jecleen dadka soomaaliyeed waxayna ogyahiin inay dadka soomaaliyeed ay yahiin muslim ☪️ ♥️ ❤❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 17 часов назад +9

    Maashallah GUUUUUL SOMALIA VIVA SOMALIWEYEN ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 13 часов назад +4

    HABARTAN DIINTA ISLAAMKA U GEFTEY OO AY ISKU DHEDHEJINEYSO GAALO ALLAHA KU RIDO CIQAABTII ALLE. HABARTAN UMADA ALLAHA DHAAFIYO MEEL DARAN IYO CIQAABA DEG DEG AH ALLAHA KU RIDO. AAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIN.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 14 часов назад +5

    Mashaa Allaah guul guul SSC khaatumo ❤️❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿🏇🏿🇸🇴

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 14 часов назад +6

    Cajuusdan alle ha ka qabto umda somaliyeed

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 8 часов назад +2

    Subxaana laah heerkas ictiraaf somalilan hesho bey aaqiradeda ku ilowday hooyadeda bey goal ku sheegtay alle ku cadaab

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 17 часов назад +7

    Abaarso schoool ayay ka soo baxaan kkkkkkkkk

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 12 часов назад +4

    Maasha Allah allaha ka gooyo tii aysomaliya ku dhigeen aamiin aamiin

    • @NuroWehliye
      @NuroWehliye 7 часов назад

      Kkkkkkk wax hadhebin dherkaganah ha qabinsoo dharici maaheen

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 17 часов назад +7

    Libaax mudug halkaa kaga Hay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @DigDus-e5j
    @DigDus-e5j 13 часов назад +2

    HALOO SHEEGO KUWA WARSANGALI IYO KUWA SIILMAROON OO CAQLIGA FUTADA OGA JIRO
    WAX LAYIRAAHDO QOOMLUUD-LAND MA JIDHO AMA SOCONMEEYSO

  • @luulyalahow3163
    @luulyalahow3163 12 часов назад +3

    Subxaanallaah

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 15 часов назад +3

    Islaanta sheydaannadda ah waxa ugu darraa markay tiri waxa isbitaalka hargeysa laygu keenay wiil yar oo afar nin soo kufsadeen hadda waxa iigu daran kumaan ku meheriyaa wiilka yar haddaba yaab igu noqday waxay uqudbaynaysaa dad aad ubadan iyo kuwo kala socda baraha bulshada oo aan lagu arkin qof arrintaa ka dhiidhiyey diin ahaan dadnimo ahaan dhaqan ahaan waa wax lagu jahaado haddii waxay keeni kartaa caro ilaahay oo dadka oo dhan ku habsata ilaahay hannaga nabad geliyo waxay jebisay dhammaan xuduudda ilaahay sharkeeda hadhaafiyo iyada iyo ciddii waxaa laqabta

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 8 часов назад +2

    islaanta adna aadan dib u heshiisinta Somalia iyo reer waqooyi iyadaa u xilsaran islaanta yuhuud ayey u shaqesaa illaahey shacabka haka qabto

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 16 часов назад +5

    ilaahow habartan ummada qabo dhagarteeda iyo fasahaadka ay wado

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u 2 часа назад +2

    NAAGTAN ALAAH HAKA QABTO UMADA SOMALIYEED WAA CUDUR KU JIRA SOMALIDA

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 16 часов назад +3

    ASC MANSHA ALLAH habartan sotii aqoonsiga beenbeenta kuradinaysa waxan afka somarin Karin Somali waa mid beenbeenta iska daaya

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 17 часов назад +7

    Ceeb socoto waaye naagtaan dabo dilif ka ween majirooo

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 10 часов назад

    LA XOWLA WALLA QUWATA ILLA BILLAHI CALIYIIN CADIIM.
    WALALKEY MAHA WALLA XOWLA ANIGABA DAD AYA IGA SAXEY ILLAHEY HAKA ABAAL MARIYO 🎉. Waxan rajeyna in an saxey inshaAllah.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 17 часов назад +6

    Darwiish Welkom 🤗

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 11 часов назад +1

    Guul ssc inshallah ❤

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 6 часов назад +2

    Duuqdaa Adnaa Aden waa cajuusaad kiristaan aah

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 15 часов назад +3

    Hadiiba citirafki diinta iyo gomaluud galay Waa dhibato somaliya ku dhacday walahay islantani maxay ugu dirayan hawlaha ilahay gaal iyo qomkasi naguma dere citiraf maxay uga bahan yihiin may halkoda o halkoda jogan ingiriska maanta xillka haya Waa ragii ku adka dhaqanka iyo sharciyada calamka e kiin hada dhacay bay ahayn kuwo an waxba kala socon hawsha qolada hada joogta rasalwasaha ingirisku Waa nin sharci yaqana o looyarada waaway marka sharciga UN ka jebinaya maah lakin in aynu sidaso shan isu bahdilo o shegatan o diimo kale o shegtan qomki illahay halagay Waa waali illahay anago mislina imaanka nagama qaafo

  • @MohamedAdan-m9i
    @MohamedAdan-m9i 17 часов назад +4

    Habartaan Gaasha Ah warkeeda bagadaa

  • @Mideye157
    @Mideye157 15 часов назад +2

    Heaven of peace. Where? does that lady know the genocide committed by Somali land in LasAnod

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 17 часов назад +4

    Nolow Walolow ❤

  • @wardereabdullahi
    @wardereabdullahi 17 часов назад +4

    best youthman sida ku wad

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 7 часов назад +1

    Waan Fahmeynaa aad.❤.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 16 часов назад +1

    😂😂😂😂😂❤Maxaad tiri Darwiish
    40 years daadkaa qaadey lafta naga
    Oroomada ciilkaqabta
    Guuleysta xoogadalka SSC Khaatumo
    Qaslaska daraawiishta aasaty snm guuuuuuuuuuuleysta soomaaliya 🇸🇴✍️👀🤍🇸🇴

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 15 часов назад +1

    Mama Sheekhyada Isaaq haddii hay Alle Casawajale dartiis Kitaabka u qaateen oo hay badbaadinayaan Caruurta Muslimnimad ku dhalatay ee dhulkooga oo ah dhul Muslim ayaa Ragii Isaaq u keeneen Gaalo iyo Khaniisiin Isguulo ba,asna oo dhisay oo Nimanku oo wax iska daya iyo Naaguhu isku koraan AAwaya kuwaad sheegayso waxay aaminsan yihiin Isaaq land Faa,iido Sheekh Isaaq male Caruurihii Agoomaha ahaa iyo Fiqiir kii ayaa Lacag lagu qaatay oo jirkooga Rag Isaaqihi Ganacsadaan Naagaha ha u maxaadireeyaan Ilaahay hurtiisa way ku khasaara yaan Ninkii ka aamusa dulmiga maantan waxaa hay maqlayaan kama hadli doonaan oo Ilaahay Kuma odhan ayaan Ilaahayoow waan u sheegay. waxayni waa wax haan jiri Isaaq Identity Crisis waan Insecure people ma Hargaysa ayaa la Aqoonsan Inay dad waalan yihiin waa Taas cadayntii.

  • @safiyaali8502
    @safiyaali8502 15 часов назад +1

    Saw kuwa intaa yiraahdaa intaas oo quuma luud ah intaasaa kiristan ah aduunkey maqashiiyaan mar walba googlka soomaaliya kiristan school abaarso baa soo baxda😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 17 часов назад +2

    Somalia waa Hal dowladod wax ka jira majirto Somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa

  • @Caliya7
    @Caliya7 17 часов назад +4

    Darwiish Boy barteeda ayaad dhigtay well done Guul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 12 часов назад +1

    Waa cimri tegey ceeb ku saagooti akh akh

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 16 часов назад +2

    ingiriisku ma waxay moodaan dad aan waxba ogeyn argagixisada in ay hargeyso ka timid dhamaanteed iyo nimanka hogaamiyasha argagixisada dhamaantood waa isku halkas reer ee nabad diidka soomaaliya wey la socdaan waxay doonto ha aqriso habartu😂😂😂

  • @MohamedDubad-v4x
    @MohamedDubad-v4x 12 часов назад +1

    Free shuboland🏳️‍🌈 wata ruunta lo sheegaysa adna wxay kaga dhagtay iyada iyo teamkeedi ilma abarso o cajuuskii walana foosto faruuq ingriis ba

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 15 часов назад +1

    Ingiriisku manu ogayn in qabiilo badan degan yidhin soomalilan oo qabiilada kale aanay rabin gu'itaan ama gooni isku taag ,wax qabiil kaliya wato oo aan la isku racsanayn aanay waxba ka surtobayn

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 17 часов назад +2

    Waa naagta dadka hargaysa halaysay nijaso nijaaso dhashay

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 16 часов назад +1

    Masha Allah Darwiish caduun 👏👏👏

  • @sory1570
    @sory1570 12 часов назад +1

    Weligod heli mayaan aqoosi, kuwaan mamul goboled xitaa ma istaa hilaan, islaanta dinoseur cad umodid khaatuma hun

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 17 часов назад +2

    Habartii nijaasada ahayd kkkkkkkkkkkkkkkkkk marba gaal.ayey isu qaawinaysaa iyadoo da,daa joogta markaaasay ku odhanaysaa naasaha ayaa dhiig iga da,ayaa
    Yaaaaaahuuuuuuuu

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 15 часов назад +1

    Maqoomu luud ayaa ictiraaf lagu raadinyo shamen u iimani lagaa qaad waa islan weyn qatumada haiska halaynin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 17 часов назад +2

    soomaaliya soomaali ba iskaleh ee soomaali diidku haka guuro iyagaba amxaaro iyo oromo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 17 часов назад +1

    Subxaanallaah Allow xaqah adaa u hiiliya Allaahu Akbar

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 11 часов назад +1

    Sxb waxaaba ka darnayd markii su'aasha baarlamaanka yurub la geeyey kaddibna baarlamaankiiba labaxay oo qofwalba boorsada qaatay.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 17 часов назад

    Adna Allow aduunka kaa fadhiisi yaraball Aallaamiin Amiin ⁉️Habartan dad isllaama ayey dad iallaama ka saaraysaa ⁉️‼️❌🛑Subxaanallaah

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 9 часов назад

    Qof waayn inaad ka been abuurto yadoo haaysata Diinta Islaamka inaad ku sheegto gaal waa mid kuu taal qiyaamaha.

  • @AyanMohamed-d2u
    @AyanMohamed-d2u 12 часов назад

    Mashallah guul somalia❤❤

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 16 часов назад +1

    abti dadku meeshay doonaan way raaci karaan. balse dhulka dadka dhexeeya tunka laguma qaadan karo,ayeeyadanse maqadankarto dhaxakii ayeeyadey

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 16 часов назад +1

    Kan yari waa libaax 🤣 toosh🔦 buu Snm ta intaa la daba joogaa

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 17 часов назад +1

    Iskadaa dadkaan dhaguhu umadaloolaan soomaali baa uhaysa aqoonsi aduunkoodhan baa og

  • @FowsiyaAbdulla-pv3jn
    @FowsiyaAbdulla-pv3jn 10 часов назад +1

    She will never get her ambition

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 16 часов назад +1

    Somali waa mid wax Somaliland ladhoho majiro

  • @AliMohamed-l3w7x
    @AliMohamed-l3w7x 4 часа назад

    alle ayan ka magangalnay adna waxa ay la wareegayso insha allah

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 4 часа назад

    Sax adna iyo wixii lamida allah naga qabto

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 17 часов назад +1

    Habartaas jiniga ayey caabudaa😮 xitaa gaaloda ayaa ka’ashaadato! Diinteeda waa Voodoo😮
    Belaayo naasaha dhiigkaakeentey😂 waa qurunsocda. Ninkii aylaseexataaba lugta ayuu baaldiga kudhuftaa😂

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 11 часов назад

    Waan sheegay boqorku waa harti

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 11 часов назад

    Ingiriiska jasiiradihii rabay auuba ka cararay ee sidee ayuu yeelayaa qabiil raacato ah.

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 5 часов назад

    Beentii waa dhammaatey

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 17 часов назад +1

    There is No Named Somaliland 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 14 часов назад

    Subuxaan Allaah citiraafa baya melke kasato umarayaan 😆

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 11 часов назад

    Suxbaan Allah

  • @HasanAbdiomar
    @HasanAbdiomar 14 часов назад

    Kkkk, Ethiopia is on the verge of recognizing Somaliland and all Xarood would die of shock soon.

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 15 часов назад +1

    Reer isxaaq xaako we jaben besha-dhaxe 😂

  • @omaribrahim5564
    @omaribrahim5564 14 часов назад

    Sheikh darood beenta jooji adna maha fakash

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 12 часов назад

    Illahayo tan ina dhaafi waa habar rabta inay dadkoo dhan noqdaan gaalo.

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 11 часов назад

    Keep up brother

  • @guledsm
    @guledsm 17 часов назад +1

    Adna khaatumo xumo beey ku baxdey.

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH 13 часов назад

    Isaaqu waxwalba ay isdhahaan aqqonsi baadkuhelaysaan inay sameeyaan

  • @FutoXar
    @FutoXar 13 часов назад +1

    What is to recognise a small tribe and two cities 🤔Somaliland is not whole

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 15 часов назад

    Burco, Barbara iyo Hargeysa ha tageeno

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 13 часов назад

    Adna sharkeeda allaha naga qabo 😮

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 17 часов назад +1

    Waxay yidhaahdeen waa la na wasaa oo khaniisiinbaa nahay.
    Lafahiina way soo aaateen kkkkk

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 13 часов назад

    BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 16 часов назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 jaamacadee kabaxdey boowe gob baatahay geesi ina adeerkey dhaley baa tahee 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 17 часов назад +1

    IDROOOO QUMUUALUUD 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 9 часов назад

    Goojacade haday xoreysteen bal car Caaynaba iyo Ceerigaabo yimaada.

  • @mussejama311
    @mussejama311 2 часа назад

    Ari boowe balaayaa la dhacday!!

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 17 часов назад

    Waah waah good answer

  • @AbdaleAbdilahi-j3j
    @AbdaleAbdilahi-j3j 17 часов назад

    Kabax,soomaaliland,matidhaahdeen,dhulkayaga,nooga,bax,hooyadaa,was

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 16 часов назад

    U r dressed to the nines👍

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 17 часов назад +1

    Ictiraf Raadi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 16 часов назад

    Laya habartu waa yahuuda

  • @IdcIcc
    @IdcIcc 16 часов назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦾🦾🦾🦾🦾👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 17 часов назад

    Meeshu maha barlamaan ee waa kinsad

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP 14 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @omaribrahim5564
    @omaribrahim5564 14 часов назад

    Halgay ku dambeysay khatumo state kkkkkkkkkkkk

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 12 часов назад

    URAAYE GAAJAA KU HAYSA EE NASOO TUUGSO

  • @ahmedadan8356
    @ahmedadan8356 15 часов назад

    Doofar kuu jecliya

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 16 часов назад

    Laa wiila waa mujus

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 17 часов назад

    Dad baabad ka dhigtay war barlanaan mayaqaan

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 16 часов назад

    Adigumacandhadi hoyada baradalahaybaakusowaranta

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 13 часов назад

      Adigoo gabar ah wll maxaad hooyo ucaayaysaa miyeyne kula fool xumayn

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 15 часов назад

    Beenaale ki8 uwaynaa urayso

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 9 часов назад

    Faqash waxba kama qaadi karto iyo cadow kale toona JSL.

  • @SamiaIbrahimelmi
    @SamiaIbrahimelmi 3 часа назад

    Yaa somalia. Guulle😅😅😅😅😅😅

  • @AsiyaMoalim
    @AsiyaMoalim 17 часов назад

    Mashala

  • @FowsiyaAbdulla-pv3jn
    @FowsiyaAbdulla-pv3jn 10 часов назад

    SomLiland looking for something is not true

  • @Canada5start-xg2ef
    @Canada5start-xg2ef 4 часа назад

    Musse 😅😅😅what are gonna do ?move to Ethiopia.😊😊😅