Maalintan 18may waa maalin si gaara inoogu wayn Reer somaliland🟩⬜️🟥meelkastooy aduunka ka joogaan waa ugu hambalyaynayaa 18may From Spain 🇪🇸 Baan idinka soo salaamayaa
Bal dhugo gurigaad gashaba inti kaga dhimay tiri😭😭walahi waan ilmeyay waxan maskaxdaydu ku noqotay 1991 dalka marki lasoo galay dadki ugu horeyay ee soo galnay ayanu ahayn anigu yar waxan xasusta asxabtaydi abayshood aderadod in dhimatay iyo in naafo ah ayay ahayd iyo hargeisa oo aad u burbursan. Lakin manta waa alxamdulilaah kuli shay🤲🏽🤲🏽 we will for give but we will never for Get. Happy 18 may
Waa run biyo Kama dhibcana! Edaday inan ay dhashay oo Yemani ahaa baa ku dhintay halgankii kaaso kaliyana way dhashay, Manta waa 80 jir goblana. Akhiro xisaab baa tala 😭
Hadaan nahy shacabka Somaliyeed waxii Somaaliland logays tay waanu ka xunahy wana ka rali gelineynaa inkasto anuu dhalan generationkan hada joga anahy waxii dulmiga geystay allah ya la xisaabtamin . My dumashiyaal allah ha idin bogaa dhayoo 💚🤍❤
Waxaa laga xumaado ah maanta in dhalinyaradii somaliland gaar ahaan beshe isaaq la isku dirayo dalka inaga leh aan isku duubnaano ❤sacad mouse kala aan isaqaw aan noqono wlhi way isku duuban yihiin reerkasi SNM💚🤍❤️
Heesta qaybta aha gurigad gashaba inti kaga dhimatey tiri so sad😭xafada hooyo markan waydiyey away abaha waxay tiri isago nool ba igo danbeysey sido kale aderke markan waydiyay waxa nafada kadhigey wuxu ishegey ino dalka owayay 😭for Eva lander’s 💚🤍❤️🫡
Hees u gaara wixii ka yar 1991😢sigaara ayaan idiin salaamaya jiilkaygiiw❤
Siido kaale wllshye qali waxan kulayahi Happy may Somalilanders jecliya Somaliland Allahu agbar waa calankan dayaha ku fuuri❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuul ciidanka qaranka Somaliland guuuuuul 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪
Wan ka qadnay walal
97😢
Waad naga nasiib badantihiin anaga qaxoti ayaa naloopt maxsaday ilaashada barwaqadas
Yaa. Allah. Noo. Xafiid. Somaliland AAMin yaa Allah
🤲🤲🤲💚▪️❤️🤲🤲🤲
Hayb ahaan uma dhalan laakin calankaas baan ku hoos dhacay 😢waana u dhiman ❤
Mahadsanid wllo ❤❤❤
wad tahay wllo somalilander ❤
Wa calan somali badhkeed ku abtirsato qoys malah.somali waqooyi ayuu ka dhaxeeya
Cidi kaama xigto wll kan waaynu wada hadhsanyaynaa
mar hadii aad kuhoos dhalatay adiga ayaa leh
Gobtu waa somalliland dhiiguna wa galmudug ❤❤❤❤ hmblyo 18may
I7zrx->*.
Bk labaad ee soomaliland maame yare❤❤❤
Dhiigiii qarankani ku baxayyy
Ma oga nacas dhaadhiyaaa
Dalkani malyankii dhacasadayyyy
Dhawr iyo wax yar baa ka nool 😭😭
Soomaliland allow dhawr 💚🤍❤️
Tani maaha Hees ee waa QisO Lasoo koobayY wlHi wixii DhacaYy Nagama Bixin 😢💚🤍❤ MaamE Qaran 🦁
Dhalaan ban ahay ku koray
Ciidiyo dhulka hooyo
Calankaan dhaayaha ku furay
Another level mame💚🤍❤️
🇸🇴🇸🇴
OH. May Mother Land. 💚▪️❤️💪🏾🎉🎉🎉J.S.Land
We are Somalilanders ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉
Wlhi waan ilmeyey anigu duriyad ma ahi balse somalind ku aqliyeystey ku koray wana idinla muxuboodey nabad warta idin rajeynaa😢❤❤
Mahdsanid walaalo mcn❤😢
Noolow wllo
Sidaad nooo jcezhaY wl alle hah ku jceLaaDo...😢❤..
Wad nala ledahay wll ❤
Mahadsanid wllo sidad no jeceshahay ilaahay haku jeclaado ❤❤❤❤❤❤
Intu jiray baan dhashay! Calanka dhayaha ku furay!Allahow iidaa daadkayka iyo dalkaya SOMALILAND 🫡✊🏽❤️🤍💚💕💕
Amiin 😢
Dhawan sobaxa hadliyo
Qarankaa ka dhalaliilayaa
Dhalaan qaliyaaa
Ma oga wallhi 😢 😭 😿 🟩▫️🟥 ilaahow noo barakee wadankayga iyo dadkiisaba Isha xasidkaana ka qabo happy 18 may dhiigaygiiyow❤❤❤
Dhiigaygu haduu dhulka ku daato waxuu qorayaa somaliland iyo SSB LIKE 1K GAADHSIYA❤❤
Jah jah walhi siidas iyo siikasi daran ban Somaliland u jeclahi iyo calanka toxidka Ieha ciida raga u diinten Happy may Somalilanders wan ku salamya darbiga qaranka ssB duufaan waliba anigo aha ssB duufaan Guuuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤
Te6eyryryryry6t7ryr8ry7ryr7yrtryr6tryrtrtyr6rt 3😂😂😂😂😂😂❤❤@@HodoAyan-is4fw
@@HodoAyan-is4fw waa xaqiiq wlahi
Reer gobol😂😂
@@sharmaakeabshir9008yan kaga dareenin
Walhi heestani si dhab ah ayey qalbiyadeena u taabanaysaa.🥲
guuul somaliland from hartasheekha🇪🇹 reer ahmed cabdle🦁gangs
😂😂😂😂😂
Inder from cabane cabdalle❤🩸😘
Rer abtige
@@ikranhaji2241indr
😂😂😂 bro wtf is this
Maalintan 18may waa maalin si gaara inoogu wayn
Reer somaliland🟩⬜️🟥meelkastooy aduunka ka joogaan waa ugu hambalyaynayaa 18may
From Spain 🇪🇸 Baan idinka soo salaamayaa
Omg ax ax ax tani way hees dhaaftay wlhy so emotionality 😭💔😭💔INTUU JIRAY BAAN DHASHOO DHALAAN BAANAHAY KU KORAY CIIDIYO DHULKA HOOYO oo CALANKAAN DHAAYAHA KUFURAY 😭😭😭🥳💚♥️💭💚♥️💭💚happy 18may dadkaygii and happy independence day all somalilanders 😭💚💭🤲🖤♥️
Heestan mujaahidbaa sameeyey sikale kuma garatid
Daaha ❤
Bal dhugoo gurigaad gashaba intii kaga dhimatay tiri
Happy 18may for Somalilanders ❤❤❤
Bal dhugooo gurigaad gashaba intii kaga dhimatay tiri Axxxx markas bay manta dadkii layga beeray iyagu iskala gurayaan illahay qaranka iyo dadkayba ha dhawro cadowgana uma jabsho🤲💌
Happy 18may somaliland 💚🤍❤️ from muqdisho cadey 🇸🇴❤️❤️
Duriyada oon malahan somaliland
Somaliland duriyada uun madegana duriyad isaaq baa la yidhaahdaa lakii mahadsanid
@@TogdheerBurco-x3p sorry duriyada isaaq kaliya maa lo yaqanaa wll
18 May for. ALL Somalilanders
@@f.warsame1069 waan saxay bro sorry kalama aqoon
Wllhi calaan aan calanka Somaliland hayn gacantayda kuma qaba waxanan jiraa 27 Sano alxma ❤😢
Alhamdullilah same ✊🏽❤️🤍💚
Mnshallah tabrkallah lander xaala tahay somaha 😭💚🤍❤️
Wan ku hoos dhalanay alx
Wlhi isku miid nahay wll love you somalild
Wwwwwwwwwaaaaawww mashallah jah jah ax jecliya Somaliland jecliya calanka toxidka leha jecliya ciida jecliya dadka reer Somaliland waxan joogi cosbital waxan soilawi dagihi mobelka masha kaligi baa kamado wanba isilwai ax dalkiga hooyo Somaliland cadoga ma ciil buxo 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Amin Amin 🤲 🤲 yaaa rabi yaa raxman ciidanka qaranka guuuuuul gesiyada qaranka ssB duufaan Guuuuuul Allaha umadisa hakla badbadiyo calanka toxidka leha kalamki Allaha kuyaal guuuuuul ❤❤❤
Ax iLma iga TimiD dhulkeyga hooyO wn imanayaa 18 my ka hor 💚🤍❤️from america😭😢
Ma timi iphone ii keen😂😂😂
😢reer somaliland heestani walhi qalbiyadeenay tabanaysaa alow unaxariiso intii calan kan udhimatay inteena kalana ele danbigeena hadhaafo amiin amiiin like tana dhac kusiiya iga buufiya. Huwanta ,❤❤❤❤
Reer gobol 😂😂😂
@@sharmaakeabshir9008waxaa adigu ciilan ka ahow😂
@@sharmaakeabshir9008Bahdilad kugu filaan inaad heesahyna dadagystid😂
@@sharmaakeabshir9008 Macaybaa Somaliland gobolo badan bay leedahay
Yaan isdilin😂oo lagaa dhiman sheeko been isku qancisaan 😅
I'm from Pakistan and I love Somaliland hargaysa ❤❤❤
We love you too Allah bless you❤
From jigjiga walalahey somaliland Noolaada 🫡
Thanks wll❤
DaaHa abdi gaas abawan qarran❤
Happy 18 may my country somaliland guul markastaba
Ereyda iyo laxanka abwanka abwanada daah gaas iyo codkii fnka da.da yar maxamed maame iyo waqal thanks ilmadeerayaal from hargeysa ❤❤❤
Runtii Heestani Aad Bey Qalbigeyga Qiiro Iyo Xasuuba U Galisey, Xasuustii Sagaashamaadkii Iyo Macnaha Uu Ku Fadhiyo Calinkan Tawxiidku Ku Xardhan Yahey In Aanu Ciyaarku Iman.
Daaha gaas bilada geesi ayuu uqalmaaa ma isla qaadanay inuu yahay geesiga somaliland🎖👑😭
geesi geesi dhalay, ilahow cimri dheer sii
Wlhi waan qiirooday ilahayow calankayga kalimatu tawxiid ku qoranyahay marwalba kor ka dhig intii nagaga dhimatayna naxariis waasaca sii nabadgalyadana noo adkee yaa rabi ❤🤲😢
Aamin alow noo barakee calankaas quruxda badan😢😢😢❤❤
happy 18may Maalmaha Midnimada iyo wada jirka shacabka soomaaliland ❤❤❤ From Boorama
Noolow ader maxamed cumar saalax gobgobi dhashay aabahaa ayaa gob ahaa ilaahay ha u naxariisto
Abtigay iyo adeerkay ruuma umaqan calanka alle inti uu dhimatay haw naxristo inta kalena alle haa xafido 😢😢😢😢
Really wllhi wayo meel aan somaliland ahayn kumanan dhalan anago calankas hoos joogna ayanu dhalanay❤😢
billions billions of like!!! Ax Ya Qaran. We love you Somaliland.
Xuskiyo may'dan dhignaa dhanba iyo waa xasuus ONLY SOMALILANDERS FROM DIRE DAWA 🇪🇹 WE LOVE LNDERS
Maame been maad sheegin waxa tahay da yarta somaliland ee indhaha ku kala qaaday dalkoo dhisan ❤like
axyaa hees hestan waxa le marka hore landers only inta marka laga yimadona waxa sii le after 2000 wixi ka danbeyey 😢😢😢😢❤
Dhigay waa Wada agoon😢meeris miisankiisa Wata.
Maame in the building.
Waqal on the beat
Xus io may daaan dhignaa dhambaal io waah xasuus💚💭❤
Reer aan dhawr kaga maqnayn dhifiyo weeyan amaba se majiro xuskiyo may dhignaa dhambaal iyo weeyaan xasuus♥️🤍💚🫡 axsan yaa fanan maame❤
Dhigay waa wada agoon 😢❤
Illaahow u Naxariiso geesi kasta oo naftiisa u jaray si aanu nabad iyo farxad maanta u haysano😢❤❤
Ku dhigan qalpiyada dadkoo
Wllhi waa Erayo dareenkooda wata
Illhay haydiin naxariisto
Halyeyadii naftooda noo huray
Si aan maanta nabad ugu nolaano
Happy 18 my lander'z💚💭❤️
Wixii dhacay nagma bixin😢 Allow dalkayaga Noo barakee💚🤍❤️
Aamiin 😢
Taasay dadna rabaan inay baaba,do I'llhayow sharkooda naga fogee🤲🤲
Ax yaa qalbi taabad war landerskii away flow iso dhaha ❤ dhif iyo waa tiro yar
Calnkan dhayha ku furay ❤😊 dhigay waa wadah agoon 😢😢😢ilhy haw nasxariistoh dhaamman dadkeenih 😢 happy 18may reer somaliland ❤🎉
Intu jiray baan dhasho
Calanka dhayaha ku furay
💚🤍❤️💉💉
Bal dhugo gurigaad gashaba inti kaga dhimay tiri😭😭walahi waan ilmeyay waxan maskaxdaydu ku noqotay 1991 dalka marki lasoo galay dadki ugu horeyay ee soo galnay ayanu ahayn anigu yar waxan xasusta asxabtaydi abayshood aderadod in dhimatay iyo in naafo ah ayay ahayd iyo hargeisa oo aad u burbursan. Lakin manta waa alxamdulilaah kuli shay🤲🏽🤲🏽 we will for give but we will never for Get. Happy 18 may
alle how naxariistoo dhamantood 😭❤
Dhigay waa wada agoon walahi oohin aabay ayaan soo xasuustay alle ha unaxariistee 💚🤍❤️
🥲🥲🥹walhi waxay isoo xasuusisay 2nino hooyaday macaan la dhashay inay ku dhinteen markii wadnka laxoraynayay ale naxaristi jano haka warabiyo 😢😢🤲🤲🤲 ALE KASOKI RAGBAA DHIIGA USHUBAY WALHI DHAYL KUMU IMAN WALAHI TAASAY WALI NAGU MEERAYSANAYAN FAQASHTII ALE DULMIGOODA HATUSEE 🔥🤲🤲🥲😅❤️🔥
"Intuu jiray baan dhashoo
Dhalaan baan ahay ku korey
Ciidiyo dhulka hooyo
Calankaan dhaayaha ku furay"
Cajiib ❤
Happy 18 may all somaliland all muslims
Wllhi heestan waan ku ceshceshanayaa hees qaran iga dheh❤😢
Wallahi waan ooyay tani hees maahe wxii dhacay buu ka sheekaynayaa illahow soomaalilaand noo dhowr😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Bal dhugo gurigaad gashaba
Intii kaga dhimatay tiri
Reer aan dhawr kaga maqnayn
Dhif iyo weeyeen ama ma jiro
Xus iyo maydaan dhignaa
dhambaal iyo waa xasuus😢
Bal dhugu gurigaad gashaba
Intii kaga dhimatay tiri
Reer aan dhawr kaga maqnayn
Dhif iyo weeyaan ama ma jiro
Ku dhigan qalbiyada dadkoo
Wixii dhacay nagama bixi
Happy 18 may❤❤
Reer somaliland happy 18 may inta lagarin heestan 5m halagarsiyo🫶💯👌👍
Dhigaygu hadu dhulka ku dato wuxuu qoraya somalillanď ❤❤❤❤❤❤
Dhalaanban ahay ku koray
ciidiyo dhulka hooyo
calankan dhaayaha ku furay
happy 18may all landers❤🎉❤
Cid soomaliland iga sheegan kartaa majirto waayo aabahay wuxuu ahaa snm awagay abtigay abtiyaashay laba makida wayba ku dhinteen awawgay maanta isagoo sarkaal wadanka difaacaya ilaa kamid ahaa snm ayaa 25 8 2023 gooja cade laga qabtay oo wa maxbuus maanta walhi heestan wan ilmeeyay markaan dhagaystaY😭
Insha allah weynu la kulmi doonaa isagoo caafimaad qaba😢
Waa hees qalbiyadeena taabanaysa ilaahay ha u naxariisto dhamaan geesiyaashi qaranka u dhintay 😢
Waxii dhiig lahow istag guul somalilaan ❤❤❤
Ala heestydiii❤midhahan waan rajeynayey in maalin uun lasoo qaadi doono❤happy 18may 🟢🤍❤khaasatan goblanka 88kii waayey dadkiisii 😢🟢🤍❤
CaLankannn dhaYahaaa ku furaaYyyy 😭❤️ 💚🤍❤️🫶🏻
Bal dhugo gurigaad gashaba intii
Kaga dhimatay tiri reeraha dhowr kaga
Maqnayn dhif iyo weeyan ama majiro xus iyo maydaan dhigna dhambaaliyo waa xasuus
❤❤❤ daaha gaas geesi qaranka ugahar baxay
Heestu jiilkii danbeee 1991ka yar bay. Si Gara ula.hadlaysaa alow inta ku dhimatay u naxariiso inta dhawan tayna alle ha caafiyo
Intu jiray baan dhasho
dhalaan baan ahay ku koray
ciida & dhulka hooya oo
Calankaan dhaayaha ku furay❤❤
Wlhi inaanu naga bixin wixii dhacayaa Manta baa aabahay dhibtii wadanka ka so gaadhay dhakhtar u jiifa❤😢
Axaxax ilahay ha cafiyo amiin amiin mu jahiidka
Xus iyo maydan dhignaa dhanbaal iyo waa xasuus💯 HAPPY 18 MAY DALKAYGII ❤️🤍💚
Calankan dayaha ku furay😭😭😭wlh waa ruun aniga waxan ahay ku wa dayahaa ku furay calanka 😭😭😭😭😭🩸❤️
😢😢🥺
Calankan wan ku hoos dhashay indhahana wan ku kala qaday mid kalana ma arg❤
Dhigay waa wada agoon udhintay aabahood dalkoo inkale waa dhaawac iyo miday lugta kaga dhacdoo indhiyo dhagahaba la jaray bal dhugoo gurigaad gashaba intii kaga dhimatay tiri😭 walhi heestani qalbiyadeena aad bay utaabatay happy 18. May dhamaan dadkayga rer somaliland💚🤍❤️
CaLankaan DhaayaHa ku Furay 🥺
💚🤍❤
Leders unba ilke ii saari kara
Tani hees maah ee waaa wixii dhacay oo la soo koobay uun basba😢😢❤❤❤😢😢
Wixii dhacay nagama bixin we proud of s/landers happy 18may s/landers 💚🤍❤
GUUUUUL SOMALILAND
SOMALILANDERS
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
MANSHA ALLAH ABWAAN DAAHA ABWAAN HEESO WADANIYA OO TARIIKH XABAARSAN DADKANI IYO WADANKANI LEEYAHAY MAR WALABA SUUGAN KA TIRIYA SI U DADKIISA U CASUUSIYO WIXII DALKAN LOSO MARAY MAHADSANID ABWAAN. DADKA REER SOMALOLAND ABWAAN DAAHA DIRADA HALAGU HAYO AAD IYO AAD AYUU U MAHADASAN YAHAY ABWAANKU. ❤❤❤
Alle haw naxariisto qarbaa Iyago dhalin yaro aan tarin kagin udhintay
Intuu jirya ban dhaho qayrkay waa wada agoon
Waa run biyo Kama dhibcana! Edaday inan ay dhashay oo Yemani ahaa baa ku dhintay halgankii kaaso kaliyana way dhashay, Manta waa 80 jir goblana. Akhiro xisaab baa tala 😭
Waxa ku dhinteylaba adeero labadii awoowe eedo 😢
Axax Walahi calanka dhiib ba lo so maray edo ada u noool 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Hadaan nahy shacabka Somaliyeed waxii Somaaliland logays tay waanu ka xunahy wana ka rali gelineynaa inkasto anuu dhalan generationkan hada joga anahy waxii dulmiga geystay allah ya la xisaabtamin . My dumashiyaal allah ha idin bogaa dhayoo 💚🤍❤
Qalbi taabad weeye oo waxay nasoo xasuusinaysaaa wixii qof inaga dhintay ee aynu warkooda sheekada ku haynay Alle haydiin naxariisto dhamaantiin😢😢😢😢
❤❤❤ nabiga igula wali wll❤❤❤
Ax ax ax walaahi waan qiirooday❤❤❤❤🎉🎉🎉
Ku dhigan qalbiyada dadkoo wixii dhacay nagama bixin xaqiiiq wlhi 💚🤍❤️🥺✊️✊️
Tset😊
Guuleysta abidkin ciidankeyga qaran guushu waa dhankina markasta cadow giinu alle ha jabiyo guul Somaliland 🟩💚🟩⬜🤍⚪🟥❤️🟥💪
Waxaa laga xumaado ah maanta in dhalinyaradii somaliland gaar ahaan beshe isaaq la isku dirayo dalka inaga leh aan isku duubnaano ❤sacad mouse kala aan isaqaw aan noqono wlhi way isku duuban yihiin reerkasi SNM💚🤍❤️
CalanKaan dHaaYaHa Ku Furayy ❤❤❤
Allahya cisak adeer maxamed cumar maxamed wa run calankan caruur iyo ciroole culimo iyo caamo iyo geesitashi SNM dhiigodii ayu ku dhashay
Msha allaah sidaan waa lugu yaqaanaa isaaq waan ini jaclahay aad iyo aad runtii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wow manshaallah 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤🤍💚🥰💪🦁👍🏻🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
Abwaan daaha gaas alle caqliga kaama gudhsho
Machal Allah respect tu a ton drapau 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Wakaa inankayagii mame Allah ha ku barakeyo Walalo ❤ malin uun London wan kugu casuumi donaa
Happy 18 may somalilander❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Happy 18May dadkeyga reer Somaliland💚🤍❤🌍🩸💯💯💪🏻
Aabo mcn ilahay naxarisdi jano haka warabiyo 🤲🤲😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔😭😭😭😭
Heestan wan dhagaystay oo man ilmayn isma qabanayso walahi😢
Wixi dhacay nagama bixin❤
Wllhi waa hees taabsho leh xaqiiqdii mahamed maame halyay halyay dhalay noolow inaadeer
Bal dhugoo Gurigaad Gashaba Intii kaga dhimaty Tiri🥺 Allow U Naxariiso Intii U dhimaty Dhulkn IyO Calankaba🤲💚🤍❤️
Is muujiya sacad muuse❤
Heesta qaybta aha gurigad gashaba inti kaga dhimatey tiri so sad😭xafada hooyo markan waydiyey away abaha waxay tiri isago nool ba igo danbeysey sido kale aderke markan waydiyay waxa nafada kadhigey wuxu ishegey ino dalka owayay 😭for Eva lander’s 💚🤍❤️🫡