Xog Jabuuti oo Weerar ku Qaadaysa Awdal Somalilnd Hanjebada Itoobiya iyo Marakiibta Turkiga Berbera?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 31

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 Месяц назад +3

    Salaan gobeed habo wariye difaaca dalkiisa oo daacad hore u soco habo ❤manshalaah

  • @hashim4226
    @hashim4226 Месяц назад +3

    If Turkey intervenes in Somali and African disputes Somaliland and Ethiopia should urgently (1) complain to United Nations, African Union and EU and
    (2) take defensive measures and actions to stop Turkish infringement of Somaliland territorial waters.

  • @BashiirMawliid-jd9py
    @BashiirMawliid-jd9py Месяц назад +2

    Alle ha jabiyo cidkasta oo dhagar u dhigaysa Qarankan Somaliland

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 Месяц назад +2

    Guul Somaliland and Ethiopia ✊🏽✊🏽✊🏽

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад +2

    Geele iyo gurguurte waanu ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Месяц назад

    insha Allaah Guul iyo Midnimo haku waarto Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland.

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z Месяц назад

    Guul bi’idnillaah Somaliland, cadowga Qaranka Allow jabi guuuuuul iyo gobanimo dalkayga 🎉🎉🎉🎉🎉💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад +1

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад +1

    Guul soomaalilaan

  • @lit7189
    @lit7189 Месяц назад

    Geesiga somaliland noolowo guul iyo gobanimo all of the people somaliland guul somaliland 👍🏻 ❤️ 🤍 💚 ♥️ iinsha allha guul somaliland iinsha allha cadawga somaliland hadhaco iinsha allha ciidanaka qaranaka somaliland guul iinsha allha ❤️ ♥️ 👌

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад +1

    Waa yaab labadan tuug eekhaayimiinta ah wey jabayaan alle idin qabay geele iyo ina sheekh xaasid maa aflaxo

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l Месяц назад

    ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @user-rm3uz8mt2z
    @user-rm3uz8mt2z Месяц назад

    Guul soomaaliland

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Месяц назад

    Warkaagu sax maaha, Odaygan waalan ee Erdogan wuxuu ka codsaday baarlamaanku in ay ansixiyaan heshiiskaa ay la galeen Gangs ka Somalia, laakiin baarlamaan ka Turkigu wuxuu ugu jawaabay in uu siiyo Erdogan baarlamaanka laba sanaddood si ay uga baaraan degaan heshiiska oo madmadow leh markaa Turkigu deg deg kuma jiro.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Месяц назад

    Cid wax kaqadi karta jirto jiritanka jsl
    Iyo heshiska mau ga sland iyo
    Ethobiya midna sland guuul

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Месяц назад

    Tuug iyo tugri.toona ma imankaro Somaliland nin walan iyo nin.wedkiigay ayuba imaya

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Месяц назад

    👍

  • @warsamaomar2729
    @warsamaomar2729 Месяц назад

    Been badanida subxan

  • @AhmedIbrahim-kd3gt
    @AhmedIbrahim-kd3gt Месяц назад

    Heshiiska waxa ka horeya ansaxiintisa cayaan beenale heego 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад

    Somaliland iyo eriterya markay u hanjbin farnsiska u carary kaalmo melitery iyo difac u doontay ina geele 😂😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад

    Somaliland wey guuuuuulayaanaysaa qarxa kalidii taliye geele iyo xasan xaasid xabaalo qote cadow idinka qabay muslimiinta

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os Месяц назад

    Guul Djibouti 🇩🇯 and Somalia 🇸🇴 ♥️ 💪

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 Месяц назад

    Ismaaciil waa kee ma odayday dayuuska ah ee inantiisii la qabay uga fataalay askariga xamar fadhiya. This kalena Afrikaanku walaaqo.
    Waar gurigaaga astur

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Месяц назад

    😂geele kumadhaco sikastoo
    uuiisugudaro

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    JABUUTI XADDKA HALA XIDHO JABUUTI FIDHIYAY LA AWOOD TAHAYE HAYSKA FADHIISATO

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 Месяц назад

    Mou waa prank, gobolka awdal waa Somalia.Itoobia lagama rabo awdal

    • @SafaQurux-s1z
      @SafaQurux-s1z Месяц назад

      Marka ma cisse aya sini ilen odoygan saylac ayou raba inu qate

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 Месяц назад

    Guul Soomaalilaan