(5) Yaa Dagaalka Hogaaminayay? | Khasaaraha Baaxadda Leh Ee Ethiopia | Dalalkii Taageeray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 мар 2024
  • Part 5: Khasaarihii Dagaalka ee Labada Dhinac | Hogaankii Dagaalka | Tirada Dalalkii Itoobiya Dagaalka lasoo galay | Faylasha sirdoon ee dagaalkii 1977
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 17

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 месяца назад +5

    Somalia 1977 wxeynu ku dalameyney dhulka iyo itobia inaka haysato lkn mnta 2024
    Waa nasiib xumo weyn runti
    In itobia inaku haysadto saylac iyo hargeysa oo weliba qaar kamida dadka somaliyed
    Ay soo hor kacayan itobia

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 3 месяца назад +6

    Dagalki 77 waxa magalada godey ku shahiiday awowgy iyo aderkay iyago badi gobaya dib uso celinti somaliyadi waynyd

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 3 месяца назад +3

    Thanks

  • @shabcaanhusein-6076
    @shabcaanhusein-6076 3 месяца назад +3

    Well done 👏

  • @farxanabdi7914
    @farxanabdi7914 3 месяца назад +2

    Legend qaamuus waxan kaalasocda mandera tariikhda Somaliyeed wn jeclahy asante bro

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 3 месяца назад +2

    Well done ✅
    Waxaan ula socdaa sidii series ka aduban ku sugaya wan dhamaystay
    Waxan kale oo aan ka codsanaya sxb tariikhdii jabhadaha ee Snm iyo ssdf

  • @user-sl2fw9wq1b
    @user-sl2fw9wq1b 3 месяца назад +1

    Aad baad u mahadsanthy wlll waa xog aad u cajibaa dedaalka aad galiseyna wan kaga mahadnaqeynaa

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 3 месяца назад +3

    😢

  • @user-ee5zz8zw8x
    @user-ee5zz8zw8x 3 месяца назад +4

    Sxp wa so dahday maxa kugu dhacay

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 3 месяца назад

    Mingisto wadani buu ahaa afweyne jaajuus buu ahaa qurmay khaainul waddan ah

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 3 месяца назад +3

    Waar waxan oo xog ah kaheshay

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 месяца назад +2

    markaan eegay afrika oodhan dawladaha ka jira majiro hal oo qoomiyad kaliya kunooshahy somaliya mooyee
    afrikaanku waxay ku qanceen xadki gumaystuhu dhigay waayo dal walba dhowr qoomiyad ookal duwanba kunool oo teenu waa tu gaara ooka wada fuwan afrika
    xabshida gumaystaha horteed waxay hogaaminaysay qoomiyadaha kiristanke geeska, inaguna waxaan ahayn hogaanka qoomiyadaha muslimka
    waxay ahayd inaynu ku doodno ila oromo iyo canfar inaan dalkeena noqdaan
    se qoomiyad aan waligeedba cidi isu raacin nin walbo raadiyayna uuka guul gaari waayay ayaynu raadinay
    aaway dadki qomiyadi carabta, turkida, iyo qomiyado dhan raadiyay hal ka dhabeeyay lma hayo

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 3 месяца назад +1

      1 million km Dhula ka baden ayaad Daagaan Qomiyade somalide
      ENFD waqoyigaleebade Jabaute Somalia caadiiga

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 3 месяца назад +2

      @@kamalyusuf6211 waa runta walaal taa macnaheedu kaligeed hadagto mahin ee waa in aynu helno qoomiyadihii kale ee islaanimada ugu talin jirnay
      taariikhda markaan eegno waxa dhulkano dhan inasiiyay waxay ahayd in muslimka geeska dawlad matasha aan ahayn oo hlka ila adis inta ka dhaxle aynu ka talinynay
      dhulka inga maqan ka badan inta somalida ookaliya ee intuu muslim dagoba inaan helno hankeena inan ka dhigno weeyi

  • @user-tg2mv9bc9h
    @user-tg2mv9bc9h 3 месяца назад +4

    Qamuus salan sare muwaadin soomaaliyeed

  • @axmedwali4893
    @axmedwali4893 3 месяца назад

    yamanta kofu reed maxan udhinay hadan nahay somali coladas oo dhan maxey nogu qabtaa oo dagal galo iyo islam udha xeya so galiyay yaman intas ifasir kabtan