Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Jazakallah kheyr barnamijyada wanaagsan o aad u soo gudbiso bulshaada.
Asc waa kufarxay muuqaalkan maasha Allah waan fiirsan jiray muuqaaladaada wanaasan ood kaduubtid muqdisho.laakiin maantawaxaad duubtay anoo dalkajooga gaar ahaan jidka wadnaha waxyar kahor .
Asc quruxeey mahadsanid ‘ Allah’ hakuugu nabad yeelo xamar cade adiga iyo dadka magaalada kula dagan nabadeey❤
Insha Allah Xamar waa janadii ifka.
Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.
Masha Allah waa wax lagu farxo.
maansha alaah keep going sister beautiful city
masha allah waa horumar
Maasha allah
Garanwaaga iska raacdeeya qurankana xasadka ka aqrista istigfaarta iyo sadaqadana badiya
MashaAllah wa muqaal fun lkn mida an layabay aya ah Dadka lamiga dhex socda mesha any gawaridu mareeso iyo caruurta gawarida isku rixaya.
Laami leysku furo waxaa ka horeya quluubta❤leysku furo
way wada socdaan. maanta dunidu nadaafad ayay ku tartamaysaa,caafimaadkana way u wanaagsan tahay.
WAA LA WASAA IQWAANADA,WAAla
Qurbojoog waxaa muhiim u ah sida daarulsalaam iyo jazeera state. Isbedelada daarulsalaam soo gudbi. War badan lama rabee😊
Saldhigaa ku yaala, subxaanallah hadalkaas hadal miyaa laamiga 30ka isna qeyb dhan u xiran .
Aad baad u niyad fiicantahay mana xuma in illaahay khayr laga rajeeyo lakiin dadka muqdisho dadaal kasta oo dawaladu samayso iyo wada walbo oo la dhiso waa kuwa lugaha ku dhegen oo maja xaabinaya magaalada nadaafad kama jirto waa kudaafad qof walba qashinka gurigiisa uu ka xaaro iyo wasaqda laamiga buu ku daadinayaa dadka muqdisho dagani waa dad damir xun oo liita dawaladuna kaligeed waxba maqaban karto hadii aan lalala shaqayn.
Hadaa qashan laga buuxinayaa oo jawaano qashinaa la soo dhigaa maxay quruxdu tarwysaa?
Dadka nabada idiin diidaan alaha baabiyo
Kkkk
MAHADSANID AJMAL HORAY UGU SOCO WANAAGA MAR WALBA AAD NALA GARAB TAAGANTAHAY
WAR BADANAA. FADLAN MOWDUUCA KA HADAL
Naagtan Soomalia waa in laga qabtaa waa alshabaab
beentaayaalaguleeyahey jooji
Mashaa allah
Jazakallah kheyr barnamijyada
wanaagsan o aad u soo gudbiso bulshaada.