Team BBD 🤩Keep Going Azxaapey Noo Soo badiya 👊Teaamkiina Wax kastoo New Ah aad La Timaadeen 🖇️ Qof Ka hor imaan karo majiro Intauu Isfahanku jiro💫 captanka Vs Idriska Markaad dheeloosaan Gameku xamaasad leeyahay😅💙
Kabtanka you the best bro kip going I love ❤️ to watch your video with idriiska please we need next game sometime different like hot 🔥 pepper ama bisbas
Time baaro iyo baaba jey iyo idriska from Germany 🇩🇪 idin ka so salama 300k Insha aallah coming son bro taagere ku ahay challenge nosoo badi he Sxb ani caruurtayda iyo xaskayga wan ku dawana ada idn jecel nahy Sxb sanad cusub farxad iyo hormar aya idin rajeyna bro🎉
libaaxyada mar walba ka dhalaaliya wejiyada dad badan oo aan looga baran inay qoslaan weliba si fudud bbd one love ♥️
300....1.M INSHA ALLAH CAPTANKA..❤️
Dfdtxdszdcfkhuiii
😁😁😁😁😁😁😁😁👍👀👀👀👀👀
Kabtan ii balami baaba jeey waa moos waxaan rabaa inaa ka caaro waa booto badan yahay isoo qabo kabtan
B.B.D 3diina Marka tahiin ciyaarta aad uqurux badantahy✅✌️ inte igu raacsan
Masha aalah
Dadka Kaliya yuutubka nagu heeyo Hore usocda ❤️
Teamka another level weeye,
Sadaxda ayaa fican sadaxdeyna marka ciyareysaan shctiro wlhi 😂😂😂
Kabtan sanad wacan oo wanagsan sanado kale ilahey nabad hakugu garsiyo
Team idiriska 🔥❤ 200k oo like
Dadka kaliya yuutubka nagu heeyo hore usocda masha Allah
Team BBD 🤩Keep Going Azxaapey Noo Soo badiya 👊Teaamkiina Wax kastoo New Ah aad La Timaadeen 🖇️ Qof Ka hor imaan karo majiro Intauu Isfahanku jiro💫 captanka Vs Idriska Markaad dheeloosaan Gameku xamaasad leeyahay😅💙
Sedexdina oo wada ciyaarayo wan ku faraxsanahay inan arko 3 legends ❤
Waaw BBD Big game waaye runtii keep going captain baara INGIRIISKA AAWAAY CAPTAIN👍👍👍👍
Amiin Walalyaal waan uduceynaynaa Inta barafka ku dhimatay alle ha unaxaristo iyo dhaman Musliminta dhimayay
Kaptanka's channel is the most watched channels in 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 .
The captain of captains .
Asxaabey aan gaarsiino 300K kaptanka 💛💛💛💛💛🧡❤️👍
Masha alha teem bbd
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ( NNKH ) ❤❤💞🕋✔✔✔
Soon inshallah 250k is coming ❤ captain baara full respect 🫡
idriska iitabo😅 Hunguri la antii Ciyaarta Ma dheeelo😜😅walaalow Anoo afka wax galin gacanba ma qaadi karo😅 Idriska Is Not Easy😅
Caawa oo la,is labooreeyay saas waaye noo soo badi captain 👨✈️ bbd next insha allah
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay ha idin barakeeye e isku daya inaad waxa cunaaysaan io waxa cabaysaan aad midigta ku cuntaan o iidan qilaafin sunadi rasuulkeena maxamad scw
Sadax oo legend ah ayaa tihiin sxb waxaan kaa codsanahayaa inaad badisaan jaalanjigi qorshada ahaa ee hadana laastiiga caloosha lagu xiranaayay waxaan jilaayo sadaxdiina waan ku wataa kabtanka
captan baara xushmadii oo qofa keep up bro💪🔥
Wllhi saddexdiina hadiiba Isla joogtaan qosol lee kadhargaa keep going
Kaadida waad iga dhameeyseen waan idin waataa dhamaantiin b.b.d.m.najeeb jamuuni
kabtan bara big legend wan kuwataa masuul keep going ebow
B.B.D
my team aan u ahay number 1
hore usii socda 😘🥳⚘️
wadajirkina iyo wadashaqeyn tinama iyo sida aad inp qoslisan waaa ino farxad 🥳⚘️😘🎉
Keleb baba jey🤐🤐🤐🤐
Efcdwf5
TEDHA KALE IDRISKA XALKA UU DHAGAN YAHAY KA SOO WADHA EE AGTIINA KEENA 🥳🥺🥺🥺🥺
Cabtan mar idiriska prank kusameeya burka dhan asiga lee hala mariyo pls 🤣🥰🥰
Hhh
Amazing challenge team BBD soo badi lbx captain baara good job 👏 👍 👌
The three legends
Keep going kabtan baara
Coming soon 300k substances
Boon ayaatahay
Aad iyo aad
Kabtanka Ninka Kaliya Aan Taageero Waan Ku Wataa Zhp 🥰
TEAM B.B.D Keep Up 🔥❤️
Idiriska wa wiil qalbi fiican lakin waa baqayl inta ila aragty plz like ta hayla dhafina 🙏🙏🙏🙏
Idiriska wax cunow kama aha blse anaga ayuu marwalba naga farxiya ❤👋
Coming soon 300k i.a captan waan kuwataa loveka dhac igusii🥰🥰
Dadkayga qurbaha anti stress bd noo tihiin hore u socda😅
Wah
Captain baara legend kii hore ee hore team tiitinley salaman lbh
Captan baara big legend sharaf iyo karaamo mazuul wxaad tihiin asxaap aynu wada jecelnahy adiga baaba_jeey iyo sidkle idiriska wlhi video'kasta aad soo'dhigtaan chanel-ladiina waan wada daawadaa waliba anigoo faraxsan dadaalka meeshiina kasii'wada (be together❤).
3 liibaax oo legends ah kabtan hormar wacan ducadiina na aamiin aamiin yaa allah
english ku hadal idiriska so celi🤣😂🤣
Captain bara aad baan kuutaageeraa sxb adi hadaada kujiri laheyn maana daawadeen challengiga waad iga qoslisaa pro keep going ♥
Captaan baara codsi waaye ciyaarti laastiiga soo sameeya hadane idiriska qosolka oo iga dhameeyay wlh 😂😂😂😂
Allah idin Zharfo Waxaa Tihiin Zaddex Legend Oon aad U tageero Wada Jir baan idiin Rajaynaaa♥️😍
Kaptan para nososamey lastiga adi io idiris io Babajey io anwar plz🙏🙏🙏Parti 2 camison i.a 300k
inta jiifka ku dawaneysa waan idin salamaya waxay idin tahay wangsn apowe &apyo
Hooyadaa mcn janada ilaahey ha galiyo channelkeyga subscribe ii soo saar🙏🥺
Asc shacabka somaliyed waxa niga codsanaa in aad kabtan baara wa funny
Walahi ee walkeena an 300k Hal isbuuc aan kugarsiino kor isu qada asxaby
Saddex legend waanii wataa 300k coming soon✌️✌️
BBD Hakala maqnaanina wlhi waan idin wataa kaptanka gar ahaaan respect Boss👑✌💪
The goat of food idirska 😅😅
Kabtanka you the best bro kip going I love ❤️ to watch your video with idriiska please we need next game sometime different like hot 🔥 pepper ama bisbas
Hada kadib no alabitaro noga dhiga ciyaraha baba jey captan bara iyo idirska habenkasto isla ciyara wlhi waa qosol iyo shactiro
Xiligaan La Joogo Dadka aan ugu Taageero Social media ♥️
Captain pro makrafoonka sadex xabo ka soo dhiga halkaas fikir baan idin ku darsadey walaaladey 💯🙏
Ninkaan inta joogo managa tagoo Wlhi Idiriska Funny waaye 🤣🤣🤣🤣🤣
Subxanallaah Muslimiin ayaan nahay ee gacanta caadiyaa kucuna haday danbas leedahay malqaacad kucuna wah😌😌😌
Time baaro iyo baaba jey iyo idriska from Germany 🇩🇪 idin ka so salama 300k Insha aallah coming son bro taagere ku ahay challenge nosoo badi he Sxb ani caruurtayda iyo xaskayga wan ku dawana ada idn jecel nahy Sxb sanad cusub farxad iyo hormar aya idin rajeyna bro🎉
Wlhi Bilaahi Talaahi Dhakhtar Aa tihiin Saan u cabursanaa iyo Sidaa Iga dhigteen wax isku Dhaw Ma ahan Thanks 👍 barnaamijyadiina Kal iyo laab waaye
Three big man wan idin wataa had iyo jeer keep going My brother's 💯💕👋
Xaasid ma ahan wuu shaqeystey idiriska waa ninka barnaamijka qurxinaayo fans idiriska ii 🎋 iitaabo
Kabtan Baara tv background holac kadaa Noh
Meelaha xeebta iyo barwaqo kayeel tv
The three legends
Keep going kabtan baara and idirsk ❤
Mar walbo waxn jecelahay kabtanka inad guuleysato walhi hadey tahay chanal ka baab jeey ama mid kalab guuleyso mar walbo insha allh 💪💪🦾🦾❤❤️🔥
keep going the three legends especially babajeey and idiriska iitaabo
Waaw ka helay
Kabtan idiriska prank kusamey plz😂😂
MASHA ALLAAH HORAY UDOCDA WLH INAA MAQNATIN ISKA DAYE HABEN KA SO DAHDIN IIGUMA BAXDO
Waxaa idin ka codsana inaa ku sameesan challenge oo nafaqo ah like ukunta mida la dhax galiyo
Captanka plz prank kusoo samey idiriska..🙏🙏🙏🥰❤️
Plz isoo duceeya baraf aa nadiley in uu ilahy inooga qaado🙏🏼🥺🥺
Cabtanka waku taageera🥺❤️🤴🏾
😅😅😅 aboow adaa madow derbi madow cadaanki wu u baahan yhy🤣🤣🤣idiriski fantastic wllhi
salan sare bbd horay usocoda wan ku faraxsanhay
Legend always Legend
Baara wlhi qofka qurxiya game ka waa adi keep going Abti mcn
Captain baara lax budo ku kuftay uu u ekaaday wllhi 😂😂 big fan 💪🙏💙
BBD wan adin wataaa sedaxdiina markad isla dhelesan saaid u jecel nahal waligiina isla jiro isla jooga qosol iyo qaraaxo dhamestiran guuleystaa ban idn lenahay💯❤️💝💝
Masha allah halaso badiyo muuqalkn ookale sxbyal hdi ad iguracsan tihin 👍 saara
Walhi waan idin wataa hore usocoda madax sare from hargeysa team b.b.d.m.from 🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷
Kabtan bara pro 1m ayan ku rajeyna isha Allah
Sedex qof aan jeclahay qaraaxadooda💙👍❤
sedexQof ann jeclahay qaraaxadooda❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯
Wll kabtan wlhi qusul naguma hadhin runti 😄😄😄😄😄😄😄🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Three legends waa indhin tagera ee afareye iska ilaliya mida kale marki aad sadaxdina Kali aad tihin waan idin jeclahay walalehe🙏🙏🙏
😂😂😂😂 captain next video part 2 kasoosameey ciyaartaan
Insha allah 1.m Dhawan Azxapta halagadh siyo captanka
Sadax diina waaniiwataa keep going 💪 👏 markaan nii arko wan qoslaa wlhi idiriska itabo nin iika waaley plz 🙏 😀 😄 👏
Keep going paara
Coming soon ramadaan 300k
Kabtan baara anaakuwaso marwalbo commet aasooqoraa mana leearko
Masha Allah markaad masanida
Team B.B.D wa wataa 👏🏻👏🏻💪 sedex deyna marka isku imatiin qosol wu dhan yahay 😂
BBD WAA NI WATAA
Legend hada maqashey waa baba jey xanaaq maleh 😂
3 is ok sobadiya
Dhuuuuuusaaaaaye
Halaga waaliyo danbaska
Isku qabta labadiina
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ducadas aa Ku qanacsanahay like tii ma waa diyar 😢
Intar Pol Aya ku arkeyso Bara wa jogi weysay balse waa joge ogoow
Wlhi captain ka reaction kiisa waan jeclhy marka lasaaro indhaha uu taagaa lkkk
Three legend congratulations baba jey kabtan bar idiriska
Captain ciYaartan inaY bilaabato waqti aYeY qaadataY 7minute iska hadleYsaN kliYa inan idin shego uso qoraY comment🙌
B.B.D gar iyo gardaraba wan idin wadanaa 🙏😅😅
M.a noo soo badiya 3 bbd yaa igu racsan midaas
Maasha allaah
Inta xayaysiiska Iska dhaafisa iso raga✌️✌️😂