Deg deg Gen. Odowaa masuliyada wixii Ras-Kamboni kadhacday loma sine Yaa leh?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 38

  • @jibriiljessow6783
    @jibriiljessow6783 3 часа назад +1

    Denbiga dhacay waxaa masuuliyada leh
    1.xasan shiikh
    2-wasiir tiktok
    3-taliye odowaa
    4-taliye c.lugta (khalid)

  • @KhadarAxmadibraahim
    @KhadarAxmadibraahim 3 часа назад +1

    Nuurow riwayadbad kujirtaye ninka waka kasug

  • @AxmadIlkacase-k2d
    @AxmadIlkacase-k2d Час назад

    Xasna gar a xmad gar❤

  • @snw9257
    @snw9257 3 часа назад

    Liibax 🦁🦁🦁 Xasan iyo koxdisu Axmed daacad waa uu khamuuray ❤

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 3 часа назад

    MASUULIYADA MASHAQADII KADHACDAY RAASKAMBONI WAXAA ISKALEH. XASAN SH

  • @chokzchokz269
    @chokzchokz269 3 часа назад +1

    Ha simin dadka dawlad baa soo duushay ee cadaalad u hadal

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 3 часа назад

    😂😂😂😂 lo iyo weeylo ayaa meel ugu xiran kulahaa 😂😂😂😂

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 2 часа назад

    Waa runti jamac

  • @MaxamedAxmed-m6u
    @MaxamedAxmed-m6u 3 часа назад

    Jamacow yaa masul kaahaa masagawaa❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    XASAN DHIIQO KAMA XISHOON INUU KU FAANAY CARUUR TAYDII JAAMACADO BAY KA BAXEEN😡. KUWII DANYARTA DALKANA UU XAABO KU GURAY😢

  • @Ali-fw4yi
    @Ali-fw4yi 3 часа назад

    Suldan Galad siida Barhanta aga jxo Guul thanks

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 часа назад

    Hadalkas ayaa run ah keliya tariikhda iney nogasho somaliya burburtey oo majirto unbaan diidanahey aa majirto hay addo xasanad leh oo shaqeyo marka laga rabo kuwa maamul goboleed yada

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 4 часа назад

    Mr Sire President Mr Ahmed Madobe ❤

  • @Maxamed-l6y8q
    @Maxamed-l6y8q 4 часа назад

    Jamac galad waanku salamayaa kadib booska labaad ee maxamed siyaad madax wayne xaq ah ookale soomaaliya mayeelan kahor iyo kadib midna hadaba booskalabaad waa guriga shaqaalaha

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    SAX😂❤ JAMAC WAA RUNTIIS😂.XASAN INTA UU MAGACAWDAY WAA INTII MUCAARAD MOOYAAN AHAY😂. WAA RAG SOO SHAQA TEGEY OO AAN CIDNA METELIN😊. MANA AHA KUWO WAX TARI KARA😂. BES MAGACA GOBOLADAY KASOO JEEDAAN BAA LAGU CAMAL FALAYAA. INTAAS BAA LOOGA DAN LEEYAHAY😂.

  • @MaxamedLeershe
    @MaxamedLeershe 3 часа назад

    Axmed madoobaa idiinkeenay jamacoow xasan mahaduukula xumaaday

  • @Gla277
    @Gla277 2 часа назад

    Askarta soomaaliyeed ee ku diriray
    Raaskanbooni markaan arkay
    waxaan soo xasuustay suuratu baqa
    Markii ilaahay ku xu kumay
    Reer bani israa iil ama qowkii nabi muuse
    Oo alle yir toobadiinu waxay ku jirtaa
    In midkiinba midka kale dilo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Час назад

    W.m.santihiin .

  • @chokzchokz269
    @chokzchokz269 3 часа назад

    Kuwa soo duulay dheh

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 часа назад

    Xasan.sheekh.maxamud.khiyaaliga.haiskadaayo.hakuwareejiyo.galkaciidanka.calijèeyte.iyo.xa.mAdobe.waa.hasiiuurabo.inuu.dalkaxureeyo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    XASAN DHIIQO DAMACIISII AHA DEGAAN AAD KU DOORASHO GASHID KA DHISO JUBALAND WAA DABAR GO´ÀY😂

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 3 часа назад

    Xasan oo sheegay inuu daarood isku adeegsaa Abyo wayo mariixaan ayuu kujabinaa juballand

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    MASUULIYADA XASAN AYAX IYO XAMSE BAA ISKA LEH❗️ CID KALE LOOMA HAYSTO WAAYO IYAGAA CIIDANKAAS KU DAADIYEY MEEL GERI GO´AN AH SI AY AXMAD MASOOBE USOO QABTAAN. XUKUUMADU WAATAY KU DHAWAAQDAY GO AANKAAS OO KAMA QARSOONA CINDNA😊

  • @ImanHadi-w3w
    @ImanHadi-w3w 3 часа назад

    Qaran cabuulo iskubadaley😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Munira-ug3go
    @Munira-ug3go 3 часа назад

    Awalba galad ayaa nalokasiiye wecelyahoow ee aad rercabdule

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 2 часа назад

    jaamac Warqad yar buu xoqonayaa qodobaa ugu yaalan u malayn. 😂😂😂

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb 2 часа назад

    Labada wariye faraqweyn ayaa udhaxeeya qof wax bartay iyo qof aan waxba baran ayay umuuqdaan nuur daganaanta kamuuqata waxay tilmaamaysaa aqoon??

  • @marwaanabdirahman1700
    @marwaanabdirahman1700 3 часа назад

    2 nin oo murmaya dadka ciyarta ka daaya awal baan ku samreyney waraqaha iyo qalin aan lleysku mashquliyo kkkk

  • @CabdiFataax-y9k
    @CabdiFataax-y9k 3 часа назад

    Kkkkkkk
    war jaamac yaa naga qabta wah

  • @asadaden3220
    @asadaden3220 Час назад

    Waan jeclahay markuu jaamac gallad mayga lugaha kuqabsado ee laga qaadiwaayo

  • @nuurbaafonuurcismaanfarey4873
    @nuurbaafonuurcismaanfarey4873 3 часа назад

    Xasan shiiq rasaaakanboonin ciidanka prank ayuu u geeyay axmed madowe looma sheegin prank

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 3 часа назад

    Dhalinyada Soomaaliyeed horay ayey ugu dhamaan jireen dagaal aan kooda ahayn MALAXO MARAYKAN ayagoo difaacaya kumanaankii dhalinyaro ee kuhalaagsamay dagaalkii Macawisleeyda waxay u dhamaadeen yaa garanaayo, lkn idinka dagaalkaas waad buunbuuninayseen si aad dhalinyarada dabka ugu shubtaan

  • @gasheey100
    @gasheey100 2 часа назад

    War nikaan jamac ka fadhiyow. Niyow dhiig malihid miyaaa maxaad ninka afka uqabaneysaa ma xassan munafaq baad raja kaleedahay niyow baqitaanka ceenkas ah iska daaa niyow afka furo nin rag ah buu Allah ka dhigaye. Iskadaa jamac oo afka qaban mardanbe

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 часа назад

    Maalintii uu uqabtey balagu geba gebeyey oo ladhoofiyey aa waxbo lagama jirin jamacow sarakiisha sidey tahey bey ufuliyeen iney kasohor maran qorsheha qadista ayuu ahaa dagalka iyo qabashada hubka oo la aruuriyo dibna udhicin oo laqado bey aorsheyen sarakisha Jubbaland weyna fuliyeen madama fadarenka ay diideen qadista ciidanka oo ay noqotey iney Jubbaland sarakisha ay uxil saartey amarka madaxweyne Hana laga dibdhici karin oo waji tahey in uu fulo bey Malin iyado kadhimantahey mudadii la bilaabay oo maalintii 15 naad Ciidankii ladhoofiyey

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 Час назад

    Waaryaare xasan somalia oo idil wuu ka aqli badan yahay xitaa idinka wariyaal ahwaar dagaalka raas kaambooni umadaa lagu qaldayay si uu xasan u fuliyo heshiiskii bada ee isaga iyo abiy ahmed

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад

    AXMAD MADOOBE IS NOT EASY😂❤❤ XASAN TUUG WAAKA AQLI BATAY. WAA OGAA DABINKA XASAN MADAX GOBALEEDYADA U DHIGAYEY😂