Wixii Cerigabo ka dhacay & Xaalkeedu halku marayo & Warqada Cali Xoosh
HTML-код
- Опубликовано: 15 дек 2024
- Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .
Wixii Cerigabo ka dhacay & Xaalkeedu halku marayo & Warqada Cali Xoosh
Manshallah inabti wax dhab ah baad ka hadashaa.
Reer Harti guulaysta aduun iyo aakhira guul iyo gobonimo ayaan ifinku ogahay bi’idnilaafi tacalaa⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
Iidoor waxay raadinayaan ee dulmiga ah Rabi weyne ha’usoo dadajiyo.
Aamiiiiiiiiiiiin ILaahayoow
Adu mrkaad afka tageysay ee laydinka kari wayey nabad ku jooga megalda ma ogid miya dhoohaney
Alle. Ha unaxaristo (cali khaliif ) hadalkisi,maanta ayutaganyahy lakn hingararac,lug,umadhutiyo waxa (xamar) ka soyedhaya namadhibaso waligayaba, deeq,siyaal banu ahayn somali dhiigoda ugu,deeqa,
Sidaa weye wllo. Prof. Cali khalif Rabbi ha uraxmado. Xikmad buu inoogatagy.
Asc maaha xukuumad waa maamul irirsamaale❤
That’s true guuleyso
GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA KHAATUMO STATE 🇸🇴❤️
Laakiin xaga ssc bay ka soo jeesteen baa la leeyahay bal halkaa inaga hubi inshalaahu
I’m so happy in sidah lo galoh horgaladah kk
Marka hore qalas marka dambna horgal
😂😂😂 haaa wallahi
😂😂😂😂😂😂
Wabaaaaaaa 😂😂been run u eeg noʻsheeg
🙏🙏🙏🇸🇴💪🏆✌️
Xukuumad kusheegtu iyadaa lasocota SNM. Oo weliba laba qalbiilayaasha Villa Somalia ufadhiya SNM Iidoor ee mushaharka ujooga . ayaa wada kana dambeeya waraaqahan lasoo xarxariiqay. Xasana midnimo iyo iskuduubni marabo oo isagaaba iskudiray oo kaladiray.
Anaa maanta la igala soo hadlay oo xaaladeedu waa caadi. Cida qaxday waa intii rabshada waday. Adigu nin wayn oo gadhle oo hadana aan wax micna leh ku hadlayn baad tahay.
Oromadii miyaa miyaa soomaali mid
Nagaadeey imisa joog lagu lahaa
Laguma kala qaxina martidii harti baa qaxday😂😂
Wixii marti ah way
Soo bxi
QURAANKA, TUSBAXA IYO BEENTA KALA DAA!!
AYAADA QURAANKA AH IYO WAXAAD KA DANBEYSIISAYSAA ISMA LAHA!! CILMI IYO CAQLI MIDNA KU HADLI MAYSID!!
😂😂😂😂 Cidamaduudi ay dafiriiin 😂😂😂 ma xagas ayey marisa
Meeshiina jooga the reallity is waa inay meeshoodi kunoqdaan acuudu billah ⚠️⚠️⚠️🤨🤨🤨⚠️😳😳‼️‼️🤠🤠😱⚠️⚠️🤨🛑😳🤔❌❌🤠. Meeshu waa guri kablalax so no more quuq no baryo
Qaasim sh sulaymanow Haraayidu kaliya reerka idoor ah uun ha inaga ahaato inta colaadu socoto lkn xasan inaga daa hawiye oo inala jirra ayaa layno tuuba raacayaaye😅
Qudhun Xaarwey kaalay sanaag from ceerigaabo
Dagaal ooge mujrim ah, ilaahay iimaanka hakuusoo celiyo
Dagaal ooge iyo axmaqnimoba aday kaa buuxdaa. Waar yaa dagaal ooge ah ma’ninka kuleh waar intaada joog intaydaan joogayaaye iyo adiga oo leh joogimaayo’e xuduudii gumeystaha ayaan wakiil uga ahayoo soo xidhayaa dadkana kulaynayaa?
Nimadan gaadhayn oromooy ha caayin
Ninkaasi waa ninkii laascaanod waxii kadhacay kadanbeeyey
Iinsha alah
❤❤❤
RUNTAAD KA HADASHAY XASAN SH. WUXUU U JANJEERAA SNM DOQONKAN REER PLN OO AY KU ADEEGANAYAN AYAA IIGU DARAN
Iidoor waxay isaga habar wacdeen Illaa
Itoobiya
Hartiyow
heegan gala
Daaroodaw
diyaar noqda
daraawiish miyaan la oron jirin dumarka jidhkooda ka ganacsada
Caaac
Waxaa lagu qabty howgal taageero argagaxiso huwanta ceergaabo
WADIGII. LAHAA. NINKII. ROONI. RERKA. HA UHADHO. CAAWA. AMUUS. NINKII. RERKII. LAHAA. AYAA. UHADHEY DHULBAHANTE. DAMBE. CERGABO. WELEY. KATAHEY
Dee Harti oo dhanba siyaasi ah
Adigoo halka jooga oo gar la baxay tusbax wato ,baad camalki naareed ku shaqaysanaysa. Beenta aad sheegyaso iyo Ceerigaabo gagalin bay noqotay. Naarta KU DHAC EE RABBI KA CABSO
Waxaagu waa ba,ayeey😊😅😮
Ba’oo hoog. Adaa ba’ay oo balas balastu kaa dhamaatay waxaasina waa waxa aad eedeen ee dulmiga ah.
Maya wa guskayga 😮😮
Aabahaa nacasnimada ka was hadaad dafiraysaa ragaagii laba cishaa lagu dagaalamay mee ragii dagaalamayay ma dhulkaa luqay hadaanay maxaabiistaa ahayn
HARTIYOW waar ma hooyadiin baa leh cerigaabo 4guri oo magaalada aad ku leedihiin miyaa magaalo ku sheegan kartaan ...waar bal kaalaya kaalaya walaahi anagu cerigaabo waan joognaa kamanaanaan qixine
SAXIB NINKAAGAN YALACYALAC LIHI KUWII DAGALAMAYAY MEEYE MEEL KU SHEEG ANAA KUU SHEEGAYA WAAKUWAA LA HAYO IYO KUWII LA LAAYAY
Ujawaabidu inkastoo aaney istaahilin , qoraalka w. Arimo gudeed magac uyaala kana amar qaata midi saawira oon waxba keeni karin,oo waxaas dheh lagu dhaho.
Ninkii Garoowe sunuuda kusoo qaatay burburinteeda ha u fadhin inuu Khaatumo iyo u hiilinta midnimo iyo calankaa buluugaa difaaco.mahadsanid.
Dhulbahante dhuuso Cerigaabo ma waxaad mooday Laas Khamri,. Wlhi waad qaxaysaan.
ssc khaatumo way gaadhaysa ilaa burco
Adeer xamarba ba waa goof abgaal 🤔🤔🤔🇸🇴 Somali oo dhan baa dhisatay lkn 24 hours baa looga qaxay and still no one go back so iidoor doesn’t matter. Guri uu kadhistay ama dagi iyo kusoo qax si ay uqaataan lkn 33 years ee Somalia 🇸🇴 burbursanayid bay meesha kusoo guureen saas daraaded xamarba kiila haaba u haray waa in futada dab laga ga shido totally lama dhihi karo
War intood waalida iska daysaan shalay laascaanood baa nalgu haystaa baad ku muusa naabeyseen e ma maantaad magaalo Dad kii lahaa Oo xuduntoodii iyo Awoowa yaashood ba ku Aasan yihiin Waa Ceerigaabo e damaaci la soo doonateen ilahayna waa ogyahay Soomaliyi waa ogtahay in ay Ceerigaabo tahay Magaalo dhaxal iyo lahaan shiinyaba labadaba ah Magaalo Isaaq leeyahay Oo u Ugu Aasan yahay Awoow good Shiikh Isaxaaq Wallee bixisaa idin wada waxaana la gaadhey markaad shuf iyo mururuf odhan lahayedeen Huwaney lafihiina u tudha Ceerigaabo wax idinka yaalaa ma jiraane waxaa iska cad in Aad laascaanood lumin doontaan Oo Aad xayiigeteeda sheegataan waaba Ceerigaabo aydaan lahayn Ood marti ku ahaydeen e
Adeer somaliland baa xukumaysa
Ceerigaabo jooji nacaybka iyo cuqdada
WAR. CAAWA. KAHADAL. NINKII ROON HA UHADHO
Ceerigaabo maaha laascaanod harti juudaan QAXA QAXA MARTI EDEB DARAN hadhaagii faqashta
Snm iyo usc ba waa dibu socodka soomaaliya hadaba cidii dhaantaay u kaca umadda oo caalamka gaarsiiya haday tahay nabad cadaalad iwm walaahu mustacaan midnimo horumar
CEERIGAABO WAA NABAD!! WAA BEENTA KOWAAD!
Dagaalka Ceerigaabo waa bilow. Wadaduna waxay u egtahay wadadii dagaalkii Laascaanood oo maray. Maanta qoslaayow barito haqoomamayn.
Ceerigaabo hadii aanan dadkaygu sharafku noolaaneyn ninkale ku noolan maayo
Ceerigaabo ma hooyadaaba lagu wasaa ragg baa leh marti edeb daran QAXA QAXA harti juudaan hadhaagii faqashta
@mcnncm1318 aniga maanta wax iga joogayi ma jiran waa hada iyo guba iyo baaxadsoore lamadegan ah inan ka dhigo hhhh
Waa lagu wasay maanta walina waad hadlaysaa
Kor mar ama hoos mar adiga wasan cwa.
So sheg halka jogtid😂😂😂
Ma in dhiiga dhiig lagu dhaqaan dhaafi kariweyney ??😢
Snm tu caaytan un bay ku hartay
Doorood inuu heshiiyo oo Somaali raaco diid waxay doonayaan Dhulbahante land,Majeerteen land,MAREEXAAN land,Ogaadeen land, war bal isku taga oo Somaali la midooba ISAAQ,Dir,Hawiye,GOBOOYE,Raxanwayn SHANTA SOMAALI WAA DEGAAN QABIINA KUMA DOODAAN 😢😢😢
Mooryanta urtey bililiqada
Iyo boob mahaane maxaad
Taqana daarood baad kusoos
Nooshihiin cadowga
Soomaali baabiyey daalimiin
Saa xasan tuug baa madaxweyne. Kadhigteen
Moryaantay dowlada manoqoto
Allaah kariiimm
Wax kale sheeg hadiikale
1991aa loo noqohaa
Markii farmaajo joogey
Hotel for sale jaziira
Farmaajo
Aawey wixii iyo geelii
Laqal qalanaayey
Daarood iyo harti ma cashirbaa loo dhigay
Daarood iyo harti cashir ayaa maanta loogu dhigay gobolka sanaag allaw kala badbaadi harti iyo isaaq
Xaar dareeshe ayaa kudhacday huwnati khatumo seegii argaxisadii halkaasi kushuf bal hadal danbeh halaga maqlo beentii ay shubijireen
Oromadii miyaa guul iyo gobnimo khaatumaa leh
Adeer xaalka waa sidee , mase waxaa runa in qalbada lajabiyay reerka
Reer aadan ahayn hasheegan munaafaq. Reer qalbadi jabtay oo aan Iidoor af qashuushle ahayni majiro. Ilaahay idamkii waxaa jabi cidda gumeystihii somaliya kala qaybiyey xuduud beenaadkii uu sameeyey dadka kusoo weerareysa. Ee aadba moodo inuu iyaga waardiye ama wakiil uga dhigay.
Ar eeg ar eeg waxuu ku hadlay waar waxani miyaanu ismaqlayn ragii kuudagaalamaayey markay jabeen ayay horgal noqdeen ika eeg ragii ladhashay ragan aad kudiganayso oohin. Oohin hooyadaa. Was
Nikii diidy nabada dadkana argagixiyy habeen walba
Wadaad kitaab xoora
Yaan lagaawayin
Sac sac dhalay oo munaafaqa futaduu ka hadlayaa.car car dib usoojaleec ceerigaab car
Hahahaha
Si wacan u ooy naagyahow
Gadhka lihi
SSC cerigaabo maxaa ka raacay
Wadaad isu ekeeye balse Munaafaq ah.
Aakhiro isku dirka Muslimka iyo wadaad isu ekeysiinta iyo Qabyaalada waxaad ka hesho ayaad leedahay
Wadaadka yaa ka reebay inuu daalinka runta u sheego sida snm iyo usc oo waliba aad iyo aad wax loogu sheegay loo digay la ahbiyay walaahu mudtacaan
Sheeko Daarood saqajaan Tusbax baad sidataa oo markassad dadka isu diraysa. Cerrigabo iska iloowa Isaaq baa iska leh . Duhlbahante khamrada iska dhaafa no .
Dhulbahante inaga cilmi badan marka maxaabiis laga qabo magac ayay usamaynayaa faranta laga soo qabtay dadka ka xishood runtana qaata ceerigaabo ma aha laascanood
Ceeri gaabo maaha hargaysa muraayadaha iska dhig
JAAHIL. HORTA. YAA. MASUUL KAGADHIGEYE. SOMALIYA. JAAHIL
Ma adiga li ceerigaabu
Ceerigaabo waa lagugu wasay afartii qof ee guryaha kudhuumanayay waa lagu dhex garacaye SIILBAHANTE kaalay fadal ceeri gaabo hadaad xiniinyo leedahay laascaanood hada iga eeg xageed qaban dagaalku waa laascaanood waxba Ceerigaabo laascaanood haku difaacin hada waa laascaanood ogaw hada
Ma reer miyigii nii baad u waramaysaa. kuwan ku daawanaaya saw qaar kalena ma daawanayaan
Ma oromadii baa yaa kaa reer miyi san wabiga ka cab
Ceerigaabo martaad kutay
Hartigu yuu galin gudaha magaalada ee ha hareeryo madaaficdana ha lagu garaaco
Nina Gurigiisa dhaafi maayo ee Marka 1500 oo Wiil dhintaan ee la xoolo beelo ayaa la heshiin. Somali markuu kaasi wadaad u noqday ayay saqiirtay
Waa wixii loo dhaafi waayay ceeri gaabo looguna kaadiyay wax badan haday snm dhago leedahay
Masaakiinta warsan geli ee nabada jecel ee aan dagaalka ku jirin fadlan iska sii daaya
Waad ooyasaa ceerigaabo waa magalo isaaq
Xasan xabaalaquf xasan dhiiqo
Adiga yaa ku tirsada
Weliba fiqi intuu damcay in uu lascanod yimaaddo ayaa loo diiday
Astaqfurallah waa sheeko cusub in dhulbahante ragiisa dafirona 🤔🤔 war ragu waakala adkàdan dagaalkiina madhanaane Allah kacabso
xaarweyne carkaalay goobaha ragu isku hayo naagaha dhexdooda hakasoo qaylin
Sawdinkii guuray miyaad soo noqoteen
Miyaad qarwaysaa ssc guul iyo gobonimo had iyo goor bi idni llaah
Waa markii lagugu soo wasay
Darood ilaa uu jabo ma miyirsado maanta kadib yaan ceerigaabo la idinka maqal
Ibliiska wuxuu ku riyoodaa jano mana galo guul iyo gobanimo SSC
Allaah Cid aan Ka hayn oo jaban Karo ma jiro
Dulmina Kuma socdaan Guri iyo xoolo ayna lahayna Kuma doodayaan
Cayna guuleeysan inshaa Allaahu
Taas dowlad ha oranina hadalqaadkeeda khaladah sorry
Xasan dhooqo asagaaba ciidankii madhiyey oo ciidankii meel cidla ah ku godoomiyey xamar dhinac udhaaf dalgaagii baad iibsatay aamus odayohow diyaarada saaran Xasbunallah why did care about iidoor because of the wrong buuga you guys wrote umm iiidoor is only iidoor wallahi they are not your relatives but 🤥🤥🤥🤥🩸❌ only 🇸🇴 this stop 🛑
Kallamad an kahellay wa rasaysan wà isda rashin laga qatay kam qaxotti.
Walaahi been ayaad sheegaysaa waa baroor waxaagu ee markaan kaa adkaaday ii qir raganimo iyo inaan waligaaba ku garaaci jiray guuul guuul soomaaliland guul ciidamada qaranka soomaaliland guul ciidamada madanaiga ah ee kala ahssb iyo g36 guul guul
Waar ceerigaabo waa magaalo isaaq waana somaliland MARTIDA edeb daran QAXA QAXA harti juudaan hadhaagii faqashta
Bal Waxaad noogu sheekaynaysid. Waar aamu ma ciyaal baad u sheegaysaa. Maxaa qoriga u dhiibay hadayoo dagaalka geliyay haduu ceerigaabo u shaqaynaayay
Nimakan dagalka laguqabty ayey horgalo kushegayaan wataa markaad xaqdaro ku dusho
Lama kala qaxine ragii lahaa ayaa jooga cida qaxday waa la ok yahay ee dadka u sheeg ka daa beentoo
Wow... for a man who quotes the holy quran and at the next breath plain ly about worldly stuff, leaves one confused. I know you can not take what just happened in Ceerigaabo, but we were telling you that, it is madness to expect a different result in Ceerigaabo. Ceerigaabo is in Somaliland hands. Ly all you want, quote any holy book you want; the only person who loses face is you, a hypocrisy for all times.
Amaa Ciro tuur logu qalooc he is really nothing plus very old man don’t remember anything so hanagu soo qaadina waxa foosha xun muse baa dhaamay omg 😱
Codka sax Garaad
Hooyadaa miyaa leh ceerigaabo
Nin wayn oo ehlu diin lagu tiryo ayaad aheyd. Dadka ehelka ee macno darrada isugu dhimanaya, maxaad u buunbuunineysaa? Maad war ilahay kaa yaaba oo kala jooga tiraahdid?
Ceerigaabo wax la isku dilayo waa wixii Gaalkacyo 30 sano ka socday wax aan geeri aheyn lagama kororsan. Dadka nabada ugu yeer ama ka àamu?
Beenalow war magaalada waa lagu kala baxay Dad kii lahaa mulkiyadeeda ayaana u hadhay kuwii dhoofka ku yimina wey ka hayaameen ciidaana ka hiilisey nacasow
Hooyadaa miyey waseen S.N.M mise aabahaa aakhiro u direen 1991 agoontii faqashtaay
Reer been ku nool reer been quute ma qajilayaal ilaa goorma ayaad been ku noolaanaysaa. Ma ciidankiinni maxaabiista lagaa qabsaday ayaad sidaa ku sheegaysaa.
Haddaad ceerigaabo dib ugu soo noqotaan waa haddaanaan dad ahayn.
tusbax beena iyo iimaan xumo waanu kugugu aragnaa
Beenaale waar iskahubi ayaan shalay ku idhi xaqiiq da waad kafogtay.ma afkaad ku ciil bixi cidlaad kahanjabaysaa kkkkkk
Ina dhilow dhilaa ku dhashay? Waar Ma Ceerigaabo ayaad degtaa? Oo aad leedahay?VIVA SOMAALILAND VIVA SHANTA SOMAALI ILLAAHAY HA MIDEEYO.
Been cad kkkkk