Maasha Allah, laakiin maciishada qaali waaye, America is cheaper than Somalia. Yaab wax walba hadii dollar lagu kala iibsanaayo sidii inaad Yurub ama America joogtaan.
Masha allah. Jazakalaahu khayr Wadankeena nimco aa taala.. Cuntada meesha aad ka cuneysid. Reer qurbo joog hadaan nahay inaan nimaano aan rabnaayee.. Xaafada ay ku taal iyo maqaayada magaceeda soo sheeg..
Man shallah tabarakallah walashey macan ilahay haku xifdiyo walaahi marhore ayaa iigu dan beysay 30 sano kahor ayaa iigu danbeysay Somalia waana ka cabsanayaa in aan I mado
Cabsi ma jirto imaw aderkey 30 sano ka maqna 2015 uu imaday also eedaday 2018 bay imid iyadana 30 sano bay ka maqned. Waxa ka cabsanaysid haday amni tahay kolay naf si kasto u ilaalino geeri lagama ilaalin karo mesha kuu qoran adiga lugahaga ku aadaysid lkn haday cabsi kale ku hayso ma ogi.
Maasha Allaha Nicama hadda ayaan ka soo tagey nabada waa mahiim nabadi ayaa ku yar xamer Allaha kuu barkeyo qarexii gobalka ayaan joogey Allaha idiinku xafido ❤
Maasha allah abaayo allah idin daaweeyo meesha soorta ka cuntay iyo caloosha ma iinoo sheegi kartaa mesha ee ku taalo iyo taleefan nambarkooda mahadsanid
Erica and halagu daro walaa shey waad qurux badan tahay laa kiin reer waa beri hun guri Lee may cunaan wa saqda guryaha hortooda daad San Maa iska nadii fiyaan reer muqdisho hunguri Lee idinkasoo haray cuno ma rabnee waxaan rabnaa nadaafad qof walba gurigiisa hortiisa hanadii fiyo biyaha wasaqdaa ee guryaha hortooda lagu shubaayo joojiya waxaasuu duqsigu ka dhashaa waa adoo tiri jirkeeyu waa nadiif laa kiin wejigeeygu waa wasaq oo dhareerkii iyo indhaha iskama dhaqin war nadaafada hunguri aan nadaafad laheeyn caloosha bakteeriya ayaad ka buuxsatay
Masha Allah nicmo heybe Inaba cadi ma cuntada muqdish aad beey u macaan tahay balse nabada ayaa lagu heysan qofkasta wuu ka baqayaa muqdish dalkeena waa barwaaqo wax kasta waa heli waana meel fican weeye xabiibtii thanks for sharing nabad iyo barwaaqo ku noolada. We hope we get peace soon thanks for sharing qaaliyeey.
Masha Allah vlog qurux badan nimco heybe guuleyso actaradena🥰👏
Nimco nimcayku dhexjirtaa ALLE hawsiyaadiyo
Maansha alla
Masha allah
Mashallah Mamo Nimco
Masha alaah
ما شاء الله تبارك الله.
Masha allaah Wlshy qaliya nimco haybe wan ku tageeraa keep going guulayso
Inaba caadi ma'ahan mashallah Allah ha inoo saa'idiyo barwaaqada wadankeena walaasheen horey u soco keep going sister
Masha allh abayo shakeda filimada sobadi wan kugu xiranahay ❤❤❤
Illaaheey Hanoo Xafido Wadankeenna iyo🇸🇴🙏🙏🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴
Waxan u xisay malayga xamar walhi Nimda haysana ilah nabad hanasiyo thanks abayo nimco
Maasha Allah, laakiin maciishada qaali waaye, America is cheaper than Somalia. Yaab wax walba hadii dollar lagu kala iibsanaayo sidii inaad Yurub ama America joogtaan.
Manshallah allah ha barakeyso dalka iyo dadkaba nimcadaa dalka mareykan kuma heysano, meshan oraad ayaa yalaa inshallah waan imanaya wadanka
Masha allah. Jazakalaahu khayr
Wadankeena nimco aa taala..
Cuntada meesha aad ka cuneysid.
Reer qurbo joog hadaan nahay inaan nimaano aan rabnaayee..
Xaafada ay ku taal iyo maqaayada magaceeda soo sheeg..
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub
Masha Allah
M.a habo nimco keep going
Mansha allah good vlog nimco from ankara dalka waa loo xiisay wallaahi keep going
Maasha Alah nimco ayaa taal wadankeena wallahi Nimcooy saan xal kuuma ahin ee iscaatey please cayil cudur waayay
Nimco walaasheey kheyr ilaaheey ha ku siiyo runtii waan u xiisay dalki hooyo waxaa igu dambeysay January 7 1990
Dib uguma soo laaban waan jeclaan lahaa inaan imaado ilaaheey ha noo xafido dalkeena hooyo canada ayaa qaboow iyo nagu dilay waan ku salaamay walaasheey waxaan jeclaan lahaa inaad noo soo dubtid caano baraawe ayaan aad ugu xiisay
Maxaa looga faanaa? Macaan waaye iyo vitamin wax ka fiican maleh, hargab iyo waxaas waa is dayseen
Maasha Allaah abaayo ,👌💝💝💝💖💖💖🥰🥰🥰🥰👍👍🤲💕💕💕🙏
Mashaa allah nimcada wadankeena taal wadanka anagoo nabada allah hanugu soo celiyo idinkana nabad waarta allah haydin siiyo dhareerka anaa ka koow
Mash Allah muqdisho caday 😍😍😍😍🥰
Nimcuuni ki salaamay lafihii hore
Msha allh
Walahi swedan wa qaali rubac xata wanagu adagyahay inan gadano alow muqdisho barakee
Maasha allaah
Maaash allah walaalshey
Maqayada xasanow ahaa hotel madina agteeda ayeey kutaala dhowr subax ayaan ka quracday mufu baraawe iyo xulbo wlhi xamar waan kuu xisay fresh food
Safican aye Dolada sameyen. Wayo Askarta Kajo hesa oo u bahan. Shaqo bilow geed aye qabten Dolada
Abayo waa barmajis fican ee soo badi. Dalka aya u soo noqon runti
Xamarteyda❤
Man shallah tabarakallah walashey macan ilahay haku xifdiyo walaahi marhore ayaa iigu dan beysay 30 sano kahor ayaa iigu danbeysay Somalia waana ka cabsanayaa in aan I mado
Cabsi ma jirto imaw aderkey 30 sano ka maqna 2015 uu imaday also eedaday 2018 bay imid iyadana 30 sano bay ka maqned. Waxa ka cabsanaysid haday amni tahay kolay naf si kasto u ilaalino geeri lagama ilaalin karo mesha kuu qoran adiga lugahaga ku aadaysid lkn haday cabsi kale ku hayso ma ogi.
Masha allha wllo
Walaal Waad mahadsen tahay qurux xamar 🎉🎉🎉
Anaa kamid ah ku dhareerka ka daadanayo masha allh
Maasha Allaha Nicama hadda ayaan ka soo tagey nabada waa mahiim nabadi ayaa ku yar xamer
Allaha kuu barkeyo qarexii gobalka ayaan joogey Allaha idiinku xafido ❤
Abaayo inteeh ku yaalaah meeshabeerka
Masha alh dalka nimca talo alle nabad buxdo hana siyo waligey ma arag dalkeyga social media lee ka arka insha alj hadi la nool yahy mar un wa so arka
maamo nimco inshallah jaamacadda sucuudiga markan fasax ka helo ayaan xamar mar labaad iman
Masha alah hawshii haayay waa delay dhareerleee ee bil cafiya
waxaa isoo xusiisay shalemo cellgaab waayo waayo waad mahad santahay
Malaygaas yuumbi iyo jeedar maaha sister
Horey u soco mmm
Asc walashay, mashlah mashlah cafimad kucun, ❤ ♥️
Atarishada nimco
Maasha allah abaayo allah idin daaweeyo meesha soorta ka cuntay iyo caloosha ma iinoo sheegi kartaa mesha ee ku taalo iyo taleefan nambarkooda mahadsanid
😋😋😋😋😋😋😋😋
Caafimaad allaha kuugu daro shortage hunguru yunqyunq nagu riday
Masha allah caafimaad ku cun abayo dhareer waa dhaafyay kan kkkk afaarahaan ninkii ka saayo lee ka saayo😚
Maasha Alash CAAFIMAAD kucun
Qudaarta qaali waaye, maskiin manoola
Walaahi waxaan u xiisay bataati macankeni❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah hunkiri cuncun aya igu riday
Caadi ma ahan DHAREERKA WAA NAGA DHAMAADAY
Wcs wrb
16:51 yaa ila arkey 🐈 Hal 👁️ blue. 👁️ kala be cagaar 😊😮
Masha alah nimco heybe walashey abitatka kufurn Markis kufurmo mugo marti haisonoqonin abay kkkkkk
Masha allaa nimco quruxey waa cunto faresh gorme igudabesay wlh 2005 🥰🥰🥰♥️♥️♥️😋
Maqayadan waxa garanayan team bajajley wlhi waa ka noolaane hhhhhhh
Mcn badan walaasheyda qaaliya
Wilka in moqal kiisa video soo galo, rali ma ka yahay Abayo?. Dad aya jeclen video in la ka arko haaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mushkaaki ninki cunay sheeki karo waxan ka cuni jiray maqayada ku taalo isgoyska via roma waxey ku dhaganed Hotel Madina xusus iyo wayo wayo
Nimco balbaarka ayaan noqotay hayee3eeee
somalia waxaa ugu soo socdo cunto lee waye wlhi kkkkkk cuntooyinka meelaha yar lagu kariyo ani bo waa jeclahay ma qaayad weeyn ma jecli
Lawa iyo bar talow lacagtas meqa wye kenya camal
Iadaa nimco😅
8:08 😂 nimco dhaqanka somalida maxaa waye mesha oo dhan waba wadankiye maxaa kale oo yaalo 😂
Streed
Erica and halagu daro walaa shey waad qurux badan tahay laa kiin reer waa beri hun guri Lee may cunaan wa saqda guryaha hortooda daad San Maa iska nadii fiyaan reer muqdisho hunguri Lee idinkasoo haray cuno ma rabnee waxaan rabnaa nadaafad qof walba gurigiisa hortiisa hanadii fiyo biyaha wasaqdaa ee guryaha hortooda lagu shubaayo joojiya waxaasuu duqsigu ka dhashaa waa adoo tiri jirkeeyu waa nadiif laa kiin wejigeeygu waa wasaq oo dhareerkii iyo indhaha iskama dhaqin war nadaafada hunguri aan nadaafad laheeyn caloosha bakteeriya ayaad ka buuxsatay
Waxba haka laaaban in lagula socdo ceyb maaaha
maqayada dhanke Kutala waba nafaqee
SOONKAAN QUDAARKA QAALI🥭🥭🥭
Maba la gaarinee seeku ogaatey
Asc
Jiniya u shega u maleyna
Masha Allah nicmo heybe Inaba cadi ma cuntada muqdish aad beey u macaan tahay balse nabada ayaa lagu heysan qofkasta wuu ka baqayaa muqdish dalkeena waa barwaaqo wax kasta waa heli waana meel fican weeye xabiibtii thanks for sharing nabad iyo barwaaqo ku noolada. We hope we get peace soon thanks for sharing qaaliyeey.
Naciimo inaan kugu dhejino maka cabsaneysid miyaa walaaleey mar hore aanoogu dambeysey alaabtaan cfmd ku cun walaashey
Masha allah
Nimcuuni ki salaamay lafihii hore
Masha allah
Nimcuuni ki salaamay lafihii hore
Meshan sorta ad ka cunto nimcoy tel keda keen watagaye
Muuqaalkan muuqaal hore miyaa