Challenge Gacantaada Isku Carfi | Baabajeey iyo Idiriska ayaan Ka Yaabsaday……..😂🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 512

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +56

    Ku Sali rasulkeena Mohamed scw❤❤❤

  • @farxaancali5385
    @farxaancali5385 Год назад +36

    Baara and idiriska respect full

  • @naimaali306
    @naimaali306 Год назад +24

    Baara waa laga qaldan yahay tan kale baba qish yar ayaan ku arkoyaaa 😂😂😂 kursiga yoo sikin markale 😂😂😂

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans Год назад +18

    Kusaliya nabigeena muxamed scw❤️ scw❤️ scw ❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️ kii ugu wanaagsanaa ee dunida soo mara sharaf & karaamo waan ku jecelnahay nabi Allow

  • @khadarmaxamed3748
    @khadarmaxamed3748 Год назад +67

    Team kabtanka hadii aan nahay caawa hal xabo oo nalaga qiyaamay dhib uma aragno maxaa yeelay wixii ugu muhiimsanaa oo dhan ayaan layaac nay hadii aad ila taageerto kabtanka like👍 saar Tanks 👋💯🔥😊

    • @maxamedcqadir
      @maxamedcqadir Год назад +3

      WAA MAHSANTAHAY BAABAJEY WUU QALDANYAHAY RALI GALIN AYAA LAGA RABAA👿👿👿👿

    • @khadarmaxamed3748
      @khadarmaxamed3748 Год назад +3

      Haa kabtanka saan Lee mar walba layeelaa marka laga yeeli maayo markaan waa inuu raali galin wayn bixiyaa 😡😡💯

    • @amirasharif9385
      @amirasharif9385 Год назад +1

      Captanka aaduu I Samir badan yahay baaba jeyna qaladka madaayo stopp baaba jeey Idiridkaa la jirtaaaaaa

    • @khadarmaxamed3748
      @khadarmaxamed3748 Год назад +1

      Haa waxaan canal mar danbo mayee leeno fiifa ayaa ciqaa beeso baaba jey 🤣🤣🤣💯😊

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +63

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @xasanmaxamedisxaaq6008
    @xasanmaxamedisxaaq6008 Год назад +27

    Kabtan baara legend best RUclipsr comedian

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Год назад +14

    Baabaa jeey ciyaarta kaadaa aa waay guuduga fiifaa 🤣🤣🤣😂 baaba jeey game ka qaraarka ka dhaaf

  • @guledmohumedabdullahi5982
    @guledmohumedabdullahi5982 Год назад +18

    Cabtan bara qof daacad ah wllhi waan kutagersanahy masuul.✊ Waligaa intaad daacad tahay waad guuleysan

  • @abdulahiissack834
    @abdulahiissack834 Год назад +46

    Captain Baara Is the GOCAL
    Goat of Caag All Time wan idin wataaa team B.B.D🙏

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Waxay noqone sida aad ka wadid marki la raaco GOCAT all time marka so gaabiso wa AT not AL

    • @abdulahiissack834
      @abdulahiissack834 Год назад

      @@darishore814 sorrY typing iga qaldamey zxp

    • @seynabhassan3218
      @seynabhassan3218 Год назад

      Kabtanbaara waaku salaamay qosol ayaa igu disheen adiga iyo idiriska

    • @haashimyare1466
      @haashimyare1466 Год назад

      D maxee utaagantahay

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      @@haashimyare1466 IDRIIS aye ka wadaan

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +20

    Sorry carfisada lkn waa u qabnaa intaa ka wadanaa ka badan 🎉🎉🎉keep going captain 👨‍✈️ baaruud yaa laga oosiinin captainka

  • @queenamara2805
    @queenamara2805 Год назад +3

    Babajey saan qalad wyee wlhi kabtanka waa sabar bdn yhy kaa xishoda

  • @ibrahimahmed4399
    @ibrahimahmed4399 Год назад +3

    Captain ka walaga gar daran yahay babajeey wiilka waakaa yaryahay

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +20

    Four legends always legends keeps goings captan baraah and idirsika itabo and babajey and najiip another's levels challenges hard 👍💪😀😋

  • @ibnumoha-b4r
    @ibnumoha-b4r Год назад +5

    Captan ka ka dhafa xanajiska waa qof qalbi aad u jilicsan yahaY muskiin

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Kkkk lkn wuuu jilaa inta badan si inoo madadaaliyo waa qof tan yaqaan ah oo Reer magaal ah wuxu iska dhiga qof xanaaqay

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Год назад +27

    BAABA JEEY AYAA GAME KA KU CIYAARA LKN IDIRSKA NAGA QOSLIYA SOO RUN MAHA🖤😂

  • @ahmedhusseinelmi7604
    @ahmedhusseinelmi7604 Год назад +36

    CAPTAIN BAARA BEST PERSON IN THIS TIME 👑❤🥇

  • @abdimalikseadahmed6244
    @abdimalikseadahmed6244 Год назад +11

    Cabtan baara legend boqorka caaga💪💯

  • @adenabdi1906
    @adenabdi1906 Год назад +4

    Waw laķin idiriska Gacantaada kaceli baa laleeyahay Lakin isaga Hajoojiyo Caayda iyo Aflagaadada waxaana Kamid Ah Dhuusaay Calooleey Baaba Jeey Hadii Uusidaasi dhoho Waa iska Caadi Lakin idiriska iitabo hadii Uu sidaasi Dhoho Captainka Gacan Ayuu Qadayaa lakin Kaftanka Lagamamaarmo

  • @shaxshax4192
    @shaxshax4192 Год назад +6

    Ragnimo aa la is dheryahay baara waxaa hubaa baab jey hduu heli lahaa barafunkaas inuu kula dhigan la heen lkn kalsonida waxa ey tahaa bartay legend ✊✊

  • @mohamed-nb4vk
    @mohamed-nb4vk Год назад +10

    Waxaa jeclahy kabtan bara markuu idiriska wax yar kuxado suu uxanaaqayo😂😂

  • @abuukarcqaadir2323
    @abuukarcqaadir2323 Год назад +3

    Cawa waaliga saaxan waayey wllhi comentiga halahoo gaarsiiya asxaabta..🤣🥰🥰

  • @anwarcade759
    @anwarcade759 Год назад +23

    Baara The legend 💨❤☝🏻

  • @abdifatahadawe599
    @abdifatahadawe599 Год назад +4

    Captan Bara Legend Sharciga Ku adag aya thy
    Haben walba waad U sabartaa Asxbtda Keep Going Zxpow

  • @caaishacabdulqaadir6640
    @caaishacabdulqaadir6640 Год назад +3

    Baba jeey ninween an qol Laheen inow yahay maila aragteen mida kale cawa washamsi anku qadno walalayal ilahay dartiis

  • @AZPE805
    @AZPE805 Год назад +6

    Free captainka ciyaarta badineso leeba iiku baxda ee fadlan ee ebow isgefsiska inaga daa😅💓💯🙏

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Год назад +14

    Team kabtan baara 30k subscribe halayna gaadhsiiyo wax yar inooga hadhay ❤

  • @caliabuukarodawaa1028
    @caliabuukarodawaa1028 Год назад +7

    Greatest of all Time kabtan baara the king 🤴🏻 of plastic 👏 🙌

  • @cabdikarimmuuse3047
    @cabdikarimmuuse3047 Год назад +13

    Keep going 🤗😊 captan baara❤️💖

  • @doctormanking7601
    @doctormanking7601 Год назад +11

    Baara kuwataa 😂keep going

  • @ismacilmahadgoodir1162
    @ismacilmahadgoodir1162 Год назад +2

    Goatka waa kabtan baara🐐baaba iyo idiriska caawa dooro ayey noqdeyn isa soo adkeya😅

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans Год назад +2

    Kusaliya nabigeena muxamed scw❤️ scw❤️ scw ❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️scw❤️

  • @sumayoaxmed4594
    @sumayoaxmed4594 Год назад +5

    Waa niyad jabeen idiriska io baaba markiu barfuunka laga qaatay😂😂

  • @maxamedrashiidofficail662
    @maxamedrashiidofficail662 Год назад +4

    Captan iska sabar oo ilaalso baratacolka chanalkaga keep going

  • @daahiraadancalicali4476
    @daahiraadancalicali4476 Год назад +4

    Kabtan baara sabar markasto waasabartaa qalatyaa lagaaga ley ee sabar sabar sabar masha Allah

  • @hodanmohamed1818
    @hodanmohamed1818 Год назад +3

    Baara waa funny wuu oyay laki wuu saxsana isaga laha alabta saxibadi way dhaceen

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 Год назад +10

    Ilove u Baara🤣🤣 wlhi waa qoslay

  • @hussenhassan700
    @hussenhassan700 Год назад +2

    Captan waa lagu khiyama mar walbaa baba jeey qof wax xalin ayu iska dhigaa lakin khiyano ayu sameyaaa

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Год назад +2

    XAARAAM CALEEY KUM WLH FREE KABTAN BAARA WAA LAQIYAMAY MISKIINKA XARAAM WAAYE GEEMKAN ANIGA DULMI WAA LEEYGA SHIDAA AABEHEEY AYAA NABAD DOON AH WLH ILLAHEEY HA IIDEEYSTEE AAMIIN YAA ALLAAH

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Год назад +2

    Hooooooooooooy babajeeey joji qiyanda cabtankaa xaq uleh bahasha

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Год назад +21

    Big game BBD 🔥💯💯💪

  • @ramloxuseen5829
    @ramloxuseen5829 Год назад +1

    Wur Asxabey baabjey bejkiisa Hadoo wax soo dhigo kabtan baar waad Qiyaantey UQORA waliba si Taxane Ah inta igu racsan like

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 Год назад +2

    No. No. No. kabtan. Wa gurigagi. Dilqad muji❤❤❤

  • @queenbayamishofficialchann7817
    @queenbayamishofficialchann7817 Год назад +5

    Waad qayaanteeyn captain baara 😔😏baabajey dib carfisadaa

  • @deeqomohamud6962
    @deeqomohamud6962 Год назад +5

    Captan bara walaga qaldan yahay😢

  • @cnajiibbosaso4076
    @cnajiibbosaso4076 Год назад +2

    Captan bara wa lagaaday😭babajey ne wuu khaldanyahy✋ninka ciyarta qosolka miiran ka dhigay wa idiriska itabo ciyaar uu ku jiro aanan qoslin ma jirto😂. Big fan idiriska and captan para😊

  • @Abdinjjeipeman7
    @Abdinjjeipeman7 Год назад +5

    Captanka habeen walpa khiyaano lagu wadaa haben walpa 😥😥

  • @Jfgij
    @Jfgij Год назад +6

    Captain baara legend of RUclipsrs ✊✊

  • @ibrahimkhanow930
    @ibrahimkhanow930 Год назад +4

    Captain greatings from Nairobi, Kenya

  • @ashrafhakiimi7710
    @ashrafhakiimi7710 Год назад +10

    Baara lagendry keep going wllka

  • @suudaaniyare9274
    @suudaaniyare9274 Год назад +2

    Team bbd qofka ugu horeyo inan noqdo wan ku faraxsanahay

  • @rodaaden8855
    @rodaaden8855 Год назад +2

    Captan full. Respect brother. Keep going

  • @hamdamohamed8930
    @hamdamohamed8930 Год назад +2

    Babajey hala qabto🤣🤣king baara

  • @mohamedamiin1909
    @mohamedamiin1909 Год назад +3

    Baaba jey Dirac soo xiro xoolo aa tahay was😎

  • @mrbancha7222
    @mrbancha7222 Год назад +6

    Kabtan baara waalaqayaamay 😢👍

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +8

    Maasha Allah wllkey igu salaan madiino wa u xiisay Suuqa Weyn,mac macanka,shineemo Muqdisho Ssuq boocle ilaaa Xoos jecliyaa xiis xisab la’aan ii nolow wllkey

    • @nasiiixacabdi1772
      @nasiiixacabdi1772 Год назад +1

      Madiinane weyku tabtay qaali

    • @amirasharif9385
      @amirasharif9385 Год назад +1

      Insta Allah wa i manaa qaali

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад +1

      Xaafadeydi ahaa aan u xiisay xaawo taako iyo shanemo muqdisho ceelka cali niiniile xasuus na galiseen yaaqe

    • @amirasharif9385
      @amirasharif9385 Год назад +1

      Wa wada galnay xusuus illaah Ayaaa mahada Iska leh marka hore ka bacdina captanka isagaa ku soo xasuusanay

  • @isabeelrasey7079
    @isabeelrasey7079 Год назад +5

    Hhhhh ilahow baabajeyaa prank eheyd cml kulaha marka hore alsomali ku qaatay hhhhh hhhhhhhh baara fii amaanilaah 😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @moudu2516
    @moudu2516 Год назад +4

    Captain 👩‍✈️ nin rajeed😢😂😂

  • @boron1472
    @boron1472 Год назад +5

    Captanka cawa walagaday😂😂😔

  • @bakarsharriffalli4460
    @bakarsharriffalli4460 Год назад

    Captan bara your always our legen, and also your Goatka caagga, i wish you All the best.

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +4

    Captain baara legend of the legend 🙌 👏 💙 ❤

  • @yacquubfargenho6382
    @yacquubfargenho6382 Год назад +1

    Kaptanka waa lagend ninka ragaaa waaa in uu go,aan yeshaaa kaftan waaa kuwataa

  • @naimabashir9324
    @naimabashir9324 Год назад +2

    baba jey Wiikal soo raali puplic video Soo duub hadaa kale team washamshi cabsi cabsi

  • @castoo1428
    @castoo1428 Год назад +4

    Kabtan baraa legend🥳🥳🥳🥳

  • @saayruuqbuubshe2411
    @saayruuqbuubshe2411 Год назад +5

    Kabtan baara cadalad daro ku dhacday😭😭😭

  • @abdullaahicartan902
    @abdullaahicartan902 Год назад +2

    Wlh kabtan baara waa respect 🙏 socdo weye the langand baara

  • @sahruujacarone5500
    @sahruujacarone5500 Год назад +1

    Babe jey weyku qayanen Mar kale dhexda ha galin

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 Год назад +2

    Captain bara waa😂 kuku dhacdey ku qaado

  • @mahadabdullahi5277
    @mahadabdullahi5277 Год назад +2

    Jilaay weeyn aa tahy captain baara wakuwataaa

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 Год назад +4

    We are team idiriska❤🎉

  • @mahametchama5347
    @mahametchama5347 Год назад +4

    kabtanka wlhy caaga waad ku tagtay❤❤🎉

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +2

    Idiriska please deodorant marso waa ceeb kilkilaha in aad ka dhidiido ama liin dhanaan lacag badan ma joogto.

  • @ayubfaagoma1305
    @ayubfaagoma1305 Год назад +4

    Abti baraa respect 🤟🙌🏻🙌🏻🖤

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 Год назад +2

    Carfisada kabtankaa leh 😂😂😂😂 kabranka qiyaanada halaga daayo baaba jey umadeena maahaa

  • @farhan9536
    @farhan9536 Год назад +5

    Free 😂😂😂😂 Captain 😂😂😂😂 baara😂😂😂

  • @osmanyakub6797
    @osmanyakub6797 Год назад +1

    Captanka mustaqbalkiisa ayaa lagu dheelay

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +6

    Xaqmataqaniin mar walbo wa qayaantiin captanka sas ma fiicno ka jooga baaba iyo itabo Najiibna garsoole maku fiicna badel 🎉🎉🎉

  • @saalaxfun4717
    @saalaxfun4717 Год назад +2

    Wallhi wan wata captain ka hhhh😂 ilahay ha ku daayo

  • @rayanabdirashid884
    @rayanabdirashid884 Год назад +1

    Babajey xeer mayaqanoh wllhi

  • @abbaasmusse1061
    @abbaasmusse1061 Год назад +2

    Kabtan baara Nin ka sabar badan Oo RUclipsr ah majiro

  • @yusufhassan9409
    @yusufhassan9409 Год назад +2

    Captan baara is the legend of all Winners 👍🏻🤩🤩

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 Год назад +4

    Kaptanka keep going waxatahay qaf kartileh

  • @osmanmohamed9654
    @osmanmohamed9654 Год назад +2

    Baba jey qiyaanada joogi wlly

  • @mahamedabdullahisheekh6846
    @mahamedabdullahisheekh6846 Год назад +1

    Kabtan baara waa iska weyn tahay hal aqli malihid waxaa u dhuuseyso ayaa qabtaa baba jey hakaa oysiiyo habeen walbo

  • @imraan7877
    @imraan7877 Год назад +2

    Cabtanka iska dulqado waa asxabta mel dher kama tagin bro

  • @luulhassan942
    @luulhassan942 Год назад +8

    😢💔qeyla dhan waa warer qeylo dhan waa warer kaptan baro cadaladow raba sorry bro👑😂😭😂

  • @abdullsalammohammad8261
    @abdullsalammohammad8261 Год назад +2

    baaba key meel kasta qaskaas mow ku jooga hadii la taabto wabaa hhh Kabtanka wa ku wadanaa nin goaan leh

  • @Thisasthefirst
    @Thisasthefirst Год назад +2

    Wllhi waa nin rageed baraa😍🤩

  • @fayomar9684
    @fayomar9684 Год назад +2

    captain baara guulayso 💯💯💯💯👍👍👍👍

  • @apdirahimidris576
    @apdirahimidris576 Год назад +2

    Wlh 79 vdio dwnlod i ah idariska dartis leee idin dawada jaramjaramka kulha😍

  • @mohaahassan967
    @mohaahassan967 Год назад +2

    Kubtan bara lajan laba maahin huray usoco saxib

  • @maxamedxuseen8266
    @maxamedxuseen8266 Год назад +2

    Captain cabdulahi kashka noosoo qabo codsi waaye😁😁

  • @adnohajji7160
    @adnohajji7160 Год назад +2

    Alah saan uqoslaayeey wa daaley aan kabtanka cawa wagashy idiriska kkkkk

  • @saadaqboss6547
    @saadaqboss6547 Год назад +2

    Captan Baraa Big fan My Prother

  • @Aishamohamud7907
    @Aishamohamud7907 Год назад +2

    Kabtan legend ika dheh

  • @naimabashir9324
    @naimabashir9324 Год назад +2

    Sorry kabtan baba jey sxbnimada waxba kama taqaaniin maansha Allah kabtan baara waa gob nin ha ciilin wuu xushmayna xoog kuuma waayin sorry kabtan aad uxumaan wali laba jeer

  • @iqra.muhyidiinrooble5250
    @iqra.muhyidiinrooble5250 Год назад +2

    Baaraa 💯❤💯❤💯❤

  • @jeefoorbalaas4064
    @jeefoorbalaas4064 Год назад +2

    captainka waa lga gardarnyahay 🥲

  • @fuadjelle583
    @fuadjelle583 Год назад +1

    Ninkan wa ninka ogu samirka badan lkn sixun ola dhaqantan ee rali galiya carfisada neh hala siyo

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад +4

    Kaptan wala qiyanay wa arsanena mar kle dhaf 😂😂😂😂 babj qiyanole😂😂😂