AJNABI MA GUURSAN LAHEYD ? Dood Wadaag | Foreign VS Somali | ArimaHeena Podcast

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @zaadpesgamer1398
    @zaadpesgamer1398 Год назад +164

    Wax walba waxa ka macaan quraanka Yaa Igu Raacsan 🥰❤👍

  • @axlam
    @axlam Год назад +417

    Doodan koko ka maqan jah😂😂 part 2 kooko no keen inta igu raacsan

  • @maajid607
    @maajid607 Год назад +52

    Yaa igu raacaya saliga nabigeena muxamed sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤

    • @xalimomacalin2228
      @xalimomacalin2228 Год назад +1

      Scw scw ❤❤❤❤scw scw ❤❤❤scw scw ❤❤❤scw scw scw❤❤❤❤ scw scw❤❤ ❤scw scw scw ❤❤❤scw scw scw ❤❤❤❤scw scw ❤scw scw ❤❤❤❤❤❤❤scw scw ❤❤scw scw❤ scw scw ❤❤❤❤scw scw❤❤❤ scw scw ❤❤scw scw ❤❤❤ ♥ ❤ ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +170

    Doodaan oo kale waa in aad Koko ka soo qeyb gelisaan. She's intelligent, smart and inspires others. ❤❤❤

  • @sathoibrahim9690
    @sathoibrahim9690 Год назад +39

    Dadka romantic Mafahsana….. nolasha gurka wa NAXARIS that is what bring love in Marriage 🥰

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 Год назад +62

    Waxa soo jiidashada leh ayaa ah in wiilka iyo gabadha is qaba ay isku point ka hadleen ayagoon is ogayn iyo asagoon u turjumin wuxuu sheegay sida ay intii uu sheegay oo kale u sheegtay Masha Allah they got the same point of view Allahuma barik❤️😍

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 Год назад +132

    Arimaheena waad nacebesay waayo Dood hadii aad qabanayso dad aqoontooda leh meesha keen Waaxay RUclips-laydaan aad Makaroofanka aad u wada dhiibtay 😂 Ma jiro hal mid oo dood sida saxda ah ooga qayb qaatay..
    On the other side the couples 💑 their participation was literally outstanding.. the way they're raising points and answering question matches but Those Vagabond RUclipsrs they performed dismally why? Because they're points were not clear and they took the debate as a joke...

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Год назад +3

      Dadka dooda yaqaano 1 Koko 2 fowsiya 3 ayaaniita marka asina dad aan wax aqoon buu sooqabtay cumar iyo safiyo somali 😁

    • @cawosaleebn1175
      @cawosaleebn1175 Год назад

      Aad io aad

    • @khawlayuusuf5194
      @khawlayuusuf5194 Год назад +1

      Runtaa waye wllhi 🙏

  • @Naruura4
    @Naruura4 Год назад +32

    Gabadhaa moodkeda waa qaladeen ina agteda ama iyado jogto ku doodan mahan😭 Qadija Masha Allah qof educated waye mida kale dadkaan dood mayaqanan

  • @SaabrinIbraahim
    @SaabrinIbraahim Год назад +44

    DADKA dooDayan Dood ma Yaqanan Koko Cyda amiira cumeer fowsia Dadkas Ku Fiican Dooda😮❤

  • @aabdi1008
    @aabdi1008 Год назад +41

    Hey Ariimahena we need koko part 2 please. Thanks!❤

  • @nasri.mo1
    @nasri.mo1 Год назад +21

    Arimaheena Dadkaan dad isku level ah ma ahan ragaan meesha aad keentayna waa rag aan wax badan aan fahansanayn..

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 Год назад +40

    Dadkan Dadka Educational Ah Maha Dooda Uu Qabtay Arimahenu
    Markaad Doodayso Waa Inad Si Aqoonleh Udoodo Adoon cidna Ku Xadgudbin

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Год назад +18

    Wilka gabadha ajanibka wata aqoonba ka muqata sidu u hadlayoh waa inan wx badan bartay kuwan yaryar muranbay mesha la fadhiyan iyo qaylo dooda wa ina qofka hadlkiisa laga so dhex😂gelin

    • @Halima-gp3ge
      @Halima-gp3ge Год назад +1

      Is true Janis maba sinayan qeylo lee mesha kuhayan

  • @jogis2680
    @jogis2680 Год назад +15

    Asc Arrimahena Saxib doda waxa fcnedh koko, ceyda, Fowazia,Macalimo,Amira ama gawadi dodhihi hore kulajirto inakusodarto dadkas aya wax fahansan kuwan Jokers wayo wlh boaring ayekadigen meshan dod qurux badhan mana dawanin marka dodan tedha xigto dadkas soqabo i.A keep going broh❤

  • @TeamCumeerBigFan
    @TeamCumeerBigFan Год назад +237

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💖💕❤️❤️💘💕

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Год назад +68

    lamaanaha wey mahadsanyihiin weyna kamuuqataa aqoonta ey guurka uleeyihiin lkn dhalinyaarada doodooda meel loo raaco malaha waxaana keenaya aqoon la´aanta iyo fahamka ey guurka kaheystaan 0% ah arrimaheena waxaan kacodsan lahaa inuu lamaanayaal isasoo hor fadhiisiyo ama dad doodaha noocan ookale ah fahmaya mahadsanidiin

    • @suheibnoor5344
      @suheibnoor5344 Год назад

      Baarlamaa ada aduunka Dhan hadey doodu kululaato waa sidaan

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      Adiga maxd iskaga dhigaaysa balayadaa gastaa cabtaa Waligaa qof bini adaam ah hayaasiin Nio xeerka raganaa kama miid aha 💀

    • @AbdikaNi2
      @AbdikaNi2 Год назад

      @@sHimaaLi_x1 magaca kuugu qoran iska badel wiil iyo gabar waxaad tahayba ilaahey kaliya ayaa raxiim ah midakale dhalinyarada hadii eysan aqoon ulaheyn waxa ey kahadlayaan mey qadarkooda gartaan oo naga xishoodaan.

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Год назад +29

    Keep going my brother Arimaheena parti 2 coming soon 1k ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤛👍

  • @Mahamedaligees0
    @Mahamedaligees0 Год назад +12

    Arimaheena maalmahaan caajis kaa muuqda video Yada Malin dheeli sooga please 1m wax yar ka hartay m.a✅️

  • @khalidabuhadi1529
    @khalidabuhadi1529 Год назад +124

    Ilama wanagsana in qof ajanabi wiil walakeena qaba akteda doodaa lagu sameyo wayo uma ficna gabdha ajabiga idin ku dhex jirta calosheda la ilaali 😢😢😢

  • @yonisdaud
    @yonisdaud Год назад +8

    Anigana wxn arkay wiilka gabadha qabo waa wax garad lkn arimaheena dadka meesha aad kentay way murmayaan xaqiiqda kama hadlayaan ❤

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад

      Adiga maxd iskaga dhigaaysa balayadaa gastaa cabtaa Waligaa qof bini adaam ah hayaasiin Nio xeerka raganaa kama miid aha 💀

  • @Mohamednuur67
    @Mohamednuur67 Год назад +19

    Dooda in la,isxushmeeya ayey ku fiicantahey
    Dhaqanka Soomaali hakatagina
    Wadankeena waa soomaali💙
    Luqadeena waa soomaali💙
    Dhaqankeena waa soomaali💙
    Waxaanahey soomaali💙
    Diinteenu waa islaam❤

  • @geenyo1430
    @geenyo1430 Год назад +48

    Waxaas dhan waxa iga daran gabadhan tii xaly asad xajio game ka soo saar ku jirtay sow maaha😂inta ila fahantay is muujiya

  • @AbdiQadarAbdullahiissckQ-vh9mg
    @AbdiQadarAbdullahiissckQ-vh9mg Год назад +49

    Arimaheena waxaa kaa codsanaa in aad soobadiso😊😊

  • @maidamanka7304
    @maidamanka7304 Год назад +24

    Keep going brother arimaheena coming soon 1m🎉❤

  • @Quuu819
    @Quuu819 Год назад +17

    Barnaamijkan wanka helay lkn qof markuu hadlaayo yalaga soo dhaxgalayo waxaas dhaqanxumo waye maanta dhan naga hagaji qeebtaas❤

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад +30

    Nin Ajnabi waan guursan laha 💍😂lkn wiilka soomaliga maxa mesha u keenten oo ajnabiga qabo Respect muujiya

    • @Faiza-en6tv
      @Faiza-en6tv Год назад +1

      Haa wlhy Ana yabay😮

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Год назад

      Views lee 😂

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw Год назад

      anba naag marokaan gursanlaha

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. Год назад

      ​@@mohamedhassan-yc2cw wt yaa ku dhahay ha guursan maxaasa reply ugu soo gashay

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw Год назад

      @@Nadiaa_07. adi maxa reply ii so gashay wa sax naag Somali magursanayo ajnabi rabaa

  • @hamda-o3s
    @hamda-o3s Год назад +13

    Hasaasi iyo wiilka ku xiga masha allh wlhy doodu waa ka dhab❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +29

    Arimaheena congratulations For 1m subiscribes legend ❤

  • @cabdisamadxasan9365
    @cabdisamadxasan9365 Год назад +3

    Haday "islaam" oo muslim ay yihiin waa isguursan karaan ajnabi ha ahaado ama yuusan ahaanin waxa daliil inuugu filan aayada Qur'aanka
    (ياأيها الذين آمنوا اذاجاءكم المؤمنات مهاجرات فأمتحنوهن...................... والله عليم حكيم)❤

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 Год назад +7

    Waa dood muhima oo libahan yahay lkn ixtiraamka muhima iyo Emotional ka labada qof ee ada Targetka ka dhiganaysan waxay ahayd siyaro wanaag iyo masuuliyadi ku dheehantahay inaad uu dodan
    Zeki somali iskaga fan uun bay ka tahay agtiisa

  • @haboonnuura459
    @haboonnuura459 Год назад +21

    Zaki is so funny dhibloow😂😂😂😂😂😂

    • @abdirahmanfarah6681
      @abdirahmanfarah6681 Год назад +3

      nin weyn mahn mesha ciyaal majoogaan si fcn oo aqli leh in lo hadlo waye

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 Год назад +4

    Aniga wa guursan lahaa gabar ajnabi lkn shardi wa ine thy qof muslim ah oo aamin daacad ah alle taqaan dhaqan diimeed leh iyo afgaaban oo xushmad ii muujineeso

    • @cismaanmaxamed9766
      @cismaanmaxamed9766 Год назад +1

      Naag gaal wa arosi karta brother ayadaba ajir ka hele

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Год назад

      @@cismaanmaxamed9766 diinteena islaamka ah ma qabto in gabar muslim ah guursato nin gaal ah lkn wiil islaam wuu guursan karaa gabar gaal ah

    • @Faatima223
      @Faatima223 Год назад

      @@mahdimo6276 lama ogola

  • @maymuunmohamed-gt2ph
    @maymuunmohamed-gt2ph Год назад +3

    Ani ajnabi inaa guursado wax fiican uma arko 🇸🇴💪👦

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 6 месяцев назад +1

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤

  • @saalixocabdiraxmaan5598
    @saalixocabdiraxmaan5598 Год назад +7

    dood bila iztirama weye tani wll kadigtonow arrimahena waxdan adu jeclayn naftada tadadjakle haku sameynina 😔

  • @fuad5428
    @fuad5428 Год назад +2

    Ilmo yar yaroo jaahiliin ah oo zaki somali ugu horeeyo buu meel iskugu keenay lamaane muxtarimiim ah oo aqoonyahanno ah inay ciyaalkan la doodaan ma aheen totally

  • @rihannaali1990
    @rihannaali1990 Год назад +6

    I really do enjoy debate videos hopefully Arima will be do more debate videos. InshAllah

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 Год назад +3

    Arimaheena dad aqoon leh sida wiilka somaliga ee gabadha cadaanta qabo oo kale soo fadhiise ninka uma soo fadhiisin dad la heer ah wax qeylinayo meesha keenteen gabadha dumashideen wa naku dirteen waa ceeb waxaas dad degan soo fadhiisi hadda kadib

  • @Ismailkhaatumo199
    @Ismailkhaatumo199 Год назад +14

    Zaki is’nt easy. Kulaha. Adi mela u omantahay nabad Alle haku gu geyo 😂😂😂

  • @cayushcrisaq9348
    @cayushcrisaq9348 Год назад +1

    Wll arimeena zaki somali dood dambe haku soodari si cilmiyaysan uma hadlayo wa codsi

  • @aykizmohamed3182
    @aykizmohamed3182 Год назад +5

    Love the way he’s protecting his wife mashallh 😢❤

  • @hibao9569
    @hibao9569 Год назад +1

    Guurka calaf waaye lakin qofwalbo dadkiisa iyo wadankiisaah u fiican lakin ahduu guurka xumaado uu furiin imado nolosha way is badelee maxaa kadanbeyo future alaga hadlayo

  • @Chinese.driver
    @Chinese.driver Год назад +41

    Somali🇸🇴 people are amazing😍 and fantastic also funny😂 love❤ from China🇨🇳

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 Год назад +1

    Qof garaad leh Qiimo iyo ixtiraam u haayo diintiiaa dalkiisa iyo dadkiisa marnaba kuma qanci karo in uu guursado Qof ajaanib ah Wabilahi Toofiiq

  • @guxadadweynaha2746
    @guxadadweynaha2746 Год назад +4

    Tani waaqalad laga galay gabadha ajanibiga ah waxas oodhan waxa kadaran wilka ogaladay xaskisa inlaga shekeyo video ga ❤❤❤❤

  • @Qutypie-ug4ok
    @Qutypie-ug4ok Год назад +43

    Plz part 2 Koko should be together with swabreen❤🎉😂

  • @abdirahiimmokhtar2839
    @abdirahiimmokhtar2839 Год назад +8

    Wlhi bilahi talahi yarkaan gabdha qaba he is intelligence

  • @fosguudow7683
    @fosguudow7683 Год назад +5

    dooodaaan waxaa qurux badneeed in lagu cazuuumo kookoo & fawziya coz waa laba gabar oo aad u dagan 😔😔

  • @zuwaydasiman
    @zuwaydasiman Год назад +3

    Dood wanagsan baad laimataa lkn naagaha qeylada badan baad soo wadadataa hadal aan point aaheyn next time amira fowzia and koko laimow❤❤❤❤

  • @AasiyoAli123
    @AasiyoAli123 Год назад +1

    xasaasi woo saxan yahay diinta islamka ma,ogolo gabar inee guursato nin ajnabi ah lkn ninka raga ah woo guursan karaa gabar ajnabi ah maasha Allah ilahey ha,xafido lamaanaha quruxda badan🙏🙏🙏💪❤❤❤😊😊

    • @inaducaysane3515
      @inaducaysane3515 Год назад +1

      No! Diinteena ma oran nin ajnabi ah yeysan guursan gabar lkin waxey tiri diintena in gabar muslima inaysan guursan nin gaal ah ama muslim aan aheyn diinta khalad haga sheegin abayo ama abowe✌❤ajnabi waa laguursan karaa lkin wa inuu ahaada muslim✨

    • @sacdiyocadaawe4261
      @sacdiyocadaawe4261 Год назад

      ​@@inaducaysane3515sax

  • @nasromahamed6674
    @nasromahamed6674 Год назад +7

    Part2 noo keen amiira qurux iyo koko noo keen😂 saan xaq ma ahan doodan

  • @UgbaadCali-f5w
    @UgbaadCali-f5w Год назад +2

    Wiil Halkaas fadhiya ciiltire Gacantiisa iga muuqdo 💚🤍❤️🩸🙈

  • @mukhtaraxmed3190
    @mukhtaraxmed3190 Год назад +5

    Arimaheena maxa 1mka loogu haysta🎉❤

  • @mohammedul_amiin
    @mohammedul_amiin Год назад +1

    Arimahena dooda way fiicneed siiba lamaanaha si fiican bay u hadleen lkn dadkaan kale oo cabaadaaya misana caadifada badan mar dambe dood hakeenin maba aqaanan dooda iyo siida looga qayb qaato wax iska dhici leee ku jiirto

  • @zahraali8928
    @zahraali8928 Год назад +4

    Please part 2 with Koko and cayda

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Год назад +1

    Wlhi qalad waye gabadhan waxeda way wiilasha somaliyed waa wada rumati❤I love you wiil somaliyed ❤❤❤

  • @Safasahalaxmed
    @Safasahalaxmed Год назад +13

    Sabirina waa runteda waa guursan laha nin ajanib ah😊❤

  • @user-wi8uc3pv5j
    @user-wi8uc3pv5j 5 месяцев назад

    Cadnaan points fiican buu ka hadlay he is intelligent wlhi 😊❤lkn meesha xushmad maleh oo war maliska sugaayo 😢

  • @himilo101
    @himilo101 Год назад +15

    "The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @khadaryamani2124
    @khadaryamani2124 Год назад +1

    Horta waaba suaale diintu maxey qabta miyaan leys weydiineynba. Mise diintaabey aqoonba... Romantic guurka ka hor diinta xage kaga taala?

  • @KheirowAbdi-li7dw
    @KheirowAbdi-li7dw Год назад +3

    1M soon

  • @fosguudow7683
    @fosguudow7683 Год назад

    qodobka kowaad ayaa ah gabadha somalida ah ee meesha fadhida wiilashoodii oo hadlaya ayey ixtiramk weeday oo mesha ugu kacday blse gabadha marokanka ah marka uu wiilka somalida dooda u sheegay sida quruxda badan ay u dhageesaneesay bal arag waa farqiga u dhaxeeya somaalida & wadamada kale ixtiraamka waa sheegya ugu horeeya ee reeraha ku dhismo dooda kalia yaan la fiirinin ee hala fiiriyo labada tusaale ee meesha ka muuqda gabadha somalida & gabadha kale hab dhaqankooda🥺🥺🥺

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 Год назад +40

    Dadkaan qaylay wadaan dood ma yaqaanaan ee dad cilimi leh oo si maskaxiyan uhadalaya noo keen aida koko asad kuwaan qaylo lee😂😅😊

    • @zakiabdi8483
      @zakiabdi8483 Год назад +5

      Wllhi wll benta maaha Ana sidan dhihi rabe xushmad majirto dadka lamanaha ag fadhiyo ma xushmenayan qeylo socoto waye ayaga dhan inta qofka kale hadlayo xita dulqad uma laha iney dhagestan

  • @boojadheere
    @boojadheere Год назад +4

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @maryankkhaliifurur3504
    @maryankkhaliifurur3504 Год назад +5

    Dooan Koko ka maqnayd part2 pls😂

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Год назад +1

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰❤️🤩❤️❤️🤩❤️🎉

  • @najmosiciid2738
    @najmosiciid2738 Год назад +8

    Next time we need koko 😊❤

  • @maznamuzthpe4201
    @maznamuzthpe4201 Год назад +2

    Ani fikir ahaan wxan leyhyy muhimadu mha ajanapi or soomali muhimadu wxa weye mcnha guurka mostly mhn inaad ajanapi or soomaali guurka ku kula viican yhiin naxariizta edepta akhlaaqda kla dabeynta la izku dhafyyy the meaning of marriage must be understand

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 Год назад +4

    Hasasi doodiisa fikirkiisa m.a❤🎉

  • @bureqamaxamed8003
    @bureqamaxamed8003 Год назад

    Topic fcn ayad la timide dadkedi ma haysid se..meshaba ciyaal an waxba garanyn ayad so fadhfadhisisay...waxad ahayd inad laba hablod iyo laba inadod u dayso madasha iyo qoyska oo experience koda idinla share garayn laha...wax mandiqa waxa yidhi cabdale un waxan kle midh ma hayan

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Год назад +19

    Arimaheena is not easy 🤣

  • @abubakarabanour3624
    @abubakarabanour3624 Год назад +1

    Abdalla keep going my brother inshaalah anaga oo Dhan naagaheena waa marrocan ugu yaraan 7naag marrocan ayaan qabnaa inshaalah hore u soco maashaalah tabaaraka laah.

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Год назад +4

    ‏ما شاء الله برنامج حلو

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Год назад +3

    Xalimoyinkii Romantici waay Kufsaaden teda kleh Qoftaan dhahayso Ragga somaliyeed kuligood Romantic maha Ayaadda maa nooso bartaay oo Hal haal nooso Tijabinaysey Yrey haano gafiin Ani kolaay Romantic baan ahy Only xalimo Wax fahamsaan ayaa naga ayaa iga dhiiman 😂❤️💋

  • @ygo253
    @ygo253 Год назад +2

    Asc wr wb
    Waa wax aad u fiican in Abdallah uu guursaday, gabadhaas, waan ku raacsanahay, guul

  • @salahjr88
    @salahjr88 Год назад +4

    arimaheena bro I'm 16 years I'm lift Germany my girlfriend from Morocco 🇲🇦❤🇸🇴

  • @faizamohamed5180
    @faizamohamed5180 Год назад +2

    Anigoo heli kara faarax soomali oo waalidkeyga aqoon u leeyihiin deegaankiisa iyo meeshuu ku abtirsado ilaahey iguma oga ajaanib. Viva farax somali❤ lkn qoftaan wuuw leh dood yaqaan maahin😂 dooda dadkii sxb u ahaa ma joogo meesha

  • @XuseenMaxamuud-tu4mc
    @XuseenMaxamuud-tu4mc Год назад +3

    Arimaheena please dod wadaa gaan noo soobadi🙏🙏🙏

  • @MuniiraQadar
    @MuniiraQadar Год назад +1

    Ayy barabijaa uxisay no so badi❤

  • @malaykaboone5888
    @malaykaboone5888 Год назад +4

    Romantic ayaa laqald fahmay wll romantc waa qofko aadtraahdo mhdsanid wax fcna uqabato private life is good

  • @BalDagiiran
    @BalDagiiran 11 месяцев назад

    War ninkaan gabadha qabo waa nin naga horeeyo psychology ahaan 🫡
    Anaga guurka waxaan ku galnaa hadii aan is furno dhibka waxuu ka jiraaa hadiii 🫡

  • @zubayrmaxamed3403
    @zubayrmaxamed3403 Год назад +4

    Arimahan please dooda hadad keenays dadka dagan keen had dooda waxad ka dhigtan buuqa iyo qeylo sidas maba wangsano ❤🙏🏿

  • @naimaqurux5565
    @naimaqurux5565 Год назад +13

    Farax romance hadusan ahyn xita wa kuwadanaa😂😂

  • @bihiahmed2104
    @bihiahmed2104 Год назад +1

    Dooda labada wiil ee ugu yar ayaa ugu dood wanaagsan si degan ayey u hadlayaan point kana way attack garaynayaan

  • @jamaabdikamil
    @jamaabdikamil Год назад +3

    hala ilaaliyo gabadha iyo wiilka dareenkooda❤

  • @XabiibocqadirFarax-bn7ld
    @XabiibocqadirFarax-bn7ld Год назад

    Tankale romatic maha in suqa lawarego ee waa naxarista iyo dabqashada qofka nolosha kulawadagayo cadan dumarka dhib ugasta waa JIRa

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +5

    Koley aniga faarax somali mustaqbal kama lihi only Moroccan boys ❤😫🫀

  • @muhzein4493
    @muhzein4493 Год назад

    Just meel kle haka fiirin gabdhan intaaso rag ah ku dhex jirto hdane xiran dhar aan ku habooneen gabarnimadeeda mala dhihi karaa waa dhaqankeenii mise meel klee ka keenty wa sidee afkeeda ka cadeysay iyadee inee thy mix half somali kala dhantaalkana halka ka yimid ma isku raacnay alhamdullilaaah waxan leenahy hido dhaqan tarbiyad kii ugu wanaagzanaa diinteena laga tixraacay bdankiisa mana jiro meel looga leexdo dhaqankaas hdaa dunida kusoo wareegto ma arkeysid meel ka wanaagzan dhaqankeena kamana guuraysid soomaalinimo⚡️🇸🇴

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 Год назад +16

    you guys need to learn some debating skills because what we have seen during the discussion wasn't really good enough such as mismanagements, talking aimlessly, with out proposers and opposers, and an effective topics, and a lot more any way it is good starting may be the following ones will be the best so far insha allah

  • @naaney7274
    @naaney7274 Год назад

    Arimaheena dad qibrad leh inad meesha keentay ahayd xitaa hl mar ayay isla hadlaaya , plz respekt! Muhiimadu waa is maqal

  • @mohayare8572
    @mohayare8572 Год назад +8

    The best person ever the most knowledgeable and profet muhammad SCW❤🥰💖💕❤❤

  • @AYAN_JICIB
    @AYAN_JICIB Год назад

    Dood markii laqabnaa wxaa ku qurux badan tahay dad educational ah oo sida macquul ah udoodo lkn in ladhaho adiba romantic laguma dhaline mxaa ku falee romantic waa wax qalad ah . Hebel aa ku fcn iyo Somalida si ay badato wxaas dood ma aho . Guurka in labada qof isku fahmaan wx wxwalbo ay yihin iga ayy utalaa that’s it

  • @marwamawliid6747
    @marwamawliid6747 Год назад +8

    Plz barti 2 😂😂

  • @sirsports4354
    @sirsports4354 Год назад +2

    Gabdha marka ayy hatleysi waxa laga raby tatel af somalia inad sarto si aan u fahno 👍

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 Год назад

      Wll luuqada baro aad bay muhiim u tahay

  • @QueenJijah
    @QueenJijah Год назад +3

    Fawzia iyo Koko baa ka maqan doodan please part 2 fawzia iyo koko noo balami

  • @THOMAS-12
    @THOMAS-12 Год назад +1

    Ani ahan waxan qaba in raga somalida dumar ajanibi guursadan dumarkana rag ajanibi gursadaan si ay udhashaan jiil somalia badali doono bcuz somali hada nahay waxba wan badali weynay 60 sano xornahay 20 sano xukun milatari kujirnay 40 sanana wn burbursanahay mrka jiilka somalia uso bixi doono inay mix noqdan ban jeclan lahaa madama anaga iyo kuwi naga horeeyeyba aysan dalkan hagaajin karin.

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Год назад +15

    Part 2 Fosia dimple and Koko must be together with Sabirin and Abdãlla with his wife ✌✌

  • @hamdiahmed3219
    @hamdiahmed3219 Год назад

    Gabadhaan boodbood badanaa si cilmiyesan u hadal subxanallah balaayo maqaayad kuugu bood boode

  • @dheerey857
    @dheerey857 Год назад +5

    gabadha ku fiican nin ajaanib inee guursato like hadhow ilmaheeda meesha u fiican ayadaa taqaan balse ninka asoo daalan oo iska imadaa ilmahana hadhow wax maka ogaanayo ❤

    • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
      @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 Год назад

      Ok hdhow hdee mid xun oo lcg leh ugcn gasho kwrn kdib uu dilo dumrka way lacag jecelyhin lcagtaas hdii ay qariso kwrn ninka inuu xunyahy kdib mrkii guriga lawada tago dholosha dhabta ay soo baxdo yaa umaqan gabadhaas jeb kaa sugaa 😮

    • @barkhadhasan1870
      @barkhadhasan1870 Год назад +1

      😂😂😂😂

    • @dheerey857
      @dheerey857 Год назад +1

      Hooyo maanta ma jirto ilmaheeda lacag ka doorsaneeso ma fahante lakiin hadii ninkaan ilmaha oo hooyadood ka qaato naag
      Kale aa meesha imaa Neeso ilmihiina meeshas ee ku baaba,ayan ileen ninkaan woo shaqeenaa ilmihiina wax maka oga

    • @barkhadhasan1870
      @barkhadhasan1870 Год назад

      @@dheerey857 hdii aan helo afar ciyaal oo cadaan ah maxaan ku fali naag kale lkn ku somal waa jin la m haysan karo l love children 🧒

    • @dheerey857
      @dheerey857 Год назад

      @@barkhadhasan1870 ilaah haku siiyo ilmo

  • @ishowspeed9173
    @ishowspeed9173 Год назад +2

    Maxa casho ugu bahantahy wll muhim ma ahan ina maqayadaha isla farisatan
    Nebi muhhamad SCW caisha RC meel fagaro ma geyn jiro casho lama so cuni jirin lkn cuntada wu la krin jiray wuu la ordi jiray waxe iska jeclayena malahn that’s romantic