ADEERKEED AYAA FARAXUMEEYAY WAA XILDHIBAAN DOWLADDA KUJIRA CEEB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 23

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  3 часа назад +1

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    chat.whatsapp.com/HtXgYYHcoYV9LAIDsWmgIs

  • @AbdiraxmaanAbdi-pg1gu
    @AbdiraxmaanAbdi-pg1gu Час назад

    Baallaayo ku qaadey iimaanka allaha kaa qaado gabadha uu adeerka u yahey sidaas uu ugalley ani waxaan oranlahaa xilka iyo xasaanadaba halaga qaado qabiilna ma uu matallee daanyeerka alle iyo rasuulkiisa aan ka xishoon iyo maallaa igta garbihiisa saaran waa wax dulliya oo aan damiir innaba aan laheyn haduu diir naxa leeyahey gabar caa iladiisaa sidaa uma quureen iyo waliba gabar soomaaliyeed qofku maweysan gabar la dhalan maweysan gabari dhalin ma wuusan gabar dhalin ma weysan gabar eedo u aheyn maweysan gabar habarya u aheyn mawuusan gabar abti u aheyn ma wuusan gabar adeer u ahey wuxu xumaa oo xaraaraa meel xille ku dhimo saa waxaa tahey qof xaaraantu xallaal u tahaye illaahey umada kaa qabey adi iyo intii kulaa mida aamiin dhahaya soomaaliyey

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg 2 часа назад

    NAA HOOY WAXA AAD SHEEGEYSID HADEEY RUN KAA THY ILAAHAY U XAMDI NAQ' HADAADBA NOOSHAHAY' IKRAAN TAHLIIL' AAWAY'

  • @ahmedgaal4723
    @ahmedgaal4723 2 часа назад

    Asc Walal ceebaha dadka lama faafiyo ee waa la qariyaa Allah ka cabso waa lagu xisaabinayaa .

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 3 часа назад

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 часа назад

    Inaad qof soo ka xeysato ayey aheyd. Waa warey cawyahan soo dhigey hadey baranayaa inay caruurta xaran ku wasaan.

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 8 минут назад

    Xildhibaanadii hadday waxaa sameeyeen tolow xasan sh iyo adan madoobana imisay kufsadeen

  • @Hooda36
    @Hooda36 Час назад

    Assalamu Alaikum qurxda quska2 brother Subhanallah gabadhan iyadaa khaladka iskaleh Absolutely 💯 👌 Shame On her yaa uxalaleeye ineey nin an qabin ama ladhalan gurigiisa tagto ceeb caleeg 🤔

  • @Abu-ayisha
    @Abu-ayisha Час назад

    Ceebtaadana in alle uu banaanka keeno u diyaar garow waxaadan hubin baad qof ku ceebaybaysaa

  • @CabdullahiMoxamedCali
    @CabdullahiMoxamedCali 2 часа назад

    Qofka diinta islaamka ayaa sharaf uyeesha, baarlamaan iyo inta kale oo dhaqamada gaalada wata, diinta islaamkana kabeensheegay, hadde qofkii moodaya dad sharaf aad buu ugafsanyahy ee ha ogaado qolyahaasi waa qolyo gaalada u adeega faafiya afkaarta cadawga/ kuffaarta / gaalada ah

  • @nhjj-p9u
    @nhjj-p9u 2 часа назад

    oo yaa badbaadinaayo 😢😢

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 часа назад

    In la iskufsado oo ilmaha lagu noqdo wa wax somali ku cusub .

  • @CabdullahiMoxamedCali
    @CabdullahiMoxamedCali 2 часа назад

    Gar haddii lagalayo waa in loomaro hannaanka sharciga islaamka, marka arintaa ma runbaa mase waa been ma ogi,
    Soomaaliduna waa kameehmaaheen:(in ishshu kasoo dhacaday haddaad aragto ha ugaaabin lagayeebe asna inuu qof calosha kasooridaye

  • @AliHusseinMohamed-ig3qr
    @AliHusseinMohamed-ig3qr 2 часа назад

    ninkaan wa ogadeen heer ceel barde subxn alh Darood dhaqan xumaa

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 часа назад

    Kkkkkkkk
    Ader wasmo barad ah .waa warey war ninkan halaqabto hala toogto

  • @Marian-c6x
    @Marian-c6x 3 часа назад

    Niman ka staff ka dhuun tooda ,,aaa u daran damiiir bainaanimo ma jiro. Ineey kaligeeyd u tagto. Ka ogolaataba ma eheen. ,,, gabdhooy feejiknaada

  • @Marian-c6x
    @Marian-c6x 3 часа назад

    Xasbuna llaah ,,,

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 4 минуты назад

    Carabtu waxay tidhaa salaatul qaxba ma tuwasila kacbah

  • @CaashoHaji
    @CaashoHaji 3 часа назад

    Adeerka laxmi ma ahane gurigisa maxakadontay

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 часа назад

    War waa ceebooboy khanis mashruuc.dhilo miyuu wayey