DAYAX BAND - DABAAL DAGA MAALINTIINA OFFCIAL MUSIC VIDEO 2024
HTML-код
- Опубликовано: 11 май 2024
- Ereyada - Daaha Gaas
Laxanka - Daaha Gaas
Music - Ayuub Haarun
Vocal Recording - Shidane
Directed&Edited - Yonez Crown
Production- Afro Furinle Waqal Видеоклипы
We’re landers💚🤍❤️ another level my brothers🔥🔥
the peste zxp
Facts 💯💯💯
SOOMAALILAANHAANOOLAATO
end it been in a private room in his closet and at capital one I today
Som
Abawaan daaha gaas baaruuda nacabku ku gubto💪💚🤍❤️
Calankayga nasiib badana hees looma soo dawarsado 🟢⚪️🔴🔥💪
Heesta xata moraalbay ku duubayaan farxadba ka wada muuqata😢ilaahaw idiin dhawr da a yara cod macana❤🎉
Ilaa innagaa moral ku daawanya 😢😢💚🤍❤️
Wlhi reer sheekh isxaaq waa gob gobi dhashay qofkii wax lacunay ayaa sheegi kara ❤
Way ogyihiine nacabka ayaa u diidaya inay qiraan😂😂. Thank you qaali 🙏🏽❤
ABWAAN QARAN DAAAHA GAAAS Ereyada iyo laxankuba waaa 100%
Daaha Gaas Dayax band Top buu ka Dhigay Haddiba maame iyo Kante ku Jiraan
Iyo cali
Yaryaraa oo cajiibsanaa Illayow Isha bini'aadamka nooga hay inamadayada❤
AAMIN AAMIN AAMIN
Aamiin❤❤
Amiin
Amiin amiin amiin❤❤❤
Way walhi dhiiga ikacay ilahay haydin daayo inamadayadii💚🤍❤
Soomaaliland 💚🤍❤️ From ciyaal Xanar😊
dayax band risaasta nacabku ku gubto happy 18may🟢⚪️🔴❤️
Waar maxaad samayseen Dayax Band, abwaan Daaha Gaas 👏🏽👏🏽❤️❤️
SOMALILAND ❤1LOVE❤
Doqmaha xamar kala war li’in congratulations lander kaygii 😒❤️🩸
Bilaash qaranka mushahar loogama qaato nin waliba waa shaqaale qaran ❤❤❤❤❤❤
WaarSannad kan wad ina shideen looma kala hadhin qaranka❤
Dabaaldaga maalin tiiina farxada ka diloo ka jiidha🎉🎉🎉 Somaliland
Abwaan Daaha Gaas Qaranka wuu hagar baxay walee
Abtiyaalo dabaal daga malintiina farxada ka dilo ka jiidha hppy 18may kuwii layga beerow 🩸❤
Happy university my people 18 mei guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wuu cajabay nafluhu landerzka ❤😂
Abwaan Daaha Gaas❤
Laxan ahaan iyo eray ahaanba waa #Good
Daaha gaas waa nashiday walle 🫡
Another level my landers iyo waqalka 💚🤍❤️
I kacay dhiiga i kacay ❤❤❤❤
mansha allaah marka ilahy ku siiyo abwaano iyo Fanaanin dalkoda jecel heesaha xitaa wakhti nooma siin 💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️ Happy 18 may dadkygii
Farxada ka diloo ka jiidha oohin khashinka haku guraane😂
Happy 18 may all lander’s ❤
Haa walaahi qashinka haguraan guntu intey gobtu dabaal dageyso
Ereyada - Daaha Gaas
Laxanka - Daaha Gaas
Music - Ayuub Haarun
Vocal Recording - Shidane
Directed&Edited - Yonez Crown
Production- Afro Furinle Waqal
Mashallah Mashallah Mashallah Somaliland Mashallah fananinta qaranka dayax band Hambalyo hambalyo Happy may Somalilanders iyo inta jecl Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
Dhigu biyo maahah❤❤❤
Farxada ka dila oo ka jiidha 💚🤍❤️ dhiigah
We're landerz ❤🤍💚💯
Landers iskuduubnad abidkiin guul iyo gobonimo💚🤍❤️Jamhuuriyada barakeysan
Fanaaniin tayada soomaalind ee dalkooda jecel noolaada maansha allah 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
M.a duriyada xalasha wlhi dhigah idhaqaq minutes kii uhoreeyay een dhagaystay hestani ax ax jidhkayga jidhidhicaa ka kiciseen ilamderayal guulaysta fananiintaydii an ku dhaarto alleh haykin xafido 😂😂🤍💚❤🙏😥
Landers qurrux iyo qaayo Allah u dhameeyey ayaa tihiin. Happy 18 May
Mansha Allah 18 May. ALL Somalilanders 🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚▪️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waaw dayax band iyo abwaan daaha gaasa dabaaldaga maalintiina cadawg farxada kadiloo kajiidha qadhinka hagurane gobtu hadaaldagto happy 18 may👍🌷🤍🤍💚💚💚❤❤
dabaal daga maalintiina farxada ka diloo ka jiidha Ala dhiigaH❤❤❤
Dadkaygu inay dhistaan dalkoodana aaminaan waata dawladnimo dhashee miyuu nacab dumin karaa ❤😍❤️
Dabaal dega maalintiina dadkaygii iyo dalkaygii
SomaLanderska ❤❤
Jah dhiiga allow dhawr SOMALILAND 💚🤍❤️
Mashallah🎉🎉 walahii waa hees iyoo badh
Wow wow ❤❤❤ dadkaygii ❤ DJIBOUTI.
Dabaal Daga malintiina.💚🤍❤️ Farxada ka diloo ka jiidha💚🤍❤️
Dabaal daga maalintiina 💚🤍♥️
Waw.soomaliland is not easy🎉😊❤❤
Joyeux fête 18 maiiii machallah 😗😙😚😍😄
Landers. Wow Waxani hes way Dhaftay walahi the last part mostafe kante make me crying 😭 😢 for ever landers. Happy Eid ❤️❤️❤️
Dabaldaga malintina farxada ka dilo ka jidha💚🤍❤️
Dabaal daga maalintiina❤️🤍💚
Manshaallah Forever guleyso Somali land ❤️❤️❤️
CalankanoW NziiB padaniDa Heeso Laguma Soo DawrzDo❤❤❤
Maalintan isma ogi qalbigan ka farxa allow idhowr dalkayga dadkayga ❤❤❤
Happy 18 may dadkaygii
Daaha gaas waa Somaliland
Smalilandna waa daaha gaas ❤
Abwaanka sanaadka daaha gaas
Sanadkan waxba lagama qaban karo
❤❤❤
Farxda ka dilo ka jiidha waa nagu ogtiiin wilshydiiyow inaan ka jiidhno❤😂
Wow best song macalin daaha gaas boos muhiim ahbad qaranka ugu jirta
Al dhiig Waan idka hayaa heeso qiimo badan Masha allaah lakiin in ay Rabadaan danbays aheeda waayo heestii waan ku celceshtoo waxaan is maydhaysaa ajarkii waa danbi heesto
We're landers 💚🤍❤️another lovely ✌️
SOMALILAND❤LOVE❤
Qabnimo ilaahay baa na siiya reer somaliland adkasa nabada iyo hormarka .guushan waa muuqtaa❤❤❤❤❤
maansha allah ,laakiin xaga ciyaarta gabdhihii ayaa ka maqal
well-done
Finally wan Heesti sidan youtube ugu qoro imay soo baxayn hada lakin wan helay finally ❤
Waaaw soomaliland_jiro joog Abid ❤💚🤍💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👋💯
Wllo ugdad iska dayeh waxd tihin soomali had hadi ad goni uistagten wan ku farxsaneh hori usocdah❤❤❤ my welcome😊❤❤
Farhada ka diLoo jiidha waar abwaan daaha gaas waxay eryadii udanbeeyay ayaad ku garaacday kuwan leh badu iibmaha farhad ma haystaan aan ka jiidhno amison ayaa ku niikisay😀💪
Dayaxa banD happy 18may
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉somaliland faxad ku nolada
Dayaxban walahay qaranka dhigad Ushubten hestan malinti 10 jer wan dhagaysta afku idinma Goo eryads.laxanka.musiga muqalka Kuli wa 💯💯❤✍️
Waa qalad in
لاإله إلا الله محمد رسول الله
music 🎶 la dulsaaro ee ogaada😢
Happy 18may landers ❤
Kolgsheen❤❤❤
50 Heesedo karbaasha u diyar garowa🇸🇴😂
We are Landrs💚🤍❤️
Dhaga hadalka naga daye walala yaal😂😂
Dagaal cadow la lagaliyoo
xornimo dirirbay ku tumi
Dhulkana kamanan ladine
Maxan geesi siistay dirac
Duqba xamar kala warli i
Inay sidaa tahan filaya ereyadu hadan khaldayna cafwan
Mashallaah gobtii layga beeray alle hadin dhooro happy 18may ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
landres love jeceyl❤
Masha allha wiilashayadi❤❤❤ilove you somaliland ❤❤❤❤❤hanolato ilxuni ima arlto❤
Da, ayar cod ma aan hore usocda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Eeshcala ❤❤❤❤somaliland ❤❤❤ guul❤❤❤ daaha gaas iyo dayax band aadbad umahadzan tihin❤❤
Ma.wlhy waan farxaad oyeey guuleesta dadkaygoow
Mawaadininti saxda aha❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
We love you somalilanders Alle ha idin daayo inmadaayada quruda badan❤❤❤❤
Manshalah
Happy 18may landers dheel kuma Helin dhiigba u daatay😢😢
WaqaL studio another Level 😮🎉
❤🎉dabaldaga malintinh duriyada😊
Maansha Allah Somaliland Guul happy 18 MAY all Somaliland peoples money years to come mashallah ❤❤❤❤❤❤❤
We are Landers ❤
Allah dhiiga I qabta❤🤍💚
Farxada ka dilo ka jiidha 💚🗯❤😂 my dhiiiga
xabad garxajisi kuma jirto inamada wadani bay qol ugu hesaysayan
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo ONE LOVE somalilaan ❤💚❤💚❤💚❤
Waan La Qiirooday Eerayada iyo music
masha Allah
Happy 18may 🎉🎉🎉🎉
Fananka kaliye ka.taageero somaliland iyo kooxda dayax band waa goatka fanka isla ilaaaliya dhiiqada umada sonaliye inta taageerta like ❤
abwaan daaha gaas ❤
Happpy 18 may All landers
Another level my fananiintayda
Happy 18may somalilan 🔴⚪️🟢
Dayax band, waa xidigha geeskya oo yar yar.. Taha gaas waa labsalaax oo kuwa yar yar❤.. Guul Somaliland & happy 18 may my blood ❤