Magool & Maxamed Mooge: heesta Arrinkeen dhammaaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Mid ka mid ah heesaha qaraamiga ah kuwa loogu jecelyahay, maxamed mooge iyo magool, waa heestii
    "arrinkeen dhammaadiyo
    Markuu joogey eelkii
    Maxaa keenay odaygii"

Комментарии • 51

  • @abdishakurabdi1844
    @abdishakurabdi1844 8 месяцев назад +9

    Magool- illimaha galgacalkiyo oonka soow kulama qabo soo dartaa ugama imaan kuwa ii arrimin jirey.❤
    Maxamed- arrinta Iska illoow haddaan erey gaf kugu idhi labo uunsi wada jecel ifka kuma hungoobaan.❤
    Rabbow uwada naxariiso qabrigana u nuuri.

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 3 года назад +13

    Cimriga iyi caafimaadk alle ha u barakeeyee waxa heestan sameeyay abwaan Axmed Saleebaan Bidde

    • @saadiq.mohamedismail
      @saadiq.mohamedismail Год назад

      Abdi dhamacoow aaadbaan kuu salaamayaa. Waa tuulo ninka kula hadlayaaye, meelaha halista ahna soo gashaye. Kkkk

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin Год назад +2

    Alle ha u naxariisto dhamaantood mooge magool iyo jimi oo tumayey kabanka waa naga hooseeyaan

  • @AxmedXaashi-zy2md
    @AxmedXaashi-zy2md 28 дней назад +1

    24/08/2018
    1:13 hbnimo xafada cty plaza
    Iga danbeeyow like haga ilaawin

  • @Amina_624
    @Amina_624 Месяц назад

    Heestan jaceelkeeyga ii soidire Asaa ibaray habeen hore ii soodire ❤❤caawa waa 3/8/2024 ❤️❤️saacada 00:48 uk 🇬🇧

  • @deeqcalisuufi4795
    @deeqcalisuufi4795 2 года назад +4

    Mujaahid mooge iyo magool erayo madaafiica alle haw naxariisto

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 9 месяцев назад +1

    Erayada axmed saleman bidde
    Laxanka waa jiim shiq mumin Aun
    Kabankuwaa ustad xudeydi Aun 😢

  • @nuurabiib9227
    @nuurabiib9227 2 года назад +3

    Maalin xasuusleh 28_ 10_2021
    Khamiis
    Wakhti aan safar geli doonoh
    Ax yaa sawtu
    M.mooge vs xaliimo khaliif magool
    Alle haw naxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +1

    RAXMAANKU haw naxariisto AHUN HALIIMO

  • @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
    @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx Год назад +1

    way iman ayaankòle ifka intan ku nolnahey layno ciyaare sxp darufuhu wa dhamad wakhtiga adagi wa duruus macalinkeda wadata se way iman ifka intan ku nolahey maalmo iwanajindonaa ishalah

  • @maslahmahamud811
    @maslahmahamud811 2 года назад +4

    cryring 4 magool i misssssed

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +2

    Kabankii jiim shekh mumin Allh uwadanaxarusto

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 Год назад

      xudeydi weye saxib

    • @abdibashiwehelie4356
      @abdibashiwehelie4356 Год назад

      waa kabankii Xudeydi. Jim Sh Mumin was too young to play this song in 1975

    • @waayelkajaqafsada7214
      @waayelkajaqafsada7214 Год назад

      @@abdibashiwehelie4356 wa jiim ee iska dhaaf beenta iyo qabyaalada

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 Год назад +1

      @@abdibashiwehelie4356 jiim 1963 fanka soo galay xita mooge waa ugu horeyayy moge 1968 waye fankiisa

  • @foosiyocabdi2848
    @foosiyocabdi2848 Год назад +3

    Anoo marqaana heestaan dhageysooyA

    • @runsheeg1xbet969
      @runsheeg1xbet969 Год назад

      Sidoo kale anigoo xidigaha marooya ayaan dhegeysanooyaa from hargeisa ❤

    • @fadximed
      @fadximed Год назад

      ❤❤❤😂😂

    • @bachirmoud
      @bachirmoud 2 месяца назад

      ​@@fadximedwaa maalinti u hororasay oo an barjaynayo mana rabo inaan qaadka barto maanta iigo horaysa iiguna dambaysa

  • @salebanbaxnan114
    @salebanbaxnan114 4 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Год назад

    Illhy.hownaxaristo.labadaba

  • @LaylaAlimuse445
    @LaylaAlimuse445 4 месяца назад

    Allow unaxariiso adeerkay habaryartay❤.

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 3 года назад +3

    Hees iyo badh allaha unaxatiisto

  • @maslahmahamud811
    @maslahmahamud811 2 года назад +2

    ilahow eedadeey magool iyo mooge u naxariiso

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Год назад +1

    Waayo waayo

  • @mohamudabdirahmanjama1359
    @mohamudabdirahmanjama1359 2 месяца назад

    6/24/2024
    Muqdisho buula xuubay, iyo gurigii hibo diamond,saacaddu waa 2:00 habeenimo mirqaan ,

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 4 месяца назад +1

    Haduu Yeydu kala lumo Geelaa 🐪 irdaha howd looga oodaa Sida uu uleeyahay Sow mucjiso maahan AUN

    • @SaladDaqane
      @SaladDaqane Месяц назад

      Hobayaa wa

    • @jamhurijamhuri3663
      @jamhurijamhuri3663 25 дней назад

      Hadu ay ku kala lumo
      Geela irdaha haw
      Looga oohoobeeya weeye taliye

    • @anwarmohamed2105
      @anwarmohamed2105 12 дней назад

      haduu ay ku kala lumo geela irdaha hawd looga ohebayaa

  • @Axme341dCabdilaahi-n
    @Axme341dCabdilaahi-n 8 месяцев назад +1

    AXMED

  • @nageeyeabdirasaq3566
    @nageeyeabdirasaq3566 2 года назад

    Heestan iyo 19/2/2014 aduun War iyo wayo

  • @sama-tebismedia9470
    @sama-tebismedia9470 4 года назад +2

    Heer sare

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 Год назад

    Waaw mansha alaah

  • @daarulnasiixa5077
    @daarulnasiixa5077 4 года назад +2

    Hees cajiiba

  • @AliSaid-if4zi
    @AliSaid-if4zi Год назад

    Asc

  • @khadrasiciid5633
    @khadrasiciid5633 Год назад

    Heer zare😢

  • @yusuf-nabadaxmed262
    @yusuf-nabadaxmed262 5 месяцев назад

    Erayada: Axmed S. Bidde
    Laxanka: Jiim sheekh Muumin
    Codadka: Maxammed M. Liibaan iyo
    Xaliima Kh. Magool

  • @nurabdi4969
    @nurabdi4969 2 года назад

    Allow u naxariiso labadoodaba

  • @wacdiiyowanaag3957
    @wacdiiyowanaag3957 2 года назад

    Erayada heesta abwaanka sameeyay Axmed saleebaan

  • @user-ib7yn4ml1l
    @user-ib7yn4ml1l 9 месяцев назад

    ❤😂🎉

  • @mawliddirieh1100
    @mawliddirieh1100 Год назад

    ?

  • @AhmedHabbi
    @AhmedHabbi 11 месяцев назад +1

    ❤❤