BARNAAMIJKA BUUNDO 2-AAD | CABDI-XAKIIM MUXUMED | AASAASAHA SHIRKADDA HADIID.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 май 2023
  • BARNAAMIJKA BUUNDO 2-AAD | CABDI-XAKIIM MUXUMED | AASAASAHA SHIRKADDA HADIID.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 56

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 Год назад +2

    Mashallah barnaamijkan aad buu isoo jiitay, mahadsanidin intii ka qaybqaadatay diyaarinta barnaamijkan, horayna usocda.

  • @Hubsiimo
    @Hubsiimo Год назад +5

    Masha Allah waa barnaamij qurux badan oo fikrado dhaxalgal ah guuleysta Astaan TV.

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim1023 Год назад +3

    runtii kuman qasaarin daawashada 1 saac wax badan baan ka faaidey mahadsanid inta barnaamijka soo habeysay

  • @abdillahimaxamud1551
    @abdillahimaxamud1551 Год назад +2

    waxaan aad rabto inaad samayso ama aad gaadho .hadaanad aqoon ulahay ama dadka ugu aqoon bad nayn masamayn kartid ❤

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook Год назад +7

    I love this series. I can relate

  • @idilcaddey3599
    @idilcaddey3599 Год назад +4

    See camal hee aaway voice ki 😮😮

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou Год назад +4

    Wwwww daqiiqada 41_45 waxa badan baan ka faaiday aan igu jiri jirin ❤

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Год назад +2

    Thanks we love it

  • @Cabdirisaaq73
    @Cabdirisaaq73 Год назад +2

    Maa sha Allah hore u soco

  • @Omar_yasin07
    @Omar_yasin07 Год назад +1

    AbdiHakiin Mohamed guuleyso adeer❤

  • @mohamedallaale3172
    @mohamedallaale3172 Год назад +1

    Manaha aallah waa nin aad ukarti badana

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency Год назад +2

    Abdi Hali I’m sual Ayaan ku weydiinaa Dhismaha albaabaha RIINJIGA maxaa loogu buufiyaa Sida tubada biyaha ama korontada Number riinji ah maxaa kuugu buufiyaa ? Ma la keeni karaa farsamo kale oo fiican oo qurxoon

  • @iqronuur9335
    @iqronuur9335 Год назад +5

    waxn malin walbo naftayda usheega inaan shaqaysto in sha allah aan sameeyo ganacsi dad ka anfaca

    • @nasteexobulsho6712
      @nasteexobulsho6712 11 месяцев назад

      Kula mid lkn ani jeebka i ciilay allow risiq xalaala

  • @sowdocabdi8998
    @sowdocabdi8998 Год назад +2

    Thanks astaan horomar wcn

  • @Fahad_mohamed12
    @Fahad_mohamed12 Год назад +2

    Ana daawanaya cod waleyahay shush

  • @feysalarif5188
    @feysalarif5188 Год назад +1

    Good wlhi Mel aankashaqeya ayan rabaa inan katago magalo kale aan ado lkn dadki ayaba kaa niya jabinayo mrk loma istaago

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 Год назад +2

    Dadka sualaha waydinaya business shaqo kuma laha 😂😂

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Год назад +1

    ❤❤❤

  • @user-uz7lu8jt7f
    @user-uz7lu8jt7f Год назад +2

    🎉🎉🎉

  • @somali_engineering775
    @somali_engineering775 Год назад +4

    Asc wll barnamijka cod malahan

  • @aminayasinali7772
    @aminayasinali7772 Год назад +2

    Good

  • @Awaale
    @Awaale Год назад +2

    Shirkada xadiid magaceeda saxda ah oo hawada ay ku madho waa maxay, si macluumaad badan uga ogaano walal

    • @gacmainaosman9257
      @gacmainaosman9257 Год назад

      Rasmi work shop waxayna ku tiilay isgoyska bakaaraha

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Год назад +1

    Thanks

  • @zeynapahmed8298
    @zeynapahmed8298 Год назад +2

    Codka awey heee

  • @ahmeduuni
    @ahmeduuni Год назад +2

    wlhi halka saac videogan kuma qasarin mhdsndiin astaan

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 Год назад +1

    Daciif umadii uu ka dhex shaqaysanayay, ayuu hadaa magacooda ay ula baxeen dhulkooda afka kala cararayaa, Mr xadiid xaasid oo waqooyiga Somaliya ku celcelinayaa inan gumeedku.

    • @xogbaar
      @xogbaar 11 месяцев назад

      Waqooyiga miyaad diidin

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 10 месяцев назад

      @@xogbaar ma jirto waqtigan koonfur somalia iyo waqooyi somalia. miss karbuuno.

    • @xogbaar
      @xogbaar 10 месяцев назад

      @@abdulkarimy5949
      Magaalada haygaysa waa xarunta gobolka waqooyi galbeed somalia
      Kuna seexo kuna soo toos
      Hadda mapka ka raadi haddii aad joogtid halkee joogaa ku dheh sidoo kale waxaa laga isticmaalayaa +252 key of somalia

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Месяц назад

      ​@@abdulkarimy5949 haddaa adiga diidan tahay magacaas, ogoow dad kale oo ogol in ay Waqooyi kula Dagan yihiin sida SSC-Khaatumo 😂😂

  • @abdirisakadan8435
    @abdirisakadan8435 11 месяцев назад

    Ninyo qofka intuu wado hadalka ha dhex galin meelo muhiim ah oo uu soo waday baad hor booday

  • @mohamedsalaadomar528
    @mohamedsalaadomar528 Год назад +1

    War codka xaa ku dhacay

  • @sheekhulkulimedia7308
    @sheekhulkulimedia7308 Год назад +1

    Iso boqda asxaabta

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Год назад +2

    We wait part 3 our brother's astaan tv 📺 thanks

  • @iqronuur9335
    @iqronuur9335 Год назад +1

    maka qayb gali karaa kan xiga

  • @Cawedyare
    @Cawedyare Год назад +1

    War ninkan maxamed hadal badana.

  • @mukhtaryasein
    @mukhtaryasein Год назад +1

    filimka xaawa meeyey

  • @Naahiliihamiddurrii
    @Naahiliihamiddurrii Год назад +3

    ruclips.net/video/_JUURhVA0Tk/видео.html
    AROOSKII QARNIGA YEMEN 🇾🇪

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v Год назад +3

    CABAAD BUU KAGA SII DAAYEY ODAYGII DIGSI XAGATO🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed 11 месяцев назад

    Hadalka 100 Jeer Ka Badan Buu Ka Dhex Galayaa 😤
    Adeer Wariye Ma Tihide Been Iyo Caadifad Baad Dadka Ka Iibisaaye Nooga Dhex Bax Dadka Caafimaadka Qaba Ee Howlkarka Ah 😤
    Ama Dee Baro Sida Wax Loo Waraysto 😤

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Год назад +1

    Cod mleh

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +2

    alla maxa gun hadaba digaar soo xoqota warya ma somaliland baad intaa wax ka iihin kari wayday xamar ka heshay mana lawe mida kale anaga ma hihin 3 million ha na habarin war waa been la iska dhaadhiciyay xamar 1iyo badh baa joogaa beenta jooji

    • @cabdirisaqkp3733
      @cabdirisaqkp3733 Год назад

      😂😂3m mudgahay wuu nii badiyay 402 baa tihiin

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 Год назад +1

      ​@@cabdirisaqkp3733 Tirada ma ahee waa tayada cawaanow

    • @xogbaar
      @xogbaar 11 месяцев назад

      Siyaasiinta hargaysa ayaaba dhaha 2 malyan ayaa nahay asagu 1 malyan ayuu ku daray

    • @xogbaar
      @xogbaar 11 месяцев назад

      Walaalayaal isxiijinta aan waxba hor marinayn ha la iska dhaafo ninkanba waad aragtaa hargaysa iyo xamar isku si ayuu uga shaqaysan adiguna waad uga shaqaysan kartaa lakin haddii aan koox koox isu kala qaybino wax aan helayno malaha

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 10 месяцев назад

      janbuura warya iyo naya anigu kumakala garanayee anugu saomaldia odhan wanu ka badanahay ha na habairn somali waxa la sheegaa wa 12 haday u bataana waa 13 million somaliland ayaba ah shan million ama ka badan 4 million itoobiya noo joogan isaaq somalida kale wa kuwa nala dashay dirka ah somalida kale sideedba maxa u hadhay bal sheeg wax idin hadhay wax idin hadhay ma jiro insha waa balan in malindhow calamka somalida jogoa la wada tiriyo oo la diwan geliyo wana arki doontan qolada dna qada ilahayn ku dhartee waxay soo saree somalida itoobiya om 82% yidhiin dir dadka itoobiya degan markaa maxaad ku sheekayn somalida wa dir iyobaabahan

  • @abdirahmanjboy7770
    @abdirahmanjboy7770 11 месяцев назад

    Ninkan wax waraysanaya ma isaga la rabaa inuu dadka u waramo hadalkiisu aad ayuu u badan yahay

  • @abdirahmanjboy7770
    @abdirahmanjboy7770 11 месяцев назад

    U ogolaada qofka martida aha inuu warami karo hadalkiisaba wad dafaysaan