Waraysi Ibraahin Caydiid Sidii loo jebiyey Ciidanka SL Iyo Cida ka danbaysa? Oofwareen Iyo Sindonka?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июн 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 271

  • @Sabuha28
    @Sabuha28 Месяц назад +42

    Ibrahim cadiid guulayso wadani run ah 💚🤍❤️ somaliland guul

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +3

      Ibrahim caydiid waa garac waxa dhashay dhillo sacad muuse ahaa

    • @sayidcaliahmedyusuf8920
      @sayidcaliahmedyusuf8920 Месяц назад

      Cay iyo aflagado wax aan ahayn mahaysaan somaliland na dheeraad baad ku tihiin.​@@hassan-mp1pk

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z Месяц назад +2

      Ibrahim waa caado qaate usgag ah oo wuxuu yahay aan la garaneyn 😡

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 Месяц назад +1

      Guulayso Geesi Qaran Mujaahid Ibraahim Caydiid

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Месяц назад +2

      Cadaw ciijiye ibraahim cayddiid waxaa ku neceb agnaanka aan hadalka aqoon erayga aad tidhaaba maddane gubayuu ku yahay, nolow geessi insha allah

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Месяц назад +18

    caqlig iyo garaadkaba ale hakuu sii barakeeyo ibraahin caydiid

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 Месяц назад +31

    Illaahayoow Muj.ibraahin Caydiid Iyo Dalkeena Somaliland Illaahayoow Cadowgeena Jabbi , Calankeenaa Towxiidkana illaahayoow markasta Koryeel Amiin Amiin Amiin

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Ibrahim Kan ahaa garac dhadhay dhillo sacad muyse

    • @dulmar9139
      @dulmar9139 Месяц назад +1

      Ibraahim caydiid waa geesi qaran Allah ha xafido aamiin
      Cadawga somaliland Allah ha jebiyo aamiin

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 Месяц назад

      Halyey Qaran Mujaahid Ibraahim Caydiid Allow Ku Dhowr

    • @engabdirazaklixle2722
      @engabdirazaklixle2722 Месяц назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Месяц назад

      @@hassan-mp1pkADEER MA WAXAAD DONAYSAA INUU YUSRA HARTI NOQDO SIDAADA????😂😂😂

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Месяц назад +22

    Alow barakee Somaliland ❤❤❤

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Месяц назад +15

    Geesigesi dhalay weye ibrahim Caydiid noolow guul somaliland ❤❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Месяц назад +11

    Reerkan wax baa ku dhacay ha loo Duceeyo ilaahayow noo soo hadee dadkayaga oo Ragayaga is fahansii AAmin yaa Rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 Месяц назад

      Amino wlalo reerkan garxejis ladhoho waxba kama qaldana ee dhibku wuxuu kajiraa Heeego waa kuwa isaaq ceebtaas iyo fool xumadas badey anigu waligey wan maqlijirey isaaq reerka garxejis ladhoho ayaa lafahmikara oo ah cida colaad iyo nabadba qaadankara. Lakin cida talada idin heysa ayaa isaaq meel madow kuwada.

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Месяц назад +8

    Ibraahim run sheeg ilaahaw cimriga iyo caafimaadkaba kuuu dheeere ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Adam-xm9qk
    @Adam-xm9qk Месяц назад +8

    Great interview
    maansha Allah Somaliland Guul
    ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Месяц назад +9

    Maansha Allah gudoomiye Ibrahim caydiid

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Garac dhillo habar awale dhashay

  • @farah.418
    @farah.418 Месяц назад +6

    Halyayada nagadhashayow
    Rabi haydindhawro❤❤❤❤

  • @ayaanleg
    @ayaanleg Месяц назад +6

    Waddani dhab ah. Noolow indr. Guul SNM ♥️ guul Somaliland ♥️ guul CIISEMUUSE ♥️

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b Месяц назад +10

    ibrahin. geeesi. qaranka. Somaliland. guulayso

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 Месяц назад +7

    Geesi Geesi dhalay,Allah haku sharfo ❤❤❤❤❤

  • @Ahmedobsiye
    @Ahmedobsiye Месяц назад +8

    Thanks for members good 👍

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Месяц назад +10

    Mansha allaah
    Mhdsnd mdne gudomiye sare
    Ibrahim guuled sland doon iyo
    Diidbaa ishaya laba isgadhayana
    Maaha oo ishaybsanaya sland guul

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      Ibrahim waa garac waxa dhalay dhillo sacad muuse

    • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
      @mohamedAbdillahiElmi-ni7md Месяц назад +2

      Ibeahim waa geesi qaran reerka sacad muuse waas dad shsraf lah

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Месяц назад +8

    fantastic interview and and great guy well informed and great questions to good answer a future president guul somaliland ❤

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Месяц назад +3

    Kuwa wanaaga ka soo horjeeda ayuun baa ka dhiga si kale,wadamada aduunka waa wax ka jira in wixii dhibaato iyo Amni daro ah ee Xoga la soo gudbiyo waana wax ummadda iyo wadankaba u fiican ,Mashaallah waa wax lagu farxo in Ibrahim iyo inta la mid ah ay garteen in Wadanka ay is barbar taagaan,ilaahay ha barakeeyo dhamaatood

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim Месяц назад +9

    Muwadin Ibrahim caydid cadaw ciile adiyo ururkaaga sutigashan dalka ubaahan halkaa hawsha kawada guul iyo gobanimo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Ibrahim waa garac dhillo habar awale dhashay

    • @FaysaIbrahim
      @FaysaIbrahim Месяц назад +2

      @@hassan-mp1pk af caytamay ninkisu kuyalaa ibraahim waa halyay qaran oo fifaaca dalkisa uheegana cadaw ciilaa layidhaa huwanta gudaha iyo kandibadaba lafdhun gashay kunoqday kaga qaylisiyay cadaw jabiye ibraahim

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Месяц назад +23

    Halyay Ibrahim guulayso Cadawgaguna ma Ciil baxo , ILAAHAY adiga oo kalena dalka ha u badiyo , Xisbiga Wadani iyo Taageerayaashisa ILAAHAY ha inaga qabto ...
    Guul Iyo Gobanimo Somaliland..

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +2

      Ibrahim caydiid waa garac hooyda waa dhillo sacad muuse ahaa

    • @maxamedwarsame2485
      @maxamedwarsame2485 Месяц назад +1

      @@hassan-mp1pk oooooooooooooooooooooooopooooooooooooooooo

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf Месяц назад

      @@hassan-mp1pk Hooyada jabtiiley kaa waran!!!1111

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf Месяц назад +1

      @@hassan-mp1pk Ina dhilo siil qadhmuun .Doofar doofaar dhalay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад

      @@Ahmedwali-ji2sf hooydaa baha dhillo hambo buule

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Месяц назад +4

    Ibrahim Caydiid is true SOMALILANDER we stand with you brother.

  • @maxamedxasan1805
    @maxamedxasan1805 Месяц назад +6

    Muwadin.qaaliya.ibraahi.guulayso

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад +5

    Mujaahid ibraahim caydiid Anagaa sifican unaqaan wuxuu ahaa mujaahid uhalgamay dalkiisa una dhaawac may ibraahim caydiid hubkii iyonrasaastii Snm ku dagaalamaysay hantidiisa ragii uhuray ayuu ahaa AAbihii sidoo kale malaha dad baa uhsysta inuu difaacida qaranka aduun lagu siiyo ibrashim waa muwaadin mudan in lagu daydo wuxuu matalaa mujaahidiintii wanaagsanaa

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Месяц назад +2

    Mudane ibraahin caydiid ilaahay waxaanu kaaga bar yay naa cafe iyo caafimaad iyo cimri barakale aamiin aamiin aamiin maxaanu kuugu ducaynaynaa runta ilaahay baa jecel beentana ilaahay baa nacay aduguna wixii alle nacay adoon nacay baatahay ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉

  • @Maxamedkhadar.
    @Maxamedkhadar. Месяц назад +6

    Asc aniga waxaan u arkaa ibraahin caydiid inuu wadaniyada uu difaacayo ee uunu difaacayn xuxkunka ina biixi

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Garac hooydii tahay dhillo sacad muuse maha garxaajis

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Месяц назад +7

    Asc Waxan Salam mujahid Ibrahim cadiid iyo suxufi sary waa waajib in talaabo laga qado ragi siyasiga ah ee jabahad galiya buurta waa in talaabo laga qado waxa ka jirta dowlad dalka ha dii lasamaxey ragii laya ciidanka booliska wa innay bixiya magta ha dii kaley waa in sharciga lamariya waa idinkii magalay ciro raba in uu nogodo madaxwaney waxu ku hadalay waxan midanay lascanood iyo Gabilay soo moo cadasan in oo ka dabay wixii dhacay isaga iyo xirsi iyo ururka ixtisaam iyo cadowga in fadhiya barlamank guul Somaliland guul ciidanka qarank iyo ciidanka SSB

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Kani waa garac dhashay dhillo sacad muuse ahii

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel Месяц назад +8

    Libaax Libaax dhalay

  • @Ahmedobsiye
    @Ahmedobsiye Месяц назад +6

    Ruuun waa Ruuun ❤ peace ✌️ 💖

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Месяц назад +2

    Muwaadinka dhabta ah ibraahim caydiid Allah haku xafido aamiin yaarabi
    Guul insha Allah ❤💬💚💪💪💪👍👍👍👍

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Месяц назад +8

    Waa Geesi qaran

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Garacdii dhillooyinkii sacad muuse dhaleen

    • @Khaalidgamiil
      @Khaalidgamiil Месяц назад +1

      ​hassan-mp1pk dhakhlo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      @@Khaalidgamiil dhadiga isaaq baroor

    • @Khaalidgamiil
      @Khaalidgamiil Месяц назад

      @@hassan-mp1pk lo. Gisida isaaqa

  • @ibrahimdiriewaays8172
    @ibrahimdiriewaays8172 Месяц назад +2

    adeer ibrahim guulayso waligaa
    halkaa ka hay.ilaahay
    haku garab galo
    noolaw adeer
    ina sanwaynaad tahay rutii

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Месяц назад +4

    Dhamaan shacabka soomaalilan waa inay sirdoon noqdaan waayo dawladu keligeed ma ilaalinkarto xogta wadanka waa ku Saxan yahay ibraahin caydiid waa geesi daacad u ah wadankiisa maansha ALLAA Maansha ALLAA Maansha ALLAA

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Месяц назад +2

    ❤❤mashaa alaah mujaahid ibraahin caydiid geesi qaran kiisa jecel guuleyso amiin

  • @abdisharif4857
    @abdisharif4857 Месяц назад +7

    Hal yay qaran

  • @suleimanmohamoud5852
    @suleimanmohamoud5852 Месяц назад +3

    Very truthful man. Waa nin daacad ah.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Месяц назад +6

    Sax waa in mujrimiintii ciidanka laayey cadaalada la horkeenaa.

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Месяц назад +3

    Ibrahim caydiid geesi halyay u dhashay somaalilaan wall guulayso cadawgeen wu jabay

  • @user-lj9cw6mq8z
    @user-lj9cw6mq8z Месяц назад +5

    Wa libaax nin raaga daha❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Hooydi waa dhillo habar awale waa garac mahaa garxaajis

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Месяц назад +5

    IBRAAHIM CADIID GEESI GEESI DHALAY ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Месяц назад +3

    Mashaalah mashaalah ilahay cadawgaga ha jebiyo madaxweynana waad gaadhi beednilah

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 Месяц назад +3

    Waa runti Ibrahim caydiid W ar Reer Somalilanow xisbiga wadani Iska Ilaaliya Kaas afkaar Somaliweyn ayu qta

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂 kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 Месяц назад +4

    Waar waxa dhacay runta Ka sheeg. Wadani ciidanka kama mas uul ahayn dadka maanka gaaban baa waxan AAD sheegayso rumaysan kara

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo Месяц назад

      Waa runtaa, sababta ciidanka sagaal bilood loogu hayey meel bacad ah oo kulul oo oomane ah oo aan daryeel lahayn, markay daaleen ayaa si fudud loo jiidhay.
      Huwantuna sagaalkaa bilood diyaar garow iyo lacag urursi iyo hub urursi iyo yaa reer hebel ah ayey ku jireen.
      Nuux taani iyo wasiirkii difaaca labadaba maxkamad waa in la soo taago ayey aragtidaydu tahay, dadka kale ayaa lagu marmarsiyoonayaa

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Месяц назад +2

    WAA CAQLIGI SAXDA AHA E CIIDAGALE INOOGU TALIN JIREEN 1000 SANO

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Месяц назад +5

    Ibrahin caydiid waa nin qaranka qiimo weyn kuleh

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob 24 дня назад

      Aad iyo aad wll allaah hadaaye amiin ❤❤❤❤❤❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Месяц назад +8

    Cadawgaa ma ciilbeelo mujahid Ibrahim ❤❤❤

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Месяц назад +1

      dhilo jajabana garxajis weeye ninkaan waan wada dhalanay 😂

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Месяц назад +1

      @@IsmailJama-xo4gv Nacalatulah calayk gariraye kolay ku dhalay faqash aniga iyo isaga garxajis dhalad ah ah shego reekina 🥥 oil mahayno

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Garac Ibrahim dhashay dhillo sacad muuse dhashay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +1

      Dhillo tahay Ibrahim waa garac dhillo habar awale dhashay mahaa garxaajis adigun garacd Baz tahay

    • @Opp_Man
      @Opp_Man Месяц назад

      😂😂😂😂 ciiil u dimo kkkk

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 Месяц назад +2

    Ibraahin rabi haku xifdiyo wall guul somland

  • @awgeele
    @awgeele Месяц назад +3

    Ibrahin waa geesi qaran madaxweynaha mustaqbalka.

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Месяц назад +3

    Wakaa asalka somaliland ee dalkisaa dacad u aa 🎉

  • @fardusmxamed6455
    @fardusmxamed6455 Месяц назад +3

    Geesi, mujahid dhaba Allah yahfidak.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Месяц назад +3

    Ninkani waa MacquuL gudoomiye ibraahim

  • @Calicumar
    @Calicumar Месяц назад

    I need to express my profound respect and support for Ibrahim Caydiid, whose character and dedication to Somaliland are truly commendable.
    Ibrahim is well-mannered, respectful, and honest. His loyalty to Somaliland is unwavering, and it is evident that those who oppose our country find his dignity and sincerity intolerable. Ibrahim's steadfast commitment to the truth and his efforts to expose those who seek to destabilize Somaliland are vital to our nation's stability and integrity.
    Given his proven track record and dedication, it is crucial that we all support Ibrahim, follow his leadership, and heed his advice. His insights and guidance are invaluable in our collective efforts to safeguard our country's interests and ensure its continued prosperity.
    Let us all join in supporting Ibrahim and acknowledging his contributions to our beloved Somaliland.

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob 24 дня назад +1

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Месяц назад

    Thanks Thanks so much Xogogaal tv waxaan u mahad celinayaa walaalkey Ibrahim ceydiid oo ah gudoomiyaha isbaaheysiga mutadawaciinta Suti-gaashaan oo ku midoobey fikir iyo aragti keliya kana fog reer iyo dan gaara midna ,keliya isweydiiyey WAR XAGEYNU U SOCONAA iyo toosinta mustaqbalka jiilasha dambe, waxaanu xasuusanahay waxaanu soomarney waxaanu dareensanahay duruufaha ay dadka iyo dalkuba ku sugan yihiin, waxaanu u rajeyneynaa ummadan cadowga badan inaaney cadceeda lasoo bixin oo ay hortooda eegaan, lana ilaashado waxa ina dhexyaal.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад +3

    Geesi geesi dhalay reer soomaalilaanoow waad maqashaan ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita kafeejiknaada oo haday lacag idiin keenaan cuna kana codeeya

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob 24 дня назад

    Masha allaah allow dhawr Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @user-yz4qi3yg5j
    @user-yz4qi3yg5j Месяц назад

    love from Djibouti...❤❤❤🎉🎉🎉
    Ibrahim caydiid est un homme bien... il mérite toute mon respect... habar awal iyo garxajis waa walalo isla dhashey ee janaan nili soo dhex galin

  • @khadraahmed3940
    @khadraahmed3940 Месяц назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад +2

    Macaaradkaa jebiyay oo huwana oo basaasiin oo jaajuusa oo waxa hogaamiya daacuun oof wareen lkn cirro ayaa kumagacaaban waana harag meel lagusoo ogaaday inuu neef yahayna way arkeen waxa isna qaybta ugu wayn kaga jira xirsi oo kii umada baray kaxishoon waayay oo buuk kaqoray

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Месяц назад

    Masha alleh ibrihin ceydid alle haku xiftiyo bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 Месяц назад

    Allow ku barake Ibrahin caydiid xalala geesiya oo garxajis dhaba ah

  • @user-pf6lp9yn6m
    @user-pf6lp9yn6m Месяц назад +1

    masha Allah Mujaahid Ibrahim Caydiid mudane Mahadsanid Wllee waa muwaadin Dhaba

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Месяц назад +3

    Gudomiyaha Suti Gashaan Mujaahid Ibraahim Caydiid Gaadh Hayaha JSL Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r Месяц назад

    Dada xanusanay ayaa catamay aan agarxajis waan ku racasnahay ibarahim cadiid guul iyo gabnimo geesi Somaliland

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Месяц назад +2

    Waa nin cuqdad xanun, hunguridiley.

  • @saadoadan5009
    @saadoadan5009 Месяц назад

    asc guul ibraahin caydii muwaadin dhan ah oo u danqada sonalilan

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 Месяц назад +2

    Gudoomiye Ibrahim Caydid halyey qaran

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Месяц назад +2

    Ibraahim caydiid waa mudin dhab ah ha lagu daydo

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Месяц назад +2

    Wa sax waa in dhagar qabayaashaas max kamad laso saaraa

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Месяц назад +2

    Maxaad ka waraysan Duufle Bariis, curi madbakh

  • @prosl11
    @prosl11 Месяц назад +2

    Waar ciidabka waxaa jebiyeey maamul xumo iyo talo xumo iyo siyaasad xumo

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Месяц назад +3

    Gessi somaliland thanks

  • @minaminje7960
    @minaminje7960 Месяц назад +1

    Real Somalilander ❤❤❤

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp Месяц назад

    Masha alla mujahid qaran
    Ibrahim caydiid ilahay garashada
    Iyo cafimadkab ku siyadi
    Reer somaliland waxad ugu jirta
    Haliki cabdi warabe iyo meel ka saraysa tarikhduna wayvku xusi
    Guul somaliland

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Месяц назад

    ALAAHU AKBAR MUNAAFAQ MOOYEY JIRIDANKA QARANKAN IYO UMAADIISU IYO SHARAAFTA CALANKA TOOXIIKA LEY WAA MUQAADIS JACELKIISU IYO DUFAACIISU .NIN WALBO JIRIDANKA SOMALILAND IYO UMAADAN REER SOMALILAND KU WEYN TAHAY WAA WALAALKAY KII DUULAN KU AH CADOWKAY .
    ❤❤❤INSHALLAH GUUL ❤❤❤ ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤
    ❤❤BI IDNI LAAHI KARIIM ❤❤

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Месяц назад +2

    Gudoomiyaha ibraahim caydiid waa geesi qaran waya

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Месяц назад +1

    Wadani sidii Xisbi Qaran uma dhaqmayo. Waa Cadowga dadka reer Somaliland . Dhagyso Af hayeen Galaal.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад +1

    IBRAHIM jalis wayn ayaa la sadainayaa dhanka Djibouti caloshood u shaqaystayaal xog sare u tobabaran casriga iyo technologiadii ugu danbaysay ku weerara amniga somaliland si hoos loogu dhigo samaynta berbera corridor ama hargayssa bypass!!!!!!!!!!!! suti-gaashaan from saylac city

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Месяц назад

    Laba geedi oo is waraystay guulaysta inta caqliga lihi way ogtahay halkaad noogu jirtasn iyo mansabkaad mudsntihiin caqli liitana uma baahnin

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Месяц назад

    Ilaahay, ha ku xafido, sh Ibraahin

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Месяц назад +1

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 💚 🤍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yahyemahamed1134
    @yahyemahamed1134 Месяц назад +2

    ibrahim caydiid geesi aan runta ka gaban

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад +3

    Maxakamad ayaa laso taagi doona gacan ku dhiigleyashii

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Месяц назад +2

      Hooydaa buule wasi jiray kuu tidhii taa ina biixi waa dhadiga isaaq yaa taanan kar kuu joogaa hargeysa laa hadal

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Месяц назад +1

    Qofkasta oo Muwaadin ah ama ajaanib dalka Somaliland deggen, waxa waajib ku ah in waxkasta Nabadgelyo darro ah oo uu arko ama uu ogaado in lamaleegayo waa inuu usheego laamaha amniga oo xogta gaadhsiiyo Booliska, sirdoonka iwm, waa ku waajib, ceebna maaha waxaanu mudan yahay Abaalmarin

  • @uniquetech4377
    @uniquetech4377 Месяц назад +1

    Guul. 🎉

  • @HiboAli-sl8bu
    @HiboAli-sl8bu Месяц назад

    Walle abaha markii u kudhalay hal yey kaliya madhaline hal yeeyo ayuu dhalay 🎉❤🥳🥰🥰🥰🥰🥰

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Месяц назад

    Geesi tol waayey weeyaane alle ha xiifdiyo ibraahin caydiid

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Месяц назад

    Asc IBRAHIM CAYDIID walaala jazakallah.

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад

    Garxjis ba laayey ciidanka oo kala jabiyey ciidanka qaranka wadani guuldaro ilaahay haka dhigo ishalah

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Месяц назад

    Waa runtii oo qof kasta oo Somalilander ahba waa ku waajib inuu sirta cadawga ee uu helo u gudbiyo hay'adaha nabad sugidda qaranka.

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Месяц назад

    Masha alla geesi qaran ibrahim caydid

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 Месяц назад

    Waa geesi ibraahim caydiid waana nin dadkiisa iyo dalkiis oo og hagardaamada lagu hayo dalkiisa

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 Месяц назад

    Allah bless you Ibrahim. VIVA Somaliland Republic

  • @AbdirahmanMulac
    @AbdirahmanMulac Месяц назад +2

    Kkkk waa ninkii muuse biixi hooyadii toogtay 1994kkk

  • @africanqueen8687
    @africanqueen8687 Месяц назад +3

    💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Месяц назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Xogogaal tima weyne waxaad noo sheegtey rag ku takrifalley awoodda oo dhacay somaliland xilligii ay ka tirsanaayeen xukuumaddii siiraanyo.

  • @bushraismail9277
    @bushraismail9277 Месяц назад

    Guulayso mijaahid ibraahin caydiid wax garad baa tahay waa n ju taa geeraa madax wAYNE ayaan kuu doora nayaa

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 Месяц назад

    Maasha Allah Allah hanoobadiyo
    Labadiinan oo kale ❤❤❤

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Месяц назад +1

    ❤❤guul somaalilnd guuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Месяц назад +1

    WARIYE TIMAHA STYLE KOODA BEDEL ILAYN NIN WERIYE AH AYAAD TAHAYE. WARIYAASHA CAALAMKA ARKI MAYSID WERIYE TIMAHA HAREERAHA XIIRTA

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f Месяц назад +1

    Good job

  • @khalidgadari8828
    @khalidgadari8828 Месяц назад

    Ibrahim caydiid runta ayan ku jecelahy 👏