SURUD STUDIO
SURUD STUDIO
  • Видео 15
  • Просмотров 1 614 498
U istaagista heesta calanka. Xafladda sagootinta ardayda kulliyada dhaqaalaha ee dhammaysatay. UOH
Surud studio waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment.
Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics
Просмотров: 488

Видео

CASHAR BAA LA II DHIGAY:L KHADRA DAAHIR & AXMED C. CIGAA WITH LYRICS
Просмотров 31 тыс.3 года назад
Surud studio waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment. Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics waa heestii cashar baa la ii dhigay ee axmed cali cigaal iyo khadra daahir ...
HEES: YAA KU BARAY ADDUUNYADA (ABAAL) CABDI QAYS
Просмотров 100 тыс.3 года назад
Surud studio waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment. Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics heesta yaa ku baray adduunyada oo ku luuqaynayo cabdi qays erayadeeda waxa ...
Maxamed Mooge: CARRO-EDEG with lyrics
Просмотров 7 тыс.4 года назад
Surud studio waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment. Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics. Maxameed mooge iyo heesta Carro edeg waa qaraamigii hore. Waayo waayo
JIINLEY: gabaygii Sayid-maxamed u tiriyey boqor Cismaan: suugaan xusid mudan
Просмотров 73 тыс.4 года назад
Surud studio waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment. Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics waa gabay ka mid ah kuwii ugu qaalisanaa gabayadii sayidku tiriyey, xilligi...
Qalbigiyo waxay maqan: Caasha Cige
Просмотров 426 тыс.4 года назад
Surad studio waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment. Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics. Waa heestii qalbigiyo waxay maqan qasnadihii jidhkaygee, ma qumaniye hay b...
khadra daahir & Heesta danteennii murugtaybaan
Просмотров 9 тыс.4 года назад
Surad studio waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment. Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics
Farxiya Fiska & heesta Naftan u jeelan (lyrics)
Просмотров 14 тыс.4 года назад
xasuustii Sahra Dawo. Channelkan waxa aad ka helaysaa mawduucyo kala duwan sida murti, madaddaalo, warar, waxbarasho, suugaan, heeso, taariikh iwm fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe like iyo share.
Magool & Maxamed Mooge: heesta Arrinkeen dhammaaday
Просмотров 307 тыс.4 года назад
Mid ka mid ah heesaha qaraamiga ah kuwa loogu jecelyahay, maxamed mooge iyo magool, waa heestii "arrinkeen dhammaadiyo Markuu joogey eelkii Maxaa keenay odaygii"
Magool & heestii Dhirta xididka hoosaa (lyrics)
Просмотров 28 тыс.4 года назад
hees Xasuus mudan
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
Просмотров 312 тыс.4 года назад
waa ereyadii Cabdi Qays iyo Codkii Khadra Daahir Cige
Gabaygii Gudban gaalo-leged ee Sayid-maxamed Cabdulle Xasan
Просмотров 72 тыс.4 года назад
waa gabaygii Gudban oo Sayidku waxyaabo badan kaga sheekaynayo waxa ku luuqaynaya aw Daahir Qarshe
Gabaygii Koofil ee Sayid-maxamed Cabdulle Xasan
Просмотров 183 тыс.4 года назад
waa gabaygii Sayidku u tiriyey markii uu diley richard corfield
maansadii abwaan Hadraawi u tiriyey Siyaad Barre ee Hambaabir
Просмотров 54 тыс.4 года назад
maansada Hambaabir

Комментарии

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 День назад

    Qaar baa heesta jceyl moodyaa heesta waxaa Cabdi Qays ka samyey Xasuuqii siyad bare ku wadey 1988

  • @OsmaanMahmuudali
    @OsmaanMahmuudali 2 дня назад

    18_09_2024 Arbaca❤

  • @MahamedHamoud-e9n
    @MahamedHamoud-e9n 8 дней назад

    0lp342l00l0l😊

  • @UpdkarimKasim
    @UpdkarimKasim 9 дней назад

    Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢

  • @UpdkarimKasim
    @UpdkarimKasim 9 дней назад

    Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢 4:40

  • @UpdkarimKasim
    @UpdkarimKasim 9 дней назад

    Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢 4:40

  • @UpdkarimKasim
    @UpdkarimKasim 9 дней назад

    Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢

  • @UpdkarimKasim
    @UpdkarimKasim 9 дней назад

    Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢

  • @UpdkarimKasim
    @UpdkarimKasim 9 дней назад

    Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige😢

  • @UpdkarimKasim
    @UpdkarimKasim 9 дней назад

    Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige

  • @UpdkarimKasim
    @UpdkarimKasim 9 дней назад

    Waydiiya oo Waydiiya Oo Wed Waa Loo Dhashee Wax Ka Daran Biyuhu Miyay Waraniyaan Aun Khadra Daahir Cige

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 15 дней назад

    Asc. Allaah (swt) ha u wada NAXARIISTO Sayid Muxammad Cabdulle Xassan iyo intii la JIHAADAY oo dhanba.Sayid Muxammad waxuu ahaa GEESI AQOON DHEER LEH.

  • @AxmedXaashi-zy2md
    @AxmedXaashi-zy2md 28 дней назад

    24/08/2018 1:13 hbnimo xafada cty plaza Iga danbeeyow like haga ilaawin

  • @MaxamadShuuke-y4g
    @MaxamadShuuke-y4g Месяц назад

    Dheereeye

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Месяц назад

    Sun Aug 18/8/2024❤❤❤❤❤❤

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar Месяц назад

    AHUN

  • @engibraahimshire1485
    @engibraahimshire1485 Месяц назад

    12/4/2024 ayaan dhegaysanayaa. Waxan ku dhegaysanayaa meel cidlo dareenka aan ku dhegaysanayaana waa mid cakiran. Qofkasta oo dabaday dhegaysa inuu wanaag ku dhegayso ayaan rajaynaayaa.

  • @Amina_624
    @Amina_624 Месяц назад

    Heestan jaceelkeeyga ii soidire Asaa ibaray habeen hore ii soodire ❤❤caawa waa 3/8/2024 ❤️❤️saacada 00:48 uk 🇬🇧

  • @MustafeCoke
    @MustafeCoke Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @MuxuyoGabyaaye
    @MuxuyoGabyaaye Месяц назад

    Habeen xasuus mudan 31/07/2024😂🎉

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Месяц назад

    Cajiib ALLOOW kuu naxariiso

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Месяц назад

    Danteenii murugtaybaa Maxaadh ku Haluuqayaa Markaan talo meel dhigaba Maxaad u maroorisaa Muranka horta kuugu wacan?. Jacaylkaan maalayaa Mid kale anoo ku idhi Macaankiisana dhadhami Maxaad uga maarantaayood Qadhaadhka u muudsataa Waxaan kaa magansadaba Maxaad mooyi u tidhaa Meel daran aad uga shaxdaa Manaxe iyo xaasidbaa Daadkoodii moosayaa Markaan muska Tiiriayaba Maxaad meel uga gurtaa Is moodsiiska kuugu wacan Macnaha la is dhaafsadaa Murtida hadal ila wadaa Meeshaan ku idhaa ka qabo Maxaad maar uga dhigtaayoo Muraadku u baylahaa Waxaan kaa magansadaba Maxaad mooyi u tidhaa Meel daran aad uga shaxdaa Jacaylkaan maalayaa Mid gabi anuu ku idhi Macaankiisana dhadhami Maxaad uga maarantaayood Qadhaadhka u muudsataa Waxaan kaa magansadaba Maxaad mooyi u tidhaa Meel daran aad uga shaxdaa Jacaylkaan maalayaa!.

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Месяц назад

    ALE HA UNAXARISTO WALASHE KHADAR DAAHIR AMIIN AMIIN

  • @gobaadfarax11
    @gobaadfarax11 Месяц назад

    Ash calaa

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 месяца назад

    I love you.I love you.I love you.I love you so much better the best

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Habeenguure
    @Habeenguure 2 месяца назад

    Qalbigiyo wxay maxan qasnadii jidhkaygee abbé ma qumaniye hay bixin.

  • @abdiqaniaadanilmi4546
    @abdiqaniaadanilmi4546 2 месяца назад

    Khadara daaahir cige eebbow janada nagu kulmi

  • @inabeed7691
    @inabeed7691 2 месяца назад

    Erayadii iyo laxankii: cabdi qays Codkii: khadra daahir cige AuN 5/7/2024 Mirqaan wngsan jaalayaal inta Ehelu khumkhumka

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 месяца назад

    Immisaan walwaal Iyo ceel wardheer Kaga baxay wadaan Immisaa waaheen Wabi soo rogmaday Igu daray badwayn Waxna aanan noqon🤷‍♂️ Waan ku waaniyaa Wacdigaad dhagaha Waydaarisaa.......... Wanaag baan sidaa Jacayl baan wadaa Anoo waafiyaad Wayd iga dhigtaa💔

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 месяца назад

    Wan la qalay sidiisaad Hilibkaygi wadhatoo Waaxyahayga go'an baad Waraabaha ugu baaqdoo Wadar habar dugaag baad Wacday'ood u yeedhoo Ku wiirsaad lahaydoo Noloshaba ha waayee Anunban wadkaygiyo Waqtigaygu galinoo Waynuhu i daayee Waxba iilamaad hadhin!!!

  • @mohamudabdirahmanjama1359
    @mohamudabdirahmanjama1359 2 месяца назад

    6/24/2024 Muqdisho buula xuubay, iyo gurigii hibo diamond,saacaddu waa 2:00 habeenimo mirqaan ,

  • @mohamedogle2040
    @mohamedogle2040 3 месяца назад

    F

  • @XaadisXasan
    @XaadisXasan 3 месяца назад

    0:23 nakeuh

  • @MohamouttUpdiH
    @MohamouttUpdiH 3 месяца назад

    Best 👌 alle haku karaameeyo caasha cige

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 месяца назад

    Alle ha unaxaristo amiin.amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin khadar daahir ciga ❤❤❤❤

  • @MA-ux5ki
    @MA-ux5ki 3 месяца назад

    Heestan Goorma Lasameyay Akhyaaray 😢

  • @Qalimaale
    @Qalimaale 3 месяца назад

    Everybody is not cominate leader

  • @Maxamedcumar-mj2pg
    @Maxamedcumar-mj2pg 3 месяца назад

    4:50

  • @BaloleyBudbud
    @BaloleyBudbud 3 месяца назад

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 3 месяца назад

    Caasha cige iyo c/ramaandheere riwaayadii farxadi waa Naxdin abwaan Kuna waa cali caateeye diiriye

  • @MareMekuria
    @MareMekuria 3 месяца назад

    wow Oh I remembered my mom ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ i lik

  • @BarkhadAH
    @BarkhadAH 4 месяца назад

    Hees wacdareeda leh Khadra ALLAAA ha u naxariisto. C/Qays-na cimridheer iyo caafimaad allah ha siiyo

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 4 месяца назад

    ruclips.net/video/L_tATud1iU4/видео.html

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 4 месяца назад

    Haduu Yeydu kala lumo Geelaa 🐪 irdaha howd looga oodaa Sida uu uleeyahay Sow mucjiso maahan AUN

    • @SaladDaqane
      @SaladDaqane Месяц назад

      Hobayaa wa

    • @jamhurijamhuri3663
      @jamhurijamhuri3663 25 дней назад

      Hadu ay ku kala lumo Geela irdaha haw Looga oohoobeeya weeye taliye

    • @anwarmohamed2105
      @anwarmohamed2105 12 дней назад

      haduu ay ku kala lumo geela irdaha hawd looga ohebayaa

  • @HassanFaarah-e2h
    @HassanFaarah-e2h 4 месяца назад

    Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo

  • @XamseCalaydh
    @XamseCalaydh 4 месяца назад

    Hseestan wuxu uqaaday m.mooge ,cabdi qays marki la xidhay ayu abwanimo sheegtay uu hesihii uu dafiray marka su leyahay ,MAAD GUDIN ABALAKAY 😂❤❤

  • @anwareng9503
    @anwareng9503 4 месяца назад

    12/6/2013/ ayan waxan jacayl dhaba u qaaday gabar gabadhaso la yirahdo zaynou balse calaf uskuma anan yeelan 😢 mar waliba aan soo xasuusto jacaylki wanag sanaa an u qabay waxan dhagesta heestan maama khadra daahir cige alloow ku naxariis anigane heesaha allaha iga madoobeeyo 🤲🤲🤲🥹😥😭

  • @nuurdheere
    @nuurdheere 4 месяца назад

    Heesta Waxba iila Maad Hadhin. Heestan wuxu markii ugu horeysay soo saaray abwaan Cabdiqays 1988kii markii Burco iyo Hargeysa dagaaladu ku dhexmarayeen Xoogagii SNM iyo Ciidamadii Taliskii Siyaad Barre. Wakhtigaasi Cabdiqays wuxu joogay Muqdisho waxanay aad isugu xidhnaayeen niman Madax sare ka ahaa dawladda oo weliba hayb ahaanna reerka uu Siyaad Barre ahaa ka soo jeeday qaarna ay qoyska odaygaba ahaayeen, taas oo dadkii taageersanaa SNM qaarkood ay gaadheen heer ay ka shakiyaan. Maalintii ugu horeeysay ee heestan uu soo saaray waxa la fadhiyaa guri ay degenayd fanaanadii waynayd ee Shamis Abokor (Guduudo) waxanu la fadhiyaa nin janan( Sareeye Guuto) ahaa oo la odhan jiray Cabdi Xaaji Xaashi oo Siyaad Barre uu seedi u ahaa iyo nin isaguna isla reerkaas ah oo Baanka Dhexe gudoomiye ka ahaa oo la yidhaa Maxamed Aadan Guud, dad kale oo fanaaniin u badan rag iyo dumarba lihina way fadhiyaan. Zaynab Cige oo dagaalku uu ugu dhacay Hargeysa ayaa dirqi kursi ku soo heshay dayuurad oo ka soo degtay Muqdisho waxay markiiba daf soo tidhi gurigii Guduudo oo ilyartu isqabatay. Zaaynab oo warkii kub-ku-siigaalaha sidday ayaa la waraystay oo si daacad ah isaga warrantay. Ninkii odaygu seediga u ahaa oo malaha xamili waayay warkii dhiilada lahaa ee Zaynab ayaa is-hayn waayay oo sua’aal lama filaan ah ka dhex tuuray waraysigii oo yidhi “Zaynab horta Isaaq muxuu doonayaa?” Shib baa la wada yidhi hadalkiina waxa horarsaday ninkii ugu xigay ee tolkii ahaa oo yidhi “waar xishood ragoodii baa fadhiya ee dumarka wax ha waydiin” shaw goobtana wax rag ah oo duriyadda ah Cabdiqays waaba keligii, dadkii oo dhamina mar keliya xagiisa ha soo wada jaleecaan. Hadal waxa ka soo baxay “ Khadraay kamankaa ii dhiib” Khadrina fartay ka saartay markaasuu bilaabay heestan oo Khadri Daahir ay qaado Waaxyahayga go’an baad Waraabaha ugu baaqdoo Wadar habar dugaag baad Wacdayood u yeedhoo Ku wiirsaad lahaydoo Noloshaba ha waayee Anuun baan wadkaygiyo Wakhtigaygu galinoo Waynahu i daayee Waxba iila maad hadhin Wabiga i sitee I walwaalayaa Xaguu igu waadaa Waydiiya oo Wed waa loo dhashee Wax ka daran miyuu Ii warinayaa? Waraariyo jar dheer Waadiga xargaga Hayga weecinoo Hayga waabin dhaha Imisaan walwaal Iyo ceel wardheer Kaga baxay wadaan? Imisaa waaheen Wabi soo rogmaday Igu daray bad weyn Waxna aanan noqon? Adoo walax suniyo Waabay cabaa Waa kuu beryaa Wirriiriga hadii Wed lagaaga dhigo Ma ogtahay wakhtiga Lama waabiyee Waaceen jiriyo Wehel baynu nahay Wanaagaan qabana Wayga wayraxshaan Waan ku waaniyaa Wacdigaad dhegaha Waydaarisaa Wanaag baan sidaa Jacayl baan wadaa Anoo waafiyaad Wayd iga dhigtaa Waraar iyo jar dheer Waadiga xargaga Hayga weecinoo Hayga waabin dhaha Waaceen jiriyo Wehel baynu nahay Wanaagaan qabana Wayga wayraxshaan Waan ku waaniyaa Wacdigaad dhegaha Waydaarisaa Imisaa waaheen Wabi soo rogmaday Igu daray bad weyn Waxna aanan noqon Wanaag baan sidaa Jacayl baan wadaa Anoo waafiyaad Wayd iga dhigtaa. Maqaalkan Waxaa Qoray Muj.Cali Guray.❤

  • @Abdikadirabdullahi-rh8tc
    @Abdikadirabdullahi-rh8tc 4 месяца назад

    Waaaaaw waaaaaw kadag doonta sideen oga baxaa badweeynta..... yaaa yaa dauud .... kabanka idilay ala yacizak ❤