DEG DEG WAAN GARIIRAY OO XABSIGII KASOO BAXAY & DHAQAN XUMADII OO SII BILAABAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

Комментарии • 14

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 часа назад +2

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @11naa44
    @11naa44 3 часа назад +2

    Reeraha rerkan ha dhaafan SubxanAllah

  • @barlin1622
    @barlin1622 2 часа назад

    Soomaaliyeey Hala badbaadiyo Reerkaan Alle ha laga cavsado♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😭😭😭😭😭😭😭🤣😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🔥🔥

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 часа назад

    soory waxba kukalifay aaway dadkiisii wiilku waa cidee ax ax😭😭😭😭😭😭🙏

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة Час назад

    Reerka hala quraan saaro jacaylna maaha

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Час назад

    Warjeceel mahaa familkaan quraan hala saaro reerka 😢😮

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p Час назад

    Wiil kaan waa la yaabaa Doolal iyo dal baad maalin walbaa caaysaa maxaa ka galay doola gariiraaye 😊

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 часа назад

    Ninkaan Abdaal laan dheere laan dheere dhalay waaye! Adheerkiis ayaa kursiga ku fadhiyo!

  • @abduge1237
    @abduge1237 Час назад

    Gariiraaye amaan siiya. Waa nin buuran oo calool iyo bari leh. Ma calooshiisa iyo baridiisa dhaqan xumo noqotay. Sidan ilaahay baa u sameeyay. Joojiya sumcad dilista "Character assasination". Ilaahay ka cabsada. Qabri baa idin sugaya.

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 Час назад

    Maxa kagalay warankisu joogaye yaab niyow bariiska meel xun yuun kaagalin cunug yar Bathy wali samcad yeelo i cant imagine dadku siday kuu jecbyihiin beenta aad faadinayso waayo waalidin ayaa kudawada ilkahy iyo abuurtiisa ka xishood culimada kama afdheerid cunug😮

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 часа назад

    Nus kilo xata kama soo jarin! Iloon jilacoow barwaaqo ayaa ka jirta! Na wada xera hee! This is nuts! Maxaa u xerteen hadii saan uu wali yahay?

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 7 минут назад

    Quelle tristesse..

  • @SiciidSulub-j2t
    @SiciidSulub-j2t 3 часа назад

    Beentii weeyi nin waalani live ma Soo galo mobila ma qaato ee Waa jiliin waar waanu ku fahanay😂😂😂😂

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 9 минут назад

    Pourquoi enfermer.. Dieu la fait ainsi alors honte à vous homme Somalie laissez vivre les gens normalement et construit ton pays