Maxamed Mooge Heesta Geela markuu dararan yahay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Geelaa haduu Dararan yahay labo nin duugtaaye ( / robleabdikarin )

Комментарии • 15

  • @marshal1542
    @marshal1542 2 года назад +3

    Maxamed Mooge alla janatul Firdowsa hakaa waraabiyo

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 5 месяцев назад +2

    Ahu naxariisto m.m.liibaan aameen

  • @buuxciise1382
    @buuxciise1382 Год назад +3

    cajiib
    alle ha janeeyo maxamed mooge aamiin aamiin

  • @axmedseexanwa277
    @axmedseexanwa277 Год назад +2

    Ereyada heestan waxaa lahaa abwaan xasan sheekh muumin , codku waa maxamed Mooge liibaan

    • @ahmedfareh7823
      @ahmedfareh7823 Год назад

      Yusuf qadban ( Buloxaari )

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Месяц назад

      Erayada, Laxanka Iyo Original 'kaba waa Cabdalle sagsaag. Aun

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155 8 месяцев назад +1

    Ala hawnaxriisto codku waa hibo ilaahay bixiyo maxamed Mooge wuxuu lahaa cod cajiiba

  • @marshal1542
    @marshal1542 2 года назад +1

    Waah waah waxaasaa heesa

  • @marshal1542
    @marshal1542 2 года назад +1

    Geel waa geel waxa gooyaana waa geel

  • @maxamecabdicilmi6706
    @maxamecabdicilmi6706 Год назад +1

    geelaa markuu dararanyahay laba nin duugtaa

  • @JamacMaxamed-v4e
    @JamacMaxamed-v4e 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @samiirabdi7486
    @samiirabdi7486 Год назад +1

    Aun Labadaba M.mooge io M.Saleeban tubeec
    Horta Su'aal Aan Idn Weydiiye Heestan billowgii Yaa Lahaa Labadan Fanaan!!?

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 10 месяцев назад +3

      Adeer heesta "Geela" Mooge iyo Tubeec midna ma laha ee waxaa originally qaaday oo iska lahaa Cabdalla Sagsaag dhammaantood AUNtee

    • @abdirahmanwaber6529
      @abdirahmanwaber6529 3 месяца назад +1

      Bilowgii heestan waxaa leh cabdale sagsaag

    • @AhmedM-gi3zy
      @AhmedM-gi3zy 2 месяца назад

      Cabdalah sausage Ereyada Yusuf qqodban