Xog Itoobiya miyey ka baxaysaa Heshiiska Somaliland? Arin halisa oo ka dhacday Xamar & Siraha Qarso?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 51

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 месяца назад +8

    Guul somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +5

    Guuuuuul somaliland viiva somaliland

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 месяца назад

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 месяца назад +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomalilnd allah ha guuleyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdirashiidismaaciil-mh8rf
    @Cabdirashiidismaaciil-mh8rf 2 месяца назад +3

    Guul guul guul guul guul guul soomaaliland

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 месяца назад +3

    Haday ka noqoto waxba kuma jabna Somaliland way soconsysaa yoolkeedana way gaadhi mar dhow inshallah.

  • @yusraabdi7841
    @yusraabdi7841 2 месяца назад

    ❤❤viva somaliland Guuuuuuuul iyo gobanimo somaliland inshallah

  • @ahmedyussuf8643
    @ahmedyussuf8643 2 месяца назад

    Ethiopia 🇪🇹 the mother of African

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 месяца назад +6

    Allahayoow sidii roon

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 месяца назад +4

    No Recognition, no base period. Hadii Ethiopia ictiraaf ogalaanwaydo, wax heshiis ah oo jirayaa ma jiro.

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 2 месяца назад +2

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 месяца назад

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 месяца назад +4

    Adigu
    Dagdag
    Ayaku haysata
    Nagada
    Mala awalka
    XOGOGAL
    TAAHA
    YARAYSO

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 2 месяца назад +2

      Thank you. This guy is useless and always giving the enemy a hint. Because he is unedacated

  • @NadiaAli-v7j
    @NadiaAli-v7j 2 месяца назад +1

    Waxay ilatahay inagoon badena bixin oon Ethiopia ka kirayn ayaynu aqoonsi ka helayna dowladaha caalamka yaynan kudagdegin heshiska sidi khayr inole illahay hayna wafajiyo aamiin guuul JSL💚🤍❤️💪💪💪💚🤍❤️

  • @moussaidriss7486
    @moussaidriss7486 2 месяца назад

    The dignity of the Somali people is in jeopardy today. Although I am Djiboutian, I stand with our shared dignity. Wake up, Somali people. The world is changing. Let us revive the greatness of our ancestors, instead of following the footsteps of our fathers who left the country to colonial powers. We are neither French, British, nor Italian. It is shameful to underestimate our power, a power that even the West and Russia fear. Let us remember our strength and heritage. Together, we can become a superpower once again.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад +3

    Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government between borders afrika

  • @abshirCabdi-jd9xv
    @abshirCabdi-jd9xv 2 месяца назад

    💔

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 месяца назад +6

    itoobiya iyadaa dan ku qabta haday ka noqoto waxba inaga xumaan mayan

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 месяца назад

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 2 месяца назад +3

    Marka horeba heshiis sirdoon ayuu ahaa oo la rabay in laysku diro, MD muuse, Hassan iyo Ismail Geele. Waayo waxaa laga shakiyay kulankoodi u danbeeyay.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 месяца назад

    Hhhh war waa bilaa citiraw laangabow🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 2 месяца назад +2

    MEE ILMO AXMARO FROM JABUUTI

    • @zainayusuf5292
      @zainayusuf5292 2 месяца назад +2

      Ilmo axmaaro waa walaalha hoyadaa dhashey from Djabouti

    • @abdoulkaderibrahim4993
      @abdoulkaderibrahim4993 2 месяца назад

      @@zainayusuf5292 HESHIIS BEEN AH , QARAN BEEN AH , ILMO CABAARSO FROM JABUUTI

    • @zainayusuf5292
      @zainayusuf5292 2 месяца назад

      @abdoulkaderibrahim4993
      Somaliland ineey qaran qalbada ku qubay tahay waa sababt comments uga dhex cabadysaan ee Djibouti kuso dhumanyso ilmo xaraan

  • @AbdilahiMohamed-zk9pd
    @AbdilahiMohamed-zk9pd 2 месяца назад +3

    Sxb horta warkaagu was iska shehdhehid miyaa

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 месяца назад +2

    Quud aan jirin ha u qoryo guranin soomaalidiidoow silic udhimo

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 2 месяца назад +2

    Sland way ka dhantay barnarkay ka baxadana waa bakayleh qaleen
    Somalia aad shegaysa mayafa ba jirta 😂😂😂😂somalia dagalaymaysa waar isla qajil

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 2 месяца назад +2

    Muuse wuxuu had iyo jeer u xaabo gurtaa waxaanu hubin ururadii iyo doorashooyinkii ayaa kuu daliila waa ninaan suyaasada waxba ka aqoon

  • @bashirwadani1
    @bashirwadani1 2 месяца назад +1

    KK

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 2 месяца назад

    Mooyi

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 2 месяца назад +2

    SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH ALLOW DHULKA IYO BADABA NOO XAFID OO AXMAAR IYO OROMO HANAGA SIIN SABOOL IYO DAWARASI IYO CADAOW 77 XASUUSAN

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 2 месяца назад

    War Beenti xirsi gab bad sheegaysa mal mahan xirsi bad xayaysiis bage kaga ku waday wad deg deggaysa

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 2 месяца назад +2

    ALLAHAYOOW DAD ISLAAMA AYAANU NAHAY EE AXMAARO IYO OROMO HA NOO KEENIN WAXA AAN DAWARSI IYO KIRISTAN IYO SABOOL INTAA WAA AXMAAR IYO OROMO RABBOW NAGA QABO

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 2 месяца назад +1

      Way ka qanisan yihiin etiopia waan ka tajursan yihiin maba jirtid

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 2 месяца назад +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk xogagaal haday xaqiiqdi ila meeraysada fahantay
    Ala maye berito ayaa la kala saxeexan
    Waar adeer iska ilaw kabihi baa kaaga dhamaday sidad u lahayd saadanbe😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

    Ethiopia haday aqoonsiga hadal geliso haiska tagto, base milatery oo Layska yimaado macquuL maaha, hadaanay bishan heshiiska inagakala tuurin oo aanay aqoonsiga ku dhawaaqin iyada Laftigeeda iskadabawareeg kujirta oo aan La fahmikarin meel ay usocoto, guuL somaliland

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 2 месяца назад

    Itoobia wey ka baxdey heeshiska.wey ogyihiin reerka muse bixi inanu siin karin lughaya iyo seylac

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 2 месяца назад

    Somaliland guul ayey ka gaadhay heshiiska somaliland iyo Itoobiya gacda mar kaliya ka eeg waxàna hehiiskani ku dhamaanaya sida ugu dhakhsaha badan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 месяца назад +1

    Soomaaliya waa waa woqooyiga soomaaliya markaa soomaaliya koonfureed marnaba kama hadhi doonto inay soomaaliya oo mid ah la helo haday usuuroobayso

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 месяца назад +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa heshiiska is afgarad maaha mid loo baahanyahay inuu dhexmaro somaliland iyo dawladda ethiopia. 2.0. Aqoonsiga ay bixineyso dawladda ethiopia waa midaan somaliland waxbaba u soo kordhineyn.
    3.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay dooneysaa deked ay dhisato iyo saldhigga ciidanka oo dhisato.
    4.0. Haddaba waxan dawladda ethiopia berriga iyo badda ma dooneyso umana baahna.
    5.0. Waxa dabada ka wadda dawladda tuugada ah ee UAE/DP world oo ku dhumaneysa dawladda ethiopia.
    6.0. Dawladda UAE/DP world waxay maal gellineysaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    7.0. Waxayna wadda inay dhahdo waxa mulkigeeda yeellanaysa dawladda ethiopia.
    8.0. Haddaba dawladda ethiopia malaha dhaqaalaha maal gellinta. 9.0. Dawladda Tuugada ah ee UAE/DP world malaha berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    10.0. Haddaba dawladda dabada ka wadda ethiopia ee ku dhuumanaysa meeshu waa UAE/DP world oo u haysata shacbiga somaliland iyo madaxdaba dad addoon ah oo sidey doonto ka yeelli karto.
    11.0. Dawladda UAE/DP world marnaba ciddi ka akhrisan mayso inay dhahdo dekedda ganacsiga iyo saldhigga marines ethiopia yaan dhisayaa iyadoon somaliland shacbiga iyo baarlamanku oggolaanin.
    12.0. Waxay noqoneysaa dhisma kastaba oo meesha yimaadda waxa mulkigeeda yeellanaysa dawladda somaliland.
    13.0. Dawladda ethiopia waxay bixineysaa cashuurta djibouti mid u dhiganta.
    14.0. Marnaba ma dhacayso inay yeellato dekedda amaba saldhigga marines badda waxay bixin doontaa 4 billion oo cashuurta iyo tacriifadda ku waahibtey sanbadkiiba.
    15.0. Dawladda tuugada ah ee UAE/DP world waxan dhahahayaa waxaad shaqo ku yeellanayso ma jirto.
    16.0. Haddii loo baahdana waxaad ku dhisto waa laguu cellinayaa amaba qandaraas aad heshiis ku gasho yaad saxeexaysaa.
    17.0. Sultan sulyemn tuugga weyn ee caan baxa ah dekedda jebbel cali yaad leedahay taasi dawladda ethiopia waxbadan ka sii 18.0.Berriga iyo badda lughaya iyo saylac hal doollar haddaad gelliso markaad dhammayso waad ka baxayaa somaliland.
    19.0. Wax laguu cellinayaana ma jirto.
    20.0. Sababtuna waxay tahay meeshu maaha jebbel cali iyo UAE. 21.0. Berriga iyo baddu waa somaliland.
    22.0. Waxan dhahayaa dekedda berbera waxanu ognahay inaad qaadato 100% tacriifadda dekedda berbera.
    23.0. Waxanad ka dhigatey jabbel cali 02 waxana lagu marinayaa xisaabi xilmalaha.
    24.0. Dekedda berbera iyo somaliland waa lagaa mastaafurinayaa sidii dawladda djibouti ay kugu samaysay iyo weliba ka xun yaanu kugu samayn doonaa.
    25.0. Marka horaba tuug xun baad ahayd oo yuhuudi ah haddaba Dhalashadaadu waa yuhuudda waananu kaa shaqayn doonaa.
    26.0. Waxa la ogyahay inaad ugu ballan qaadday madaxweynaha 100.0 million oo doolars xilligii aad addisababa wada joogteen atto abbii ahmed ali iyo sultan suleyam iyo madaxweyne muuse biixi cabdi.

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 месяца назад +1

    Hggg

  • @mudeyhassan9042
    @mudeyhassan9042 2 месяца назад +2

    Heshiska waxba Kam soconayaa

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 месяца назад +1

      Niyayso cadawga gudahoow waxaad doonto

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад +1

      Cadowga guduhu wa ayo?

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 2 месяца назад

      ​@@abdulwahidmohamud9408 waa mid kastoo cadow naf mooda oo dalkisa usooraca

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 2 месяца назад

    Been badanaa waar nio mesha muuse waa dhafaya wadanka