Cabdow Maxaa Dhacay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 103

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  5 лет назад +18

    Dhamaan Asxaabey Aan Uwada Istaagno Midnimada Dhalinyarada Iyo Xalinta Khilaafaadka Mahadsanidiin

    • @aishamoha4097
      @aishamoha4097 5 лет назад +1

      Kkklkk cabdi dhaantayaashu ma labaaa

    • @marwobarlin869
      @marwobarlin869 5 лет назад

      Quruxda qooska iyo asaxaabtiin isoo booqda walaleheey fadlan

    • @faadumocali3212
      @faadumocali3212 5 лет назад

      Ererr

    • @diinaxasan5472
      @diinaxasan5472 5 лет назад

      Quruxda Qoyska2 C / Laahiyow maxaad u odhaneysaa dayax dalnuurshe sifiican ayaad uhadashey waad mahadsantahay muxuu ku mahadsanyahay Ma, hiilka uu uhiiliyay habarta walaahi nin wanaagsan ayaan kuu heystey waa yaab! sorry

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 5 лет назад

      Wa sax weyan runti tana hadi lagasotago wa Ina u istagna gabdhahana sharaftoda ilalintoda
      Haqana wa inla ilaliya
      Wa qiso dhab ah Hada kahor aya 2nag leysla qabo aya kursiga baburka isku qabten mida wen aya horay sarna jirtay gursiga hore kadibna nagti yaredna ay gadal korijirtay aya nagahi xafada kuyiren laguma jeclo wa maxey kursiga gadal ad korto
      ayey kutiri wa nagti iga sohoreysay wa cadi aniga aya u ogal kadibna nagti weyned aya bilawday iney harufto mida yar
      kadibna nagti yared aya bilawday iney kutirado ninkeda inow tokey kursiga babuurka ninki aya kuyiri indhad ku aragto malihide habar yarteyda aya dhashay nagta
      kadibna maxa dhacay nagahi xafada kuyiren hadana laguma jeclo kadibna waxay kutiri kursiga galad yalasara mataqanin horta maya ayey kuyirahden ino sheg ayey kutiri boqorada iyo malugta aya lasara lasocda kursiga gadal marka ayey kutiri maxa diday aniga inley jecel yahay o waxan ahay boqoradi rer isman ayey kutiri
      Kadibna maxa dhacay nagahi xafada usheg nagti weyned aya naya iska dhadhicise cidna kuma jeclo markas ayey ninkedi qabsatay kadibna wow furay
      nagti yaredna sidas ayey kuheshay bila abal kursiga baburka kukortay
      markas kadibna tolki aya kusoceliyen nagti weyned aya waxana leys kuracay iney babuurka gadal kakorto
      Nagti yaredna cadi uma fadhisanne nagti weynedna intey xanaqtay ayey kentay walidked o sokor iyo dhigkar qabto guriga markas kadibna inow sohoyan ayow bilabay nagti yared nagti yaredna ayey ayadana bilawday ninki iney surato biyahidhama ninkeda kadhameyso nagti weynedna biyo ay kacabto ayey wayday o wa uso godla wayey kadib ayey wareysatay marka ayow ushekeyey ninki kadibna nagti yaredna cunug yar aya logasoboday haben nimadi o kaxanunsaday ayey wacday abahi cunuga ama ninkeda talefka uditay markas kadibna nagti weyned aya kaqabatay o ku aflagadeysay nagti weyred waxey markas tahay sidey howsha uqabato habanki marki lagaro cml kadibna nagti yared aya kadal batay inow furo wayo nagtada ya ushekeysay sidan howsha uqabto marka goan ayan garay e ifur aniga wan dharte ayey kutiri ayow asigana kuyiri nagta wen ayan fura kadibna wafiray nagti weyned kadibna nagti yaredna kuletiga ayey kaqabatay o ifur anigu goan ban gare ifur ayey kutiri anigu kuma dhihin iska furnagtada adiga fure ifur aniga ayey kutiri kadibna wow furay nagti yaredna kadibna cidla ayow so istagay ninki ya gardaran asxabey
      Marka waxan qofka bini adamka ah hadow markisto fursad kusiyo u wanag badan yahay ow dulqad badan yahay goan na kaqadaneyn lakin marbow goan kagaraya e iska jira niman yohow gabadha wanagsan Mashacir koda iyo daremahoda ilaaliya ok
      Igana rali noqda hadan qabfican usosharaxin masna an qoralka kala qalqalday ok iskuma ficniye qoralka ok

  • @haliimodoowla6885
    @haliimodoowla6885 5 лет назад +6

    Masha allaaah c/dulaahi sida maalmahaan lipis iyo isteel ,😍😍😍waad kuwadataa allaah kuxafido wllkeey

  • @najmiinanajmiina5984
    @najmiinanajmiina5984 5 лет назад +1

    Illaahay haka sii daayo cadawga Cabdi dhanto cadawgaaga dhown qaniiskan afaaro qabiil miyuu meesha usoo galay

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 5 лет назад +1

    SUBSCRIBE IISAARA SOOMALI WEYN IYO FANSKA QURUXDA QOYSKA2.

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 5 лет назад +2

    Abdi wa wiildhalin ah waana nin wadankuu udhashay jooga,islaantuna fudeeydka iyo dhaawac xasuusinta iyadoo masuul ah waalaga haboonyahay no qabiil hadiikale 30years ookalaa sidan lagujirayaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahimohamed2395
    @abdullahimohamed2395 5 лет назад +3

    Masha Allah waaa sifiican bro

  • @siyaadbiiqay7192
    @siyaadbiiqay7192 5 лет назад +2

    cabdi dhaanto waa ka had iyo jeer aad martida utihiin muqdisho. habarta marqaanku waalay ee hore aan cabdi dhaanto u arag. cabdi waligiis aw cadaay waxaa la isku qaldaa. cabdi dhaanto iyo cali dhaanto

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 5 лет назад +5

    C/ laahi dayax dalnurshe isagu hadu heesaha danbi ku tilmamayo mu iska daayo

  • @faadumomaxamuud5785
    @faadumomaxamuud5785 5 лет назад +3

    C,dullahi keep going walal

  • @nasroaden7308
    @nasroaden7308 5 лет назад +1

    Fanan qaran hooyoyinka ma caayo waxbana kama sheego ... waxaba igu darnayd landheeera hhhhhhhh ....landhhera nimadiiii muxu meesha ogu saarnan wayey hhhhhhhhhhhhhh .... hoyo somaliyed sharafe leedahy horay usoco kurayda melaha ka qayl qayliso ha u joojin😍😍

  • @canabcismaan8666
    @canabcismaan8666 4 года назад

    masha allha

  • @simrancadey4153
    @simrancadey4153 5 лет назад +5

    Walaal maxey dayax labo umoodi weysa waa adiga ku qoslaye cabdi daa kajanka adigaba u hadal si xaq ah wiilka waa dhalintii dalka

  • @deeqomuhumed2819
    @deeqomuhumed2819 5 лет назад +1

    Cabdullaah horiusoco saaneulabido

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 5 лет назад +8

    Hadii ay xumaan ku sameysay oo uu asaga fanaan qaran yahay maxaa qabiil meesha keenay fanaan qabiil ma laha mamada waa maamo qaran ee hala joojiya qabiil yaalada

  • @sucaadkhaadi9455
    @sucaadkhaadi9455 5 лет назад +3

    Ascww masha allah ninyahow waxad uqososha kal iyo laab aniga wad iga qoslisa ninka ka hadleysid hadii uku ako wu ka xanaqa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 5 лет назад +5

    Wasirada iyo cabdi dhanto midna ma saxsana iyadu wiilka aydhali karto maxay u takortay isaguna inu caayo islan hooyadi okale ah wuku khaldan yahay walaw caadho ka kentay iyadaba kadaran

  • @yummyhammy7547
    @yummyhammy7547 5 лет назад

    Habarta waalan ee wasiisadda ah ee qaadka iyo khamriga isku shubta meesha ha dhaafto. Meeshu miyaanay Protocol lahayn Maxaa qof wasiir ah iyo inan yar isku keenay. Waa naag mooryaan ah

  • @nasromohamed6399
    @nasromohamed6399 5 лет назад +1

    Walal cabdulahi adigaba hada caayay wiilka adiga laftigaga afkaga masuul kanoqo bulshada kutagerta haisnacsiin dad badan ocabdi dhanto tagera Ku daawada

  • @ubaxarab7444
    @ubaxarab7444 5 лет назад +5

    cabulahi marmar waxa u hadasha sida caruurta walal aflagadada daa illahy banacadeye maxa waye adigo dadka ubayaninaya cadanta ceeb walalo

  • @cabdisataar2956
    @cabdisataar2956 5 лет назад +2

    Asc cabdulaahi macalin

  • @bukhaaribooker82
    @bukhaaribooker82 5 лет назад +1

    Maamada ixtiraam ay mudan tahay waa hooyo caay ma galabsan halaga xishoodo

  • @nasromohamed6399
    @nasromohamed6399 5 лет назад +1

    Asaga qaladka loogeystay yaa karaali galinaya o taniyo meshuu dago lagaaro iyo dadkiisa

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 5 лет назад +4

    Somali bisil ba maan Arag
    Siyasi
    Sheikh
    Fanaan
    RUclipsr
    Dhalin yaro
    Ciroole
    Inta fiyow
    Iyo inta walanba
    Somali wa wada cayriin am qaydhiin

  • @istanbulkitchen1503
    @istanbulkitchen1503 5 лет назад +2

    Manshallah kkkk

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 5 лет назад +1

    Aboowe maaha wax lagu qoslo habarta bah dishay wiilka soomaaliyed oo habeenka wan daawanaynay markaa waa qalad denbiga iyaduba meeshay u timi ee may

  • @Honey_iyo_chocolate
    @Honey_iyo_chocolate 5 лет назад

    Caman kuuskaan waa suufi qosol badanaa

  • @hansarebanleyahy3006
    @hansarebanleyahy3006 5 лет назад +2

    Asc walaalahey plz subscribe iisaara plz😭😭😭😭😭😭

  • @yummyhammy7547
    @yummyhammy7547 5 лет назад

    Jig jiga aad mxy ula jeeday habarta mooryaanta ah

  • @Abdihaaliq
    @Abdihaaliq 5 лет назад

    Nio adaapa mid kale ah 90ka qosol lee wllh berka i xanuunay illah ana cadeeye🤣🤣🤣🤣🤣

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 5 лет назад

    Horta dhqankeena waa in la ixtiramamaa qofka kaa weyn weliba qof hooyadaa, hadey wasiir tahey iyo hadii ay suuqa joogtaba waa ceeb in maamo wiil Yar uu aflagaadeeyo, xitaa hadey ka gardaran tahey, waa hooyo Soomaaliyeed oo weliba xil Qaran heyso, xushmada iyo cisiga yaan Laga tagin dhalin yarooy.......

  • @abdirahmanhassan4922
    @abdirahmanhassan4922 5 лет назад +1

    Adiga waxad facebook ka soo maqasho maad meeshan keenta mida kale miyadan aqoon kale lahayn ama mid aad ku shaqaysato niin wayn oo faruuqa

  • @halimaabdulahi4750
    @halimaabdulahi4750 5 лет назад +1

    Abowe xasan qoslaaye isku egtihiin maxa isku tihiin

  • @wawabariwawabari4391
    @wawabariwawabari4391 5 лет назад

    Asc kkkkk kadija

  • @nasteexoabdulqadir8124
    @nasteexoabdulqadir8124 5 лет назад +3

    Dayax iyo cabdidhaanto lawadoodaba wey Isla kiimakeesteen maamadana weyfahmiweyday waxdhibato ah majirto ayaga isbadalay

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 лет назад +1

    Reer konfur waxayrabaan inay magaca somalinimada xambarsanadaan hadana dadka kudadafeeyaan meeshu kasojeedo takale iyaguunbaa ilbaxa iyaguunbaa degen wayaab

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 5 лет назад

    Cabdi dhaanto isaga ayaa tagay meel aan laga infiteynin lakiin Waxaa xun logu garacay cabdi dhaanto ciidamada ay ku dalbatay qadijo ma ahayn in si daa Lola dhaqmo xataa aun yariisow WA ku jirya maqlay

  • @sahrakayfadfg8785
    @sahrakayfadfg8785 5 лет назад +1

    Walala waan lasocon

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf 5 лет назад +1

    Wlhi ina macalin xusen si kal iyo laab ayan u qoslay hadii mamada warka ay dhahday ay run tahay mamada eed malahan hhhhh

  • @idilaeey7456
    @idilaeey7456 5 лет назад

    Kana maxu ahaa baaca ah qandhada 😗😗

  • @warsanalichannel9543
    @warsanalichannel9543 5 лет назад

    Horumar wacan ,FADLAN SUBSCRIBE ISAAR CHANNEL KAN

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 5 лет назад +1

    Dayaax dalnuursheee mu iskadayo hestaaa baal yuuu waniniii iyo nagtaaa u dariqaaa kudhuqayo yahuu

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 лет назад

    ILAA IYO GOORMAY DHALINYARADA MOGDISHO NOQDEEN BISIL OO WANAAGSAN SOO MOORYAANTII GABDHAHA QABSADAY OO DADKII BILILIQAYSTAY OO GURYAHA XAARANTA KU DHASHAY HANOOFAANIN XAMAR.

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 5 лет назад

      Haa, laakiin 9 jir wali ma aysan kufsan, maamul soomaaliyeed ayaa loo bixiyay KUFSILAND, inteey kufsadaan ayay waliba dilaan caruurta

  • @sahrayareey57
    @sahrayareey57 5 лет назад +2

    Hhhhhhhhhh wa runteed waaba laba Abdi dhaanto waana wax an edeb leheen maamada Caayay qabyaaladiiste xun waa dad somaliyeed ayuu laangaab ku tilaamay shittka

  • @updisamedupdisamed4206
    @updisamedupdisamed4206 5 лет назад

    War camera so iibso muqlo cajiiba so duub

  • @fatxinuurkamaalkamaaal583
    @fatxinuurkamaalkamaaal583 5 лет назад +2

    Hhhhhhh👉👏👏👏👏👏👏

  • @najmiinanajmiina5984
    @najmiinanajmiina5984 5 лет назад +1

    Subxaanalaah dadkiya ari cml noqday caku naag xaq miyaa waxa lkn

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 5 лет назад +1

    Dar allan idin jeclahay abdilahi and maryan👉❤❤❤❤❤

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 5 лет назад

    cali dhaanto iyo cabdi dhaanto ayay maamada isku qaldeysaa ee maamada qalad malagoobtana waa ay sugeysay

  • @Honey_iyo_chocolate
    @Honey_iyo_chocolate 5 лет назад

    Camankuuskaan halkuu konoolyahay? Alaba buu markaste sheegaa waa halkee Alaba?

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 5 лет назад +1

    Cabdillahi xayawan madow badan doqon ah af bali maryan baa ku fuusho

    • @rahmajama2325
      @rahmajama2325 5 лет назад

      xamar ogadeen nacayb ayaa kajira balayo inigu dhacday

    • @nadiifoyusuf3104
      @nadiifoyusuf3104 5 лет назад

      Mansha Allah gafkìisa hadu qaatay ma xuma waxaan rajeyneyna in wasarada wa waya arag in ey raligelinta in ey qadato dadka khaska raba halka ha ku jabano Insha Allah

  • @massmaxamed7494
    @massmaxamed7494 5 лет назад +1

    Maac kama kortid

  • @idilaeey7456
    @idilaeey7456 5 лет назад

    Sida dumarka waxan u qoslaya xuu ahaa

  • @yiume6465
    @yiume6465 5 лет назад

    Adiga laftada RUclips waadku walatay ma is tiri ayamahi hore waa ficned lacagta RUclips malagu washa tolow ninkan sidu u hadlayo hada cadi miya mase Ana walaan somaliyey?

  • @fayzacheik1115
    @fayzacheik1115 5 лет назад

    Niyaw waad iga qoslisay😂😂😀😄

  • @sadiaaxmad1844
    @sadiaaxmad1844 5 лет назад

    Wcs walal

  • @ashaabdi8421
    @ashaabdi8421 5 лет назад

    Abdi daanto anigaa walashaa ah oo kuraligalinayo . Donfartaa midgaanta ah haraali galin. Midganimadeeda haqirato mida kale nimcan siduu ugaran wayaa abdi daanto wlhi waxaa haboon isna in loo geeyo muuse bixii
    Anagaa dantoyinkaaga uxiiso qabnaa bilash baad uhortagtay midganta horteeda. Mida labaad goboladaada cida kabadan oo lagaga bahanyahay ee Kanoxow nafta waa

  • @sucaadkhaadi9455
    @sucaadkhaadi9455 5 лет назад

    Asc masha allah hore usoco hadal qiimo lah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sabaxmaxamud2680
    @sabaxmaxamud2680 5 лет назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ramlaahmed1206
    @ramlaahmed1206 5 лет назад

    😪😪😪😪😪

  • @ruuruu114
    @ruuruu114 5 лет назад

    Dayax dalhuurshe...dambi waaye heesaha ...iyo naag iyo caruur baan ka korsan muu kala daayo

  • @iloadamyusuf5181
    @iloadamyusuf5181 5 лет назад

    😂😂😂

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 5 лет назад +1

    Dayax dalnuurshaba Labo lama moodinee maxaa Cabdi dhaanto takooray 🤔🤔🤔

  • @nastehoabdullahidiriye5551
    @nastehoabdullahidiriye5551 5 лет назад +2

    hampalyo ayan leyahay hadi u qaladkisa qirtay kanasonoqday

    • @nastehoabdullahidiriye5551
      @nastehoabdullahidiriye5551 5 лет назад

      @@nasroyusuf1885 abayo so mamadu hoyadi okale maaha ixtiram ayey kamudantahay sikastoy u dulmiso

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 5 лет назад +1

    Nin yahow abdulhi qurxda qoyskaa Ku eekow beentaana wa lagaa ficn yaahy bisnkaa nin Wayne baa taahy maxa kaa quuseyo abdi dhantoo iyo wadijoo

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 5 лет назад

    😂😂😂😂😂

  • @najmiinanajmiina5984
    @najmiinanajmiina5984 5 лет назад +1

    Hoyaday usheeg qaniisyahow masera ku haaya

  • @aishamohamud4989
    @aishamohamud4989 5 лет назад +2

    Risaqdii miyaa xagaa kaa gashay uf wa kaa sharaf bdan yahay

  • @yahyeabdi9017
    @yahyeabdi9017 5 лет назад

    Karbashka dhaaaf

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 5 лет назад

    Kkkkkk

    • @fadumod8702
      @fadumod8702 5 лет назад +2

      GUUL CAbdi Dhaanto💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍✊✊✊✊✊✊

  • @siradm
    @siradm 5 лет назад +1

    Dad baa kaasoo go'aye maxaa lagugu galay? Yaab xaal qaado bal qabiil qabiil kafiican majiro Cabdina waa nin weyn maradi dhacday aad buu u ceeboobay 100 sano horteed dhaqanki ahaa jaahiliga ahaa inuu keeno aad ban uga xumahay. waxan hadaadku ku qoslay ciwaanki vediogi kale" oohin afka furtay" kkkkk

  • @marwobarlin869
    @marwobarlin869 5 лет назад +1

    Isoo booqda walaleheey fadlan subscribe ii Sara fadlan

  • @deeqoosmansabriye3890
    @deeqoosmansabriye3890 5 лет назад +2

    Xamar wa lagu cadada mamada halo shego 😂

  • @farxiyofarxiyo881
    @farxiyofarxiyo881 5 лет назад +1

    Mxa kuqosle mrka afweyow adba afkas kuqosleye ohonta watey nagtada ka oysisa mxad la oyeysay daka kadhamow dayaxba wuu iscadeyaye ma nin an iscadeyn bajira adba weykukari ladahye wr tan

  • @shariifomuxumed6532
    @shariifomuxumed6532 5 лет назад

    hhhhhhhhh 2 ayy lanoqden miya mamada

  • @nimohassan6167
    @nimohassan6167 5 лет назад

    hhhhhh Waxaas wax lagu hadlo mahaan Isku xishoow

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 5 лет назад

    Kaaan doqonsaaa yahuuu 👎👎👎👎

  • @sahraibrahim8039
    @sahraibrahim8039 5 лет назад

    Kkkk