Waxaan ka codsanayaa xukuumada soo socota inay ku maamuusto dekeda berbera oo loo bixiyo siilaanyo port sida airportka hargeysa loogu sharfay cigaal air port waa in intaa loo quudhaa Ama jaamacada hargeysa loogu yeedho siilaanyo university
Wadankoo dhan ma qof magacii loo bixiyaa, meelaha muhiimka looma baahna in magac qof loo bixiyo maca airport hargeysa waa in laga badalo Cigaal airport oo loo bixiyo hargeysa Airport, School kasta nin magacii ba loo bixiyay magaalooyinkii uun baa hadhay in magac qof loo bixiyo, siilaanyo isagu nin wanaagsan buu ahaa oo sharaf leh qalbi wanaagsan, laakin muuse biixi oo baabiiyay umadii bari haduu dhinto ma hargeysa ayaan magaca ka badalnaa?
Siilaanyo allh u naxariisto nin culus soomaali kabaxay qabriga Allah unuuriyo aamiin aamiin aamiin from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Alaha u naxariisto alahana janatul fardawsana ka waraabiyo aammiinn yaa rabi
Allah ha u naxariisto SWT
Allaha u naxariisto janada Allaha ka waraabiyo
Aamiin aamiin aamiin
Waxaan ka codsanayaa xukuumada soo socota inay ku maamuusto dekeda berbera oo loo bixiyo siilaanyo port sida airportka hargeysa loogu sharfay cigaal air port waa in intaa loo quudhaa
Ama jaamacada hargeysa loogu yeedho siilaanyo university
Haa wll0
Wadankoo dhan ma qof magacii loo bixiyaa, meelaha muhiimka looma baahna in magac qof loo bixiyo maca airport hargeysa waa in laga badalo Cigaal airport oo loo bixiyo hargeysa Airport, School kasta nin magacii ba loo bixiyay magaalooyinkii uun baa hadhay in magac qof loo bixiyo, siilaanyo isagu nin wanaagsan buu ahaa oo sharaf leh qalbi wanaagsan, laakin muuse biixi oo baabiiyay umadii bari haduu dhinto ma hargeysa ayaan magaca ka badalnaa?
Jano gayn mayso ader hadii magac loo bixiyo ee sadaqo halo bixiyo xalaal ah
Alaha u naxariisto.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭walaal maydka halanalasugo intaanu imanayno hargaysa from saylac city !!!!!!!
Allah u naxariisto nin culus baa dhintay
Halyeey buu ahaa unmadda ka baxay ilaahay ha u naxariisto qabrigana ha u nuuriyo
Ahmed mahamed mahamud siilanyo yarxamahullaah waxaan ku xusuustaaa inuu ahaaa wasiirka qorshaynta qaranka somalia aqoonyahankii bixiyay magaca wasaarada qorshaynta qaranka somalia yarxamahullaah
siyaaad bare iyo siilaanyo yarxamahullaah ragii afsomaliaga macnaha lahaaa ayaaa ciida hoosmaray
Alle uma naxariisto Silaanyo dhiiya cab , , kalshaale ayuu dad birman geyda ku xasuuqay
Siilanyo wuxu galabsaday Allah Haku abaal mariyo
Dagaalo sokeeye!!!??
Axmed siilaanyo nin sharaf leh buu ahaa
Silaanyo waa ninki bilabay wadahadlaki kunfur iyo waqooyi wuxu jecla in umada somaliyeed mid noqoto asaga iyo cabdiraxman tuur blse hada muse iyo faisal faruuq aya waqooyi kuu haray alle somalia mid haka dhigo inshallah
Walee Siyaad Bare libaax ayuu ahaa ilaa hada haday odiyaashan sidaan ugu cabsiqabaa.
kkkkkkk, iidoor maxey been isku shegen waryee war mayan xishoneyn wayeelkoda shekhoda, dhiladooda waa isku wada mid
Marka wejigaagu bilaa Saan yahay waa sidaada oo kale, xishoodku waa shay qaali ah
ILAHOW. UNAXARIISO
Mudane silanyo xamar haa lagu aso xamar ayuu 30 Sano kaban waazir kaa aha siyasada halaga saro
Waa beentaa. Waxaa aad sheegaysaa waa qabyaalad. Siilaanyo wuxuu mujrim gacan ku dhiigle ah oo dad badan oo muslina ku laayay Kalshaale.
Naarta Ilaahay ha ku fogeeyo. Naartuu dhex jiifaa caawa
Madaxda waddani waa nooc faqashtu maskaxda ka gumaysato. Bal waxa taariikh geesinimo ku leeyahay Siilaanyo halgankii iyo dawladnimada Somaliland ee haddana ninkani ku halqabsanayo Siyaad Barre!!!