HEES: YAA KU BARAY ADDUUNYADA (ABAAL) CABDI QAYS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 25

  • @XamseCalaydh
    @XamseCalaydh 6 месяцев назад +1

    Hseestan wuxu uqaaday m.mooge ,cabdi qays marki la xidhay ayu abwanimo sheegtay uu hesihii uu dafiray marka su leyahay ,MAAD GUDIN ABALAKAY 😂❤❤

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 9 месяцев назад +1

    Maxamed mooge oo uu abwaanku heestan u soo diray markii uu maqlay wuxu markiiba qaaday 8 heesood oo uu c. Qays leeyahay, sidookale cabdi qays ayaa maalintii m mooge dhintay suugaan la waydiiyay ayaa yidhi kolhadii sayidkii murtida faafin jiray dhintay waan xidhay ana maansooyinkaygii

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 2 года назад +1

    Yaaaa qays alle yaaacisak
    Fanaan abwaan qoraaa mulaxam

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 года назад

    Waa aamina cabdilahi waayo fanka isagaa KU Soo daray heeso iyada u gaarna u tiriyey

  • @dacar2345
    @dacar2345 11 дней назад

    Sc inta qaldan aan saxo Heestan waxaa loo qaaday maxamed mooge mar uu cabdi qays balan uu la galay jaga baxay oo uu reer sheegtay cabdina dafiray isla markaa cabdi isaga oon cidna wax ogaysiin ayuu afkiisa ku ciil baxay kuna cadho burburay heestan uu ugu baanayo fanaanka uguna tar sheeganayo maalmo dabadeed maxamed mooge wuxuu qaaday dhawr heesood oo uu hoosta dhigtay oo cabdi qays lahaa

  • @rashiidsulub1235
    @rashiidsulub1235 3 года назад

    Heestii aheyd doonidii badweyn illa durugtaye we Abdi qays yaa ii helaaya

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga7343 2 года назад

    4:38 inta waali admiga. Iyo madaxda arka leh ama wali ilaahey cjip

  • @daaliyelaayaana1749
    @daaliyelaayaana1749 4 года назад +1

    Heestani waa tii maxamed moge uu u qaaday c.qays 1979

    • @daaliyelaayaana1749
      @daaliyelaayaana1749 3 года назад

      Subxaana watacaalaa camaa yisifuun ))) Wll adigoon tayda raacin u fiirso midhaha heesta

    • @daaliyelaayaana1749
      @daaliyelaayaana1749 3 года назад +1

      Markii uu qaaday araxmaan yuu ku iri kuguwaan ogayne maad iga hor timi ayuu ku jawaabay waaxan ahay fanaan caana utaagan inuu heeso . Wuxuu kuyiri ) yaa kubaray aduunyada halkaasuuna ka helay midhii heestsa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 года назад

    Legend nice

  • @Jaabirapdiqaadir-oq9wr
    @Jaabirapdiqaadir-oq9wr Год назад

    Ala yaa cisig

  • @ahmedmoose5159
    @ahmedmoose5159 3 года назад

    Cabdiqays

  • @mohamedmohamoudhassan1914
    @mohamedmohamoudhassan1914 4 года назад +2

    Cabdiqays sidan ku maqlay heestan M.mooge liiban. Ayuu u durxulayay, oo u kulaha heesihi aan ku dhiibay Aya Somaliwayn kugu baratay, madamo Bilawgii 1970s uu janjeedhsaday xaga Hadraawi oo u marki danbe heesihisa qaadi jiray.

    • @SiciidGabarre2419
      @SiciidGabarre2419  4 года назад +1

      Waa suurtagal. Mahadsanid walaal

    • @daaliyelaayaana1749
      @daaliyelaayaana1749 4 года назад

      C.qays ayaan afkiisa ka qaaday 1998

    • @somalimusicport
      @somalimusicport 3 года назад +1

      @@daaliyelaayaana1749 waar ilahay manad ka baqayn oo ma wuxuu ku yidhi mooge ayaan uga jeeday wll

    • @shooqijaamacaxmed1343
      @shooqijaamacaxmed1343 3 года назад +2

      Qisada heestan cabdiqays siduu u sameeyay axmed saleebaan bide oo ay sxb ahaayeen ayaa ka sheekeeyay RUclipskan waa laga helayaa wuxuu u sameeyay gabadh uu jeclaa muqdisho guurna ku balansanaayeen ayuunbuu riwaayad uu lahaa ayuu u qaaday gobaldii somaliya 3bilood ka dib ayuu muqdisho ku soo noqday gabadhii oo la guursaday markaasuu heestan u sameeyay

    • @shooqijaamacaxmed1343
      @shooqijaamacaxmed1343 3 года назад +1

      Heestana waxaaba qaaday markii kowaad maxamed mooge