Cayrinta SL ee Abiib, Prof Samatar,Jabhada Jabuuti, tabashada Awdal, masoo dadajin kartaa Kacdoon?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Cayrinta SL ee Abiib, Prof Samatar,Jabhada Jabuuti, tabashada Awdal iyo kacsanaanta hadda masoo dadajin kartaa Isbedelo?

Комментарии • 138

  • @cabdifitaxaxmed4397
    @cabdifitaxaxmed4397 2 месяца назад +36

    Kacaanka buluugaa guri kasta oo awadal ah wuu Gali doonaa inshallah

    • @MaxamuudMuuse-o5x
      @MaxamuudMuuse-o5x 2 месяца назад +2

      War gaylan midia mahubtaa in uu AbaabuLayo coLaad hurinayo ismail
      cumar geele iskahubi ismail ma Aha mid colaad Abuurayo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Ismaciiil waaa shydaan muuse ka liita ​@@MaxamuudMuuse-o5x

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq 2 месяца назад

      @@MaxamuudMuuse-o5xsamaroon 😂😂😂war mooye wax kale ma hayaan

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 2 месяца назад

      KU NOOLOW RIYO

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan 2 месяца назад +2

      @@AbdiWarsame-gw7oq afxumo ragne kama dhiciso nabadne kuuma keento hadalka waa hadalkii aad SSC khaatumo aad ku lahaydeen wixii idinka raacayne waa ogaydeen balse smaroon ha isku kicinina waa idiin toontahay soomali oo dhan baa hub iyo cudud siinaysa markasay xasuuq labad idinku dhacaysa

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov 2 месяца назад +23

    Awdal guul

    • @Sakariye-km6ry
      @Sakariye-km6ry 2 месяца назад

      Waar awdal.waa dad reer somaliland marna goosan Mayan Adu human ka ahaw

    • @seed3966
      @seed3966 2 месяца назад +1

      @@Sakariye-km6ry
      Macal cune asagaa soobixi

    • @HassanMaxamud-lo4jk
      @HassanMaxamud-lo4jk 2 месяца назад

      ÀÀÀAÀÀÀÀÀ

  • @gaandaa-n4l
    @gaandaa-n4l 2 месяца назад +11

    Muuse biixi waa mideeye aan la ogayn, wuxuu horay umideeyay abtiyashay reer SSC maantana wuxu Rabaa in uu reer awdal somali Wayn toos ugu biriyo waana say kusocoto inshaAllah

  • @AsadAadan-i5w
    @AsadAadan-i5w 2 месяца назад +13

    Guulayso wllqi gaylan media

  • @Somalia111
    @Somalia111 2 месяца назад +15

    AWDAL STAE = SSC STATE , WAA Qasab.

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 2 месяца назад +3

    Masha allah wariye faalo yahan ah oo luuqada somaliga soo noleynaya somaliga saxda ah

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 2 месяца назад +13

    Waxaa lagaadhay bar dhamaadki jabhadda aragagixida gooni ugoosadka iyo Soomali nacaybka ku caan baxaday e SNM ay u afduubnan lahyen shacabka gobalada Waqooyi E Somalia reer Awdal ha haka tashadeen ayahooda iyo jiritankoda hana didan cabudhintinya iyo caga juglynta argagixisada SNM inaatas kadib aan eegno inay burco iyo Hargaysa noqdaan qaran way dhamaty waqtigii iyo wayadii ay beel beel kle u dawladyn jirt No clan rules over another clan

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад

      Darood iyo hawiye uu tali mayaan samaroon adeerr nin wlba isaga degaankisa xukumiya ,samaroon maa rabaan somalia oo loo ogalayn madaxtinimo

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 2 месяца назад

      Idoor uma hadli kartid adiga samaron 😂​@@prosl11

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u 2 месяца назад +4

    Reer Awdal guushA udhabar adeegaa insha allah miraha wadgurandoontane

  • @seed3966
    @seed3966 2 месяца назад +1

    Asc weriye sare maa shaa allaah

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 месяца назад +7

    Dalka somalia 🇸🇴♥️ daraf ilaa daraf maraja fiicna... Dadkii badbaadin lahaana ma muuqdaan

  • @cabdicasiismaxamed427
    @cabdicasiismaxamed427 2 месяца назад +1

    Awdal state 🇬🇹🇸🇴✅️

  • @SaalaxFarahhasan
    @SaalaxFarahhasan 2 месяца назад +7

    Rer awdal wlahi wa bila dhig ish

    • @abdidegan8452
      @abdidegan8452 2 месяца назад +1

      Waa runta lkn hada waa eegana

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 2 месяца назад +3

      Rag la’aan baa heysa malaha , prof samatar iyo abiib unbaa rag u ah 😂😂😂, kuwa kale marhoraa dumar laga dhigay

    • @KadarOmer-m5m
      @KadarOmer-m5m Месяц назад

      Sidii dumarka wadiga ish yidhi

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад

    State 💫 awodal ❤❤❤❤❤❤❤ Inshallah ❣️❣️

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 месяца назад +2

    SUBHAANALLAH WAR IYO BALAYO SHAG MUNAFIQ ILAAHAY KA GO AY BEEN TA

  • @cabdullaahicabdinaasir2943
    @cabdullaahicabdinaasir2943 2 месяца назад +2

    Awdal state soodhawaada.

  • @ismacilyusuf2038
    @ismacilyusuf2038 2 месяца назад +2

    Dawsho wacan zxp

  • @MohamoudFaysal0898
    @MohamoudFaysal0898 Месяц назад

    Guul guul awdal

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 2 месяца назад +3

    Awadal state guul

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 месяца назад

    Awdal Guuleysta❤❤❤❤❤

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 2 месяца назад +1

    Manshallah 🎉🎉❤❤❤

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 2 месяца назад +1

    Xildhibaan maxamed abiib waa geesi

  • @HaajarCade
    @HaajarCade 2 месяца назад

    Awdal state Somali ❤

  • @mohamedabdille2471
    @mohamedabdille2471 2 месяца назад +3

    SNM waxay cagta saartay waddadii bur burka iyo kala dhaqaaqa.
    Waxaan usababaynayaa markii hore ee ladhisayay Somaliland ayaa lagu aasaasay xumaan, nacayb, cunsuriyad iyo takoor kadhan ah cidii aab Beelaha dhexe kasoo jeedin

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад

      Somalia oo 4.5 ,halane iyo atmis iyo alshaab baa nacayb ,xumaan ,xiqdi iyo sinaan la aan iyo cadalaad la aan kuu dhisan waxay laa hagaagi laadahay weeyan

  • @MustafeAbiib-w8b
    @MustafeAbiib-w8b 2 месяца назад +1

    Madaxwaynaha.keeska.afrika.muuse.biixi.cabdi.sunta.xaaroodka.iyo.nacabka

  • @HamzaabdiQorane
    @HamzaabdiQorane 2 месяца назад +1

    Ilahayaw Somaliand nabada uu siyaadi

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 2 месяца назад

    Geylan waan kusalaamey fadlan nagadaah xayeysiiska nagadaah tirobeelkaa

  • @1Horyaal
    @1Horyaal 2 месяца назад

    Awdal statt for ever.insha Allah mar uun ha noo bilaban.dagalka aniga hubkaygu waa diyar.meel kale aadi maayo aan hargayso ahayn aniga iyo Team kaygu

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w 2 месяца назад +1

      Sax sax kakaca fashiga Awdal state waa diyaaar dowladda somalia 🇸🇴 balan qaadan meesha iska qaada

    • @nuurmustafe
      @nuurmustafe 2 месяца назад

      Soo soco wayahee faqashyahay from gabiley 😂😂👎

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 2 месяца назад

    GADABUSI WAA MUWADIN DARAJADA LABAAD WEEYI MULKIYAHA ISAAQ AY ISKALE

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 2 месяца назад +3

    Awalba. Ina samatar. Somalia ayuu daacad u ahaaa ha iska taggo looma baahneee

  • @JamaalAxmad-j8i
    @JamaalAxmad-j8i 2 месяца назад +1

    Awal bay nadheheen shabeelkii Labka ahaa ee dhalay shantashabeel anana waa sheelkii aan kadhalay lambada shabeel mid kalena waan soo wadnaa isu gayn waa sagaal shabeel

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +3

    boqashadi firdhiye jabuuti waxay soo afjartay ismoodsiiski idoor in ssc mar soo noqoneyso tan labaad muuse iyo wixi lamida dagaal dambe kumaso qaadi karan ssc oo IGad ba soo afjartay

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 2 месяца назад +3

    Gado buursi liidnimo ayay utahay inay weli lasii joogaan guntaa guntu dhashay ee aan aqoon rag iyo rabi midna ee isu yaqaan inaanay iyaga moyee cid kle jirin

  • @abdifatahabdi3812
    @abdifatahabdi3812 2 месяца назад +4

    Isaaq dad-kii kale oo dhan waa faquuqeen?! Saas Dowlad laguma noqon karo

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 месяца назад

    SLand waa mamul fashilmey dhan walba rer aawdal masiirkoda haka tashadeen
    Isla M.Abib m.weyne haka dhigteen

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 2 месяца назад +2

    Sidaaas ayey noogu badisaa anagu hadaan SSC khaatumo nahay in mar uun ay kacaan samaroon io ciise anaga io jabouti ayaa rag io hubba uhaynee jabhada SNM waa in xagga io xagaba xareedaa wadhan lagaga dhigaa kudaafada

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Beeen ku nooolow jibuuti iidoor dumin myso

    • @nuurmustafe
      @nuurmustafe 2 месяца назад

      Arimahaas faqash ka ahow 😂😂😂👎

  • @prosl11
    @prosl11 2 месяца назад +1

    Majeerten faqash jecala inay somaliland burburto laakiinse isma ooga xaasidnimo awgeed inay iyaga kuu soo noqon doonta burburka

  • @ismacilyusuf2038
    @ismacilyusuf2038 2 месяца назад +3

    Ano jooga Awdal State

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 2 месяца назад

    Guulayso sxb

  • @randomin8390
    @randomin8390 2 месяца назад +1

    subxaanallaah madaxkuxiigeenki ayagu haysat miyaay ka hadalay waxbaa nagmaqan miyay leeyihin😮😮😮😮😮😮😮

  • @AsadAbdirizak-jn4su
    @AsadAbdirizak-jn4su 2 месяца назад

    Awdal state somalia ❤❤❤

  • @herssowadan5988
    @herssowadan5988 2 месяца назад +1

    Niyow geylanow xayisinta warka anaga dex galeso nagadaa.

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 месяца назад

    N iyo N

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s 2 месяца назад

    Viv awadal state 💕

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 месяца назад +2

    Ninkii shini isku jafay asagaa og Meeshii uu ka Gelilahaa Think 🤔

  • @dirikhaliif6689
    @dirikhaliif6689 2 месяца назад

    Awdal state way gulaysanyan Insh alh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +1

    reer awdal kakaca meesha snm tamar kumahadhine oo maantay ugu liidataye oo fursadu yay idin dhaafin

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 2 месяца назад +1

    Moussa Bixi siyassi maha wa koof uqdadeyssane awdale wa ineey tachataa sidaaa SSC wo kale

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 месяца назад +1

    Hore waxa u jiri jirtay dagaalo u dhexeeya inan iyo abtigii iyo inan iyo seedigii, blase hda waxay u eegtahy inay dagaalami doonaan inan iyo adeerkii ..... Isaaaqooow wax aynu isku falno OO inankeenaa wax qaldayee aynu qabsano

  • @axmedcabdulaahi1257
    @axmedcabdulaahi1257 2 месяца назад

    Adigu majeerteena Miyaanad Arag putland inay sadex Reer isku dhiibaan
    sidaas ku noqon maysid
    weriye meel wacan gala

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +1

    waxan ahaa dadka dhibsaday firdhiye inu jabuuti tago laakin ilaahay baan kudhaarteye guul weyn bay ssc khaatumo u ahayd oo ah isaaq inay kakhasab ku qirten in ssc maamul sharciya noqotay oo IGAD aqoonsatay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +1

    in isaaq qirtay in ssc tagtay oo layskaga hadho oo ay maamul sharciya noqotay wa guushi firdhiye kaso hooyay jabuuti ee markihore waba kukacsaneyn firdhiye laakin midhihi ba soo baxay durbaba

  • @noloshacusub1169
    @noloshacusub1169 2 месяца назад

    Video lix minid ah ayaaad soo saraysa 20 xayaysiin wuxu lacag jeclaa, war Ilahay kabaq oo aan warkaga dawano hal xayaysiinba ku dhax dar

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 месяца назад

    Wale wara jiri doone wiishkalee ha yeedho

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад

    Awdal state waa khasab waxan idin shegayah in aad iskah xoraysan hegoh oromoh iyo kuwah lah socdah

  • @MoudamachIbrahim
    @MoudamachIbrahim 2 месяца назад

    Sc

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 месяца назад +1

    Ha loo doyaar garoobo dagaalkii gooni u goosatadii azarbajan ee gonolkii karabaakh rabtey inay goostaan waa khasab in dalka argagixisada iyo kuwa la shaqeystaba lala galaa dagaal adag oo run ah.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +1

    reer awdal dowladi soomaaliyed diyaar bay utahay soomaaliweyna diyaar bay utahay laakin reer awdal way baqtiyen oo way dhego beelen ileen dulmigu dadka wuu dhego tiraye wa sida awdal

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад

      Reer awdal diyaar uma ahaa xamar oo mafia ah oo hawiye iyo darood oo qudha kaa tali karaan

  • @jaamicimohamedhussein3145
    @jaamicimohamedhussein3145 2 месяца назад +3

    Somaliland waa Qabiil isaaq la dhaho

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад

      Somalia waa hawiye iyo darood uu qudha inta kale waxba Loma ogola

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад +1

    Reer. Awdal. Dagaal mooyee Dariiq. Kale. Uma furna.

  • @Malik3544
    @Malik3544 2 месяца назад

    6:01 Pro samatarkii soomali nimada ka doorbiday gooni goosatka 😅. Garbaash iyo Hiilo isku jiro

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 2 месяца назад

    Reer awdal gumeysigaas beey kujiraan weliba maalin walba dhagahooda waxaa kudhaca dhulkiina iyo bada baa xabash lasoo dul dejinayaa.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 месяца назад

    Somaliland miyaan lagu kala tegin weli miyay jirtaa sowtii Qabiilka noqotay iyo Jabhaddii SNM

  • @khalidqawdhan3265
    @khalidqawdhan3265 2 месяца назад

    Somaliland ma jirto beel inay mar qabato dastuurku ma sheegeyo in beel qabato kursiga madaxwqeynaha oo mar loo qeybiyoo

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 2 месяца назад

    Beelaha ciise ito samaroin deegaanada kalabaydh illaa bulxaa

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 месяца назад

    Reer awdal fadhi uma yaal ama la ceyriyo abiib ama yaan la ceyrine meesha haka kaceen heeryada qolo kale maquuniskeeda ha iska qaadeen… iidoor weji aan dherbaxo aheyn mayaqaan… ee ka kaca hadiikale weligiin u guunooba iidoor

  • @ahmedwarfaa3541
    @ahmedwarfaa3541 2 месяца назад

    Ina samatar waa doqone ha ku habsaamin ninkaase wax kale ka sheekee iyo maxamed abiib

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 2 месяца назад

    Kacaanka gobbolka awdal walaahi isaaq baan ahay waxaan rabaa in somaliland lagu kala tago si ummad soomaaliyeed oo dhamaystiran loo helo

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 месяца назад +1

    Gaylan Uskagow adiga noocaaga waxba uma sheegikartan shacbiga siyaasiinta iyo aqoonyahanka Awdal/Somaliland . Waa kuu faduul iyo hantaataca inaad ka dhuranto arrimaha Somaliland oo ku jira inta cirka

    • @mmmmnugaal3516
      @mmmmnugaal3516 2 месяца назад

      rer awdal hadan nahay awdal state of somalia baa nga badan

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 2 месяца назад

      @@mmmmnugaal3516 Gobolka Awdal ee Somaliland maba is-gaadhaan Somalia .

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 2 месяца назад

      @@mmmmnugaal3516 Magacaaga oo Nugaal ah ayaa ku fashilaye xaggeed iska soo gaadhaan gobolka Awdal miyaad riyoonaysa

  • @cumarxogbadane6064
    @cumarxogbadane6064 2 месяца назад

    😢Awdal waxay wajahausaa dhibaatooyin
    Uu hoay u diiday ugana digay
    Suld Abiibakar Wabar ooy diideen dadka reer awdal
    Maantana way dareemayaan wuxuu ka digay
    Dhalin cadho iyo camal la aan la tiicaysa
    Waxaa dhiman qarax oo kaliya

  • @mohamedabdinur3329
    @mohamedabdinur3329 2 месяца назад

    Sxbow halagu dhagaystee waxa ka daa Music source of info baa noo tahay, hadana dhagaha waxaad nagu qarxisay music aan loo meel dayin. Just waxaa nagu filan hadalkaaga, nuxurka aan fahanee naga dhaaf music countless ka ah sxbow. Mhd😊

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 2 месяца назад +1

    Somaliland Musa bixi and company not qaran

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 месяца назад

    Geylanow somaliland waxba Kama galin hooyada iyo walaasha oo Gado ethopian ka ku baadhaan kasoo hadal kaas ayaa kaaga baahan kahadlid

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 месяца назад

    Waar soomaalilnd la necebaa comentiga ayaan isha mariyoo waan quustay kkk

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 2 месяца назад +2

    SOMALILAND Guul iyo gobanimo

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 месяца назад

    Allaha nabadeeyo Colaad dagaal qax Waan Garaneyna dhibaatada laga dhaxlo

  • @ahmedgurayport9736
    @ahmedgurayport9736 2 месяца назад

    Prof. Samatar waa reer Gabilay oo Ka tirsan waqooyi galbeed, Magalada hargeisa %30 waa Gadabursi

    • @nuurmustafe
      @nuurmustafe 2 месяца назад

      Dream 😂😂😂

    • @ahmedgurayport9736
      @ahmedgurayport9736 2 месяца назад

      @@nuurmustafe wakeup bro, 33 sano been dhaawac wayn baa idin yaal oo waahida xaqiqada ah.

  • @ahmedabdirahmanmohamer5238
    @ahmedabdirahmanmohamer5238 2 месяца назад +1

    Sool iyp awdal isku mid maaha sool daarood baa munaafaqqd ka waday oo dhulmahante ku awr kacsanayey waakaase maanta wax ha taraan dswlad bay ka saareen waxba uma qaban busaarada ka jirta aluun baa og

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 2 месяца назад +1

      busaradooda maxaa quseeya madaa bilayay 😂
      si busaradooda maxaa ku tusay may ku qabeen 😅

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 месяца назад +2

      Kkkkkk qiyaaliland guri isaaq gormu dowlad noqday? Dulmigii aad ku wadeen iyo dilalki 15 sano markey u adkeeysan waayen ayeey tashadeen. Manta SSC khaatumo waa mamul federal oo madaxweyne leh cawaale ciiltire aya ka doorbiday maro qabiil leeyahy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-nj6sw
    @MohamedAhmed-nj6sw 2 месяца назад

    Isaaqow muuse waa camalkiini

  • @khalidqawdhan3265
    @khalidqawdhan3265 2 месяца назад

    horta ninkan geylan media gartay inu daarood yahy oo nacaybkisa Somaliland mu qarsan eh laakin yu ka yahay daarood

  • @mohamettjama0
    @mohamettjama0 2 месяца назад +1

    Yeelko😂

  • @updifatahcasaanyo9359
    @updifatahcasaanyo9359 2 месяца назад

    sool niman dhulbahante ah baa leh samaroon tolow ma iska calin doontaa beesha isaaq

  • @farahhamse
    @farahhamse 2 месяца назад

    Adeer dadka ha waalina 2sano awdal baa dagaalameysa kuheysaan

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 2 месяца назад

    Su'Aal Boorama & Hargaysa intee Kiilo mitir Ayee isku jiraan?

  • @nuurmustafe
    @nuurmustafe 2 месяца назад

    Faqash dulqaad uma lihi inaan ku daawado 😂😂😂👎

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 2 месяца назад

    Siilka hooyaadaa u sheeg somaaliland waxba noqon waxaad la jeceshay hoostiina la helaa ilma xaar ood baroorwiish badhyo culusckkkkkk

  • @MaxamuudCabdi-ic9eo
    @MaxamuudCabdi-ic9eo 2 месяца назад +1

    😂😂😂

  • @abdifatahyousuf3136
    @abdifatahyousuf3136 2 месяца назад

    Us munaafaq yahw

  • @abdifatahyousuf3136
    @abdifatahyousuf3136 2 месяца назад

    Wadankan dhe maamul ku wasye😂

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 2 месяца назад

    Iidoor land waxa utaliya odayaal asaasaqay oon waxba kala garanayn awdalland ku dhawaaqa samaroon hadal waxba ma taro iyo calaacal from khaatumo

  • @MaxamedFadxi-vf6nz
    @MaxamedFadxi-vf6nz 2 месяца назад

    Reer awdalaw samaron iyo ciisaw inmaderayaal dagaal isku diyaariya

  • @AididAlcadaala
    @AididAlcadaala 2 месяца назад

    Reer awdalow dagaal isku diyariya ilamaaderayaal wxnu diyaar ku nahay 2800 dhalin yaro samaroon ah kana tirsan ciidanka Djibouti

  • @JamacShuriye
    @JamacShuriye 2 месяца назад

    Maxamed abiib waa madi samaroon waa kelihii waa halyey bilaa garbo ah sorry

  • @CabdiCumar-o8k
    @CabdiCumar-o8k 2 месяца назад

    Xxjj

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 2 месяца назад

    Maxad ka badali kartaaa ina dhilo

  • @idirismohamoud1310
    @idirismohamoud1310 2 месяца назад

    Beenta iska daa

  • @abdirisaqmohamed9237
    @abdirisaqmohamed9237 2 месяца назад +1

    Midgaan midgaan dhalay danwayne ah batahy maxa isaaq iyo samaroon ku dhax galiyey war iska aamus adigo midgaha mj ah ba siyaasad ka hadlayo iyo sad bursi rerka ka dhalatay danwayne so kwua la yaso oo laga gursan xilna la siin mad rerka ka dhalatay u hadashid oo takoorka lagu hayo ka hadashid wa adiga samaroon isaq dhax ordaaye war naga amus midganyow midgan ku dhalay

    • @mukhtarhagar4344
      @mukhtarhagar4344 2 месяца назад +1

      AABIHIIS BAA WASIIR AH NINKAN AAD LEDAHAY RERKINA XIL LOMA OGOLA WA NIN HARTI AH😂

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 2 месяца назад +1

      Midgaan haduu jiro waa adiga iyo juudaan

    • @inspirationalvideos1818
      @inspirationalvideos1818 2 месяца назад

      gaylan aabahiis baaba wasiir ah intaadan meel kaleba aadin hhhhhhhhhhhh

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 2 месяца назад +1

      ku digo baadba is leedahay lakiin wuuba ka sareeya reeekood dhan baa wasiiro ah adeer
      abihii dhalay baa wasiir ah maxaa xil loo diida 😂

  • @bigie2264
    @bigie2264 2 месяца назад

    😂😂😂😂 fake propoganda xaarood faqash so call news walle waa layskaga danbayn tan

  • @husseinissack8733
    @husseinissack8733 2 месяца назад

    Awdal guul