Nimca Haybe & Moha Official
Nimca Haybe & Moha Official
  • Видео 708
  • Просмотров 16 484 221

Видео

WAAYO WAAYO IYO XASUS DHEER AYAAN GALEY ILA SOCDA ASXAABEY
Просмотров 32 тыс.18 часов назад
WAAYO WAAYO IYO XASUS DHEER AYAAN GALEY ILA SOCDA ASXAABEY
DADKAYGII AAN UU XIISAY MAXAA INO KALA DANBEEYAY SHEEKO ANAA IDIIN HOOYO.
Просмотров 4 тыс.День назад
#nimcaheybe
QADADA MAANTA NIMCA OO KA HADASHAY DAGAALKA
Просмотров 9 тыс.День назад
#rasmirays #Raxmaxasan #qadanqaran #goosha #nimcaheybe
FADLAN DHAMAYSO OO GAARSII SOMALI WAYN please sii SHARE GAREEY
Просмотров 1,5 тыс.4 месяца назад
#nimcaheybemoha #youtube.com/@s.a.s.k.foundation6294?si=iwwi0NFCu-mxR9oC
Mogadisho
Просмотров 2,1 тыс.4 месяца назад
Mogadisho
WALAAL KA DUCAYSTAY 15 HOOYO EID SIIYAY
Просмотров 18 тыс.4 месяца назад
#nimcaheybe
REER HARGAYSA IYO NIMCO WIXII DHEX MAREY….
Просмотров 10 тыс.4 месяца назад
#nimcaheybe #hargeisa #mogadishu #eid
MARTIQAADKII SANADKA ILA DHAMAYSO VIDEO GAN
Просмотров 30 тыс.5 месяцев назад
MARTIQAADKII SANADKA ILA DHAMAYSO VIDEO GAN
WAXAAN U SAMEEYAY MAXAMED INDIAN FOOD
Просмотров 16 тыс.5 месяцев назад
#nimcaheybe #mohatita
5 DOLAR MAXAY GOOYSAA MUQDISHO
Просмотров 3,7 тыс.5 месяцев назад
#nimcaheybe #mohatita
BALANQAADKII REER AMERICA
Просмотров 8 тыс.5 месяцев назад
#nimcaheybe
ANIGANA MAANTA SAXIBKEY HADIYADISA
Просмотров 11 тыс.5 месяцев назад
#nimcaheybe #mohatitanic #faayxabib
AFURI WALALKAA
Просмотров 1,7 тыс.5 месяцев назад
AFURI WALALKAA
XAMAR WEYNE SUUQA VLOG
Просмотров 23 тыс.5 месяцев назад
#nimcaheybe
MAALINTA KOWAAD ee RAMADAANTA IYO …..
Просмотров 8 тыс.5 месяцев назад
MAALINTA KOWAAD ee RAMADAANTA IYO …..
RAGGA IYO DOOQA
Просмотров 48 тыс.5 месяцев назад
RAGGA IYO DOOQA
Alfaghi Team Maxay Idiin hayaan Ka bogo Maad iyo Qaraaxo
Просмотров 5 тыс.5 месяцев назад
Alfaghi Team Maxay Idiin hayaan Ka bogo Maad iyo Qaraaxo
Bunkaad Cuntay Bood-Boodkiisaa Layska Rabaa
Просмотров 10 тыс.5 месяцев назад
Bunkaad Cuntay Bood-Boodkiisaa Layska Rabaa
FANANINTA HARGAYSA IYO MAALINTII JACAYLKA
Просмотров 6 тыс.6 месяцев назад
FANANINTA HARGAYSA IYO MAALINTII JACAYLKA
taxanaha tiktok party 3
Просмотров 1,6 тыс.7 месяцев назад
taxanaha tiktok party 3
ruwayadii taxanaha tiktok prty 2
Просмотров 1,2 тыс.7 месяцев назад
ruwayadii taxanaha tiktok prty 2
taxanaha tiktok prati 1
Просмотров 1,3 тыс.7 месяцев назад
taxanaha tiktok prati 1
fadumiin o hadiyad aad u quruxbadan i kentay thanks xbbti
Просмотров 2,6 тыс.7 месяцев назад
fadumiin o hadiyad aad u quruxbadan i kentay thanks xbbti
PRANK FADUMIINA KU JOJIYEY BAS WAYE
Просмотров 11 тыс.7 месяцев назад
PRANK FADUMIINA KU JOJIYEY BAS WAYE
DIYAA MEXEY IGU SAMEYSAY?
Просмотров 2,4 тыс.8 месяцев назад
DIYAA MEXEY IGU SAMEYSAY?
CASHO QURUX BADAN OO AAN TEAMKEYGA AAN USAMEYEY
Просмотров 1,5 тыс.8 месяцев назад
CASHO QURUX BADAN OO AAN TEAMKEYGA AAN USAMEYEY
XAMAR OO DIBID WAX KABARYEYNIN🥻🥻
Просмотров 3,6 тыс.8 месяцев назад
XAMAR OO DIBID WAX KABARYEYNIN🥻🥻
QISO XANUN BADAN OO IGA ILAMEYSISEY
Просмотров 8 тыс.8 месяцев назад
QISO XANUN BADAN OO IGA ILAMEYSISEY
SHEEK MAGACA KUQORAN SABURADA..CHALLENGE QOSOL BADAN
Просмотров 9208 месяцев назад
SHEEK MAGACA KUQORAN SABURADA..CHALLENGE QOSOL BADAN

Комментарии

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 15 часов назад

    May iska xaaqan qashinka dabadeed laba gaari caro ah iskaga shubaan iskaa wax u qabso

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 15 часов назад

    masha Allh Iska dha dhanansada

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 16 часов назад

    Macanaa walahi

  • @user-cw4ts8dy2g
    @user-cw4ts8dy2g 20 часов назад

    Doqoshkan maad ku nooshahay? kkkkkkkkkkkkk

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 День назад

    qofba meeshi uu ku soo koray yuu soo booqan

  • @dublinireland9175
    @dublinireland9175 День назад

    Asc walaasheey guuleyso❤🎉😅

  • @dublinireland9175
    @dublinireland9175 День назад

    ❤😅😊😊

  • @dublinireland9175
    @dublinireland9175 День назад

    Asc ina ahmedeey guuleeyso

  • @IkhlaasAhmed-f9y
    @IkhlaasAhmed-f9y День назад

    Walahi mamo wan ku jeclene hbenki casarki subaxi intaba noso gali hargaysana nogu kalay wan kuso dhawynayanye❤🎉you love mom

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 День назад

    Maa lagu soo oegeynayaa maanta naa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 День назад

    Manshaallah nimca haybe wasaqda waxa la socda cunto fresh iyohawo fresh somali 😍🥰

  • @MuxdiinCabdiladhiif
    @MuxdiinCabdiladhiif День назад

    Hooyo nimco Lii love nookeen❤

  • @MuxdiinCabdiladhiif
    @MuxdiinCabdiladhiif День назад

    Eedo nimco Allah ku xafido Lii love u uxiisnay Noo soo qabo adoo mahadsan😅😮😢😊😊❤

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 День назад

    Asc xusuus barjilbi jabsi waaaaw waa u xiisay ❤❤

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 День назад

    Naa afrika wasakh maahee waxa iska hagaajiya

  • @user-wz3kb2zf3q
    @user-wz3kb2zf3q День назад

    Sxb maxmed kacantaada wee fadhisaa masha allh kamira man aan caadi ehn wan ku slmy sami maxamed deeq waye bro

  • @user-wz3kb2zf3q
    @user-wz3kb2zf3q День назад

    Sxb maxamed wnku slmy sami gaada waaye maxamed deeq

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 2 дня назад

    🎉

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 2 дня назад

    Hhhh

  • @shadiaabdi4341
    @shadiaabdi4341 2 дня назад

    Nimco MashaAllah abayo. Xamar hadii imado waa kusoo salamaa. Waxaan ahay tageeradada. Sweden aan kaa soo salamaa ❤❤

  • @SuhaybAxmedBarre
    @SuhaybAxmedBarre 2 дня назад

    Nimco waa qofta aan codkeeda ku raxaysanaynay wayo wayo alle haku dayo akhirana janada ayan ku rajaynaa

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 2 дня назад

    Cabitaanka mushakalka kii gadaayay Ho Aagayaa ma nool yahay.

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 2 дня назад

    Saalax Dheere qof xushmad badan waaye xitaa markuu sonkorta doonanaayay waa u sheegay si aan loogu arkin qof iska baxay. Dadkii hore Xamar waa ku yaraadeen wax dhintay iyo wax dhoofay waaye.

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 дня назад

    Meel galeta ad magty mal mahane macow macnow hestan hindi laga mataly wn so qabn la ahay ya igu dhamo govinda miya qaday

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 дня назад

    Nimco axmed waqtiga mado bed aya qurx badned wll qas qaska maxo gabdho dhexa ku dhelay atriisho somliyed riwyad aya firsn jiry wqtigi 2005

  • @Xamdicabdiwali-k3d
    @Xamdicabdiwali-k3d 2 дня назад

    Mnsha allah habo nimco alle haku xafido❤️

  • @cumaribraahim7327
    @cumaribraahim7327 2 дня назад

    Salaan sare Titanic iyo Nimco Baar jilbo jabsi aa dad badan soo xusuustay aan u maleyna😂😂😂 waa leydin waayay asxaabey ❤soo badiya shekoyinkan cml asxaabey

  • @SaredoMohamed-t7u
    @SaredoMohamed-t7u 2 дня назад

    Mansha mamo hori usoco

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 2 дня назад

    Abaaayo bar fuuun laguma baxo nabigeena ayaa noosheegay 😢

  • @user-yf6hm5dq6x
    @user-yf6hm5dq6x 2 дня назад

    Jah mansha allah Lkn waligay ma cunin anaka ree hargeisa hadaa nahay afaarahan ma naqaan mana arkin waligay 😢

  • @farxiyomaxamuudkahyie7844
    @farxiyomaxamuudkahyie7844 2 дня назад

    🎉🎉🎉

  • @YasinAxmed223
    @YasinAxmed223 2 дня назад

    Arinta ciraq cabdi cilmi xa kaledhy

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 дня назад

    MAASHAA ALLAAH ❤❤❤❤❤

  • @husto1317
    @husto1317 2 дня назад

    Maan shaa Allaah xasuus baad nagalisay

  • @garaaddowlad4803
    @garaaddowlad4803 3 дня назад

    Hooyo somaliyeed Boqorada turjumaada il iyo cawriba la aaw boqortoyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 3 дня назад

    MAASHA. ALAAH. NAFAQEESO WAAYE JAH JAWI DAGAN. CAAFIMAAD KUCUNA. NIMCO HEYBE. XAAJIGEEDA. MAXAMED❤❤❤

  • @SaredoMohamed-t7u
    @SaredoMohamed-t7u 3 дня назад

    Sida an umaqly rer yurub aya garab laga Helga dhanka RUclips wan tagera mamada kor haloqado

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma1009 3 дня назад

    Habo allah ku barakeyo Yaa rabbi yaa raxman mar hora

  • @shukriluggeed4108
    @shukriluggeed4108 3 дня назад

    Mashaa allah sxb qaliya nimco ❤

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 3 дня назад

    Fanaan tol ma aha, aawey tolkaa. Dhaqan guur aa idinku dhacay.

  • @Zackfilm-f9g
    @Zackfilm-f9g 3 дня назад

    Sabab 22k views and 900 like maxaa dhacay somaliyey 💔

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 3 дня назад

    Maasha allaah ❣️ Waayo waayo Waaye walaahi

  • @ISHA_AQOONTA
    @ISHA_AQOONTA 3 дня назад

    ama degmada waaberi

  • @ISHA_AQOONTA
    @ISHA_AQOONTA 3 дня назад

    Waaberi ka intee anaa reer waabere ehee siibo baar ha i dhaafin ceelka saalax

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 2 дня назад

      😂😂😂 ceelka Saalax Cumar miyaa buur dheere

  • @IkhlaasAhmed-f9y
    @IkhlaasAhmed-f9y 3 дня назад

    Mamo nimco 1love🎉❤mamo ilahy cimriga iyo cafimdkaba hku barkeeyo

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 3 дня назад

    Asxaabey filmkii 2 cali dheere ee Hiiraa, qofta atariishada Gowrii u hadleeyso Nimco Haybe miyaa codkaas fadlan?

  • @mursalomar2291
    @mursalomar2291 3 дня назад

    nimco salaan gobeed

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 3 дня назад

    Nimco shirkad cusub sameysta adiga iyo dadkii hore

  • @osmanaden714
    @osmanaden714 3 дня назад

    Cadar ha marsanin wa danbe inad cadar binanka ulabaxdid

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 3 дня назад

    Vlog qurux bdn waaye rag culus ba is helay