GEELAA MARKUU DARARO LYRICS [Codka Abdiwali Kingeero] - XASUUSTII Cabdalle M Carraale (Sagsaag)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Subscribe like and share

Комментарии • 8

  • @khaalidosman9356
    @khaalidosman9356 Год назад +4

    Geelu xoolo kuma jiro dhaman soomalidu waa mid ay jacaylkiisa iyo siday uciseeyan ay kawada siman yihiiin 😢

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +4

    LYRICS-:
    #PAGE:
    #1
    Geellaa markuu dararan yahay
    Laba nin duug taaye Laba nin duugtaa
    Markay dirirohooraan
    Geeduhuna da'a joogaan
    Dalo wada irmaan baan
    Kugu diidin nirigtoo
    Godol debec sanaantee
    Gabno kuma daryeeshoo
    Marti kuuma deeqdoo
    Doobi Lagama buuxshee
    #Chorus:1
    Geellaa markuu dara ran yahay
    Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
    #PAGE:2
    Dunidoo ah jiilaal
    Marka ay dameeruhu
    ILmahooda diidaan
    Isagaa wax daaqaba
    Ugu nolol dambeeyoo
    Diihaalka gaajada
    Isagaa u dul qaatoo
    Abaar Kaaga doogee
    #Chorus:2
    Geellaa markuu dararan yahay
    Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
    #PAGE:3
    Marka ay diraac tahay
    Dadku wada hayaamaan
    Dul waynoow ratigiibaad
    Aqalkoo La duubiyo
    Haamaha aad dul saartaa
    Culaus kuma dakaamoo
    Mana daayo socodkoo
    Guurahana ma daayee
    Chorus:4
    Geellaa markuu dararan yahay
    Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
    #Xasuustii AHN Sagsaag Alle yarxama

  • @faysaldhegajuun3618
    @faysaldhegajuun3618 Год назад +3

    Geela 🐪 waa nooga duwan yahay xoolaha aan dhaqano, waana midka ay Somalidu ugu jeceshahay.
    Ma og tahay in geela kaligii 100 magac oo Af-Soomaali ah lee yahay 🧐.
    Aad paa u jeclahay heesaha dhaqankeena xoojinaya 🥰🤞.

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Год назад +3

    Anigu waxan samaynaya camel zoo dhamaystiran ceel biyood ku dhexyaal baraago geela biyaha laga siiyo ku yaalan iyo barsado waawayn oo geelu harsado cunadana lagu siiyo xero wayn oo darbi wayn leh dhowr indood leh shaybaar refinery hospital geela lagu daweeyo oo isla meesha ku yaal beer wayn wabiga jiinkisa ku taal laga beero cayshka geelu cuno

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 9 месяцев назад

      Miiga maad iska aadid camel zoo uma na baahnidee

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 9 месяцев назад

      Geela sidiisa ba nolol soomaaliga iyo dhaqankooda ayaa qiimahan weyn u yeelaysa balse geel ag joogid un qof wax uma tarayso hadduu dhaqaalo ka samaynayo mooyee

  • @cleoisaaai1269
    @cleoisaaai1269 8 месяцев назад

    ❤🤲🏾📿🏺🌱🍃🌺

  • @robertyates5919
    @robertyates5919 2 года назад

    p͓̽r͓̽o͓̽m͓̽o͓̽s͓̽m͓̽