Q1aad: Ninkii Lacagta Ka Bixin Jiray SNM ta La Tahriibinayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 мар 2022

Комментарии • 69

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 года назад +15

    Taariikh cajiiba inan yar aan aabe hooyo walaal midna lahayn sidaa illaahay u soo barbaariyey fariid fariid dhalay buu ahaa naftiisii dadkiisii iyo dalkiisiiba wax buu taray geesi insha Allaah aakhirana illaahay jannadiisa ku gee

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 года назад +2

      mahadsanid Amina, waa waxaan ka fekerayey, Illaahay qofkii uu soo saaryo uun baa soo baxa, imisa hooyo iyo aabbo kool kooliyeen baa meel ay mareen la waayey oo wada doqon ah

    • @Foccocia
      @Foccocia 2 года назад +1

      Amiin Amina.

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 2 года назад +4

    Rabi Cimriga iyo caafimaadkaba ha u dheereeyo Mujaahid aqoonyahan Ganacsade Ibraahim Guuleed Cilmi, aakhirana Jano Firdawsa ha geeyo

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад +4

    Mr IBrahim GuleedCilmi aad iyo aad kuu Hambalyaynayaa Lama ilaawaan waxtarkaagu weeyi Adeer alle ha ku xafido fidaareynkaba thanks a lot more than one cadowgaa ha jabo isha allaahu

  • @moaden4602
    @moaden4602 2 года назад +1

    Ibrahim Guuleed waxuu ahaa maamulahaygii Bnkiga Ganacsiga qaybtii xidhiidhka dibadda waxuu ahaa nin Goba oo Qab iyo maamul wanaag leh shaqaalihiisana ka war hya waxa ii gu dambaysay 1983 07 oo Burco laysoo bedelay waan ku salaamay Ibraahim

  • @abdiahmet5499
    @abdiahmet5499 2 года назад +1

    Sayid barnamijyadadu waa qaar qiimo badan leh. Aadban ugu xidhanahay. taarikhda snm weligaa Nala ogoow. Tnks

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 года назад

    Allahu Akbar what a hero! May Allah swt give you long , happy and healthy life Adeero ! Thank for what you done for somaliland ❤️🤍💚❤️🤍💚❤️

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 года назад +3

    Halyey.Taariikhda ayaa ku xusi inshallah.Visadii AHNX Cali Jirdeh kuu keenay waxay albaabka u furtay in aad albaab weyn u furtay halgankii oo adiga iyo nimankii kula shaqaynayey mujaahidiin badan dirtaan ilaahay haku xafido hawshii iyo khatartii aa gasheen waxay dhashay Somaliland wadankaa maanta dismay.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 года назад +3

    Asc Ibraahim Guuleed Cilmi Illaahay Ha ku xafido way dhinteen ragii kula mid ahaa waa taariikh .maanta ma joogo ama maba jiro waxaa jooga oo kelya waa calooshii la ciyaar oo keliya Illaahay jidka toosan ha Ina tuso Soomaali oo dhan khayrka wanaaga iyo wada noolashaha Viva Soomaaliwayn.

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 2 года назад +11

    Taariikh aan waligood duugoobayn wlhi illahay ban ugu mahadnaqayaa ina ka dhashay halyeeyo aan Habran oo wadankaygu yahay Jamhuuriyada Somaliland alxd waa waajib na saaran dhalinyaro ahaan inan ku dhiirano inanu dhigno Taariikh cusub oo tacabkiini aanu ku faano insha Allah

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 2 года назад +4

    Waxad waraysataa Cabdi Ciid Faarax dhaban madoobe oo ka mid ahaa raggii jeelka kala baxay Cabdillahi Askar. Haddeer wuxu degen yahay Caynabo laakiin waa reer Garadag.

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 года назад +2

    Mashaballaah allaw ku xafid mujahid siilaanyo

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад +1

    Hambalyo somaliland badheedhahaagii maanta waan ku naaloonaynaa Alle ha ku xafido fidaareynkaba thanks a lot more than one cadowgaa ha jabo isha allaahu Hargeisa R Somaliland

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад +2

    RAggii timekaa dadkooda la dadaaley kow baad ka ahayd Adeer Alle ha ku xafido fidaareynkaba thanks a lot more than one.

  • @user-gl5kx5hj1h
    @user-gl5kx5hj1h 2 года назад +2

    Great story ☝

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 года назад +2

    Walee siilaanyo taladiisii waan ku badhaadhnay

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 года назад +1

    Saiyd H24tv hawsha halkaa ka wad waxweyn baa dadka kiisa caqli leh uga kordhaya iyo waxii loo soo maray dhan walba halgankii snm oo dhan walina socda thanks

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад +1

    Viva Shacabka Soomaaliyeed Lkn No Land No Land

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад +1

    Isaaqoow Brent's Iska Daaya Dhulbante of Soomaalia

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 года назад

    Allah yarxma Adeerkey Rumad buu sheegey Corneyl Ahmed xaji muse Ahmed leydhsi) Ali jirde rer shiikh. Qamariye reer shiikh. Leydhsi sheikh 3 ninba Walee Allah yarxma 3 daba

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 года назад +1

    Janaral jaamac maxamed qaalib ileyn mujaahid weyn ayuu ahaa

  • @farhiyobashiir973
    @farhiyobashiir973 6 месяцев назад

    Reer awdal halkaan cashira ugu sugan

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 Год назад

    ASC Dadka Afka English ku hadla iyo Dadka Afsomaliga ku hadla Somali ma wada aha Thanks ❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @amiindaahir5284
    @amiindaahir5284 Год назад

    Qabti 2baad

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 года назад

    Waad mahadsan tahay adeer

  • @abdullahiali3369
    @abdullahiali3369 2 года назад +1

    Siilanyo badihiisa lamageli jirin go an adag geesi nin wakhti adag hayay

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Год назад

    Geesi geesi dhalay❤

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 года назад

    Awoowe idheh

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 2 года назад +1

    Hawl adag baad qabtay inder

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 года назад +1

    #geesi Adeer #Alle #Dambigaga Ha dhaafo #Taarikhdayadana #Baal #Dahaba ayaad kaga jirtaa kagana jiri Doontaa #Abid

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 года назад +2

    Ragii Ugu Qaali Sanaa Raga Somaliland Ba Illahay kula Kulmiyay.
    Nasiibkaga Wanaag Sanaa Markuu
    Illahay Kula Kulmiyay, Mr. Hassan Adam Gudaal Iyo Mr. Omer Maygaag Samatar.

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 2 года назад +1

      AHNX Omer Meygag wuxuu Jeddah Saudi Arabia noo ahaa gudoomiyaha gudida SNM oo ahayd saldhigii ugu weynaa markaa dibeda ee hawlaha SNM waday lacag uruurin abaabul siyaasadeed waxa noogu yimi AHNX madexweynihii u horeeyey Somaliland Cabdiraxman Ahmed Ali Tuur.Isagoo London ka yimi oo doonaya in us SNM ku biiro Jeddah ayaanu kula shiray wuxuu markaa ka soo goostay faqash isagoo ahaa safiirka China u fadhiya Somalia wuxuu tegay London kadib Jeddah aniga ayaa airportka geeyey wuxuu u dhoofay Sudan waxay israaceen Mohamed Jama Badmaax oo odayaasha SNM ahaa siyaasiyiintii horena ahaa waxay Sudan u tegayeen waxa xilligaa raisal wasaare ka ahaa AHNX Saddiq Almahdi oo Cabdiraxman ay isku fasal ahaan jireen wuxuu Cabdiraxman nagu xidhay suxufiyiin Sudaniin ah oo qori jiray magazine la odhan jiray Alistoor oo London ka soo bixi jirtay mujaahidiintii wadankan xoreeyey intii dhimatay ilaahay jano firdowsa haka waraabiyo

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 года назад +1

    Somaliland dheh somali waa lawada yahay lkn Somaliland waa gob

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 года назад

    #Halyay ayuu ahaa wxuu idhi Hadanad #Kudhac lahayn wxba kuuma #Hagagayaan

  • @HamzaAli-so7wz
    @HamzaAli-so7wz 2 года назад

    Mansha alah lkn xiligan raga soo baxayay waa akhira licibkii waa 1990 gii waqtigi raga adagi talabayen maaha

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 2 года назад

    Xaga farsamada codka iska hagaajiya xitaa DR Taani xaga codku wuu yara liitay aad baad u mahadsantiin

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 года назад

    Ina sharmaarke aadan ayaa idhashey iyo ina cashuur seed

  • @ahmedh1744
    @ahmedh1744 2 года назад

    xaq arrinkani rag dhintay ,.. runtii rag hore bu hadhay, fariid ,,.geesi ah.

  • @nasirbedel5318
    @nasirbedel5318 Год назад

    Mujaahid Jaamac iimaan oo xidhan xaggee sheeadiisiii ku dambaysay

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 2 года назад

    Qeybtii labaad waa goorma Mudane Sayid

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 года назад

    Idiris Ha u Naxariiste Wixiisii
    Wuxuu Kudhameeyay
    Taageerada Samali National Movement.
    Aniga Waxa Iigu Horaysay Iiguna Danbaysay Adis Ababa 1989.
    Illahay ha u Naxariisto Qof Aanay
    Iloobain Intii Daacada u Dadkan iyo S.N.M
    Mahad sanid Walaalayaal

    • @azizderia5698
      @azizderia5698 2 года назад

      Idiris waa noolyahay Hargaysana wuu joogaa imika

    • @maxamedcabdiraxmaan547
      @maxamedcabdiraxmaan547 2 года назад

      Idiris x cismaan xasan wuu mool yhy hargaysa joogaa hada allaha xafidee

  • @aaden279
    @aaden279 2 года назад

    Pilotku wuxuu ahaa Captan Cabdillahi Siciid

    • @aaden279
      @aaden279 2 года назад

      Captain Cabdillahi Siciid Caraleh

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 года назад

    Ibraahin Wuxuu U Shaqeeyey Si Geesinimo Leh

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Год назад

    DADKA 😂😂😂AF SOOMAALIGA KU HADLA BAY TAARIIKHDAASU KA BILLAABANAYSAA KUNA DHAMAANAYSAA QARANKII 1960 IYO CALANKA LAND OF SOOMAALI INNAA
    LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
    WAA KU QUFUL. FURAHANA LA DHIMO
    PHIRCOONI STYLE

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад +2

    halgankii xalaasha ahaa halyeey SNM

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 2 года назад

    Ragan ayaa mudan in wax la siiyo

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 Год назад

    Great tribe:❤ Ishaaq. Ilaaheyow maxaad igaga dhigiweysay weysay ayaga? I'm Envious of you. Good job.

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 2 года назад +2

    waayaab waar ninku been badanaa horaa loo yidhu RUN HA SHEEGIN, BEEN HA SHEEGIN, WAXAD SHEEGANATA HA WAAYIN! bal ninkan yidhi Maxamed Cali ayaan baastooladsiiyey markii uu talaabayey yuu u sheekeynayaa cajiib!!, Maxamed Cali waxa uu ahaa nin Erirean ah oo dawladii Siyad bare u adeegsatey Jabahadii Somali Galbeed anigu waxa ku biirey Jabhada Maxamed Cali 1978 walahi oo bilahi xataa afsomali ma uu aqoon, kadib Maxamed Cali waxa uu hogaaminaayey Jabhadii 4aad ee gobyarey kula dagaalantey cashuu8rta ay jabhada ogadeen jaadka wajaale ka qaado, markii danbe 4aa waxay noqotey jabahdii ugu horeysey ee ka bilaabantey SNM goobjoog ayaan ka ahaa waxaa oo dhan ina Shaqale kan uu leeyahay ee reer Samater waxa uu ahaa 1982 kuwii Faqashta u shaqeynaayey ee Dabada cadaada dadka ku cadaabayey dhagaxtuurkii walahi halkaana waan ku xidhnaa maanta ayay kolbamid SUUJU ah oo aan aabo iyo hooyo toona lahaynoo Faqashtu ku shaqeysaneysey mujaahid ka dhigayaan, waar dadka noocaas ah Dawladii Siyad Bare way ku shaqeysan jirtey beri hore ayaa la xidhi lahaa oo la dili lahaa balse waa nin ay ogaayeen hawlaha uu u hayo Dubble Agent markaa waxbadan ayuu ogyahay ee runta sheeg dheh oo dhaariya

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 года назад

      Geeljire Daljire
      Abti nixnaa dawakhnaa!. Maxaanu samaynaa waad na wareeriseen lakin hadalkaagu waa hadal oday.
      Ramadan kariim

    • @mohamudabdi4582
      @mohamudabdi4582 2 года назад

      Waa maxamed cali kale wax iska hubso

    • @azizderia5698
      @azizderia5698 2 года назад

      Adeer maad fahminba ee maaha Maxamed Cali aad moodayso oo markaas dagaalamyey ee waa ninkale. Ninkana waan aqaan oo maaha nin been sheegi kara ee wax hubso qoraalkaagana ka saar meesha adoo mahadsan.

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 года назад

      Beenaale ayaad tahay M ali taariikhdiisana war uma Haysid,1978kiikkkk BEENAALE DHULBAHANTE AH ayaad oo Illaahay daba dhigay taariikhda Reer Somaaliland!!!

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 2 года назад

      Adigu wax maad hubsan wakhtigan laga hadlaya waa wixii ka danbeeyey 1988 kii waana Maxamed cali isku dhawaaqna ma ahaa midda kale waa runta afsomaligiisu muu ahayn faseex lakiin waa ni CaliSiciid ah Habaryonis oo Cadan ayuu ka dhashay oo waddamo kalena wuu ka soo dagaalamay .Midda kale Raggii u soo tallaabiyey ayaa qiraye maxaad u diideySaa.
      Midda kale Taariikhda soo baadh haddaad adigu Front aad ka dagaalamayse Lacagtii ugu badnayd ee SNM loogu deqay waxa ugu badnaa IDiris oo Sijuu Reer kenya ahaa.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Год назад +1

    Isaaqoow No Land

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 года назад

    Kuwa yidhaahda jamac mohamed qalib faqash ayu ahaa. Ha iska dhuunteen

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 года назад

      Ha Loo sheego Muuse biixi iyo Cumar carte

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад

    barnaamijka xiqdiga iyo xumaanta maad u bixisi?

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o 3 месяца назад

    Waxaad moodaa inuu jahaad kii beder kasoo qaybqaatay maanta maxaad haysaan ciilqabayaal beenayaal godka lagu cadaabyow muxuu go,u been sheegay yuu wax usheegayaa ma dad aan soomali ahayn

  • @abduahmed9380
    @abduahmed9380 2 года назад +2

    Sayidow hurdo inaga ilaali

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 года назад

    Halganka isaaq waxaa u badnaa sida loo abaabulayey garxajis iyo habar awal,kuwaas maanta is haysta ayaa aqlabiyad ahaa

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 2 года назад

      Wryaa reerka hkala qaadqaadine nga aamus

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 года назад

      Isaaq,Hawiye,daarood,Dir iyo Somaali oo dhami way u dhamayd SNM ILLAAHAY DHAMAANTOOD HA U NAXARIISTO INTII DHIMATAY IYO INTA DHAAWACANTAYBA.