Reer kulmiyoow ujeedadiina maan fahmin? Waar malaha waydin kala socotaane dib isugu noqda,dadkana xejista waa hadaydaan xisbiga ridayn gabadhani waa idiin daacad ee soo ladqabeeya iyada iyo dadka kale oo sidan xisbiga udhaama
Caashaay cawadi shaydaan ha cadhoone nimcadii wadankaa soo dhaw e hakaraamo seegine. Annagaa ku xal siinee haka tegin Xisbiga. Reer kulmiyaw gabadha soo qabta intaanay fogan.
Adiga iska dhaafe kuu ku qabayee fagadhe aha alle ha u naxariiste miyanu ahynkii isaguga kulmiye marku dhacay xiligii udub iyo daahir rayaale safiirka faransiiska loo magacabaye iska shaqo tagay
Iskaga tag qudhmiye umadii oo dhami way iskaga tagtay imikana wuu dhacayaaye. Down Qudhmiye faqash Down Muuse dameer Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland Guul waddani.
@@Aw88-c1r kulmiye ha aad sheegayso.. ma ka ciidan ka jabiyey... walina taliyahii ciidan ka qaran ka jabiyey uu joogo ... ma ka markuu ciidan ka qaranku jabay ku sheegay xisbi ayaa ana jabiyey ... huwan blah blah sheeko ciyaal .. ma umada somaliland oo maanta kala qaybiyeen reer reer ... ma kulmiye sool tagtay ... ma kulmiye sameeyey jabhado bariga somaliland somaliland inta ay ciidan ka somaliland difaaci lahayeen wadanka ... ma kulmiye ku daawaday .. cerigabo oo la wareeray hadii ayna ragii lahaa dicaacin la qabsan lahaa .. ma kulmiye oo maanta awdal jabhad hubaysan jabouti hub siisay joogto .... xishoood ilaahay qabyaalada haka saarto muse wadan kan wuu ku fashilmay viva Republic of somaliland
Manshallah nalaye Ma gure. Adiga ka masuul ah
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva viiva somaliland
Reer kulmiyoow ujeedadiina maan fahmin? Waar malaha waydin kala socotaane dib isugu noqda,dadkana xejista waa hadaydaan xisbiga ridayn gabadhani waa idiin daacad ee soo ladqabeeya iyada iyo dadka kale oo sidan xisbiga udhaama
Maamo wad garnaqsatay lkin yaa dee ku garaabaya.kkkkk ala muse muxu yahay qof jidh xuna
Caashaay cawadi shaydaan ha cadhoone nimcadii wadankaa soo dhaw e hakaraamo seegine.
Annagaa ku xal siinee haka tegin
Xisbiga.
Reer kulmiyaw gabadha soo qabta intaanay fogan.
Kulmiye waa laga dareeray
Wallo raalinoqo idinkuna hoos u eega inanta🎉
Waa ceeb In inata sidaa looga qaylisiiyo,
Ciise muuse meelwalba may taagan yiin
hindi moan
Waddani gull no kulmiy vote
Mashaallah 👍 ❤❤❤❤❤
Khayr Allah dhigo❤ Maama
Sheekada ba fahansii 😂 in lagu biilo miyaa rabtay eedo hada markeey sii tagayaan maxaad oogu soo fariisatay oo mar hore ooga soo hadli weyday
Asc xusbiga kulmiye waa inuu caasha ee ahayd xaaskii marxuum fagadhe waa in la hagaajiyaa ceeb ayay ku tahay xusbiga inay halkan caawa ka calaacasho
😂😂😂
Wan ka xumey
Gabadhu way duruuf hadashay, ninkii rag ahina uu fahmi karaa ee ina kaahin iyo ina biixi waxaan leeyahay guri u dhisa oo faraqabsiin siiyo gabadha xaqbay idinku leedahay e, waa hooyo waana siyaasi fagadhe xaaskiisii.
Allah ka baq oo is astur xisbina aakhira kuu raaci maye.
dhaqan carbeed dooni mayno
Casha burale waay soohalgnty
Runtii wana qof dagan
Casha oo caawa hadshay
Waa yaaab
Muuse ka dag kursiga ilaahay iyo umadiisiiba waa ku nacdee
Yusra Hartaay anagaa dib u dooranayna Muse.Bixi dayuusoow.
@@robleahmed2558raaq hartiyey wey inotahay
Alle naxariis hasiiyee waa madaalahii sland afadiisii in laxaqsiiyo ayey mudan tahay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul sland
Waar anigu waan layaabayi dadkan sada xoolah la kala kaxayanayo aayaron o dhayo anaa u taliya
Walaashay raali ahaw wixii qaldamay waannu saxaynaa inlagu illoobo maaha hadda ayaa laguu qaban wixii aad rabto
Waa Goormay
Kkk hadad so shaqeysey hatar shegane dee naso oo daa dhiga cusub
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
X kulmiye xubnaha ugu xilkasan
Haka daayo fudaydsiga i yasida
Uu canbaxay haday guul donayan
Adiga iska dhaafe kuu ku qabayee fagadhe aha alle ha u naxariiste miyanu ahynkii isaguga kulmiye marku dhacay xiligii udub iyo daahir rayaale safiirka faransiiska loo magacabaye iska shaqo tagay
Wlhy waa libaaxad cashi dhemantii kulmiye daycay
Xabibt adiga naleye Ahmed aya tahay gabar dhulbahante ayaa tahay lascaano xageed kajirtaa waaka dhigaagi la quubay kulmiye iyo musa bixi wa waraabaha dadka cuuna isga foogow somali ha noolaato amin
Caasha barlay yaa ka xanaajiyay ma dumarka isaaq ayey ka xanaaqday dee waa dumar casriya oo kaa yaryare haka xanaaqin
Kkkkkkkkkk
Kkkkkedo naso so dhawee dadka cusub oo hawsha bar ha eryine kkkk
Ninkaasi nin qaaliya ayuu ahaa muusow waxa dadku kaaga yaacay dadka hoos uma eegtid ee hoos ubeeg dadka waa la ilasliyaa
Bisinka inanta ha la hagaajiyo waa inan aad u caqli Badan
mamo wan ka xumey ee soo rac isbadal rajada shacabka somalilan wa wadani Dr cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ciro guul iyo gobonimo 💯
Caashey e. Hadagdagin in badan baad samurtey
Sheekoy ku nacay Sul madaw ayad tahay hadana iyaga ku qaba Fagadha I qabi jiray
Imika ma xilbad rabtaa qudvada iska dhafo naa tan xogaga kaga dhex xamalo sxb
XISBIGA KULMIYE AYAANU EDO MASIIRKAYAGA KU AAMINAY EE YUSRA HARTI DOORAN MAYNO WALIBA HADAANU HABARJECLO NAHAY
Afkaaga un kuhadal h jeclo waa qoomoyad xisbi kastaana waanukujirna
@@bashirmohamed383War wucuu doono ha ka hadlee ninka guska uga fuq aabahaa iyo xisbigaba wase..
Xaajiyadu ma xusbigii ay aaasaatay bay sanaftay ,
Kulmiyow inanta halotago oo waxay tabanayso halaga raligeliyo halcod
O idikaga baqada waa waxka lumaye
Inanta banjadka waxkasiiya cerigabona udira gobonimada kudhinta
Dimuqraadiyadda ayaa eddo sidaa ah, qofkii cod badan keeni kara uumbaa la qiimeeyaa
Maad afmin dee sxb, codka yar laftigiisu waa muhiim, kudarsoo gabadhu xil codsan lkn waxay rabtaa in laqiimeeyo kamid ahaanshaheeda🙏
Ceerigaabo marka horeba wadani ayay u codeeyeen 2017 dadkii xil iyo lacag ayaa washay bifadlak shaqooyinkale doonta iska daaya siyasada
Huwantaa xaarmajo ushaqeesa buuuufi xaarmajo ushaqeesa dameeeero
Doqon yahay dhuusada jooji
😂😂😂😂
Caashaay is daji
Waxad la ooyaysaan waa gabagabdii kulmiyee gabaldhac wacan maamo 😢😢
Aqalkaga xisbi qoomaluud baa agu aasaasay nacalatalaa nijaasbaad tahay
Tufuu Calayk Yusra Hartaay Kulmiye waxaan ahayn wadanma lagu aamini maayo nacdal baa kugu dhacdee yaa dayuus.
Nin dhirbaaxo quudheed dugsaday dhaqayadeed maalye dhashaday dishaa xaajadaad dhawrsata abide 😂😂 iminka yaad ucalaacali ilay tolkii wax ka celinlaha mesha majogane? Miiskiina adban uga xumahay adigoo gabadh naaleeye axmed ah iidoor gacanta uhoorsato sorry adaa halka is dhigay
Dhulbahante was ka buuxaan Hargeisa waana Somalilanderiin ee dadka soo raac cuqdada iska daa.
Somali fatush iyo es tuus bay odhemnyaan.
Huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo
Na miyaanad inan ahayd waamaxay xaarka iyo waxaad ka hadlaysaa mise dhilo oroma ah ayaad tahay oo abaarso lagu soo tobabaray
@IsmailJama-xo4gv Adiga ma Yusra Harti oo Habar Awal ay gumaysato naagahoodana ay Habar Awal casho ku wasaan baad tahay miyaa?
Farmajo maxa ku heysata markaste ma uf ku dhahay faydaney
@@NazliSaïd-q4x war gabadha ka fogoow khaniisyahoow khaniisku dhalay aabahaa iyo Farmaajava wase, Ibnu Faqash tufuu calayk.
Xisbiga kulmiye 13 november la soo aasaya samir iyo iimaan wuxuu noqday dhagar qabe
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somaliland stop drama
isbadel mamo soo rac
Muuse wa jahiil runti wan ka xumey
Marwo kulmiye wuu dhacaye xisbiga ummada soo raac, xisbiga ummada ee wadani
Kulmiye dib baa loo dooranayaa Habar Awal maba dhacaan..
Xisbiga Kulmiye waxa matoorkiisa udhaqaajin jiray Maxamed Case, Harti iyo H. Jeclo, waa reero oo burji iyo nasiib leh... Lkn Muuse Biixi ayaa garan waayay, bal hadhaqaaqo imika🙏
Anaga oo Habar Awal ah ayaa ku filannyaa dayuuus.
13 November kulmiye xabaalihii UDUD AYAA LAGU DARI 😂😂😂😂 iyo ucud ma 😅😅😅😅😅
Iskaga tag qudhmiye umadii oo dhami way iskaga tagtay imikana wuu dhacayaaye.
Down Qudhmiye faqash
Down Muuse dameer
Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland
Guul waddani.
kkkkkkkkkkk
Ma horgaladi ba sheekadu 😂😂 war horgaladu calaacal xumaa belo ku degtay
MAKUAQANE MAHRGALAD BATAHAY HADAD TAHAY WAKU GUMAC😂😂😂😂😂😂😂😂😂
FAGARE CARUUR UU DHALEY DUNIDA KUMA NOOLA ISAGANA AUN GEERIGAABO KURSI COD DHULBSHANTE UGA SOO QAADI MEYSIDE EENA LACAG HA KU QAADAN YAAN LAGU SOO DHAGAXYEEYN WAAGII LAMA JOOGO ANAGA MARYAN OO UN USHAQEYSAAN JOOGNEY AROOS KOODII ADIGA AGTAYADA KAMABA SHARCIYEYSNID
Habartan ma kulmiye ayay rajo ka sugaysaa, naa wadani nagu soo biir kulmiye waagaa ka beryee
Kulmiye waraabe isaga is cuna muxu waddan tari iyo wax kalaba, Ilahaw ha nagu so celin wa daalimiin
Kulmiye dib baan u dooranayna Yusra Hartiyeey.
Asc Alle hawnariistee Fagadhe wuxuu ahaa,Aabahay Abtigii,Adna dushaas Ayaan kaa aqaana,Ha werwwrin,Hana is ciilkaanbiyin,Xisibigaa kulmiye Wuu dhacayaa,Qalbigaaga ka saar,Ilaahay meel la,gaa jecelyahay haku geeyo
🎉🎉🎉 fariid eedo ka bax kulmiye
Kulmiye waxba kala tegi mayso waayo maanta codna ma keeni karto oo deegaankeedii lagama codaynayo.
@@Aw88-c1r kulmiye ha aad sheegayso.. ma ka ciidan ka jabiyey... walina taliyahii ciidan ka qaran ka jabiyey uu joogo ... ma ka markuu ciidan ka qaranku jabay ku sheegay xisbi ayaa ana jabiyey ... huwan blah blah sheeko ciyaal .. ma umada somaliland oo maanta kala qaybiyeen reer reer ... ma kulmiye sool tagtay ... ma kulmiye sameeyey jabhado bariga somaliland somaliland inta ay ciidan ka somaliland difaaci lahayeen wadanka ... ma kulmiye ku daawaday .. cerigabo oo la wareeray hadii ayna ragii lahaa dicaacin la qabsan lahaa .. ma kulmiye oo maanta awdal jabhad hubaysan jabouti hub siisay joogto .... xishoood ilaahay qabyaalada haka saarto muse wadan kan wuu ku fashilmay viva Republic of somaliland
@@hkayir916 Kulmiye yaa dhaama oo la dooran? Waddani waa Somalia, madaxda waddani Xamar baa laga xukumaa. Madaxda Kulmiye waa madaxdii SNM ee Somaliland samaysay, markaa iyaga looga biqi maayo qaranimada Somaliland. Arrimaha Laascaanood in waddani jabiyey ciidanka ciddii caqli lihi way ogtahay. Xisbiga waddani waa kii budhcadda buurta Gacan libaax saaray ee ciidanka shirqoolay. Maanta cidda Kulmiye diiddani waa cid Somaliland diiddan.
@@hkayir916 waddani baa jabiyey ciidanka. Waa kii buurta saaray koox budhcad ah ee shirqoolay ciidanka qaranka. Siyaasiintuna waa kuwii la dagaalamay dawladda ee yidhi waa dagaal Muuse ee taageeradii shicibka wiiqay. Sideedaba haddaan siyaasadda iyo shicibku is barbar taagin ciidan, ma guulaysto
@@Aw88-c1r sheeko ciyaal