BEESHA HABAR JECLO OO GARXAJIS DAWO SIIYEY IYO SAMAROON OO KULMIYE CIDII COD SIISA HABAAR KU……

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024

Комментарии • 37

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c 11 часов назад +8

    Waad cod iyo hadal wanaagsan tahay Viva xisbiga waddani

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 13 часов назад +7

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️please ❤️

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 11 часов назад +6

    Asc guul iyo gobnimo somaliland burco from habar jeclo life live in Uk from burco org Asc inaadeer waan ku salaamay shaqo wanaagsan ayaad haysaa mansha allah asc

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 11 часов назад +3

    Asc mansha allah waa badbaado qaran jasaallah khayr mansha allah asc

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c 11 часов назад +3

    Cawil aad iyo aad baad u mahadsan tahay.horyaalka isbedelka

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 13 часов назад +3

    Good job cawil

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 5 часов назад +1

    walahaay waan qoslay reer awadal wa kaah abaalkasana ma iloobayno wa nagnagu leeyihin badankooda wa kaah wana wadani iyagana markooda waa loo haya abaalka hj ma ilowno qof naga horjeestayna ma kibafaxo xaqa wwa xaq garadaro ma jecelin mid na gardaraystana ma mamacasho guul dadku matnta wa wadani berina wa kaaah ilahay ha aqabale

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 11 часов назад +2

    Asc walaal guulbaad saadisay asc

  • @KaltuunDaahir-x1b
    @KaltuunDaahir-x1b 5 часов назад +2

    Hal Abuur cawil bille wll Ma G36 ahayd yaaah H jeclo ku modayee madaxa no saranthy wll gulyso❤

  • @luqmanHakiim-om8mq
    @luqmanHakiim-om8mq 4 часа назад +1

    cawil bile🎉

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 13 часов назад +2

    ❤️❤️❤️❤️

  • @hamda2342
    @hamda2342 13 часов назад +1

    Hodhodhoo

  • @KafiyaDigoodmahamud
    @KafiyaDigoodmahamud 3 часа назад

    Cawilow Wan maqlay gobaimadi Djbuti marki callanka laqaty inay shicibku hudu iyo lacagba ka dhargayan hawll oo dhan ay dhamatay waba sidi okalle 😂😂😂😂😂😂

  • @ibrahimabdi2253
    @ibrahimabdi2253 3 часа назад +1

    naagtan waalan xeebjire waa soraac kusheegeysa adugu yaad tahay isasheeg cidaad tahay aan kujawaabne midakale cuqdad habar carfaan ayaa kuheeyse sun cab haad dhimatide

  • @soniarihanna6304
    @soniarihanna6304 10 часов назад

    8:33 😂😂😂😂

  • @fatimasalah4539
    @fatimasalah4539 13 часов назад

    Ilaa reerkaasbaad ahaad waa waxaankuu garan laa barigii gacan libaax

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c 11 часов назад

    Dabiib hadalkaasi waa runtaa

  • @KaltuunDaahir-x1b
    @KaltuunDaahir-x1b 5 часов назад +1

    O habarka ma xolad nagu ledihin wlhi waad iga qosliseen rer tolky habar cafaan ana idin leh cod Uma hayo ciro iyo biixi midna adeer marna dhaha dawlad isaaq doni mayno marna nagu habara😂😂😂😂😂😂Ala mxa walaten😅

  • @malikadam95
    @malikadam95 10 часов назад

    Dowladii dhan iyo dorashdii somaliland waxay noqotay garxajis iyo habar jeclo isaaq kaliya ayaga ha is burbursadan😑😑😑😏

  • @Layla6793
    @Layla6793 12 часов назад

    Tolkey Habar Cafaan. Ma i maqleysaan Waligood xisbi ay taageeraan waligii ma guul dareysto. Waa Reer kii u hiiliyey Kulmiye doorkii hore! Kani galbey ku kale mooyee

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 14 минут назад

    Asxaabu kahf haw sexan sug wadani ha fadhiste wa intasod solaban waydaye

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 13 часов назад +1

    Beenmadow suber awal Beenham sheegin

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 4 часа назад +1

      Subeer awal inbadan oo kamidi waa isbedel doon waayo dansa qaranka ayaa kujirta meesha muuse udanee maaha qofka dantiisaa kahoraysa muuse 7 sano waa la arkay hada qofkale waa inla tijaabiyaa meeshuna boqortooyo maaha

  • @bilana289
    @bilana289 Час назад

    WADDANI miyaanu ahayn xisbi wadanka u dhashay oo xaq u leh in la doorto

  • @jamalmohamed6666
    @jamalmohamed6666 13 часов назад +1

    Wax ku hadli mayside iska aamuus

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 13 часов назад

    Kadaa kadaa jiidhkeeygii yoow kada

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 6 часов назад

    🧡🧡🧡💯

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 13 часов назад

    Waryaaawl waxba hakashegin

  • @IsraIsmaciil-f8l
    @IsraIsmaciil-f8l 58 минут назад

    😂😂😂😂😂

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 4 часа назад

    Habar awal deegaan nadeeda wey goosanayaan xusbiga tuugta ma rabaan

    • @bilana289
      @bilana289 Час назад

      @Zamzamibrahim
      Maxaad nooga goosanaysa nala jooga kursiga marba reer ha koro maxaa diidan

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 13 часов назад

    Waxa habar gadhee dee waa caqli xumo
    Marka horee baa xabjiray waa soraac samaroon dee waad doqonimo habar ee waxaan ku sheeg naysaan😂😂😂
    Dee wuxu waa doroshoo ee waa maxay habar kuu

    • @Layla6793
      @Layla6793 11 часов назад

      What heck are you talking about!

  • @aamiinmuuse364
    @aamiinmuuse364 9 часов назад

    Adigu qabyaali baa thy