"xujayda waxaan leeyahay habaara cidii sidan yeeshay" SHeekh Carab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • ERYAL TV

Комментарии • 219

  • @AliMohamed-yu8tf
    @AliMohamed-yu8tf 6 лет назад +11

    Dhiintii siyaasad ayay Gashay
    Allah umadda somaliyeed ha soo hadeeyo.
    Dhexdoonada wanaag iyo kalgacal haysu dhigo.

    • @khayrefarmajo8540
      @khayrefarmajo8540 6 лет назад

      war adaa laguu danaynayaa hadalkaagu waxba faa iido maleh

  • @abumasaakiin7946
    @abumasaakiin7946 6 лет назад +6

    SubxanAllah , Waa khalad wayn in la is hortaag xujayda waa rukni Kamid ah tiirarka islaamka Waana xaqii Alle swt qof hor istaagi karaa majiro lagana yeelimaayo , soomaalaay qabyaaladiinii inaad diintiina soo dhexgelisaan bay maraysaa !! Alle ka cabsadoo xujayda haloo fududeeyo xajka ..

  • @jamal008
    @jamal008 6 лет назад

    Firii kwaas qadaadweenta zoomalia iyaa kule midnimo ayaan rabnaa yur waryaa idinku so midoba horta Somaliland ha ku wareerina 2019 / 2020 Ictiraaf buxa aya so socda Guul Somaliland ✌✌👍👍❤❤❤

  • @tiriigtiriig5806
    @tiriigtiriig5806 6 лет назад +1

    illaahayow naga qabo cida kadanbaysa xujaydana u fududee YAA RABI

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 лет назад +9

    Iska samra nebi maxamed scw mar baa loo diidey waxaana ka dambaysey guushii weynayd fatxu makka

  • @umomar140
    @umomar140 6 лет назад

    isagoo sheekh sheeganaya ayuu umada soomaaliya kala tafaraaruq kusheegayaa war umadu waa mid ale kabaqa ilaahay hadalkiisa hakhilaafin sheekhna matihide

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 лет назад +3

    Illaahay wuu ka aarsanayaa wixii cibaadadiisa hor istaaga insha allh

  • @niciimamaxamed7068
    @niciimamaxamed7068 6 лет назад

    Subxaanalah ilaahay habaar haku rido cidii waxa samaysay waligiina ma aflaxayo 🖕ilaahay ba la jira dadkas xujayda ah

  • @kayseyaasiin5463
    @kayseyaasiin5463 6 лет назад +1

    Kuwa xajay sanadkan
    Farmajo waxanu ku habarnay kii sobo kale in ilahay ku madhiyo wax fikirka ku racsan

  • @guleidartan5999
    @guleidartan5999 6 лет назад +4

    waa wax laga xumaado runtiii
    inay xumaantu heerkaa ka agaadho
    madaxda somalia

  • @hamzaamohamed2920
    @hamzaamohamed2920 4 дня назад

    Waa aabahey

  • @wiilsomaliyeed9716
    @wiilsomaliyeed9716 6 лет назад +9

    illaaahay waxaanu waydiisanaynaa inuu amuurahooda adkeeyo waxa waxaa sameeyay

  • @ashamohamed3812
    @ashamohamed3812 6 лет назад +7

    Somaaliland sucuudiga ha ka dhameystaan xajka gudashadiisa laakiin colaada soomaaliya wey fogtey cajiib

    • @somalilanddefendermuwaadin4758
      @somalilanddefendermuwaadin4758 6 лет назад +1

      xaqiiq Somaliland waa inay laa macmilaan sucuudiga toos madaxda somalia ilaahayba laa xisaabtami doona kana aflaxi mayaan

  • @gar-gaar4925
    @gar-gaar4925 6 лет назад +6

    Habaar alle ha ku rido cidii Waxaa Sameysay

  • @axmedxuseen9528
    @axmedxuseen9528 6 лет назад

    Inkaar iyo dambi ayay galabsadeen kuwa waxaa sameeyey alle aakhiro iyo aduunba haseejiyee

  • @amedawyuusuf9277
    @amedawyuusuf9277 6 лет назад

    soomaaliya ha aqoonsato soomaaliland hadiikale foolxumowaxaan ahaynikamasoosocdo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 лет назад

    SUMXAANALAAH oo sucuudiga ayaan caayayay. Ileen soomaaliduna waa carab oo kale. Waxba yaan carab kaliya la caayin. Way isku barbardhaceen

  • @abdikarinalihashi9777
    @abdikarinalihashi9777 6 лет назад

    Aad baan uga xumahay in xujayda la dhibaateeyo waxaan ku talinayaa in si deg deg ah howlahooda loogu dhameeyo siday waligeedba ahayd .

  • @saidmohamoud8995
    @saidmohamoud8995 6 лет назад

    sheekh shirkadahan dadka lacagta siyaadada ah ee xadka ka baxsan dadka ka qaadaya cuqubadoodii weeyaan

  • @a-qanimukhtar5213
    @a-qanimukhtar5213 6 лет назад +1

    Sh. Carab Ilaahy Haku sharfo sheekh

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 6 лет назад

    Sharkadaha diyaaraduhu
    Sida. Daallo airline iyo Juba Airways dhiig miirasho weeye dhiiga xujaajla ka taajirtay ilahay umada ha kaqabto oo cidlale oo ufududaysa qiimaha ujabisa iyo kharashka alle ha siiyo

  • @kaysesacad5326
    @kaysesacad5326 6 лет назад +5

    alle ha cadaabu wixii waxaa sameeyay

  • @aminafarah6138
    @aminafarah6138 6 лет назад

    Nolshaadaba lamrabo adna xajbaadka hadlaysaa lakin kiikuu hiilinjiray baajooga allah

  • @soodadsomediagroup4891
    @soodadsomediagroup4891 6 лет назад

    Allah cadhadisu haku dhacdy......

  • @cawilmaxamed3191
    @cawilmaxamed3191 6 лет назад

    adeer wlhi isaqland passport xaj laguma aadee sheekh isa sax oo runta sheeg habaar ku ma iska kacaa wrong way maa ku dooonaysa xajka qofkan midnimada aqoonsanayn diiinta xata ka hor iman war like isaara nacala shaydhaan iyo midnima diidba ku yaale

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 6 лет назад

    Wadaadka waxaan isleeyahay dhabarkaa laga soo taabty maadaama ay shirkadihii wixii qaali ka dhigeen ee culimada qaaene waxa ay wada shaqeyn la leeyihiin shirkadaha oo ay rabaaan in dowlada culeys dareento si ay u aqbasho wax weliba oo shirkaduhu yiraadaan

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 лет назад +3

    Horta habaarkani farmaajo kuma socdee
    Wuxu kusocdaa labada diyaaradood ee iimanka la eelagu kari la yahy nidaamka raaca ilahay ha rogo waa daallo iyo juba earliness
    Markaa dawlada soomalia lama habaaryee labadaa shirkadood ee dhiig shubatada ahba la habaarayh
    Waanay soo dhmanysa hawshu waana la xajinayh insha allah
    Habaarnay wixii hortaaganba
    Soomalia passport Lama diidine waaka hargysa lagu dhex samaysnyee kuwii hunguriga ubartybaa diiidan oo lacag inay shubtaan raba

  • @hamouuudichannel2334
    @hamouuudichannel2334 6 лет назад

    Subxanalah

  • @FarahFarah-jp9yv
    @FarahFarah-jp9yv 6 лет назад

    Idoor somali way waaleen 😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @jamaahmed7030
    @jamaahmed7030 6 лет назад

    Somaliland waxay ku jirtaa go'doon waxana sababay siyaasad xumadda xukuumadda cusub ragaadisay waan in isbedel la sameeya

  • @mohamoudelmi3366
    @mohamoudelmi3366 6 лет назад +3

    Xajka 4kun e dolar maraya kuwa ka dhigay hala habaaro

  • @yosefali271
    @yosefali271 6 лет назад +2

    Acuudu bilah cidii waxn ka danbaysay habar baynu ku ognahy

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 6 лет назад +2

    Farmajo wuxuu yidhi qof damba kama xajayo Somaliland iyo Somalia waxuu sheegay in uu sidi adeerkii siyaad Bare u laa dagalami doono culimada oo xajku waa sahal ee xaabad baan laa dhicidona ee iska khuusta.

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 6 лет назад +3

    Waanu habaarnay faqashta
    Muqdisho ayey ka muuqata malmihi igu dambeeyey dambiga ay ilahay ka galayaan

  • @caydaruusibraahim1773
    @caydaruusibraahim1773 6 лет назад

    Ilahay calaamo haka muujiyo naartana ha ku fogeeyo kaa u diiday umada islaamka xajka ilaaahay

  • @hassanhabul6972
    @hassanhabul6972 5 лет назад

    Ilaahay dalkiina ku caabuda alle uu idiinka aqbalayaa. Sucuudi iyo farmaajo ha kuwaalanina.

  • @mohamedmohamud382
    @mohamedmohamud382 6 лет назад

    Umada allaha mideeyo

  • @shideyare4834
    @shideyare4834 6 лет назад +2

    CIDA HOR TAAGAN XUJAAJTA WAA ""QADAAD WEYNTA""
    IYO SIYAASADA FARMAAJO

    • @daauuddiiriye8825
      @daauuddiiriye8825 6 лет назад +1

      farmaajo habaar kugu dhac ergadii ilaahay buu siyaasad mooday

    • @shideyare4834
      @shideyare4834 6 лет назад +1

      Daa'uud Diiriye
      YAAN LAGA NIXIN MAR AL SHABAAB QARXISO SIDOODI

  • @yacqubabdi870
    @yacqubabdi870 6 лет назад +2

    Wlh waan yaabay ma markay baasaboor ka rabaan bay soomaaliya yahiin marka kalana waxay dugsadaan dawlad been ah war dadku maxay beenta u dhagaystaan

  • @mohamedsaid3646
    @mohamedsaid3646 6 лет назад +6

    Tuug Tuug dhalay qaado sharci buu wadanku leeyahaye maxaad meelo kale usoo mar mari qaado baasaborka Somalia cidna kuma hor taagnee

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 6 лет назад

      mohamed said madan fahmin? Wuxu ku leeyahay kii somaliya ayaanu xajka ku tagnaa, xujaashii xamar iyo kuwii sland ba sanadkan wali visihii sucudiga maysan heliin sababtoo ah mamul xumo dhinaca dowlada dhexe. Dabcan wali mahayno dawladii federal ka oo ka hadashay

    • @ahmedoday1742
      @ahmedoday1742 6 лет назад

      Sheekha hanagacaayin sh carab maxaad uTuugsanaysaa
      Qofkabculimada caaya abaalkooda waad garanaysaa iyo ciqaabtooda hadaybsoomaaliya diintii siyaasadaysay maanta waanu kalaguranay ciqqabtooda waanay helayaan

    • @mustafismail5374
      @mustafismail5374 6 лет назад

      mohamed said xayawan baad thy wlahi bila caqliya f*******u

    • @mohamedsaid3646
      @mohamedsaid3646 6 лет назад

      Ahmed ODAy xagaad uguratay cid walba waykaa war haysaa waxaa tihiin aduunka cuqdada habarina
      Hadii dawladu koofur kasoodhamaatana ogow awood baa laydiinla imanayaa M15 miyaad ilowday
      Mar labaad filo

  • @muboodeko2655
    @muboodeko2655 6 лет назад +2

    Dadkan dawlada konfur xuma ma xajki xta inay hor istagan bay marayan allah shabab haku salido dadka sida samaynaya nacaybku halka yu idin garsin

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 лет назад

    RABI WAXAAN XARMAAJO UGA BARYAYNAA MASIIBO KILIGII & INTA LA OG EE KU TAAGEERSAN ARINKAN KU DHACDA OO AAN SHACBIGU LA QABIN AAAMIIN

  • @farhiah8303
    @farhiah8303 6 лет назад +3

    Dowled baan nahay cirkan marnay muqdisho u ma bahni basabor baan lenahay away marka walalahena gobolada waqoyi waxan u shega in ay muse bixi iska qabtan ilan dowled ma aha waka xajka u didan in ay muqdisho tagan marka kontensrka ku hay

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 6 лет назад

      farhia h wali cas wuxu kubidhi fahan horta basaboka somalia ayan ku tagi jirnay musee ku mucarid miya kugu dhacay inader bisinkee

  • @abuakramisaaak5604
    @abuakramisaaak5604 6 лет назад

    daayeer

  • @farhiah8303
    @farhiah8303 6 лет назад +1

    Shiqo idinka diiday in hargaysa la idin kaga furo farmajo ha ku cacalalina idinka somlideed sas lee u ooyaysan waligiin somalideed ee muqdisho aada oo xajka taga

  • @yaxyejirdexayd9187
    @yaxyejirdexayd9187 6 лет назад +6

    Wlhy waa ayaandaro in la siyaasadeeyo diintii
    Rabi muraadkooda uma rumeeyo
    Aamiin

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 лет назад

    Jazaakallah Shiikh wlhi waa runtaa arinkan dhamaan wuu sameeyay Somaaliya waxan rabaa inaan kacodsado Madaxwayne Farmaajo in walaalaha Muslimiintah ee Somaaliyeed inuu ku dulqaado dhibkaan ama xanibadaan haysato si waajibka Alle usoo gutaan Inshallah Shiikh From tomorrow war fiican waad maqli doontaa Farmaajo iyo Khayrow waa maqlaysan dhibkaan umada Somaaliyeed haysto waa inaad 24ka saac gudahood kudulqadaan.

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 6 лет назад +2

    Sucuudigii waxa laga furay Shaleemooyin oo waxa qabsaday wiil yar oo Trump dhabtiisa ku fadhiya. Sheekhow xajkaba faraha ma uga qaadnaa?

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 6 лет назад

    Cuqubo ilaahay ha ku rido kuwa umada lug goynaya

  • @hamdaaliahmed5235
    @hamdaaliahmed5235 6 лет назад

    shekhu halkaa habarka wuu ku dagdagay u duceeya haday runtahay

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 6 лет назад

    Habaarka joojiya meeshaad is dhigto weeye somali iyadaa isu dhamaysay iyo nin gadh waan oo carab daba socda haday diideen xajka hatagina ee halaga shaqeeyo sidii bah dilaada loo ga bixilahaa culimadu marka inay lacag soo uruur sadaan ayey u tagayaan

  • @ahmedabdirahman6778
    @ahmedabdirahman6778 6 лет назад

    Nacaskii soomaliyeed ee Farmajo xajkiina ma siyaasad ayuu ka dayey

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 лет назад

    Wlhi waa culays haysto umada Somaaliyeed inshallah Shiikh waa gaarsinaynaa fariintaada Madaxwayne Farmaajo inshallah 24 hourska soo socdo waa xalismee xanibadaan saaran duulimaadkii Xujayda Somaaliyeed

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 6 лет назад

    Ninkanu waa sheekh Carab, waa raga xajka ku shaqaysta ee dadka lacagta ka qaata, sanadkasta dad masaakiin ah oo lagu qiyaasay 1000 qof ayuu kaxeeyaa waxaanu ka qaataa qof kasta 700$ bal qiyaasa lacagtaa uu xaaraanta ku qaato waxna uma qabto ee sharkadaha ayay isku xidhan yihiin, oo dadka ku khasba.
    Waxaa intaa dheer sanad kasta xajka ayuu qabtaa oo 20 passport oo beena ayu samaystay oo midba Magac kale ugu qoran yahay, waayo qofka xajka qabta inuu soo laabto looma ogola mudo 5 sano ah waa tuug ilaahay aan aqoon umadana diinta ku khalday kuna baayac mushtareeya

  • @khalfasuldan3491
    @khalfasuldan3491 6 лет назад

    ninkaan passport ka somalia ayuuba kuxajinayaye inuu muqdisho tago oo halkaas uu ka baxo maxaa dhiboo kujirooo??

  • @jibrilamin2661
    @jibrilamin2661 6 лет назад

    waa aaqirul Zamaan sheequ waxuu aamin san yahay Tafaraaruq (hadaynu ka go nay Somalia subxaana laah, xageey ka martay .... Wactasimuu Bixabli laahi Walaa Tafaraquu...... waxaan leeyahay Allaahu Mahdii Ashacbu Soomali,

  • @saydhiyemediaproduction4865
    @saydhiyemediaproduction4865 6 лет назад

    farmaajo wa maan gab war umad waajib alle usocota hor istagooda waxba kuma helaysidi islamnimadaada wax haw dhimin adeerka siyadba ku fa idi waaye
    qof kasto hor is taagay
    alle ha hakala xisabtamo
    ciqaabna alle hakaga jaro

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 6 лет назад

    ilahay waxan ka baryaay in ilahay masuubo u keeno kuwa xajkailahay carqaldeyeey ee is yidhi khayrka ilahay loo doonayo xaniba dadkaasna wa ka gaysan tahay hadya niyaystnaoo ka hor dhintaan inta aanay xajin mar hadya lacagti diyarasaden oo diyaar garoobeen oo xasid helay waxa kale inoogu ducaysan reer somaliland in ilahay citirafkiisa helnaye kan kalena ilahay inosoo dedejiyo

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 6 лет назад +4

    dad bilaa diina weeye dadka waxasi sameyn waan diciif bilaa imaan ah waana madaxda somalia inkaar baa ku dhaci doonta

  • @habibelmi8076
    @habibelmi8076 6 лет назад

    Sheekh qabyaaladaysta ah Dadka waxa waalaya waa adiga oo miidhan Hadad wax isla haysaan kiina ku taga de aduunka sharci baa lagu safraa Somalia way ku mahad santahay Dadaalkeda habaarna xaqba uma lehid Ado culumo sheegan inad sidaa u hadasho

    • @AsmaAhmed-qj9wp
      @AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад

      wll illahye tubad weydiiso skeekh waxa la caayo maha انما يخشي الله من عباده العلماءka fiirso wll plz

  • @ibrahimkrama1711
    @ibrahimkrama1711 6 лет назад +1

    Dad is qarxiyoo iyagi isku xun inio nixi mayane ilahy haynaga furto inago aqonsi helna mxy samayn lahayen

  • @mohamedmohamud382
    @mohamedmohamud382 6 лет назад

    Dhamaan soomaali ayaan nahey qabyaalada joojiya culimo iyo caamaba

    • @AsmaAhmed-qj9wp
      @AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад

      horta soomaaliya ha joojiso colaad aaye uhyeso maskiinta soomaaliland maxyeugu diidyesaa xajka ma yaga leh illahye aay lee

  • @queenamran8535
    @queenamran8535 6 лет назад

    Oo maxaa idin kagala dhaxeyo Somalia oo naga rabtiin Sheikh danahiina raaca oo naga daba hara ama kalay wax nala qeyb sada

  • @noordiinhussein5639
    @noordiinhussein5639 6 лет назад

    Adeer wadanka dowlad ayaa ka jirta isku dhax yaaca naga daaya.dowladana haloo duceeyo waayo waxay rabaan in qiima raqiis ah iyo daryeel fiican lasiiyo dadka xujeyda ahi lkn Somali cid wax u qabataa magartaan weey iska qeylinayaan

  • @nuryare1300
    @nuryare1300 6 лет назад

    sh saynu lawada soconay dadka somalida dhibweyn bay kala kulmi jireen gudashada xajka . waxaa cuna qabatayn iyo dhiba ku hayey shirkadada qaada xujaajta . markii dawlada barakaysan ee nabad iyo nololi ay damacday in ay kaqabatana shirkadihii iyo qolyo sucuudiyaana baa sibirta is gashaday oo laaluush kala qaatay. markaa sh xogta ramiga ah soo ban dhig.

  • @cmmarooble8813
    @cmmarooble8813 6 лет назад

    SHEEKHU WAA SIDEE WAX U FAHMAY YAANAY SOMALI KUU MUUQANINE NINKA JUBA LEH EE ABUUKAR AYAA LA KAFI LAAYAY INUU DADKA LACAGTA KA DAAYO EE ISKA HUBSADA OO ALLE KA BAQA

  • @abdikaniabrar9042
    @abdikaniabrar9042 6 лет назад +7

    Ilaahow kuwaa hortaagan allow soo hadee haday toobadkeeni waayaana ilaahow nadhaafi sharkooda

  • @voiceofsomalilanders
    @voiceofsomalilanders 6 лет назад

    Mar walba ooy somaliland arqaldeeyan somaliya itaaliya xaasidnimada ku caanbaxay iyagana ilaahay wuxuu ku arqaladeeyaa balayo ma fahansana halkay dhibtu ka haysato,kolkaa dulinimadan ilaahay duleeyey ee uu shicib iyo madax dulleeyey wax kale maaha waa xaasidnimadan ay u quudhilaayihiin walaalohogii dad iskugu xigeen welibana hal qof dambikuu kalo ilaahay wuxuu la dulleeyaa umad dhan.ilaahay somaliland waxa uu balaayadii ka qaaday 1991,samaliya wuxu u bilaabay 1991.samaliya waxan leeyahay ilaahay iimuu waayin nabad iyo daganan balse indinkaan dhexdiina waxba isku quudhin isma cafisaan somaliland waxad u quudhi laadihiin nabada iyo horumarka.mar walba ilaahay waxa uu la jiraa cida dulman waxana uu dulleeyaaa cida wax dulmisa.somaliland hadaba siduu maalintii aanu u dulmanayn uu ilaahay noogarab isdaagay noona siiyay dawlad ayna haysan cududeeda iyo quwadeeda kuwii dulmiga badnaa,ayan maantana ka sugaynaa ilaahay inuu inta yar ee ay nagu arqaladaynayan faraj noogeeno.waxa imandoonta maalin aanu helidoono ha raagto ama ha dhawaado guushadu.horaa loo socanayaaa

  • @somalilanddefendermuwaadin4758
    @somalilanddefendermuwaadin4758 6 лет назад

    subxanallah walaahi waa arin xun

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 6 лет назад +4

    Alle calaamo idinka muuji baynu leenahay wixii waxa sameeyay

    • @aminhousein2178
      @aminhousein2178 6 лет назад

      Sucaad Nur kaaa muuji adiga dadka horta waa lo duceyaa adigana habarka iga kasbaday

    • @abubakartahir1648
      @abubakartahir1648 6 лет назад

      wll Adi habaarku ku dhaafi maayo ee Kadaaaaa

    • @sucaadnur5100
      @sucaadnur5100 6 лет назад

      mohmed Housein ani waxa habaray dadka waxa xun sameeyay thanks

    • @sucaadnur5100
      @sucaadnur5100 6 лет назад

      Abubakar Dahir Arab wuu idhaafi wayo umad dhan bay wajibaad kodi xajka ka hor istaagen

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 6 лет назад

    Sheekhow Somalia kama horjoogto ee waa xaga sucuudiga imikana ma farmaajaa xajka ku haya waa yaa dhaheen isla yaaba

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 6 лет назад

    adeerow dowladu waa soo wadaa qaabkii xajka loosoo gudan lahaa ee tartiibtaada umada ha waalin wasaarada owqaafta ayaa soo dhameynasee

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 лет назад

    Soomaaliyaay awalba iyagaa idiin yimid ee iska fasaxa ha ceeshaana. In la isa silciyo ma fiicna

  • @yunisdini7061
    @yunisdini7061 6 лет назад

    Shirkadaha ayaa dhibka ka dambeeyo sabab marka dowlada ay tiri dadka u tura Oo kadaya lacagta foqol caqliga oo saaraysaan adeeg xun ood siisaan markay tagaan hajka marka nimankaan shirkada ku Sheega ah suuqa lugula tartama si iyaguna ay kastamarka tartan u galaan.

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад

    hhhhhh sheekhu run aayu sheegy bayedka illahye in la isku diido waa xarn

  • @bintiyuusuf4441
    @bintiyuusuf4441 6 лет назад

    xaajka wadada saax da aha uu maaraa

  • @hawaabdi2858
    @hawaabdi2858 6 лет назад

    Dawlada xaj madiidin ee siqaldan baa lagutagijiray beey diiday

  • @abdirahmanomar1604
    @abdirahmanomar1604 6 лет назад

    Wadanka xukuumad fedaral somali ah ayaa ka jirta waxa can loogu leeyahay in ay cadayso shuruudaha ay rabta in la buuxiyo. Dadka ilaahay u soo gudanaya waajibka saarayna dhibta laga daayo lagana xishoodo waa Marti ilaahey ee .
    Sheikh Somaliland waa local ee waa and ummada xaqa u shegtit in marka hore la helo Somaliland loo dhan yahay iyada oo laysku dil noolyahay ayaad rabtaa basabooro in la furo si calamiya ahna lagula dhaqmo.

  • @bahsanjama8309
    @bahsanjama8309 6 лет назад

    Maxa lohabaraya ma passportkoda ayad laledahay awalba afar oday aya kunoqnoqan jiraye dee iskaxamila.

  • @abdillhiomer573
    @abdillhiomer573 6 лет назад +4

    Wadadii Adeerkii buuraacay waxa uusameeyay ayadihii diintuu badalay isaguna rukunadii islaamkuu badalay isku midweeye

  • @maxcabdi343
    @maxcabdi343 6 лет назад

    Sheekhaw wax hubso? Halkay salaadu ka xidhmi la dahay waa xageena Ee habaarka inaga daa, qadar na colownay sucudina inama ogalee

  • @fadumohassan6308
    @fadumohassan6308 6 лет назад

    Illaahay baan ka ashkataynaynaa dawladaa xamar ee isku dayayda in ay soomaaliland meelkasta kaxirto

    • @daauuddiiriye8825
      @daauuddiiriye8825 6 лет назад

      lahayste xaarmaajo siyaasad mooday ergadii ilaahay ay

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 6 лет назад

    "Baroortu orgiga kawayn" adeer beenta jooji fawdo ayaad rabtaa iyo in dadka shacabka shirkaduhu dhacaan. Dawladu sharci hala raaco ayay yiri. Mahadsanid

    • @mhmohamed9343
      @mhmohamed9343 6 лет назад

      qudhunta faqash aaamus ma dhashii AMISOM bad tahay taliyehee ku dhalay maka ruwanda mise Uganda

  • @gafiyoganacsijacayl4815
    @gafiyoganacsijacayl4815 6 лет назад

    Habaar baadil ah waxtari mayo ileen shuruucda waa inad u hogaanstaan. somaliland waa dal somalia waayna hor istaageen maanka gali maayo.

  • @s.y.lkanal1146
    @s.y.lkanal1146 6 лет назад

    dowlada koley inaay xajka diideysa ilama ehe ee dowlada nadaamka ay dajisay ha la raaco

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 лет назад +2

    Illahay bay ka xishoon waayeene ma aadamey ka xishoonayaan

  • @whoami6301
    @whoami6301 6 лет назад

    Ddsi udoonta passportka kaba maarma koonfur

  • @safiyayuusufkaahin2361
    @safiyayuusufkaahin2361 6 лет назад

    Xajka waxaleh alaah wixii is hortaaga ilaahbaa arka

    • @AsmaAhmed-qj9wp
      @AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад

      haa illhye aay leh wll waa runtad waligoodba ha waashan illahyr aay ka aabl marinyesa

  • @yunisdini7061
    @yunisdini7061 6 лет назад

    TUSAALE: WAXAN AHAY RUUXA KALIYA OO TIMIR GADA TIMIRTAAS OO MID BOLOSHAY AH MADAMA ANI KALI TIMIR HAAYO WAXAAN SAARANA LACAG BADAN SABAB WAXAN OGAHAY INU KU QASBAN YAHAY SIDAA KU IBSADO HADII KALE TIMIR LA’AN. FULAAN AYAA IGU YIRI MADAMA AAN LACAG BADAN AAD KAQAADID DADKA TIMIR WANAGSAN KA IIBI DADKA WAAN DAGESAN WAAYAY TALADII FULAAN SABAB WAXAN OGAHAY ANI UNBA HAYA. MARKA WAA INAA SUUQA LAIGULA TARTAMO MARKAS AYAN ANIGUNA SUIQA DAGAAL U GALI MARKA LABADAN SHIRKADOOD DAALO IYO JUBA WAA TUUGO DADKA DIIGOODA JIQA IYO GANACSATADA HORMUUD DALKA BUBURKIISA AYAY KA FAADEYSTEEN.

  • @saidmohamoud8995
    @saidmohamoud8995 6 лет назад

    waxay ka dhigteen meel maalin lagaga taajiro oo dadkii aan loo dhimrinayn ee layska leeyahay uun 3 kun 4 kun oo dolar hadba wixii caqligooda kusoo dhaca.

  • @muusesiciidmulaax5767
    @muusesiciidmulaax5767 6 лет назад

    kulahaaa sucuudigu ha ogaaado passport kii jeegaanta aaway

  • @halyeydaqare9239
    @halyeydaqare9239 6 лет назад

    Cajiiib! Waar ilayn hadii been muddo lagugu wado aakhirka waad rumaysataa. Wax dawlad Somaliland layidhaa ma jirto ee xujayda Woqooyi joogaa Caasimadooda Muqdisho haka doontaan visa-yaashooda hadii kale halkaa haka soo cabaadaan.

  • @farhiah8303
    @farhiah8303 6 лет назад +3

    Been been waa dhamateee runta la tabs ayaa ee shiiqow hadii aad habartantay waxuu wabanaa muse bixi asagaa idin diiday xamar caday sabab yoo ah waa idin xiraa waxna idin ma hayo

  • @deeqzi
    @deeqzi 6 лет назад

    Waar sharci baa lagu tagaya xajka shuftonimo lagu tagi maayo

  • @am3nkaldar833
    @am3nkaldar833 6 лет назад

    Runa ayuu sheegay sheekh
    Wadankeenu ma wadab

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 6 лет назад

    Maxa safarada faqashta idin geynaya safaradaha sucuudiga e Ethopia iyo jabuti visa ha ka doonta

  • @AhmedMohamed-dw3eh
    @AhmedMohamed-dw3eh 6 лет назад

    Waaar dhadigan farmajo waxa uuu ku ciyaaraya noloshisa

  • @subagdhaansade9312
    @subagdhaansade9312 6 лет назад

    Xajka Sharci baa lagu tagaya Marka mara Sharciga

  • @abubakartahir1648
    @abubakartahir1648 6 лет назад

    Asc wll somaliland Wata wadan ah dee maxaa kaga xidhan Hala imadaaan Passport ay leyihiin hhhhhhh lkn dee Runtu way cadaheee iska daaya buuqooo Wll somalinimo dhafimayneee tolkay Isaaqoow kadaya dadka beeenta

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 6 лет назад +16

    Waanu habaarnay faqashta xajka siyaasadaysay

    • @nasriinmohmedmoalim5422
      @nasriinmohmedmoalim5422 6 лет назад

      Rashid Mohamed hhhhh qaraar ayaa nihaaayo eee sakiin laqa

    • @aminam5680
      @aminam5680 6 лет назад

      Rashid Mohamed xajka aada waa taase faqash faqash baa ku xukunta kkkkk

    • @aminam5680
      @aminam5680 6 лет назад

      Riyo beena yay dekedii looga sasabtay alla faqash xoog badanaa jeegaantii ha cabaado